Nimcaan Hilaac Wlaashii oo Caruurti Laga Qaatay Naag Saaxiib Waa Masiibo Cirka Kasoo dhacday Quus😳😳

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024
  • #nimcaanhilaac #hooyo #asadhagio #kingckfilms #somalia #somalia #somaliland #jabuuti

ความคิดเห็น • 86

  • @aminaanassfamily
    @aminaanassfamily  หลายเดือนก่อน +4

    Daawo Waa yaab aduun th-cam.com/video/PrG58Blshy4/w-d-xo.htmlsi=b5BzbyIa0w0heoeq

    • @faadumo12331
      @faadumo12331 หลายเดือนก่อน

      Aloowkaqabo

  • @zahraabdullahi3294
    @zahraabdullahi3294 หลายเดือนก่อน +3

    Sabuur insh allah dhib arki maysid illahay cawga ha kaaga qabto caruurtado suxaanallah rabbi ha ku caawiyo

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 หลายเดือนก่อน +2

    Abaayo rabi qalbigaga haku qaboojiyo ilmahagana ale haku soo celiyo😢😢😢😢😢

  • @awooweabdullah522
    @awooweabdullah522 หลายเดือนก่อน +5

    walaashay isdaji ان مع العصر يسرا ان مع العصر يسرا culays kasta fudayd baa kadanbeeya.waxaad tiraahdaa hasbuna allah wanicma alwakiil. لا حول ولا قوة الا با لله العلي العظيم

  • @eyqalib
    @eyqalib หลายเดือนก่อน +1

    Illahayow caawi hooyooyin ka somaliyeed adna illahay haku caawiyo wll

  • @AbdirizackMusa
    @AbdirizackMusa หลายเดือนก่อน +1

    Allah haku hifdiyo carurta walall

  • @y1clix761
    @y1clix761 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahy hakaagaa xiiftiiyo ducayso ilahay Bariiy habo

  • @fartunabdulle2556
    @fartunabdulle2556 หลายเดือนก่อน +1

    Habo allaha raxmaanka ha ku caawiyo

  • @suaadmursal6673
    @suaadmursal6673 18 วันที่ผ่านมา

    Habaryar duceyso anagana waan kuu duceyneyna ilaahay gaalada ilmaha ha kaaga badbaadiyo please is daji aqriso ducada yaa wuduud yaa wuduud yaa dulcarshil majiid yaa facaalulimaa yuriid yaa muqiithu aqithniiy habo please aqriso ducadaas iyo laa xawla walaa quwata ilaa bilaah

  • @miskiomar5019
    @miskiomar5019 หลายเดือนก่อน +1

    Walaal alaa ku.caaeinaa.insha alaah

  • @wardaomarenchardi1255
    @wardaomarenchardi1255 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha ku xafido carurta

  • @abdialifarah4173
    @abdialifarah4173 หลายเดือนก่อน +1

    ilaahay awoodiisa hakaaga celiyo caruurtaada

  • @nimoabdullahi3317
    @nimoabdullahi3317 6 วันที่ผ่านมา

    Subxaanallah yaa Allah Kawabata gabdh aad tat cadowga aamiin

  • @xawowadaadofficial2014
    @xawowadaadofficial2014 หลายเดือนก่อน +2

    Beenta iskadaaya gabadhaan iyo nimcaan hilaac xitaa isku qabiil maahane. Gabadhaan aabaheed iyo hooyadeedaa ilmaha uhayee. Subxaan alaah ilahay kabaqa

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 หลายเดือนก่อน +1

    Abaayo is deji caruurta wey soo noqon insha allah qalbiga deji hadad is waasho markasey kugu daran tahay dawo lagu siinaya lagugu aamusiyo maskaxdu ka tagto

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 หลายเดือนก่อน

    Allah haa kaa badbadiyo ise deeji adu markade cadanka laa hadlaysiide waaxa baa laa soo wada amrye ee allah taalo saaro 😰😰🤲🏼🤲🏼🤲🏼❤️ waa xanun walaahi

  • @happyprofessional2100
    @happyprofessional2100 19 วันที่ผ่านมา

    💔😭😭😭😭🇸🇱😭💔💔so sorry wllo qali caruurta allaah noo xafiido amiin ya rabi 💔😭💔💔💔😭😭😭😭

  • @user-kc1yl4ck4h
    @user-kc1yl4ck4h 24 วันที่ผ่านมา

    Illahey hakaa qabto shartooda illahey hakaa qabto

  • @yasmiinayaanlecali3127
    @yasmiinayaanlecali3127 6 วันที่ผ่านมา

    🤲🏻Allah scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤✊✊✊✊✊😭😭😭😭😭

  • @Mufcooling
    @Mufcooling 5 วันที่ผ่านมา

    Gabadhan way xanuunsan tahay dhakhtar geeya

  • @CaashaYare
    @CaashaYare หลายเดือนก่อน

    Alle Haku caawiyo wllo ilahay Bari ducayso ilahay xagiisa u caraar

  • @user-lt8to2ku6g
    @user-lt8to2ku6g 22 วันที่ผ่านมา

    Qof cadawa aakhira & aduuba mafaadiyo illahey caruurtada hakubadadiyo subaxanallaah dad isladhashay escunayo aduuyo waa qariib

  • @user-ut5jc5lb8u
    @user-ut5jc5lb8u หลายเดือนก่อน

    Aamiin ilahy ha kaqabto cadawgaa

  • @AminaOmar-wn1by
    @AminaOmar-wn1by หลายเดือนก่อน

    Allah usamir waad heli doonta idamala

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada หลายเดือนก่อน

    subxanallh Allha Hakaga soo Reebo wll

  • @zahrasaed148
    @zahrasaed148 หลายเดือนก่อน

    Haooyin wallo wixii kudhibey ifka iyo aakhiro baalagaaga jarayaa dulmi cidina kuma waarto. Ukaca wallaalayaal oo is caawiya oo hooyada ladulmiyo ukaca.!😭😭😭

  • @nadiamohammed5330
    @nadiamohammed5330 หลายเดือนก่อน +1

    Maxaad ugu aoo qortay nimcaan walaaaahii

    • @abdialifarah4173
      @abdialifarah4173 หลายเดือนก่อน +1

      gabar kasta oo soomaaliyeed waa nimcaan walaashiis wax dhib ah kuma jiraan aniga iyo adigaba waa walaasheen muslinad ah

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k หลายเดือนก่อน

    Wan kaxumahay ilahow kugargaar ❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @anabgelle8723
    @anabgelle8723 หลายเดือนก่อน

    Abaayo Allaah hakaaga hiiliyo kuwa aad kabaqaysid in ay carts kaa qaataan

  • @shukrijamaahmed2837
    @shukrijamaahmed2837 หลายเดือนก่อน

    Illahey hakaga xijabo caruurta ayatul kursi badi ilaa kun aqri asmaa u xusna rabi ku Bari insha allah waad kaguuleysan

  • @ShabcaanHassan-i7i
    @ShabcaanHassan-i7i หลายเดือนก่อน

    illaahay galada iyo dadkaba sharkoda haka warejiyo

  • @ibrahimabdullahi758
    @ibrahimabdullahi758 หลายเดือนก่อน

    Caruurtaa ilaahay gaalo haka bad baadiyo

  • @nimcojama-b8g
    @nimcojama-b8g 15 วันที่ผ่านมา

    Balayo kadheeer haugu sahdina waaa Norwey gabadhaaan dufkubaha

  • @nafisakhalif8686
    @nafisakhalif8686 7 วันที่ผ่านมา

    Alaabaayoilaahayhakucaawiyo
    Alahakoonkadhisayankuubaryay
    Ubadkaagahakuusooceliyo

  • @GeudiHibo
    @GeudiHibo 27 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @abdirisakmohamed2810
    @abdirisakmohamed2810 หลายเดือนก่อน

    Wllo ha oyin matched keli talo saro allaah

  • @laylaa3698
    @laylaa3698 หลายเดือนก่อน +1

    Dhibka g simali waa gabdhaha shibayaan. Tani waa ciyaal.

  • @babykhuresh8766
    @babykhuresh8766 19 วันที่ผ่านมา

    Asc abaayo wankusoo ducanaa inshaah ilaa ha kaaqobto abaayo

  • @hassanadan1233
    @hassanadan1233 หลายเดือนก่อน

    Walaal.ha.ooyin.samir.ilhay.bakaga.qaado

  • @abdimohamed2250
    @abdimohamed2250 27 วันที่ผ่านมา

    Ilahay haka qabto cadawga

  • @deeqaosman1170
    @deeqaosman1170 หลายเดือนก่อน +1

    Sorry walashay Allah is helping you ❤🎉

    • @HalimoJusuf
      @HalimoJusuf หลายเดือนก่อน

      Sorry abaaayo

  • @abasemohamed6827
    @abasemohamed6827 หลายเดือนก่อน

    Wilkinii Nkk I’m mean Hilaac nabdigiisii ayaa sidaas kuu galay

  • @MaxamadAxamad-g5r
    @MaxamadAxamad-g5r หลายเดือนก่อน

    ان مع العسر يسرا

  • @awooweabdullah522
    @awooweabdullah522 หลายเดือนก่อน +1

    utag soomaalida dadka caawiya

  • @Hallo-bk7hn
    @Hallo-bk7hn 26 วันที่ผ่านมา

    DANBIGA WAXAA ISKA LEH AABAHA CARUURTA DHALAY

  • @leilamohameda6889
    @leilamohameda6889 หลายเดือนก่อน

    Asc Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin ❤❤❤❤❤❤

  • @Mousse-ll3hw
    @Mousse-ll3hw 25 วันที่ผ่านมา

    Adkayso.lalal

  • @aminamohammedibrahim9396
    @aminamohammedibrahim9396 หลายเดือนก่อน

    İllaahayow uhiili oo u badbaali awlaadeeda

  • @halimaabdiqadir8241
    @halimaabdiqadir8241 8 วันที่ผ่านมา

    Alle kasho waxaad aqrisaa ducada walwalka

  • @raqiyogym
    @raqiyogym หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤🎉🎉

  • @AnisoAbdi-fz9nw
    @AnisoAbdi-fz9nw หลายเดือนก่อน

    😢😭😭😭

  • @AbdicasiisMohamed-pr7tu
    @AbdicasiisMohamed-pr7tu หลายเดือนก่อน

    Nimcaan hilaac walaashi ma afreerxamarbay ku hadasha😅😅😅

  • @user-yw3bf9rd5z
    @user-yw3bf9rd5z 14 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂❤❤❤❤😂😂😂

  • @aminamohammedibrahim9396
    @aminamohammedibrahim9396 หลายเดือนก่อน

    لا حول ولا قوه الا بالله انا لله وانا اليه راجعون

  • @Mousse-ll3hw
    @Mousse-ll3hw 25 วันที่ผ่านมา

    Alaha..haqabto.dalada

  • @saciidasaciidaismaciil3693
    @saciidasaciidaismaciil3693 หลายเดือนก่อน

    Wllo amusu wieyseyo labo ragco tuko ilaah sujuda kumarih waxaad qarisata allahu magfinih bimajita

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 หลายเดือนก่อน

    WLLEY ALLAAH KABAQ BEENTA UMADA KA DAA GABADHAAN NIMCAAN LAMA DHALALINE

    • @quruxdumarchannel2716
      @quruxdumarchannel2716 หลายเดือนก่อน

      Naayaa dhilo Yahy Dhilada dhashay oo xaaraanta ah inaa hadal qaldan lee soo qortid ma ehee hadal kale ma taqaanid qaxbad yhy waalan hadaa maseersanthy sheeg nooh intee ku xanuunta markaa i aragtid

  • @user-co4yl1yt9q
    @user-co4yl1yt9q หลายเดือนก่อน

    Ax

  • @MahamedAsma-yi3qs
    @MahamedAsma-yi3qs หลายเดือนก่อน

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @ahmedismailbulbul9991
    @ahmedismailbulbul9991 หลายเดือนก่อน

    somali inta ay carurteedii ku shubtay wadan gaalo ayay hadana ka soo ooyayaan caruurtii laqadanayaa. Ku dhahayaan ma imika ayaa laqaatay mise mar hore. Waa yaabe

  • @Hyatt1234
    @Hyatt1234 29 วันที่ผ่านมา

    Gabadhan halacaawiyo hadaad somali tihiin unaduceeya

  • @gouleddaher960
    @gouleddaher960 หลายเดือนก่อน

    Wn kaxumay Walashe iskasamir

  • @fartunabdulle2556
    @fartunabdulle2556 หลายเดือนก่อน

    Sorry habo

  • @shariifkacabdixakiim4637
    @shariifkacabdixakiim4637 หลายเดือนก่อน

    Dhibka jira aniga kaligey ayaan mooday

  • @abdimohamed2250
    @abdimohamed2250 27 วันที่ผ่านมา

    Xasid sana ciyalka dadka galada u dibayo

  • @user-he8nu4uo6t
    @user-he8nu4uo6t หลายเดือนก่อน

    Ilahixahakaqabto

  • @faysalmhassan1008
    @faysalmhassan1008 หลายเดือนก่อน

    Ilmaha maxa ku sameysay kulley qof ficn ilama ekide

  • @laylaa3698
    @laylaa3698 หลายเดือนก่อน

    Alle kuu maqan.

  • @user-co4yl1yt9q
    @user-co4yl1yt9q หลายเดือนก่อน

    Ninbaa yir sidii aan kuugu lisay iiguma aadan hanbayn

  • @saeedobuli4724
    @saeedobuli4724 หลายเดือนก่อน

    Adeer qabso lawyer qabso waxii kubaxayo waan kulala bixinayaa ii soo sheeg magacaga iyo telephonkaga

  • @Hani-eh4ye
    @Hani-eh4ye หลายเดือนก่อน

    Beenta iska daaya nimcaan lama dhalan ilaahey ka cabsada dhibka iska daaya habar dhiban fiyius ku raafdanr xaqa alaha ku tuso

  • @ibrahimabdullahi758
    @ibrahimabdullahi758 หลายเดือนก่อน

    Ilaah kabaqa

    • @ibrahimabdullahi758
      @ibrahimabdullahi758 หลายเดือนก่อน

      Mabanaana in muslim gaalo loogu yeedho weliba caruur

    • @ibrahimabdullahi758
      @ibrahimabdullahi758 หลายเดือนก่อน

      Inaa lillaahi wa inaa ileehi raajicuun

  • @safaclahi162
    @safaclahi162 14 วันที่ผ่านมา

    Alle hakaga qabto galada wl ilmahaga muslimks ah

  • @abasemohamed6827
    @abasemohamed6827 หลายเดือนก่อน

    Dhaqan xumo ama xanaano daro ayaa lagu qaata caruurta,

  • @jibrilali5139
    @jibrilali5139 หลายเดือนก่อน

    Ada iskugu waxan. Maxaanu kuu qaban karnaa hadaadan ilaashan carruurtaada? Haday kaa daacadtahay waad la baxsan lahayd.

  • @AxmedGeedi-t4t
    @AxmedGeedi-t4t หลายเดือนก่อน

    Waye cabasanthaye khamaro ayekadharagtaye

  • @user-jb1uf7jn8p
    @user-jb1uf7jn8p หลายเดือนก่อน

    Alalou abare

  • @user-xd6nq7ew9i
    @user-xd6nq7ew9i 5 วันที่ผ่านมา

    Adiga ayaad gaalo