UGU DAN BEEN TV 📺 MANTA WAA NOLA XARI ALXMDULLAH IYO JAWI QURUX BADAN MANTA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 50

  • @chouchouchoukri1211
    @chouchouchoukri1211 8 หลายเดือนก่อน +5

    Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah my sis ❤😊

  • @user-kv9qs3xv1w
    @user-kv9qs3xv1w 4 หลายเดือนก่อน

    masha Allaah nasriin waka mid ahay gabar kartileh waaye ilaahey cafimadka hawsiyaadiyo wan jeclahay❤

  • @Queenugbaad
    @Queenugbaad 8 หลายเดือนก่อน +6

    Fartun abayo caruurtada ka da TH-cam aad so galinayso. Waa caruur yaryar manay doraan iyagu. Dadkan ku dawanayaa waxay donaa bay ka odhanayaan masakintaa yaryar. Adigu so dhig musaxadada iyo baris ka aaad karinaysid lakiin Waa iga talo ka daa caruurtan aad so ba dhigaysid. I’m just giving you advice . Caruurtada ka da camera ga because they didn’t choose this lifestyle you choose it.

    • @user-umuAli
      @user-umuAli 8 หลายเดือนก่อน

      That is true sister

  • @AbdirahmanMoussa-nx1tu
    @AbdirahmanMoussa-nx1tu 7 หลายเดือนก่อน +1

    Fartun hooyo adag mashallah

  • @user-umuAli
    @user-umuAli 8 หลายเดือนก่อน +4

    Fartuun xabiibti mid aan ku dhaho gabarta naagta kadaa teda kale masasada ka jar uma fiicno cunug haduuba sanad gaarey masaasad iyo xafaayad inlaga jaro ayaa fiican hada jiif ayee wax ku cabesaa ilmahana TH-cam kadaa halmeel ha iskula qabeen ma wanagsano xabiibti waa iga waano ciyaalka surwal ugali daaqiliga kaamirada ha ku hor keenin xabiibti alle ha idin xifdiyo inshaa Allaah❤

  • @kowsarmohamuud7930
    @kowsarmohamuud7930 8 หลายเดือนก่อน +3

    M.a xppti ilahey nolosha hku barakeyo io carurtaba kaliya carurta isku mel haiskugu qabeynin wyo taba barka inte yaryihin lgu si bilaba qaldna ha ifahmin my queen fartun cdy

  • @user-db8sv9oq5b
    @user-db8sv9oq5b 8 หลายเดือนก่อน +1

    Walalyal muraad ayaan leyahay iso duceeya

  • @budeybudey2707
    @budeybudey2707 8 หลายเดือนก่อน +2

    Mashallaah Tabarakallaah barakalaah fii xabiibtay

  • @user-ds4oh6vw7u
    @user-ds4oh6vw7u 8 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allh nasriin waanku xiranhy alla ha xafido ayada iyo caruurteedaba Adna alla hakuu xafido xppt

  • @nasriinofficial
    @nasriinofficial 8 หลายเดือนก่อน +3

    Mahadsanid abaayo mcn fartuuneey ❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤❤

  • @Wilo.Y
    @Wilo.Y 8 หลายเดือนก่อน +1

    Asc somaliyey masha alah u dhaha gabadhan ilmaheda. Fatrun wa hooyo wilkana kaliyana ma hesata o wa hoyo carur badan dabcaan waay dareme ayadaba ilmaheda waxay ku kala duwan yahiin dhaqanka och autisam kana somali hada nahay inta qurbaha jogto le taqaan mahine somaliya lam yaqaano . Marka gabarta murugada ka daaya ayada idin ka og ilmaheda.xumaan iney idinka aheen qarkot laga yaaba lakin darema hadalada a malin kasta uso qoresin gabarta

  • @aminaogas6831
    @aminaogas6831 8 หลายเดือนก่อน

    Fartuney cuwemir assessment kusamee....xumaana hauqadan....dhagaha ayuu gacmaha saranoya plus cunto qoyan wuu didaa.

  • @aaminaibraahim9618
    @aaminaibraahim9618 8 หลายเดือนก่อน +2

    Mashaa alaah tabaarakala

  • @NadiifoShuceyb-jw8wk
    @NadiifoShuceyb-jw8wk 8 หลายเดือนก่อน +1

    Masha alah alaha idiin xafido aamiin

  • @faizojamac7961
    @faizojamac7961 8 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allaah

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 8 หลายเดือนก่อน +2

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 8 หลายเดือนก่อน

    Maasha. Alaah. Waa Inaad. Idiin Salaamey

  • @DuaforAyeeyo
    @DuaforAyeeyo 8 หลายเดือนก่อน

    Allahumma barik.

  • @sahraosman2640
    @sahraosman2640 8 หลายเดือนก่อน +3

    Asc hbbt guryaha malaysia kaso hadal qaali miya mise ? 2 qol isku go’an meeqa waaye? Ado mahadsan 🙏🏻

  • @ayaanahmed7946
    @ayaanahmed7946 8 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 8 หลายเดือนก่อน +1

    Surwalo iyo kastumoyin miyaa caml 😂😂😂😂😂😂😂😂 mashaallha tabarkalha

  • @leeylohussen9047
    @leeylohussen9047 8 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤

  • @user-ic9kv2ke9x
    @user-ic9kv2ke9x 8 หลายเดือนก่อน

    Asc waakusalaamay tuuney iyosabariin abaayo dharka Dabeesh ameeturtaa raali noqo xbbti

  • @fathiamoussa6125
    @fathiamoussa6125 8 หลายเดือนก่อน

    Mashallah ❤❤❤

  • @HodanAhmedHoussein-id7ol
    @HodanAhmedHoussein-id7ol 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤ machalah

  • @user-pg6mj4vd4n
    @user-pg6mj4vd4n 8 หลายเดือนก่อน

    Waan la soconaya

  • @Alimxd-rl1ef
    @Alimxd-rl1ef 8 หลายเดือนก่อน

    Saabireen yutubgeyda aan rabnaa

  • @salma.abdirahman3134
    @salma.abdirahman3134 8 หลายเดือนก่อน +3

    Gabdhn kula jogta gaaajo ha ku dilin sidii ninkagiii

    • @boqoradacadar
      @boqoradacadar 8 หลายเดือนก่อน +1

      Yaahu ilaahay ka xishood oo rabi ka baq waxani waa aduun markhaati miyaad ka ahayd ninkeeda

    • @asmamuhumed1335
      @asmamuhumed1335 8 หลายเดือนก่อน +1

      Saw ma ogid inay jirto mln aan maanta ahayn oo waxad soo qorayso lagu waydiin doono

    • @ilwaaddegan2449
      @ilwaaddegan2449 8 หลายเดือนก่อน +2

      Gabadh yaroo kasta oo horu margaadhay naag ka masayr san baa is leh niyad jabi oo hadal doqona la daba socota naa ninka ka tagtee raadso adigu oo uma da ka xishood

    • @user-umuAli
      @user-umuAli 8 หลายเดือนก่อน +1

      Adiga miyaa ogaa inee baahi ku dili Jirtay subxaana Allaah garbahaaga malaaig ayaa saran alle ka cabso

    • @alxamdulihalicalakulixal3183
      @alxamdulihalicalakulixal3183 8 หลายเดือนก่อน

      wa runta gaajaa loogaga wada carara iyo kaantarol ayay dadka xoriyada u diido😂

  • @hanefa283
    @hanefa283 8 หลายเดือนก่อน

    Dharka in uu idinka biibo makabaqeysiin aniga waan kabaqay

  • @hamad6297
    @hamad6297 8 หลายเดือนก่อน

    Wllo asc ,salan kadib wllo ciyaalk ula miris kada tarabiyado ku adakaan doonta ilma waxa ufahami doon waxa caade in lawad midho

    • @hanaabdicasis123
      @hanaabdicasis123 7 หลายเดือนก่อน

      Ula maris maxaad kawadaa wll

  • @sakisharaab
    @sakisharaab 8 หลายเดือนก่อน

    Carton ka noso sheeg abyo ilmaha kudawdaan

  • @iftinmohamed1930
    @iftinmohamed1930 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @hanefa283
    @hanefa283 8 หลายเดือนก่อน

    Baby daddy naagtaan hadhihin

  • @alxamdulihalicalakulixal3183
    @alxamdulihalicalakulixal3183 8 หลายเดือนก่อน

    walhi wan dharte calamahdi hii autismka ayu leyahay wiilku 1 cunto qoyaan way diidan carurtasi sikasta ba iskugu day wey diidan cuto qoyaanleh 2 alaabta ay ku ciyaaran wey safaan calshaan leyn toosan bey ka dhigan markasta cuweymirna wan ku arka 3 hadi lala hadlo dhaqsiyo kuma so jedsanayo wanan ku arkey iyo calamdo kle oo badan gacmaha sidu dhaho , qaabka fadhigigiisa wll mcn adnigu halksan ka arkaya hoyoyinka sifican u badha autism ka ayan ka midahay aqon ban u leyahay e wll mcney wadan dhakhtar fican leh bad jogta ha is diidsine ilamahaga wax u qabo somalidu wey inkirin autism o xanuunbey modan lkn wa xalad

    • @ilwaaddegan2449
      @ilwaaddegan2449 8 หลายเดือนก่อน +1

      Subxaana laah naa Masidan baad aqoon ku leedahay aad ilmo reerood u leedahay autism buu qabaa oo anaa ba halkaa ka baadhay maalin kasta waa daawanaa dhibna kuma aragnee naa hawaalin umada iyo gabdha yar ee caruur ta kaligeed korsanaysa ilmahana isha ka leexi Maasha allah na udheh

    • @alxamdulihalicalakulixal3183
      @alxamdulihalicalakulixal3183 8 หลายเดือนก่อน

      @@ilwaaddegan2449kuwi xanunka modayey weyi e jahilmimadu dishey wad ka xuntahy dadka wax tusaya si ay uga hor tagto😂nagaha somalidu wa wada nocano kle maskint bariska un cuni yaqan waxna iska dhala

    • @ilwaaddegan2449
      @ilwaaddegan2449 8 หลายเดือนก่อน

      @@alxamdulihalicalakulixal3183 wllo kaad ka dhasho uun baad ka talin kartaa gaalo iska yeel yeel kaa saad uhadla wax na waa dhalaan gabdhaha Somali da Maasha Allah culays nagu ma hayso inaa korsano jaahilnimo baa kaa muuqata plz mar danbe dad ka ilmahooda unabad gali

    • @fartunmohamed1254
      @fartunmohamed1254 8 หลายเดือนก่อน

      @@ilwaaddegan2449sikhaldan wax ufahanthy ilmahan xanuun mahaa lkn waa xaalad ay lanolyihin oo yara kaduwan kuwa kale gabadhu khibrad uleeyahy tiri waana tala fiican sihore loogu caawiya

    • @Xirfadley
      @Xirfadley 8 หลายเดือนก่อน +1

      Gabdha wan ku raacsanahay waayo waa xaalad ama dabeecad la daweeyo o ilmaha eye contactigisa la isku dayo in laso jediyo attensionkisa laso jediyo lala tacaalo sharaxaad badan lo sameyo ciyara badan lalal ciyaro hadalka la baro dhaqdhaqaqisa wixi an caadi ahayn lalal socdo tv laga ilaaliyo tviga hata wu keena xaladaha

  • @fartunmohamed1254
    @fartunmohamed1254 8 หลายเดือนก่อน

    Bisinka huuno maxaytahy ilmaha same bath lasiin walaley ilmaha kadaa camerada hana iskula qubayn viewers waxkle kuraadso 😮

  • @user-nz5wn4eg8o
    @user-nz5wn4eg8o 8 หลายเดือนก่อน

    Abyo dharka maka dhacaayo miyaa balankoonka laku waro dabeL majirto

  • @Habibaaddomit11kinder837
    @Habibaaddomit11kinder837 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤