FAHMI HEEGO SIDAY NOLOSHU KUU TAHAY OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024
  • Special thanks
    Risaaqi
    Syd portrait
    Moha Afif
    Cumar xhaka
    Dj Muniir
    Samiir Akhyar
    Xamse Rays
    Maxamed dayax
    _________________________________
    Erayada : C/risaq xigmaawi
    Laxanka Dauud Xanfar
    Codka ‪@Fahmi_Heego‬
    Thanks you for watching !!!
    ____________________________
    Don’t forget to subscribe / @fahmi.heeg0
    _______________________________________________
    Get socialistic And fallow us
    / r2h03sxr
    www.facebook.c...
    I'm on Instagram as fahmi_abdilahi_ali. Install the app to follow my photos and videos. www.instagram....

ความคิดเห็น • 167

  • @Newhiirad
    @Newhiirad หลายเดือนก่อน +28

    Intaa tiktok kusoo aragtay iyadoo bila music❤❤

  • @beer-lula_22
    @beer-lula_22 หลายเดือนก่อน +12

    Qof sirey adoo jecel
    Sidee loo hilmaama
    Sadrigaaga ruux dagay
    Sidee looga maarmaa
    Sunta caashaq leeyahy
    Sahal uma dhamaatee
    Ruux jacaylku saafaha
    Miyuu soor cunaayaa
    Sixin lagu habaayaa
    Tolow calafku saaxiib
    Iga sita makuu xulay
    Qof sideyda kuu jecel
    Maku siiyay waayuhu
    Sina ruuxan kuu nicin
    Nasiibkii makugu simay
    Waynu kala socdaalnee
    Sidee noloshu kuu tahay
    Xasuusaanan kaa socon
    Sidee loo ilaawaa
    Xubinkii sanado jirey
    Sahal ma u idlaadaa
    Xogtaydan kusiiyeee
    Wan kugu sahwinayaa
    Saqda dhexe habeenkii
    Sowd bn maqlaayaa
    Waa laykaa sawirayaa
    Tolow calafku saxiib
    Iga sita makuu xulay
    Qof sideyda kujecel
    Maku siiyay waayuhu
    Sina ruuxan kuu nicin
    Nasiibkii makugu simay
    Waynu kala socdaalnee
    Sidey noloshu kuutahy
    Hees qalbiyadii kala lumay
    Xasuus galineysa😢
    Waxan rajeynaya inu calafku sxb wacan idiin xulay
    One like 👍 inta iga dambeysa

    • @shuebaden7387
      @shuebaden7387 หลายเดือนก่อน

      Thanks @beer Lula ❤ hesta waad kentay

  • @Kaabe27
    @Kaabe27 หลายเดือนก่อน +35

    Weynu kala socdaalnaye
    Sidey noolashu kuu tahay
    Abwaanka heestan qalbigayga miyuu ogaaa waxaan is dhahay malaha heestan adiga qisadaada baa Laga sameeyay inta sidayda oo kale heestan u khusayso only one like👍

    • @cashacabdilahi6444
      @cashacabdilahi6444 หลายเดือนก่อน +2

      😢😢😢😢

    • @NajmaCadey
      @NajmaCadey หลายเดือนก่อน

      Ani xita😢😒😔

    • @hamdicabdulle2214
      @hamdicabdulle2214 หลายเดือนก่อน +1

      Aniga Kula mida nacas Aya dhulka igu jiiday 😭😭😭

    • @hindu9523
      @hindu9523 หลายเดือนก่อน

      Isku mid nahay

  • @BashirowCali
    @BashirowCali หลายเดือนก่อน +9

    Hestan 1M+ views u qalantaa🎉

  • @abdisalamabdi8744
    @abdisalamabdi8744 12 วันที่ผ่านมา

    Heetii ugu dareenka badneed wayaan caadi ma aha sax hore u soco

  • @SuwdaAxmed
    @SuwdaAxmed หลายเดือนก่อน +7

    ❤❤ ax ax ax wax badan ban heestan sugayaay Hada s

  • @SHIINE_YARE
    @SHIINE_YARE หลายเดือนก่อน +6

    Wwww Ruun jclku saafaa
    Miyuu soor cunayaa
    Sixin lagu habaaya👏👏❤

  • @FaadumoAbdiwahidMohamed
    @FaadumoAbdiwahidMohamed หลายเดือนก่อน +7

    Walahi hestan waxay so bxday shalay oo qofki dunida uva jecala kala harnay walipa isaga ixumyey iga tagay si daran wa ooyey ila shalay ila manta Ayuub sidaan ka sugyey sida ixumayaya isma laha💔💔😭😭😭21/7/2024 heart broking😢😢

    • @dhuuxyarechannel1486
      @dhuuxyarechannel1486 หลายเดือนก่อน

      😢😢😢😢

    • @HilalYousuf-xx9ze
      @HilalYousuf-xx9ze หลายเดือนก่อน +1

      😢😢😢😢😢😢😢😢😢🥲🥲🥲😭😭😭😭

    • @AsmaAsmamaxamed1234-dw5pe
      @AsmaAsmamaxamed1234-dw5pe หลายเดือนก่อน +1

      Sorry 😢

    • @dhuuxyarechannel1486
      @dhuuxyarechannel1486 หลายเดือนก่อน

      @@HilalYousuf-xx9ze 🥹🥹🥹

    • @ilhancaraaye5801
      @ilhancaraaye5801 หลายเดือนก่อน +2

      Ax hadalkaga aadbu i damqay abayo mcan xaladan okale wan so maray plz dhexda xiro qof ado u bahan ka tagay dib hadu uso noqdo ha raacin guulayso💔😭🫂

  • @SalimHussein-fj4tx
    @SalimHussein-fj4tx หลายเดือนก่อน +4

    Jacaylku waa Hal Mar iyo haL QoF❤

    • @SaciidaMaxamedaxmed
      @SaciidaMaxamedaxmed หลายเดือนก่อน

      JAH qofka kaliya igu fikirka ah wa adi inaa jecel xanuun badan so martay ana jaa markati kaha❤

  • @dhuuxyarechannel1486
    @dhuuxyarechannel1486 หลายเดือนก่อน +10

    Tolow calafku saaxiib
    Iga sita makuu xulay
    Qof sidaydii kuu jecel
    Maku siiyay waayuhu
    Sina ruuxaan kuu nicin
    Nasibkii makugu simay
    Waynu kala socdaalee
    Siday noloshu ku tahy
    Roodaay😢😢😢 meel kastood joogto amaanku ahaw boqoradaydii aan dunida uugu jeclaa yeey🥹🥹
    Xasuus aanan kasocon🥹
    Sidee loo ilaawaa🥹
    Xanuunkii sando jiray🥹
    Sahal maw idlaadaa🥹
    Xogtaydaan ku siiye🥹
    Waankugu sahwinyaaa🥹
    Saqda dhexe habeenkii🥹
    Sawd baan maqlaayaa🥹
    Waa laykaa sawirayaa🥹

  • @faranjifaamoosofficiall7994
    @faranjifaamoosofficiall7994 หลายเดือนก่อน +2

    Fahami Abdilaahi ali super hero tani waa heeso 🎉❤😢

  • @Qaasim_Qeys
    @Qaasim_Qeys หลายเดือนก่อน +3

    Wllkey fahmi Heego tan hees waa dhaaftey horey usoco wll🙏👏🏻

  • @GoogleJeyna
    @GoogleJeyna 12 วันที่ผ่านมา

    Wlhi jacelku waa wax jiro

  • @FathiMahamud-me4gs
    @FathiMahamud-me4gs หลายเดือนก่อน +3

    Jecliyaaa fanankaan❤

  • @IqraJamacsaid
    @IqraJamacsaid หลายเดือนก่อน +4

    Wey nu kala soc daalnaye😢
    Siday noolashuu kuu tahay❤

  • @IzmahanAydiid
    @IzmahanAydiid หลายเดือนก่อน +1

    Waan leyehey jacayl mid ixtraam ku dhaqan lkn heesta dareen wadata from burco ❤5/8/2024
    Malin isniina ❤

  • @CanabAli-v8g
    @CanabAli-v8g หลายเดือนก่อน

    Waaw fahmi heego sxb ❤

  • @munaabdi5418
    @munaabdi5418 หลายเดือนก่อน +1

    Kan wa sheikh sujudiba kamuqata
    Masha Alah

  • @coldsun5495
    @coldsun5495 หลายเดือนก่อน +1

    Legend walahi 😊

  • @SafiyaSacad
    @SafiyaSacad หลายเดือนก่อน

    Heees way dhaftay❤❤❤😢😢😢😢

  • @Jabjcyl
    @Jabjcyl หลายเดือนก่อน +1

    Jacaylku waa hal mar iyo hal qof ❤

  • @NuurMaxamedsheekh
    @NuurMaxamedsheekh หลายเดือนก่อน +2

    Waaw

  • @RahmaHoussein-r2p
    @RahmaHoussein-r2p หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤❤❤❤habibi AR thank you habibi ❤❤❤❤habibi je taime toi ❤❤❤❤❤habibi AR

  • @ducaaleali3762
    @ducaaleali3762 16 วันที่ผ่านมา

    Heestan million by uqalantaaa caadi ma ahan

  • @NajiibMaxamadNajiibMaxamad
    @NajiibMaxamadNajiibMaxamad 18 วันที่ผ่านมา +1

    Qof sirey adoo jecel
    Sidee loo hilmaama
    Sadrigaaga ruux dagay
    Sidee looga maarmaa
    Sunta caashaq leeyahy
    Sahal uma dhamaatee
    Ruux jacaylku saafaha
    Miyuu soor cunaayaa
    Sixin lagu habaayaa
    Tolow calafku saaxiib
    Iga sita makuu xulay
    Qof sideyda kuu jecel
    Maku siiyay waayuhu
    Sina ruuxan kuu nicin
    Nasiibkii makugu simay
    Waynu kala socdaalnee
    Sidee noloshu kuu tahay
    Xasuusaanan kaa socon
    Sidee loo ilaawaa
    Xubinkii sanado jirey
    Sahal ma u idlaadaa
    Xogtaydan kusiiyeee
    Wan kugu sahwinayaa
    Saqda dhexe habeenkii
    Sowd bn maqlaayaa
    Waa laykaa sawirayaa
    Tolow calafku saxiib
    Iga sita makuu xulay
    Qof sideyda kujecel
    Maku siiyay waayuhu
    Sina ruuxan kuu nicin
    Nasiibkii makugu simay
    Waynu kala socdaalnee
    Sidey noloshu kuutahy
    Hees qalbiyadii kala lumay
    Xasuus galineysa
    Waxan rajeynaya inu calafku sxb wacan idiin xulay
    One like inta iga dambeysa

  • @sarinabdirahman9805
    @sarinabdirahman9805 หลายเดือนก่อน +2

    😢😢😢away jawabihi hestaaan

  • @sadiamohamoud2617
    @sadiamohamoud2617 หลายเดือนก่อน

    Waaaaw wwww fahmi codka heesta caadi ma aha masjha allh ❤

  • @fankafanka8369
    @fankafanka8369 หลายเดือนก่อน

    Woooow lajan fahmi hee go guleeyso sxb

  • @RadwaanAbdilahi
    @RadwaanAbdilahi หลายเดือนก่อน

    Legend fahmi Heego 🎼🎤🔥

  • @NajiibMaxamadNajiibMaxamad
    @NajiibMaxamadNajiibMaxamad 18 วันที่ผ่านมา +1

    Tolow calafku saaxiib
    Iga sita makuu xulay
    Qof sidaydii kuu jecel
    Maku siiyay waayuhu
    Sina ruuxaan kuu nicin
    Nasibkii makugu simay
    Waynu kala socdaalee
    Siday noloshu ku tahy
    Roodaay meel kastood joogto amaanku ahaw boqoradaydii aan dunida uugu jeclaa yeey🥹🥹
    Xasuus aanan kasocon🥹
    Sidee loo ilaawaa🥹
    Xanuunkii sando jiray🥹
    Sahal maw idlaadaa🥹
    Xogtaydaan ku siiye🥹
    Waankugu sahwinyaaa🥹
    Saqda dhexe habeenkii🥹
    Sawd baan maqlaayaa🥹
    Waa laykaa sawirayaa🥹

  • @kingahmed1943
    @kingahmed1943 หลายเดือนก่อน +1

    Al-fanaan Fahmi Abdulahi Ali Kaahin walaalkay rumaad.

  • @Ilyaascosoble
    @Ilyaascosoble 11 วันที่ผ่านมา

    Golden voice

  • @IqroCabdikaafi
    @IqroCabdikaafi หลายเดือนก่อน +2

    Xaladan oo kale waan soo maray 4 sano ayan xariir laheyn sidan ku ilaawo way igu adkeyd run ahaanti waxan kala joognay 2 wadan jcylka aniga oo kaliya ayuu igu badnaa waxan dareemay in kali ku ahay xariirka dhowr mar tijabay waxan ogaaday in uu naag guursaday wiilna ay u dhashay uuna furay ka dib waxan joojiyay xariirkiis mobeylka weyn iska jibiyay si aan u raadin waxan bilabay hooyo aan la shaqeeyo si aan isku mashquuliyo waxan dib ugu noqday waxbarashadi mudo ay igu qadatay in aan hilmaamo wlhi waxan bilabay in 10 nin ka badan isku dul wado si aan u dareemin cidlo final wan ku guuleystay jaceylka u qabay in hilmaamo lkn heesaha qar markan arko waxan soo xasuustaa sidu qofkas ila dhaqmay iyo waqtiga uu iga lumiayay hada waxan ahay marwo 4 caruur ah heysato 6 sano ka hor igu danbeysay meelna kuma sheego mana raadsan waxan rajeyna in ay ka soo baxdo nafsiga uu iga galay

  • @LiiJanba
    @LiiJanba หลายเดือนก่อน

    Woooow❤❤

  • @jubayareofficial4074
    @jubayareofficial4074 หลายเดือนก่อน

    Fahmi Abdullah ali keep going my young brother🙏

  • @user-lo4be4gl6w
    @user-lo4be4gl6w หลายเดือนก่อน +2

    Xasuusaha qaarkood.lamailoowo.walaahi.waana.xanuun.badna.😢😢

  • @munoyusuf9211
    @munoyusuf9211 หลายเดือนก่อน

    Oyoyooo ❤

  • @nasrafaarax7636
    @nasrafaarax7636 หลายเดือนก่อน +2

    Qofki aan jecla oo aan Dunida ka dortay anoon ka marmi Karin ban iska dhafay marku dhawacayga dawo u noqon wayay 😢😢😢

    • @crizakmuktar3478
      @crizakmuktar3478 หลายเดือนก่อน +1

      Mararka qaar inaad iska dhaafto ayaa ka fiican inaad kusii dhaganaato qof kaasii jeeda 😢😢

    • @dhuuxyarechannel1486
      @dhuuxyarechannel1486 หลายเดือนก่อน

      😢😢😢

    • @abdifitaxxuseenxirsi6207
      @abdifitaxxuseenxirsi6207 หลายเดือนก่อน

      Nolashu waa maalmo qalbigada ilasho intaaa noo shahy 😢

  • @WariyeAxmedfaahiyezaki
    @WariyeAxmedfaahiyezaki หลายเดือนก่อน

    Waiting long time

  • @AaltaToroba
    @AaltaToroba หลายเดือนก่อน

    ##❤❤# xaqiiq jeceel aan.5.sano gubaabinaye aya 2024#soo.afjaray😮😮

  • @abdirahman.m4165
    @abdirahman.m4165 หลายเดือนก่อน

    THIS song is very touching ❤❤. Great song my brother

  • @Kadarzaami
    @Kadarzaami หลายเดือนก่อน

    Pro horay osoco ❤❤❤

  • @kaafitube-n1q
    @kaafitube-n1q หลายเดือนก่อน +1

    wlhi 10 jeer ayaan kusoo ceshtay tan hees wey dhaaftay bro
    laxamada daa'uud xanfar ina caadi maahan waan kaa hayaa taliye❤🫶

  • @samehamohammed2642
    @samehamohammed2642 หลายเดือนก่อน +3

    Jecelka aan lagula daremenin wax kahanun badan maleh 😢😢😢

  • @mocaska_officail
    @mocaska_officail หลายเดือนก่อน

    Is The Best Song Fahmi Heego

  • @NooruRashka
    @NooruRashka หลายเดือนก่อน

    Keep pushing bro mcn❤

  • @Steven-y9e
    @Steven-y9e หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @Mahadxidig-official
    @Mahadxidig-official หลายเดือนก่อน

    My bro Fahmi abdulahi ali heego miisaanka culus🔥🥰

  • @hiikeeyofficial7808
    @hiikeeyofficial7808 หลายเดือนก่อน

    Heestaan hees jcyl wey dhaaftee magac kale aan u bixino plz
    Mashallah king of voice wan ka heynaa matanow keep going
    Toosa u jogaa hospital fahmi heego

  • @GoogleJeyna
    @GoogleJeyna 12 วันที่ผ่านมา

    Jace ku wa hamor wana hl quf

  • @cabdifataax9686
    @cabdifataax9686 หลายเดือนก่อน +2

    Wooooow hees aan waxpadan sugaynay❤❤❤❤❤mahadsanid sxb Hore usoco ❤

  • @firstlady6086
    @firstlady6086 29 วันที่ผ่านมา

    Aniga heestaan 10000 waan dhageestay wali ma arkiin hees aan saan u jecladaay lakiin micno ween ayaa ku jirto😢

  • @EngAbdirixiim-hp6zq
    @EngAbdirixiim-hp6zq หลายเดือนก่อน +1

    Kooraska iyo baabah weeye heestu

  • @aliabdi22006
    @aliabdi22006 หลายเดือนก่อน +2

    Jaceyl baa ii galay lakin waligay xarrir ma yeelan 😢😢😢

    • @yaxyemaxamed-wb3ce
      @yaxyemaxamed-wb3ce หลายเดือนก่อน +1

      ha isku yeelan jacayl wayo waa dhibaato socotaa uun wllhie jacaylka ay hda dhalinteenu samaysa😢

  • @bilanwabari746
    @bilanwabari746 หลายเดือนก่อน +2

    Qalbi xab xabsana wabu ka wardonayaa siday moloshu ku tahay kulahaa anigu waxan leyahay nasibsiga kaligaa xambaaro😂😂😂

    • @abdussamadgalog8650
      @abdussamadgalog8650 หลายเดือนก่อน

      Wlhi ani iyo adi isku mid nahay 😅

    • @abdussamadgalog8650
      @abdussamadgalog8650 หลายเดือนก่อน

      Lkn ani ma ka xumi hadii ay hormar gaadho ileen qof muslim ah.

  • @khaalidy
    @khaalidy หลายเดือนก่อน

    Talow calafku sxb iga Sita maku xulay boqortooyo my bro waad ka baxsatay 🎤😎👏

  • @hassan__KaskeY
    @hassan__KaskeY หลายเดือนก่อน

    Fahmi heego waxn hees wey dhaftwy😊❤

  • @smartmm6267
    @smartmm6267 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @firstlady6086
    @firstlady6086 29 วันที่ผ่านมา

    Hees iyo bar

  • @warsamekby9727
    @warsamekby9727 หลายเดือนก่อน

    Wooo

  • @OsamanMahamud-ls2zy
    @OsamanMahamud-ls2zy หลายเดือนก่อน

    Laba isbuuuc ban sugeinee ❤️✌️

  • @cumarxhaka3488
    @cumarxhaka3488 หลายเดือนก่อน +1

    MY dear Pother fahmi keep 🙏🏼🫡🥰

  • @amalaweys8084
    @amalaweys8084 หลายเดือนก่อน +1

    Hees iyo badh

  • @samiiralfa
    @samiiralfa หลายเดือนก่อน +6

    My brother hit song

  • @AbdirahmanAadanBuraale-mc8pc
    @AbdirahmanAadanBuraale-mc8pc หลายเดือนก่อน

    Habeenkaan heestaan arkay iyo habeenkii aan kala tagnay isku mid Bay ahaayeen😢😢22/05/2024😢

  • @CaptainMÃLDY
    @CaptainMÃLDY หลายเดือนก่อน +2

    I'm from tiktok 😂😂

  • @HodanIsmail-ze5xm
    @HodanIsmail-ze5xm หลายเดือนก่อน

    Masha allh cod dahap

  • @xaajigalacagta8285
    @xaajigalacagta8285 หลายเดือนก่อน +1

    Aga oo heestani maxay u qarxi wayday cwa meel ku arkey ilaa aan soo raadiyo inaba caadi maaha
    Heestan wxy ahayd in WAQAL aad soo galiso ama youtube yada qarxahay ee caanka ah u dhiibto
    Waxaan sidaa u lee yhy fanaanku waa waa sida ganacsiga oo kale oo inta ugu horeysa suuq ayaa la raadiyaa tusaale suldaan seeraar oo kale waxa qarxiyay AbdiAskar bal u wada fiirso fanaaniita oo dhan waa sidaa marka hadeed aad noqoto in lagu sugo ayaa youtube kaaga la soo galiyaa xiligaana adi laguu baahan yhy
    Fanaan ma ihi ee heestan sidan u macaan een qarxin ayaa iga keentey
    Waa fikirkayga uun mahadsanid sxp anu cwa ku soo raacay
    From jigjiga ini salaamayaa asxaabta

  • @mohamed_jabane
    @mohamed_jabane หลายเดือนก่อน +1

    Ax waxaad mood in abwaanku laabtayda waxa ku jira oo ugaa wllhi kuu xiise qalpi fardawsa huod Cismaan ziyaad in kaste oon anu ahaa kii go,aanka qaatay hadana waxaan la noolahay jacaylkaaga oo dooriyay naftyda dilay niyadayda
    Qalpigygana burburiyay xubno daalan
    Jidhka dhan yaala

  • @samraaqueen1588
    @samraaqueen1588 หลายเดือนก่อน

    Talow calafku zaxib igasita maku Xuley ,oo qof sideyda kujecla makusiyey wayuhu , weynu kla socdalne sidee❤ noloshu kutahey 😭💔 2024/8 /5

    • @abdussamadgalog8650
      @abdussamadgalog8650 หลายเดือนก่อน +1

      Ha u ooyin qof kaa tagay, ku qosol kuna dheh waxaad lumisay ruux si dhab ah kuu jecel.

    • @abdussamadgalog8650
      @abdussamadgalog8650 หลายเดือนก่อน +1

      Aniga sanadkan bilawgiisa Kala harnay 😅

    • @samraaqueen1588
      @samraaqueen1588 หลายเดือนก่อน

      @@abdussamadgalog8650 igu ogid 🤣🤣

  • @abdiwasacmohamed3075
    @abdiwasacmohamed3075 หลายเดือนก่อน

    Hes taaa waan sugayay intay sol baxaysay inta ila sugaysay is muujiya😊

  • @khadiraspapas4126
    @khadiraspapas4126 หลายเดือนก่อน +1

    Mattaan maxaad samaysay❤

  • @thiagoalcantra3617
    @thiagoalcantra3617 หลายเดือนก่อน

    Fahmi Heego Madax Baa Tahay Sxip Horey Usoco 🫡❤️

  • @Realalinuuriye8383
    @Realalinuuriye8383 หลายเดือนก่อน +1

    Fast comment

  • @shukrihussein3965
    @shukrihussein3965 หลายเดือนก่อน

    Beautiful beartbreak

  • @DeeqaKaaba-g9j
    @DeeqaKaaba-g9j หลายเดือนก่อน

    Waanku socodaalne siday noloshu kutahay😢

  • @HothanMaxamed-rp9zx
    @HothanMaxamed-rp9zx หลายเดือนก่อน

    𝙝𝙚𝙚𝙨 𝙬𝙖𝙖 𝙙𝙝𝙖𝙛𝙩𝙖𝙮𝙮 𝙝𝙚𝙨𝙩𝙖𝙖𝙣
    𝙨𝙞𝙙𝙚𝙚 𝙣𝙤𝙡𝙤𝙨𝙃𝙪 𝙆𝙪𝙪 𝙩𝙖𝙝𝙖𝙮🥺❤

  • @NuurGHaziPey4700
    @NuurGHaziPey4700 หลายเดือนก่อน

    Allah naf wax jecel beer jilec sanaa😢😢

  • @SimanQueen-s8t
    @SimanQueen-s8t หลายเดือนก่อน

    Qof sirey adoo jcl 😢

  • @Miyaami_studio
    @Miyaami_studio หลายเดือนก่อน +2

    Daren jacayl wuu igaly lkn darleey jacly maan helin 😢

  • @NaasirOmer-t5f
    @NaasirOmer-t5f หลายเดือนก่อน

    Keep going pro waxad tahay fanan jira wale cod ayaad hayza

  • @SuhuurMoh
    @SuhuurMoh หลายเดือนก่อน

    From TikTok

  • @cadnandehonesty
    @cadnandehonesty หลายเดือนก่อน

    Hestan ani iga hadlosa 😢😢😢

  • @khalifkhalidsalah
    @khalifkhalidsalah หลายเดือนก่อน +1

    Hesti sidhaan uradhiyay coming soon maay ahayd😢💔

  • @ajkhaled
    @ajkhaled หลายเดือนก่อน

    Qof sidayda ku jacel ma ku siyay waayuhu🥺

  • @zaimkazaimka582
    @zaimkazaimka582 หลายเดือนก่อน

    Heesta qalbiga iga taabanaysaa qisa dhab igu dhacaydaY wayaane

  • @MohamudAbdi-y6b
    @MohamudAbdi-y6b หลายเดือนก่อน

    Zxp heesta wan sugayey ❤😢

  • @sahrocagane183
    @sahrocagane183 หลายเดือนก่อน

    Iam from what'sup

  • @AbdiKhaadir-ke9lm
    @AbdiKhaadir-ke9lm หลายเดือนก่อน

    20m dheh waa hees io bar 🙏😢

  • @firstlady6086
    @firstlady6086 29 วันที่ผ่านมา

    Ax😢😢😢😢

  • @naraacadeey552
    @naraacadeey552 21 วันที่ผ่านมา

    Xaladaan aniga ayaa ku sugan hada 💔 raga qarkiis kali laguma noqdo tan cashir ii tahay hada balse daacadnimo danbe godka qashinka ku riday

  • @aftinmediaproduction4099
    @aftinmediaproduction4099 หลายเดือนก่อน

    Waxaan heestaan dhageysaanaya 7 habeen kahore Marka aan kala tagnay xaaskeyga oo 3 caruur ah ii dhashay, runti waan u xiisay, waxaan rajeynaya inaan so ceshto xaaskeyga iyo ciyaalkeyga.😢😢 23/07/2024 maalin xusuus 😢

  • @apduladam5434
    @apduladam5434 หลายเดือนก่อน

    Waynu kala.socdale
    Siday noloshu ku tahay
    🙏

  • @AbdirahmanAadanBuraale-mc8pc
    @AbdirahmanAadanBuraale-mc8pc หลายเดือนก่อน

    @c/rahman💔:@Fahmi Heego ♪:Tolow calafku saaxiib 🔥
    Iga sita makuu xulay ?
    Qof sidaydi kuu jecel
    Maku siiyay waayuhu ?
    Sina ruuxan kugu nicin
    Nasiibkii makugu simay ?
    Waynu kala socdaalnee
    Siday noloshu kuu tahay

  • @KaltoumyAhmed
    @KaltoumyAhmed หลายเดือนก่อน

    Kk

  • @Hamdanagad
    @Hamdanagad หลายเดือนก่อน

    😢😢 heart broken

  • @ibrahimhassan1624
    @ibrahimhassan1624 หลายเดือนก่อน +1

    Xasuusaha Qalpiga Badan 😢 HeestaYdii Tolow Calafku saaxiib iga sita ma kuu XulaY😢

  • @user-yb5vc1cx6x
    @user-yb5vc1cx6x หลายเดือนก่อน +1

    ❤😢😢😢

  • @user-su2kn5zk6k
    @user-su2kn5zk6k หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @OsamanMahamud-ls2zy
    @OsamanMahamud-ls2zy หลายเดือนก่อน

    Xúugteda an kusiYe wan kugu sahwinaYa Saqda dexee habenki soowudban maqlaYa wala ikasawiraYa Tolow calafku saxiib io sita makuxulaY qof sidedaa ku jeecel makusiYaY waYahúu sina ruxaan kugu nicin Nasibki makugusimaY waYnukala soocdalne sideY nolashu kutahaY 💔😩