Qoyska Qurbaha Iyo Lacagta loo diraayo Africa dhagayso Qiso Dan ku dhacay NINKAN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 94

  • @MaskaxdiiDunid
    @MaskaxdiiDunid  8 หลายเดือนก่อน +5

    WhatsApp ONLY: +1 669-300-1567

    • @bashirfarah6376
      @bashirfarah6376 8 หลายเดือนก่อน +1

      Sahraay iska dhaaf walaal please ku mashquul danahaaga STOP STOP please

    • @sahraj3885
      @sahraj3885 7 หลายเดือนก่อน

      @@bashirfarah6376 thanks Inaader In Shaa Allah Sadaqadana weynu bixin
      Oo Cidii baahan weynu siin In Shaa Allah

  • @abdifataax715
    @abdifataax715 8 หลายเดือนก่อน +12

    Walaashay iyo habaryartay oo mareekan jooga jaamacadda ayey iga bixiyeen balse maanta waxanku shaqaystaa waxbarashadaydii jaamacadda ilaahay haka abaal mariyo waxay igu leeyihiin in aan anigu lacag u diro waanay qaadabayn eh

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 8 หลายเดือนก่อน +12

    Africa dadka jooga mashaqaystaan dadka dibada joogana ayagaa ka qurxan😢. Illaahow ummada somaliyeed xoogooda tus

    • @qaalidumar1302
      @qaalidumar1302 8 หลายเดือนก่อน +2

      Wlh ani waxaan la ahay qof icawiyo hoyo afr ilmo lago fura ahay ina sheqesta rabaa lkn qaab aan kubilowdowda wax I horseedo ayaan wayi dadne iyago hestan aye shaqa rabin

  • @Osob_5
    @Osob_5 8 หลายเดือนก่อน +10

    Sahraay tankale lagu salaamimaayo hadaad an lacagta marka hore dirin

    • @xidiigtareersool2729
      @xidiigtareersool2729 8 หลายเดือนก่อน +3

      Ala walal ma ila aragtaay hadadan lacag diirin ciidiba ku salamii mayso yaab dadka Africa joga waan la yabaay😂😂😂😂

    • @hamdaaden2246
      @hamdaaden2246 8 หลายเดือนก่อน +1

      Afrika kaliya maahan xitaa kuwa qurbaha kula joogan salaan ka qaadeyn hadii aanand dadka wax u dirin 😂

  • @SAli-db7dw
    @SAli-db7dw 8 หลายเดือนก่อน +4

    Sahraay walaal dhibka kaloo jira waxaa ka mida markaan lacagta dirno hadana waan ka daba wactameeunaa in lacagtii lahelay iyo in kale 😂😂😂😂😂❤

  • @seed3966
    @seed3966 7 หลายเดือนก่อน +1

    Asc 😎😎😎gabadhan arinta aay sheegeyso waa run ubadantahay dadka debada iyo dadka afrigo waa isku shiban yihiin runtii 😎😎😎

  • @mariamsaeed7538
    @mariamsaeed7538 8 หลายเดือนก่อน +1

    Sadaqadu waa muhiim, sida agoomaha ,qaraabada danyarta ah iyo sadaqada jaariga ah ( ceel iodide, masaajid dhisid).

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 8 หลายเดือนก่อน +1

    Jimca Wanaagsan
    Sahra waan ku salaamayaa
    Imika Hargeysaan joogaa
    Waayo arag baan ahayee
    Waxaan ku sii talin lahaa
    In aynu Caruurta iyo Dhalinteena Dhulkii Hooyo keeno,
    Anigu waan geeyey Bill markaan joogey bey iga soo yaaceen
    Weliba anigoo dhalkhter ku jira
    Waayo waxey dhaheen
    Ma joogi karno hadii aad adiguna Dhakhter naga gashey,
    Khaladkaana Anaga u sababa waayo Caruurta maanu geyn jirin Dalkooda
    iyo Dalkale toona,
    Illahey Caruurteena heynoo sakhiro oo heysu sakhiro
    Cadowgana Allah heynaga qabto
    ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 8 หลายเดือนก่อน +3

    Waa xaqiiqo waxaad sheegtay oo dhami laakiin qurba joogi ha is daba qabato hana ogaadaan inaad naf loo hayn

  • @ikhyarali4189
    @ikhyarali4189 8 หลายเดือนก่อน +4

    walahi mama sahra kiin waxaan arkay shalay waxaan dhegaystay dhamaan inta video ay soo gelisay walahi siday iigu socoto waad yaabay ilahay ha ku xifdiyo hadalkeeda iyo siduu run u yahay waad yaabay msha alh aniga oo ah 24 jir walahi wax badan oo talooyin ah baan ka faaiday ❤💯👍

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 8 หลายเดือนก่อน +3

      Asc mama sahro qofka hadad wax utarto wanag malahan lacagta bilashka kusogashay way kuciyarayan lacagtas dhib yarn ayey kusogashsy

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 8 หลายเดือนก่อน +2

      Qofka waxuu kudhibtodo mama sahro WA xafidanaya lacagta bilashka way kuciyaran dadkan wa dad olalayo MA dhargayan WA keen keen tas halaga caqliyesto hadii kale doqoma aya tihiin caqliyesta ok

  • @aminahassan3248
    @aminahassan3248 8 หลายเดือนก่อน +4

    Thank you very much my sister for your true advice, God bless amin. ❤

  • @SAli-db7dw
    @SAli-db7dw 8 หลายเดือนก่อน +2

    Sahrakiin 😂😂😂😂😂😂 waad iga qoslisay keen keen keen😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @fosiasaleh5473
    @fosiasaleh5473 8 หลายเดือนก่อน +2

    Waa runta Walaal dumarka Soomaaliyeed oo qurbaha jooga waa dhibanyihiin.
    Biil aan dhamaaneyn xita marka walaalaha weynaadaan waa inaad bilki wada waayo lagama naxayo.
    Waalidka wadankii jira Waxay jecelyihiin kuwa la jooga wadanka .
    Waxan leeyahay dumarka Soomaaliyeed carrurtiina hoos u eega si aad nolol wanaagsan u wada qadataan markey wax bartaan.

    • @hawohosh9198
      @hawohosh9198 8 หลายเดือนก่อน

      Dumarka somaliyed ee qurba joogta ah ma isku midbaa waligoodba nameysoo xiriir waxay na siiyaan ba daayoo alxamdulilaah inaan dumaashigey iyo walaashey waxay i siiyaan aanan ilma ku korsanin

  • @salmacadey7548
    @salmacadey7548 8 หลายเดือนก่อน +2

    Alxamdullah hbo anoo somaliya jooga wax badan kaa faidaystay waligayna xoolo qof qurbe jooga nalaguma biilin Abaheen iyo hooyaden baa noshaqayn jiray oo dalka nooga xoogsan jiray ilahay ha xifdiyee wallhy dadka qurbaha dhib bay qabaan haday saa ubiilan dad xoog xoogsaday liin bay iska jaqayaan😂😂

  • @halimomohamed6166
    @halimomohamed6166 8 หลายเดือนก่อน +2

    Allah abuuray kamabaqaan dadk Africa joogo inyar mooyee

  • @GloLeaders
    @GloLeaders 8 หลายเดือนก่อน +1

    Maansha Allah tabaaraka Allah
    Weey ugudhacday 100%
    Sister you talking to me walaahi

  • @nadiradaher519
    @nadiradaher519 หลายเดือนก่อน +1

    MAMAM MA CHALA MERCI BEAUCOUP

  • @abdirahmanyasiin6349
    @abdirahmanyasiin6349 8 หลายเดือนก่อน

    Bakhaylad yay somali waa nasal is jecel oo wax istana rising allaa bixiya

  • @bashiressa2999
    @bashiressa2999 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waa xaqiiqo

  • @mandeeqahmed9225
    @mandeeqahmed9225 8 หลายเดือนก่อน +3

    Once I remember when Hodan Naleye allah yaa raxma went to Somalia a woman said to her behind the camera gaalo afka kaa biidishay. They are so rude to the diasporas

    • @samatar1025
      @samatar1025 8 หลายเดือนก่อน

      Wallahi Somalis back home can be rude but they expect us to be shy from them 🙃. At least that why elders tell me .

  • @nadiradaher519
    @nadiradaher519 หลายเดือนก่อน +1

    MERCI BEAUCOUP MAMAM

  • @Shukri628
    @Shukri628 3 หลายเดือนก่อน

    Wlky on bili jiray ba i gula dagalay Wilkisa inan reer Udhiso Ana dhalma days banku dhawa walina reer madhisan shugran walal

  • @hawohosh9198
    @hawohosh9198 8 หลายเดือนก่อน

    Qurba joogtu markey somaliya yimaadan miqaayadaha halkii mar ay fariistaan 150 dolar ayey ka kacaan cunidiiyo miiska saaran bey ka tagaan taas xisaab uma baahna miyaa

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 8 หลายเดือนก่อน +2

    Ma sha allah ilaahay haku xafido runbaad sheegtay dhibkaas qoys kasta dhibkaas baa haysta

  • @AyaanIsmail-ro6ir
    @AyaanIsmail-ro6ir 8 หลายเดือนก่อน

    Rag aan shilin Dumar
    lasku qabsan ayaa buuxa aya jira oo so kale lagu kala caraaraa

  • @abdirahmanyasiin6349
    @abdirahmanyasiin6349 8 หลายเดือนก่อน

    Somali isjecel ayaa wax isu dira

  • @abdirahmanyasiin6349
    @abdirahmanyasiin6349 8 หลายเดือนก่อน

    Bakhaylad baad tahay ma wax kale oid ka hadasho ayaad wayday

  • @UmuHamza-12
    @UmuHamza-12 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ma sha Allah you’re very honest person, Jazakaallah khair for saving the next Somali generation. 😂❤

  • @nadiradaher519
    @nadiradaher519 หลายเดือนก่อน

    BONJOURE MOI JÈ SUIS UME DE DJIBOUTI ME JE SUIS UME MÈRE DE DJIBOUTI ME LÀ SOMALIE ET ME LE DITATER DE SOMALIE ET DJIBOUTI UME MÈRE LÈ FAMI ME CHOR NOUR TOUER VONE TU LÈ MÈRE ELLE MAMAM ELLE VOTÈ UME MÈRE ELLE JOLI

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 8 หลายเดือนก่อน +1

    Habaryar maxad run sheegtay 20 sano oo qurba ah saacadaas minus ayu accountkaygu kujiraa xata xaaska uma sheego kernta umbay haysaa afrikana waa la iga xanaaqsanyahay kasheekee
    Alxamdulilah
    Anaa isku qosla marmar

    • @salmacadey7548
      @salmacadey7548 8 หลายเดือนก่อน +1

      Dantaada raaco cid wax kaama galine wall

  • @nimcomg3653
    @nimcomg3653 8 หลายเดือนก่อน +2

    Marmar waxan kufikiraa talafoonka cid haka qaban lakin niyadii atan isiineyn

    • @xidiigtareersool2729
      @xidiigtareersool2729 8 หลายเดือนก่อน +3

      Kumaso wacayan lacag mahayo ubadii way ku daynayaan waliidka moyane inta kale ani 2 sano u danbaysay markan ma hayo Nafta uga qaday xiidhidhkii waa layjaray waliidka uun baa xaq kugu leh ciid kale hasku daliin mana dhergaan reer Africa😂😂😂😂😂

    • @barlinyusuf3461
      @barlinyusuf3461 8 หลายเดือนก่อน

      Gabdho culeys aan walid aheyn iska ilaaliya, dadka allah deeqo carurta mustaqbikooda ka fekera

  • @mandeeqahmed9225
    @mandeeqahmed9225 8 หลายเดือนก่อน +1

    So true

  • @abdirahmanyasiin6349
    @abdirahmanyasiin6349 8 หลายเดือนก่อน

    Gabadhan dadka yaqaana waxan ka cosanayaa inay gabadhan leh dadku yay waxba isa siinin la hadla u caqli celiya

    • @HalimoSalah
      @HalimoSalah 7 หลายเดือนก่อน

      Qofka wanaagsan wax walba wa la siiinaya lkin dadka xaasidinta bay ka hadlaysaa

  • @abdirahmanyasiin6349
    @abdirahmanyasiin6349 8 หลายเดือนก่อน

    Waji ma libido xishood

  • @sucdihussein7533
    @sucdihussein7533 8 หลายเดือนก่อน +1

    Na ninka iri oo cayri wayo intusan imaan ayad bilfican na sin jirtey ,Alla hooyo wiilka rerkisun biil ayey ubahanyihiin
    Naya doqonbadtahay ee ninka gacanbir ah ku qabo ee wax no qabo hooyo ninbad wayeysa 😳🤭

    • @mariza101_
      @mariza101_ 8 หลายเดือนก่อน

      🤔

  • @nadiradaher519
    @nadiradaher519 หลายเดือนก่อน +1

    BONJOURE MOI JE SUIS LÀ TE UME MÈRE VOLÈ VIR MÈRE

  • @monasuja6232
    @monasuja6232 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤ Afrika dadka jooga manaxan waayo dad Qalibaga kamadow. Inta badan 100/80.
    Anigu mar horta Tashtay labadi idhashay mar hore ituuren qofna uma naxo😂😂😂.nagow wax wax ladiin sheg

  • @bashirfarah6376
    @bashirfarah6376 8 หลายเดือนก่อน

    Sahro khaafa allaah iska dhaaf dadkaa ehelka ah oo wax isu diraya ogow dembi ayaa kuugu jira iska dhaaf walaal akhiradaa uma fiicna iska dhaaf walaal danahaaga ayaa kaa badan iska dhaaf walaal bakhaylnimo ayaad dadka ku guubaabinaysaa waa iga talo sahraay asalaama calaykum

  • @halimomohamed6166
    @halimomohamed6166 8 หลายเดือนก่อน +1

    Thank you 🙏 abooyo waxaa ad sheegtay oo dhan waa sax

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 8 หลายเดือนก่อน

    Jir kub

  • @maryamhassan8093
    @maryamhassan8093 8 หลายเดือนก่อน +1

    Abaayo illaahey haku barakeeyo caqligaaga ayaad nooga faaideysay mahadsanid

  • @nimcomg3653
    @nimcomg3653 8 หลายเดือนก่อน +1

    Somalida hurdada kakaca waxdhigta hada kadib hooyadey uunban udiri wax wan daalay walaah

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 8 หลายเดือนก่อน

    Saxsax hEEyEyE hEEyEyE tii lagaa sooooo dhawaystayoo dooqoo jeclaadayoo waleeeeEEy iyoiyo Inbadan Run waa laguu yaqaanE yartaanaa tanaa qiimobadan yariisEey dagan murwodumaroo cadceed qatraaayqaranEEy qiimobadan dumaroo quruxdumaroo qEyrto fariidad princseseseses shamsooy

  • @abdirahmanyasiin6349
    @abdirahmanyasiin6349 8 หลายเดือนก่อน

    Alla ka baq

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 8 หลายเดือนก่อน

    Islaaaam qiimobadan qadarinbadan la iihaayo darajo iyoiyo facyaashay troonEey qaasatan fariidad yariisEey cadceeddumaroo murwodumaroo Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey baa baa lay yiraah yartayarta iyoiyo

  • @fatimaosman339
    @fatimaosman339 8 หลายเดือนก่อน

    Dadka aftica jooga ha shaqeesteen
    Waalin maahane yaan cidkale Galaasbiya loo shuwin dad shaqeesakaraa la biilayaa waa yaab😢

  • @AminaOmar-wn1by
    @AminaOmar-wn1by 8 หลายเดือนก่อน

    Asc wa runta hahad shektay si wad bararushi dadka caruta dulmiga halagadayo

  • @jigjigavision1
    @jigjigavision1 8 หลายเดือนก่อน

    Fadlan like and share siiya thank you guys ❤❤❤

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 8 หลายเดือนก่อน

    Walaahi markatidhi caruurakale aya iskuul iyo jamacad aad ka soo saarteen waan ooyay anay ihaysata sheekadaa aad ka sheekaynaysay oodhan😭😭😭😭halooshan ka ooyay 33 sano ayataa aad sheegayso ku jiraa ila hada madax nooma noola

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 8 หลายเดือนก่อน

    Midakale hada lacag inladiro way adagtahay, oo kiradii guriga iyo utilities ka ayaanba la bixinkarin

  • @sucdihussein7533
    @sucdihussein7533 8 หลายเดือนก่อน

    Asc walaal dadka bilka joogtada ah bartey madonayan in ay shaqeeystan ,gurkan qeymo maba lalahan wayo dhiba uma so marin walahi qurba joogta qarba dhibaato kunol

  • @فئصلبندىد
    @فئصلبندىد 8 หลายเดือนก่อน

    Nagta iyo walaladedba adigey kutashadene iskutasho walalo Mel cidla yanlagu digane

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 8 หลายเดือนก่อน

    Sacabbadan hadiyado yartaan SEEn istaahilaaba yyyy Nacam iyaaa itaaa , nonseseseseseseseses EvEr

  • @allowikaalmeyofficialchane4488
    @allowikaalmeyofficialchane4488 8 หลายเดือนก่อน

    Asc. Kkkk taleefanka mey badashaan oo hooyo iyo aabo kaliya wax u diraan walalaadiin.

  • @hawal1287
    @hawal1287 8 หลายเดือนก่อน

    seedi wanaagsan ma ahee waa doqon

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770 8 หลายเดือนก่อน

    Walaashay 60 years xitaa hadaad jirto waad shaqayn kartaa

  • @maryamalinuur9337
    @maryamalinuur9337 8 หลายเดือนก่อน

    Sahra soddon sano dadka joogey yurub baan ka mid ahay waxaad moodaa inaad Iga war hayso kkk aniga iyo caruur aan dhalay baa tagnay dabkii baanu shidan Kari weyney walaashay oo aan agteeda ku degey xitaa caruurta lala koriyey waan ka weyney inay na caawiyaan, way kugu qoslayaan bal arinkaas ka sheekee waad u fasaxantahay

  • @Osob_5
    @Osob_5 8 หลายเดือนก่อน

    Sahraay anigu si aan kuugu sheekeeyo ma garanaayo

  • @fadumojama22
    @fadumojama22 8 หลายเดือนก่อน

    Waxakadheegesta kawlan

  • @kaltunahmed3518
    @kaltunahmed3518 8 หลายเดือนก่อน

    warunta walahay 😢

  • @jihanjamal3564
    @jihanjamal3564 8 หลายเดือนก่อน

    Wake up to reality

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 8 หลายเดือนก่อน

    Watnobuuxdo

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 8 หลายเดือนก่อน

    Imika markaan arkay inaan anigu bislaaday caruurtayda waan waaniya waxan ku idhi dhagaha furaysta qof aa wax udirtaan yanjirin ubadkina dhashen galiya

    • @ayaneyabdirashid931
      @ayaneyabdirashid931 8 หลายเดือนก่อน

      Ani hoyadey ano Africa joogo ayadha Somalia ana kenya caay iyo afxumo waxaan ka ahayn kuma qabo imana korsan nin dibada jira guursaday 90ka ninkeyga caaysa iyo ani heblaayo hadhu ninka I aroosi laha waan dargi laha ninkaaga doqon ka dhaandhaanka adha igu dhiray daris iyo qaraabo iyo family Cid eysan igu xaman malaha adhuunka igu ciqaabte hooyo laan ba dhaanta

    • @ayanhassan5906
      @ayanhassan5906 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@ayaneyabdirashid931walashey hooyo berkeeda San alle hakuu soojeediyo

  • @luula1888
    @luula1888 8 หลายเดือนก่อน

    Alla yaa ku soo hor fadhiista
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedaxmed5071
    @maxamedaxmed5071 8 หลายเดือนก่อน

    Asc sahro soo Samee shekadii

  • @Osob_5
    @Osob_5 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @stronktimmyispro7022
    @stronktimmyispro7022 8 หลายเดือนก่อน

    Sahraay wllo camerada hagaaji and I miss your videos ❤

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 8 หลายเดือนก่อน

      Malaa waa xagaaga ee si fiican ayay u muuqataa

  • @nimcomg3653
    @nimcomg3653 8 หลายเดือนก่อน

    Asc sahra wankusalaamay ❤❤❤❤❤

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 8 หลายเดือนก่อน

    Familyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyy system , jEmaadeeey tanogasho saabiriineeeeey saxaneey samawadeeey princseseseses Rasmi riyaaqEEy qatraaaayEEycadayyareey qaranEEy qiimobadan dumaroo cadayyareey

  • @AhmedIbrahim-dz9fb
    @AhmedIbrahim-dz9fb 8 หลายเดือนก่อน

    Haaaaa

  • @mandeeqahmed9225
    @mandeeqahmed9225 8 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂❤❤❤❤

  • @nuuriiya6038
    @nuuriiya6038 8 หลายเดือนก่อน

    😂😂wanqal ku laha Allah ha na asturo

  • @ikhyarali4189
    @ikhyarali4189 8 หลายเดือนก่อน

    fadlan mama sahray waxad no soo gelisaa sheekadii wareegto qaybtii labaad fadlan

  • @munafaisal6775
    @munafaisal6775 8 หลายเดือนก่อน +1

    habo the more i listen to you about people back home the more I develop a strong dislike for them 🫣🥱

    • @mariza101_
      @mariza101_ 8 หลายเดือนก่อน

      😂 don’t just take care of yourself first then them

    • @bennyblanco9377
      @bennyblanco9377 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@mariza101_ You can't take care of people. Only Allah can. I just send money to my mother. My siblings wanted me to support them I said no to them.