Barnaamijka Hido Iyo Hal Abuur : Abwaan Muuse Cali Faruur Sheekada Libaaxyada |Qaybta 2aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 21

  • @mohamedmowled7653
    @mohamedmowled7653 4 ปีที่แล้ว +7

    muuse cali faruur nin taarikh badan og allah cimriga ha ku dheereyo

  • @abdifatahhassan1947
    @abdifatahhassan1947 2 ปีที่แล้ว +4

    Alla maxaa xigmad ku dheehan Abwaankan Masha Allah 🙌🥰🙏

  • @abdifatahhassan1947
    @abdifatahhassan1947 2 ปีที่แล้ว

    Thanks so much wllhi waxban ban ka faaiiday 🙏❣

  • @Faatixsheikh-bs2ed
    @Faatixsheikh-bs2ed ปีที่แล้ว

    Manshlh cimrigaa hajiro

  • @mohamedjamma3279
    @mohamedjamma3279 4 ปีที่แล้ว +4

    Saab tv waad mahdsantihiin lkn oday Muuse Cali Faruur wsxbadan oo dhaqanka iyo deegaanada ah oo intan ka madhax roon buu hayaaye nooga qabta barnaamijyada iyo sheekooyinka caanka ah ee u hayo
    Mhdsanidin markale

  • @murtidhawr01
    @murtidhawr01 4 ปีที่แล้ว +1

    Geeljire walluuu nin nin ka tagay yahay

  • @duaalesomalilander5452
    @duaalesomalilander5452 4 ปีที่แล้ว +1

    Saab tv waxay wareestan oo keliya dadka Garxajiska ah bal u fiirsada oo dib u eega ilaayo imika waa Cidagale ama Habaryonis waa tolkay ha jiraan oo cadowgod ha jabo lakin SAAB TV waa qabiiiliyiin uray

    • @oman6791
      @oman6791 4 ปีที่แล้ว

      War waa la ba'ay garxajis ilaahayoow Tayee oo quwee gobanimadana hanti uuga dhig

    • @elmohamudi9953
      @elmohamudi9953 4 ปีที่แล้ว

      Ninkii tariikh ka tagey wa lga waramaya ama la wareysanaya qabilna cidna ma eganeysoh hdey adi kgu qafilan tahey wxas garan meynoh blse 100 sano ba lga horeya orad indhaha so furo oo adunka xadaradisa dhinac ka gal wx ma gartayohow🖖

  • @amiinzuldan955
    @amiinzuldan955 2 ปีที่แล้ว

    sidoo kale waxaaney bila aadamku ogayn jinka ee boqorka ahi subixi waa libaax muuqaal ahaan kolay ana wan arkay cidi garanysana way garaneysaa

  • @KosovoO-vt5gl
    @KosovoO-vt5gl 4 ปีที่แล้ว

    ABWAAN MUUSA CALI FARUUR.

  • @ahmedapdirizak4172
    @ahmedapdirizak4172 4 ปีที่แล้ว +2

    Nio sheeko walba uukazheekaynayo abwaanku lipaax la dilay ama midkalw
    Wuxupa waa rag #garxajisa
    Waana sababta ay lipaaxa caalamad uga dhigtaan
    Una jecelyihiin
    Garxajisku ... waba lipaaxyo caadiya

    • @larsmartin3314
      @larsmartin3314 3 ปีที่แล้ว

      Waa gacan ku rimis. Tolka Alle wuxu ku manaystay afka. Markaa hadduu hadalkaagu bato beentaaduna way badataa.

    • @ahmedsuliemani6835
      @ahmedsuliemani6835 2 ปีที่แล้ว

      Nio dadkaa kalay isaga aragbadanyihiine bahalkaase dee bahal waynba uma naqaan anagu ee xagayaga Dawaco baanu nidhaahnaaba baqsid aanu baqsayno wlhy aniga hooyadayna is mute zxb rag awowgayna wuu qaatayba

    • @sagalabdilahi1512
      @sagalabdilahi1512 27 วันที่ผ่านมา

      B​@@larsmartin3314 been maaha ee waa rag libaaxyaa oo landherenimo yo halyeynimo isku darsaday

    • @sagalabdilahi1512
      @sagalabdilahi1512 27 วันที่ผ่านมา

      ​@@ahmedsuliemani6835 cuqdada garxajis la dhimo hadaad doontid bal halkay kaa marayso eeg maxaa libaax yo dawaco isu keenay libaax Cid baacin kartaa ma jirto rag yo habar dugaagba adiga laftarkaagu kaadi ayaad ku waalan lahayd haduu caawa ku hor Iman lahaa

  • @xidighanuuniye702
    @xidighanuuniye702 3 ปีที่แล้ว

    Geel jire wlahi waa geesiyaal waa waaya arag

  • @Ciise-t6b
    @Ciise-t6b 11 วันที่ผ่านมา

    Muuse Cali Faruur taariikh been ah buu inooga sheekeey
    1.horta libaaxu dhegaha kagama kaajo waa been cad
    2.beenta labaad libaax baa Moholi nin kasoo qaatay wuxuu keenay marqaan kkkkk imisa boqol oo km bay isu jiraan labada meelood
    3.markuu isitay libaaxu waxaan jidka intaanu maraynay baan cawstume gacanta ku qaatay nin libaax sitaa mahaleelayaa odaygu been uusan inagala xishoon buu inagu dul akhriyay
    4.libaax baa wacad ila dhigtay oo dhulka ii xariiqay Muuse Cali Faruur waxba taariikh libaax kama yaqaan

  • @nabadoonahmed5124
    @nabadoonahmed5124 3 ปีที่แล้ว

    in kastoooo dhulbahante ay gobnimo uwada dhasheeeen balse wey kusiiii kala wacan yihin