Sahra Axmed Jaamac Ahun | Heesta Fallaaqp | Kaban

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 10

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 10 หลายเดือนก่อน +3

    #LyricsSongFALLAAGE
    Haddaan dhagaha aan furaysto
    Dhulkayga in le'eg fadhiisto
    Jacaylka Faraha ka qaado
    Ma fiin baa igu ciyeysa?.
    Koluu galowgu igu foodhyi
    Maxaa Faalada adduunka
    Fikirku muxuu iga kexeeyey
    Fadduushaa maxaa i geliyey
    Faraska aan Leeddo Fuulay
    Fankiisa maxaa I saaray
    Haddaan aniguba fayoobay
    Fallaage maxaan u raacay?
    Maxaa fillimadda i geliyey
    Ma Fiirsadde ma Fiirsadde
    Ma fiirsadde Ula rafiiqay?
    Haddii aan fallaadha Caashaqa
    Ka Foorrariyo Xaggayga
    Fidmadda kalgacaylka daayo
    Habbeenkiyo Falagsiggiisa
    Labbadda Furguxdu ay dhextaalo
    Gartoodda middina feedha saarin
    Faryarro biddix aan ka leexdo
    Fac facaygiina Laggu caddaabi
    Toloowse faal miyuu i sheegi?
    Fankiisa maxaa I saarray
    Haddaan anniguba fayoobay
    Fallaage maxaan U raacay
    Maxaa Fillimaddaa I geliyey
    Ma Fiirrsadde Ma Fiirsadde
    Ma Fiirsadde Ula Rafiiqay!?.
    __________________________
    Erayaddii BAASHE warraabe Cadde
    Laxankii Ahmed Gacayte AHUN
    Luuqddii Sahra Ahmed Jama AHUN

  • @suldaanofficially
    @suldaanofficially หลายเดือนก่อน

    Heesta. qaraamigeeda waan raadin jiray
    Falaagayee maxaan u raacay 😢

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 8 หลายเดือนก่อน

    Suratu. Ruun. Sh nurayn

  • @mohamoudxasan1485
    @mohamoudxasan1485 6 หลายเดือนก่อน

    Hees aad u qiimo badan yaa lahaa erayadda aad ku fiican bal abwaanka ii sheegga

    • @HassanAhmed-yf7vm
      @HassanAhmed-yf7vm 4 หลายเดือนก่อน

      Erayada waxaa lahaa abdi qays

  • @cabdiqaadirayaanle8382
    @cabdiqaadirayaanle8382 10 หลายเดือนก่อน

    Alla ha u naxariisto 2doodaba waa sahra axmed jaamac iyo waliba abwaan baashe ibraahin cismaan(baashe waraabe_cade) oo labaduba hargaysa ku geeriyoodeen 118 habeenna ku kala dambeeyey

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 8 หลายเดือนก่อน +1

    Sikasta OO LA sameyoho. Yeelo. Waa sadkayge. Ee ma ogsontahay

  • @JamaHamsheri-kn3go
    @JamaHamsheri-kn3go ปีที่แล้ว +1

    Kamanka aun cabdinaasir macalin caydiid sweat hand

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 8 หลายเดือนก่อน

    LA Nolaan. Shaha biyo cabayasha
    Maasse. La orankara. Siida. Yaa. Udhiigay