- 100
- 199 147
Jaabir Salsal
United States
เข้าร่วมเมื่อ 10 ต.ค. 2015
Ku Soo Dhawaw Barteena TH-cam Waxaan Bartan Ku Soo Gudbin Doona Short Films Tayo Leh, Sheekoyinka Guusha, Tobobaro, Dhacdoonyin Aduunka iyo Barnaamij Ku Anfici Doona Insha Allah
วีดีโอ
5 Arimood Ood Kaga Faa'idaysan Karto Sanadka Cusub
มุมมอง 192ปีที่แล้ว
Dhamaan Waxaan Jecel Nahay Inaan Sanadku Inta Uu Socdo Wax Badan Qabsano Hadana Inooma Suuro Gasho Waxan Halkan Kugula Wadaagi Doona 5 Qodob Oo Ka Caawinaya Inaad Sanadkan Ka Faa'idaysatid 0:00 Hordhac Muqaalka 0:49 Nidaami Wakhtigaaga 1:29 Baro Xifad Cusub 2:31 Akhri Waxaad Jeceshahay 3:31 Hogaami Naftaada
Waxa Tahay Rajada Ugu Quruxda Badan | Fariin Jacayl 2
มุมมอง 337ปีที่แล้ว
Waxa Tahay Rajada Ugu Quruxda Badan | Fariin Jacayl 2
Dhici Mayso Inaan Ka Daalo Raali Galintaada | Fariin Jacayl 1
มุมมอง 330ปีที่แล้ว
Dhici Mayso Inaan Ka Daalo Raali Galintaada | Fariin Jacayl 1
Waxa Uu Khaayimay Dhawr Jeer Walina Way Jeceshahay
มุมมอง 410ปีที่แล้ว
Waxa Uu Khaayimay Dhawr Jeer Walina Way Jeceshahay
Nolosha Hooyo La’aanta iyo Aabo La’aanta Qaybtii 1aad
มุมมอง 941ปีที่แล้ว
Nolosha Hooyo La’aanta iyo Aabo La’aanta Qaybtii 1aad
Hadalka Macaan Iyo Naxariistu Waa Astaan Wada Jir iyo Jacayl
มุมมอง 2.5Kปีที่แล้ว
Hadalka Macaan Iyo Naxariistu Waa Astaan Wada Jir iyo Jacayl
Naftaada Quusta Gudoonsi Si Aysan U Qiimo Dhicin
มุมมอง 1.5Kปีที่แล้ว
Naftaada Quusta Gudoonsi Si Aysan U Qiimo Dhicin
Qawl Wanagsan Ayaad Ku Qeexi Karta Qiimaha Marwadada.
มุมมอง 636ปีที่แล้ว
Qawl Wanagsan Ayaad Ku Qeexi Karta Qiimaha Marwadada.
Qofkaad Qalbiga Siinayso Marbu Dhawaca Ka Dhawrin
มุมมอง 6Kปีที่แล้ว
Qofkaad Qalbiga Siinayso Marbu Dhawaca Ka Dhawrin
Gabadhada Shadada Nacay Waa Qof Shakhsiyadada Nacay | @JaabirSalsal
มุมมอง 2.4Kปีที่แล้ว
Gabadhada Shadada Nacay Waa Qof Shakhsiyadada Nacay | @JaabirSalsal
Waxaan Ugu Dul Qaatay Caruurtayda Dartood | Qiso Dhaba
มุมมอง 574ปีที่แล้ว
Waxaan Ugu Dul Qaatay Caruurtayda Dartood | Qiso Dhaba
Musasal Cusub Jacayl iyo Qudbasiro Qaybtii 1aad
มุมมอง 5Kปีที่แล้ว
Musasal Cusub Jacayl iyo Qudbasiro Qaybtii 1aad
Ma Is Fahmi Laadihiin Qofka Aad Jeceshahay ? Muuqalkan Daawo
มุมมอง 348ปีที่แล้ว
Ma Is Fahmi Laadihiin Qofka Aad Jeceshahay ? Muuqalkan Daawo
Lamaanuhu Inay Is Dhawrtan Iskana War Hayan Waa Guul Jacayl
มุมมอง 5952 ปีที่แล้ว
Lamaanuhu Inay Is Dhawrtan Iskana War Hayan Waa Guul Jacayl
Jacayl Dhaba Si Marwalba Heli Maysid Laakin Qof Lacag Ku Siiya Waayi Maysid
มุมมอง 30K2 ปีที่แล้ว
Jacayl Dhaba Si Marwalba Heli Maysid Laakin Qof Lacag Ku Siiya Waayi Maysid
Shikigu Waa Cadawga Jacaylka iyo Qoyska | Qaybtii 2aad
มุมมอง 18K2 ปีที่แล้ว
Shikigu Waa Cadawga Jacaylka iyo Qoyska | Qaybtii 2aad
Shikigu Waa Cadawga Jacaylka iyo Qoyska | Qaybtii 1aad
มุมมอง 1.8K2 ปีที่แล้ว
Shikigu Waa Cadawga Jacaylka iyo Qoyska | Qaybtii 1aad
Noloshu Waa Isfahan Ka Dhaxeeya Marwo iyo Mudane
มุมมอง 9332 ปีที่แล้ว
Noloshu Waa Isfahan Ka Dhaxeeya Marwo iyo Mudane
Inaad Is Dhawrtaan Waa Jacayl Dhabayntii | ILA DAAWO 5
มุมมอง 14K2 ปีที่แล้ว
Inaad Is Dhawrtaan Waa Jacayl Dhabayntii | ILA DAAWO 5
Xiisaha Oo La Joogteeyo Waa Xididka Jacaylka Oo La Xafiday | ILA DAAWO 4
มุมมอง 2.9K2 ปีที่แล้ว
Xiisaha Oo La Joogteeyo Waa Xididka Jacaylka Oo La Xafiday | ILA DAAWO 4
MARWALBA OOD QIIMAYSO MARWADADA WAA MARWALBA OOY KULA SII JOOGAYSO XAALADAHA ADAG
มุมมอง 8K2 ปีที่แล้ว
MARWALBA OOD QIIMAYSO MARWADADA WAA MARWALBA OOY KULA SII JOOGAYSO XAALADAHA ADAG
Maxaa Ka Wanaagsan Marka Uu Qofkaagu Been Ku Quudhayn | ILA DAAWO 3
มุมมอง 14K2 ปีที่แล้ว
Maxaa Ka Wanaagsan Marka Uu Qofkaagu Been Ku Quudhayn | ILA DAAWO 3
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉😮😮😮😊😊😊😊😊😊😊🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉cisho
Mashaallah
Keep going caa ish and kaamalito
❤❤
❤❤😂🎉🎉🎉😢😢😢😮😮❤❤
Wwwwwwww❤❤❤❤❤❤p
❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤
❤❤❤😊😊
Fghjklvcbnmsdc❤❤💔💋🥰🥰🥰📞🚗🎁🕋😭🤱🥰💔💐👍💖🌹🤱😭
❤gdfkj
😂😂❤❤❤❤exfthk
❤😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😊
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🫀🫀🫀
❤
❤❤
❤❤
❤❤
Part 2
Wll qof aan anu xumeyey see uso ceshan kara waxawlba darti wn usameyey lakim ima suurto galin inaan raligeliyo
Wllkey waxan raba fikrada xun oo xasuus ayaan ku badan
My my hayeelin inuu kugu sonoqdo waxad helidonta qofku fahma abyo
Ax
My mom only yes ❤
Yes afcorce I am 😅
Haaaa
❤❤❤
Maxa
Wll
👍👍
Zeinab
Ww
Masha allh walkay ❤
Ax ax ax 💔😢😢
Ok
Sorry
Mascha allah😍😍😍😍
M'a 🥰🥰🥰🥰😍🥳💋💋💕💞
بق
Wan ka qaaday
Mansha allah hore u soco qof aan dar alle u jeclahay ayaad tahay
Maasha Allah
Waxba kaama hayno pro wax soo pan dhig pro
Asc szb jaabir salaan ka dib wall waxn jclan laha inaan fikirkayga ka dhiibto Intaa ka dib Wall qali gabdha bn la hdlyaa wall sharf xaqiiqatatn qiso taadan oo kle ah anay igu dhacday inan si gaara uga hadlo mahe kuma kusoo koobi karo qorlkan ujedka aan u gudbee wall sharf kow hak mid ogsoonaw QOFKAAN MAANTA AGTAADA WUU KU WAYNYHY OO DAQIIQAD WAKBA WAXAA DAREEMAYSAA IN MEEK WAX KAA HAYSTAAN XITAA HDAD KU JIRTID FRXAD NIYADADU WAY KU CELCELINYSAA XANUUNKAA AAD DAREMAYSID WAXAA DHICU DOONTA MAALIN AAD INTAAD WAX UUN DAREENTO MURUGO AAH AAD RAADIN DOONTID MEESHA AY WAX KA KA JIRAAN KADIBNA AAD SOO HELI DOONTID IN XAGIISA AY KAA HAYSATO WAXAASE KUU HUBAA INAY JIRTO MALIN INTAA KA MACAAN OO AH INAAAD INTAAD ILAWDID ASAGOO DHAN AAD HADANA ISTIRAAHDID BAL XASUUSO DHACDOOYINKII MARKAAD XASUUSATIDNA AAD DAREENTO MESHII HORAY KUU XANUNI JIRTY INAY BAD QABTO XITAA MARKA MANTA AAD KA SHEEKAYNAYSID MIISAN BAY AGTAADA KA LEEDAHAY OO WAXAD DAREEMAYSAA IN DADKA OO DHAN QISADAADU KU XANUUN BADANTHY BALSE MAALINTAA DAMBE XITAA ADI HADAD DAMACDO INAAD KA SHEEKAYSO WAAD KU CAAJISAYSAAA XAQIIQATN WAA FRXAD ALLAHA KU GAARSIIYE hadaba maalintaa waxa lagu gaarayaa waa labo arrin 1. Wall ulaabo cibaado alle oo bal niyadada waydii bal kawrn hadii alle aad jeclaato saw asagu ma awoodo inuu wax walba ka dhawro bal ka wrn hadii alle dartii aad u oydo intee in le.eg buu daremayaa illintadaas oo kugu jclnayaa faarax intaad ka filnysay inuu qaymeyo illintaada iyo inta alle aad ka filanysid keebaa badan isku soo duuduub xaga alle u bado 2. Ka xulo dadka qof mararka qaar aad wacdo oo aad wakhti la qaadato si sxbtinimo wallnimo iyo caadi ahaan ula sgekysid oo nin ah kaasoo in bdan aad ka wada doodaan waa maxay klgcayl maxaase xal u ah dgibaatoyinkiisa dadkase daacad intee ku jirta waxyaabo la mid qisadaadii hba kuu noqoto buug kali ah oo aad kalasoo baxdo daliil/ cadayn markaad ubaahato Runtii kuma sio koobi karo qoraal balse muhiimadu waxy tahay inaad xasuusnaato MAANTA WUU KUGU WAYNYAHAY OO DAQIIQAD WALBA WAA DAREMAYSAA DIIQAD BARRI WAAD FRXAYSAA ASXAABTAADA MACOODA BALSE XOOGA MARKA JOGTID QALBIGU WUXUU KU ORANAYAA WAXBAA JIRA WAAD WAYDIIN WUXUU KUUGU JAWAABIN WAA FAARAX WAAD MURUGOON OO WAXAD KU DADALAYSA INAD IS ILAWSIISO LKN MAALIN BAA JIRTA INAAD ILAWDO GUUD AHAAN OO XITAA ADIGU XASUUSTIISIII AAD RAADISO BAL INAY KU XANUUNTO MESHII KU XANUUNI JIRTY LKN WAXAABA DHACAYSA INAY WIXIIBA SIDII SHALAY AY KULA AHAAYEEN KULA NOQON WAAYAAN OO XITA HADII LAGU WAYDIIYO SI AAD ISKUGU AADISO BAA GARAN WAAYEYSAAA BADAN WAY DAMBYSAA FRXAD KU WAAR WALL QAALI
Cajaaib jacaylku ma xishoodo 😢
M. Sha allah😆
Qodobka labad gabdha inay sualaha waydiso waa laga ficanyhu siduu dhqanku ahaa Balse waxa kalo meshaa ku jira in marti loo yhy tan yar
Kaliya waxaa ka qurux bdnayd inusan horay sualahaa u waydin si uu asagu wax yaabo fara bdan isku yiraahdo
Aad bn u jclahay fariimaha muhiimka wallahy thumma walhy inta badan waan la ilmeeyaa waliba anoo qoslaya hadana ooyaya 😍😍 waa dareen aanan garanayn wax an ku tilmaamo dadka inta ila fahmi karto baana yar
Zxp qaypta 2aad soo padiya mar walpa taas wn qoraaye haday ma quul thy ok
Aad iyo ad
Waaban ka helay ee halkee ka helaya
Jabirow sxb wankugu dhiri galinya short filmska ad so dhigto dhab ahanti tiktok ma xiseyo waxadna fudududeysey aflamta kamalito si fudud in lo dawado🙏