Waxa Uu Khaayimay Dhawr Jeer Walina Way Jeceshahay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 4

  • @nimoduale3607
    @nimoduale3607 ปีที่แล้ว +1

    Cajaaib jacaylku ma xishoodo 😢

  • @ashoabdulahi958
    @ashoabdulahi958 10 หลายเดือนก่อน

    Ax

  • @ashoabdulahi958
    @ashoabdulahi958 10 หลายเดือนก่อน

    My my hayeelin inuu kugu sonoqdo waxad helidonta qofku fahma abyo

  • @ciisemahad
    @ciisemahad ปีที่แล้ว

    Asc szb jaabir salaan ka dib wall waxn jclan laha inaan fikirkayga ka dhiibto
    Intaa ka dib
    Wall qali gabdha bn la hdlyaa wall sharf xaqiiqatatn qiso taadan oo kle ah anay igu dhacday inan si gaara uga hadlo mahe kuma kusoo koobi karo qorlkan ujedka aan u gudbee wall sharf kow hak mid ogsoonaw QOFKAAN MAANTA AGTAADA WUU KU WAYNYHY OO DAQIIQAD WAKBA WAXAA DAREEMAYSAA IN MEEK WAX KAA HAYSTAAN XITAA HDAD KU JIRTID FRXAD NIYADADU WAY KU CELCELINYSAA XANUUNKAA AAD DAREMAYSID WAXAA DHICU DOONTA MAALIN AAD INTAAD WAX UUN DAREENTO MURUGO AAH AAD RAADIN DOONTID MEESHA AY WAX KA KA JIRAAN KADIBNA AAD SOO HELI DOONTID IN XAGIISA AY KAA HAYSATO WAXAASE KUU HUBAA INAY JIRTO MALIN INTAA KA MACAAN OO AH INAAAD INTAAD ILAWDID ASAGOO DHAN AAD HADANA ISTIRAAHDID BAL XASUUSO DHACDOOYINKII MARKAAD XASUUSATIDNA AAD DAREENTO MESHII HORAY KUU XANUNI JIRTY INAY BAD QABTO XITAA MARKA MANTA AAD KA SHEEKAYNAYSID MIISAN BAY AGTAADA KA LEEDAHAY OO WAXAD DAREEMAYSAA IN DADKA OO DHAN QISADAADU KU XANUUN BADANTHY BALSE MAALINTAA DAMBE XITAA ADI HADAD DAMACDO INAAD KA SHEEKAYSO WAAD KU CAAJISAYSAAA XAQIIQATN WAA FRXAD ALLAHA KU GAARSIIYE
    hadaba maalintaa waxa lagu gaarayaa waa labo arrin
    1. Wall ulaabo cibaado alle oo bal niyadada waydii bal kawrn hadii alle aad jeclaato saw asagu ma awoodo inuu wax walba ka dhawro bal ka wrn hadii alle dartii aad u oydo intee in le.eg buu daremayaa illintadaas oo kugu jclnayaa faarax intaad ka filnysay inuu qaymeyo illintaada iyo inta alle aad ka filanysid keebaa badan isku soo duuduub xaga alle u bado
    2. Ka xulo dadka qof mararka qaar aad wacdo oo aad wakhti la qaadato si sxbtinimo wallnimo iyo caadi ahaan ula sgekysid oo nin ah kaasoo in bdan aad ka wada doodaan waa maxay klgcayl maxaase xal u ah dgibaatoyinkiisa dadkase daacad intee ku jirta waxyaabo la mid qisadaadii hba kuu noqoto buug kali ah oo aad kalasoo baxdo daliil/ cadayn markaad ubaahato
    Runtii kuma sio koobi karo qoraal balse muhiimadu waxy tahay inaad xasuusnaato
    MAANTA WUU KUGU WAYNYAHAY OO DAQIIQAD WALBA WAA DAREMAYSAA DIIQAD
    BARRI WAAD FRXAYSAA ASXAABTAADA MACOODA BALSE XOOGA MARKA JOGTID QALBIGU WUXUU KU ORANAYAA WAXBAA JIRA WAAD WAYDIIN WUXUU KUUGU JAWAABIN WAA FAARAX WAAD MURUGOON OO WAXAD KU DADALAYSA INAD IS ILAWSIISO
    LKN MAALIN BAA JIRTA INAAD ILAWDO GUUD AHAAN OO XITAA ADIGU XASUUSTIISIII AAD RAADISO BAL INAY KU XANUUNTO MESHII KU XANUUNI JIRTY LKN WAXAABA DHACAYSA INAY WIXIIBA SIDII SHALAY AY KULA AHAAYEEN KULA NOQON WAAYAAN OO XITA HADII LAGU WAYDIIYO SI AAD ISKUGU AADISO BAA GARAN WAAYEYSAAA
    BADAN WAY DAMBYSAA FRXAD KU WAAR WALL QAALI