Dood Kulul:-Danaha Qarsoon ee Imaaraadka iyo Qatar iyo Tuhunka Safarka Madaxweyne Xasan Sheekh.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 11

  • @farahfariid1718
    @farahfariid1718 2 ปีที่แล้ว

    Siyaasada lagu saxiibaa, nin aan kula siyaasad ahayin la saxiibimeydid

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 2 ปีที่แล้ว

    Uae no qatar yes

  • @ahmedsheikhamud5809
    @ahmedsheikhamud5809 2 ปีที่แล้ว

    Allla ya cizak axsan wariye muwadinka maba jiro marba hadey ajaannib wax wadaanaayaan
    Hadaba maantaba maxay u wadan waayeen qadar
    Tankale madaxweynnihi la doortana waxa laga raba iyado ay jirto masaalix doorasho darteed heshiisyo loo galo hadan waxa mdxweynhu laga raba inuu xakameeyo umuuraha hose siyazaded
    Balse hadii aad wax waliba aad samaysid ogow ta ugu horeysa aragtida iyo ahdaafta shacabkaga qiimee oo in ayka horeeyan iyo in ay kula aragti yihin iyo inkale

  • @faysalmire7624
    @faysalmire7624 2 ปีที่แล้ว

    Eng

  • @faysalmire7624
    @faysalmire7624 2 ปีที่แล้ว

    Eragi faysel cali hussen

  • @mustafemaxamed6085
    @mustafemaxamed6085 2 ปีที่แล้ว

    Kelmadaa walaalahena sidaan unacey, madaxdeenu habartii kartoon timara siisa ama wadankii eey lakulmanaba waxey ku hadaaqan walalaheen iyo wdanka walalka nahey goormaan walaalo noqoney yaase u isticmaala siyasada,kalmadahan baryada miidhana ama tuugsiga iskadaaya dawarsatyahey

    • @mcgureey5414
      @mcgureey5414 2 ปีที่แล้ว

      Soo muslimiin maaha Carabtu , soo Jamacada Carabta iyo Ururk Islamka kama mid nihin, soo Qofkii muslima Wlaalka maaha, miyaadan muslim ahayn, maxaad ku nacdaa Walal Muslima ,.
      Kala saar siyasad oo siriq iyo sir ah iyo Diinta islamka ee naga dhaxayso

    • @mustafemaxamed6085
      @mustafemaxamed6085 2 ปีที่แล้ว

      @@mcgureey5414 maaha kuwaan ka hadlayo muslimita oo dadka muslimka ahi waa wllo waa runtaa lakiin wadankasta weeye waxey sidaa leeyihin, kuwa muslimka how isticmalan lakiin dalàn muslinba aheyn ayey kuhayan wlalahen

    • @mcgureey5414
      @mcgureey5414 2 ปีที่แล้ว

      @@mustafemaxamed6085 .
      Sidaas waa Sax cid aan Muslim kula ahayn waa Saxiib kuma haboona kalmada Walal .

    • @mustafemaxamed6085
      @mustafemaxamed6085 2 ปีที่แล้ว

      @@mcgureey5414 haa waa ceynkaa sida saxda ahi

  • @faysalmire7624
    @faysalmire7624 2 ปีที่แล้ว

    Maqaxi