khudbo ku saabsan xaasidnimada iyo cuqubada ka dhalaneysa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 มิ.ย. 2019
  • Sh Maxamed Macalin Abshir

ความคิดเห็น • 70

  • @fosiyacali4333
    @fosiyacali4333 5 ปีที่แล้ว +6

    sh.maxamed macali abshir jazakallah khayran

  • @fartunmohamed9845
    @fartunmohamed9845 5 ปีที่แล้ว +9

    Allah ayaan ka magan galney xaasidnimada aamin allahayow iimaanka noo quwey aamin

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed1771 5 ปีที่แล้ว +7

    Maasha allaah jzklh kheyran sh maxamed xaasidnimada waa waxa ummada soomaaliyeed dhulka dhigey kanasoo kabsan la' yihiin hadey kheyrka isu quuri lahaayeen dhibaatada maanta kajirto soomaaliya meysan kajirteen ayagoo quraanka yaqaano suuratu falaq ayey hadana kudhaqmaan xaasidnimada illaahow xaasid hanaga dhigin yaa arxama raaximiin

  • @cllaahixasanmaxamuud2743
    @cllaahixasanmaxamuud2743 5 ปีที่แล้ว +8

    Sh cumrigaada alaha kubarakeeyo

  • @user-yc7bh7ix3e
    @user-yc7bh7ix3e 8 หลายเดือนก่อน

    Allaha ku barakeyo sheikhunaa

  • @ahmedomar982
    @ahmedomar982 4 ปีที่แล้ว +1

    Rabiyoow qalbiyada noo hagaaji yaarabi sheikh mahadsanid

  • @Its_faruq223
    @Its_faruq223 5 ปีที่แล้ว +5

    Mansha Allah Aloow ku barakeeyo shiikhuna

  • @asadxasan8693
    @asadxasan8693 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha allaah shiiq maxamed macalin bashiir allaah haku xifdiyo

  • @katrinahaji5620
    @katrinahaji5620 5 ปีที่แล้ว +6

    Jazakallah qhyr jazaa shq maxamed ajar Allaah kasiyo kuwii kunaqato Allah naga digo
    Allaw xasat ayan kamagan galnay
    Kuwa xasidina iyo sharta warto
    Adhaa kamagan galanay
    Allahuma amin yarabi😰😰

  • @sofiamohammed6889
    @sofiamohammed6889 5 ปีที่แล้ว +8

    mash Allah sheikh Maxamed Macalin may Allah S. W T reward you heaven for the work your doing on this earth .

  • @ciisecabi1978
    @ciisecabi1978 4 ปีที่แล้ว +1

    2020 ayan ku arkay baraha you tube ka muxaadaroyinkisa aad baan u dhageystaa masha allah Allaha kuxafido sh . Maxamed Mwcalin Abshir

  • @dhigowabdi1658
    @dhigowabdi1658 5 ปีที่แล้ว +2

    Maaanshaaa alh illy ha kuu barakeeyo aqligaada iyo xigmadaada nooo sooo badi waan ku raaxeesanaynaa muxaadradada adiga iyo dhamaan sheeqyda ooo dhan ilahy hidinla jiro jir oo joogo wajasaklh qer

  • @samanjecel6079
    @samanjecel6079 5 ปีที่แล้ว +1

    Shekh Maxamed maalin ilaheey khayr haku siyo anagana kuwa ku dhaqma Allah hanaga dhiga dabi dhaaf ilaheey haa nasiyo yaa rabi

  • @goodhealthygoodhealthy8213
    @goodhealthygoodhealthy8213 5 ปีที่แล้ว +5

    Sheekh kheyr ALLAHA kuugu badalo

  • @rahmashariff7403
    @rahmashariff7403 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah sheik jazakalahu khyr

  • @Cutie-hq2
    @Cutie-hq2 5 ปีที่แล้ว +6

    Jazakallaah kheyran sheikh Mohammed

  • @farhiyaabdullahi464
    @farhiyaabdullahi464 5 ปีที่แล้ว +5

    mash Allah may Allah protect from evil insha Allah Ameen yaarabi

  • @khadraismaciil3920
    @khadraismaciil3920 3 ปีที่แล้ว

    Jasaakallhu khayrn

  • @qalanjoosman6168
    @qalanjoosman6168 5 ปีที่แล้ว +1

    Allah ajar iyo xasanaad hakaa siiyo waalidkaagana Allah ha ugu danbi dhaafo dhamaantiina Allah owlaada hanooga dhigo adigoo kale inshallah

  • @abdihirsi6367
    @abdihirsi6367 5 ปีที่แล้ว +3

    Asalaam Aleikum sheikh Mash Allah great khutbah you hit the nail on the head

  • @king.celtic.wembley.harles4955
    @king.celtic.wembley.harles4955 3 ปีที่แล้ว +1

    MAASHA ALLAAH
    JAZAAKALLAAH KHEEYR.

  • @kafiyom8492
    @kafiyom8492 5 ปีที่แล้ว +3

    Jazakallah kheyr sh

  • @aliyare4801
    @aliyare4801 4 ปีที่แล้ว

    Sh. Maxsmed macalin Bashiir jazakalah
    Waano in kufilan wad u sheegtay kuwa xaasidka ah Allaha so hadeeyo

  • @fardowsomacalinabdulahi2640
    @fardowsomacalinabdulahi2640 5 ปีที่แล้ว +5

    jizakalaahu kheyru jizaa

  • @foos7330
    @foos7330 5 ปีที่แล้ว +4

    Asc sheeq jazaükum laahu qeyr

  • @bashkamouse2046
    @bashkamouse2046 5 ปีที่แล้ว +3

    maasha
    allaah

  • @somalilandwomenlawyersasso3002
    @somalilandwomenlawyersasso3002 4 ปีที่แล้ว

    jazakalah Khayr Sh. Maxamed Alle ha ku xafido

  • @drkhaire1787
    @drkhaire1787 5 ปีที่แล้ว +7

    Aadban ugu xiranhy sh waxana ahay qofki ugu horeyay alx rabil calamiin

    • @masjidassaxaabah1579
      @masjidassaxaabah1579  5 ปีที่แล้ว +3

      Maasha alaah waalal share dheh umada heyrka la wadaag

    • @dhigowabdi1658
      @dhigowabdi1658 5 ปีที่แล้ว +2

      Me too walaalky waan jeclhy runti sheeaqaan maalin walba Haduuu heli Lhaa waqti waan ku raaxesan lahaa wajasaklh qer abdi kaafi soo dhowoow

    • @drkhaire1787
      @drkhaire1787 5 ปีที่แล้ว +2

      Dhigow abdi mhdanid wll wan dahhy allah janada ha inugu kulmiya

    • @dhigowabdi1658
      @dhigowabdi1658 5 ปีที่แล้ว +3

      Abdi Kaafi aaaaamin walaalky Thnks

    • @fardowdo30yaayamaxammed6
      @fardowdo30yaayamaxammed6 5 ปีที่แล้ว +1

      @@masjidassaxaabah1579
      jazakallah. khairan
      wll. telka . shaikh.
      maxammed. macalin. abshir. maheli. karaa
      waan. u. . baahnaa.
      fadlan. inaan. lahadlo. aan. ubaa. hanahay haduusan
      dhib. ii. arkeenin. telkiisa isiiya
      hadaan. dhul. muslim
      joogi. lahaa. baahi daan. iyo. baryaan. badan. ma. imaan. laheen marka. iidul
      qaata . hadaan. weeydiiska. idinku. badshay. waayo. waa. idin. ku. xiran. nahay . markaan. video giina. arko. isma. celin. telka. idin. weydiyaa lee.
      marka. maqaan. waxaan. xagiina. ugu. jeedo. lee. .
      kanaal. kale. wali. saan. kuma. noqon
      hadan. mar iyo. 2bo
      weeydiiyo. oo. aan. ka waayo. waxaan. weey. diistay. waan. kahari jiray
      lakin xakiinaa. waan. kahari. la. ahayn
      horaan. idiin. weey diiyay. lkin. ima. qorin
      illaa. hada. marka. dhib leh khair. eeyku. dhamaan. doontaa.
      insha. Allah.
      waana. ogahay. inla. iskalifo waa. xaaraan. marka . hadeeyn. san
      suurta. gal. . ahayn. inaa .iisii. saan. dhib. maleh. Alxamdu. lillaah. calaa kuli. xaal
      waxaan. idiin. . jeclahay. ilaaheey. . dartisa. iyo. saad. diinta. dadka. ugaar. siisaan. khairka. uga
      shaqey. saan. umada. ucaawisaan. midjiran
      iyo mid. fiyoowba. codkiina. iyo. cilmi giina.iyo. xoogiina.
      aad. ugu. bixisaan.
      khairkaas. oo. dhan. aan. ku. jeclahay. team masjid. saxaaba. Allaha. idin barakeeyo. aaqiro. iyo aduunba kuligiinba
      lkin. waxaan. ka. arakay. videoga. waa
      shaikh. maxammed. macalin. abshir kaliyah marka. saas. aan. telkiisa. idiin weydiistay
      shiikha. waxaa. iga. gaarsii. saan . asaga. iyo. muslimiinta. kale. inla iisoo. duceeyo.
      inuun. xanuunada. ihaayaan. ilaaheey. iga. qadaao iyo.
      muraad. kaan. telkisa uraad saayay. inuu. ilaaheey. meel. kaloo ka dhow. iga. siiyo.
      waxaa. kaloo. ogaataan. jawaab
      inaa. iisoo. qortaan
      waxaan. ka. jeclahay
      inaan. wax. jawaab. ah. aanla. iisoo. qorin
      kaliya. muraad. kaan
      lahaa. waa. idiin. sheegay. ducadana
      iisoo. niyeeysta.
      (asc. wr. wbr)

  • @mustafeismaaciil7938
    @mustafeismaaciil7938 4 ปีที่แล้ว

    Maansha Allah Sh ilaahay khayr haku siiyo Dambigaagana ha dhaafo.
    Amiin Amiin Amiin

  • @Cutie-hq2
    @Cutie-hq2 5 ปีที่แล้ว +7

    Asc shiikh jummca walbo noo soo gali khudbada aad masjid ka ka jeedisit aad ayaan u dhageystaa khudbooyin kaaga shiikh allaha ku xifdiyo adduun iyo aaqiro Amiiin

    • @hawomoalin5033
      @hawomoalin5033 5 ปีที่แล้ว +2

      Maasha allaah sheekh allaah ha ku xifdiyo.aduun iyo aakhiro anagana kuwa xaqa fahma allaah hanaga dhigo, adana ajar iyo xasanaad allaah Hakaa siiyo.

    • @masjidassaxaabah1579
      @masjidassaxaabah1579  5 ปีที่แล้ว

      insha alaah wlaal mar walba khubooyinka uu shiikha jeediyo waan soo gelinaa youtube sida ugu dhaqsiyaha badan

  • @qadancabdi7653
    @qadancabdi7653 5 ปีที่แล้ว +9

    ilahay ayanu magan uganahay xasidnimo

  • @salmanmed5173
    @salmanmed5173 4 ปีที่แล้ว

    Sheekh mahamed ilaahay Ha Kaas abaal mariyo

  • @Hafsa595
    @Hafsa595 4 ปีที่แล้ว

    Jazakalla sheihk Ameen qer Allah kusiyo maalim

  • @samiyamohamed500
    @samiyamohamed500 5 ปีที่แล้ว +3

    mash Allah laalah

  • @wanaagmixedchannel
    @wanaagmixedchannel 5 ปีที่แล้ว +3

    Amiin Amiin yaa rabii🤲

  • @sumisorry5514
    @sumisorry5514 5 ปีที่แล้ว +3

    M.a 😗😍

  • @maarsiheif9498
    @maarsiheif9498 2 ปีที่แล้ว

    Mash allah

  • @uksoma927
    @uksoma927 5 ปีที่แล้ว +2

    Amiin amiin mashallah

  • @aliyare4801
    @aliyare4801 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ilaahow xaasid ha iga dhigin aduunkan wax laga qaadayo ayaba isku yar

  • @lingardinhold5409
    @lingardinhold5409 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah

  • @osamaabdullahi7105
    @osamaabdullahi7105 4 ปีที่แล้ว +1

    Mash

  • @xamsecagobaruur7319
    @xamsecagobaruur7319 4 ปีที่แล้ว

    Allah ayaan ka magan galnay xasadka

  • @cumarabdikadir2624
    @cumarabdikadir2624 5 ปีที่แล้ว +7

    Ilahay kuwa dadka xasdo nagama dhigo

    • @ahmadzayn8776
      @ahmadzayn8776 3 ปีที่แล้ว

      You probably dont give a shit but if you guys are bored like me atm you can watch pretty much all of the latest series on instaflixxer. Been watching with my girlfriend these days xD

    • @princetonkareem1509
      @princetonkareem1509 3 ปีที่แล้ว

      @Ahmad Zayn Yup, I have been watching on instaflixxer for years myself =)

  • @fuadhaji1132
    @fuadhaji1132 2 ปีที่แล้ว

    m.a

  • @Dusmo2012
    @Dusmo2012 3 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah

  • @internwomen
    @internwomen 5 ปีที่แล้ว

    Alhamdulillah

  • @rukiabeauty337
    @rukiabeauty337 4 ปีที่แล้ว +1

    Walhy xasidka maficno illahy nakakori xasidka)#

  • @saadiyahasanhasangeed4624
    @saadiyahasanhasangeed4624 ปีที่แล้ว +1

    😊😅❤😮

  • @masjidassaxaabah1579
    @masjidassaxaabah1579  5 ปีที่แล้ว +3

    Walalayaal muxaadaradan muhiimka daawada link ku dhufo
    th-cam.com/video/IgsIH1Ly_bM/w-d-xo.html

  • @cashacissa1162
    @cashacissa1162 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a

  • @muxyeaxmed6160
    @muxyeaxmed6160 4 ปีที่แล้ว

    0

  • @hodannaz1432
    @hodannaz1432 5 ปีที่แล้ว +4

    Sheekhan magacii ?