Villa Somalia Oo isku badashay " Villa Aroos & Tahniyad" Gabadha Aabaheed ma tahniyayn,| WHY VILADA?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ก.ย. 2024
  • Villa Somalia Oo isku badashay " Villa Aroos & Tahniyad" Gabadha Aabaheed ma tahniyayn, Hooyadeedna sidoo kale ! Why Villa Somalia ? ma ii sheegi kartaa Hal sabab?
    Madaxtooyada Oo qaab qabiil u shaqeynaysa ayaan rajo ka sugeynaa!

ความคิดเห็น • 38

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada ปีที่แล้ว +2

    wallahi waa yaab mesha madax kuma Hayne Allaha Noo keeno kuwo umada dantooda ukhabta

  • @AsedDhere
    @AsedDhere 4 หลายเดือนก่อน

    Waa sax mudane

  • @cuudcuud
    @cuudcuud ปีที่แล้ว +2

    GABAR MA AHA WAA GAROOB GABARNIMADA WAA HALAYSEEN
    GABAREEY XAAL QAADO

  • @shaqalecabdikariim9233
    @shaqalecabdikariim9233 ปีที่แล้ว +2

    Walhy soomaliya wax dawlad ah kama jirto

  • @maryancumar9846
    @maryancumar9846 ปีที่แล้ว +2

    QABYAALAD HAWIYAHA AYAA HALKAA GAADHSIISAN DAWLAD NIMADIINA RAGANI HOOS U DHIGE

    • @mohamedmuhudin653
      @mohamedmuhudin653 ปีที่แล้ว

      sxb ishaa ka tuurtay ragii shalay farmaajo ku taagnaa ayaa maanta aroosanayo

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah Allif mabruuk isku Waara Abid Alle hayskukin barakeeyo Aamiin yaarabi Congratulations

  • @abdalewarsame2282
    @abdalewarsame2282 ปีที่แล้ว +2

    Masha ALLAH xaqiiq go forward 👍🏼👍🏼👍🏼

  • @baashiboy1
    @baashiboy1 ปีที่แล้ว +2

    Markaa tiri gabadha Aabaheed muuna soo dhigin Page uu lahaa iyo PAGE DOWLADA JABUUTI lkn Dowlada Mogadishu saan miyaa u danbeesay Wali Page Villa soomaalia saan maa u danbeesana wax sax ah baa sheegtay wax lagu xanaaqo maadan dhihin.

  • @faatimaomarhilowle1328
    @faatimaomarhilowle1328 ปีที่แล้ว +4

    wadanka dad aan dowlad aqoon oo xoolaha u aqli ah ayaa ina xukuma

  • @bashirgurey8142
    @bashirgurey8142 ปีที่แล้ว +2

    Mahad salad ninka asaga ka dambeyay dilkisa asagana ka tacsiyeyay

  • @mohamedgurey3056
    @mohamedgurey3056 ปีที่แล้ว +4

    Munasar saxib hadaan runta kusheego maanta kutageray wallhi runta tabaty waxaa xaq u lahaa maanta in laku soo qoro sarkaalkii shahiiday lakin caafiya dalkeena alle ha inoo hakajoyo i.a

  • @shukrizakaria9160
    @shukrizakaria9160 ปีที่แล้ว

    Waa la yaabay wax baa iskaga khaldan dowladnimadii iyo doqonimadii baa isku qasan

  • @abdifatahmahamed8207
    @abdifatahmahamed8207 ปีที่แล้ว

    Munsar wllo dowladnimo wax ladhaho meesh kama,muuqato lkn wax dhaama alle ha,ina siiyo

  • @dhagcasaden2094
    @dhagcasaden2094 ปีที่แล้ว +2

    Waxkasta oo Ka dhaca SOOMAALIYA lama yaabo. Sababtoo ah habeenkii la doortay Xasan baa waxkasta oo dawladnimo ah Ka niyad jabay.

  • @ayanabdirahman3863
    @ayanabdirahman3863 ปีที่แล้ว

    waa Allah hakudayo

  • @abdulkadirahmed2935
    @abdulkadirahmed2935 ปีที่แล้ว

    Siyaasada barasho ayee u bahan tahay dad fan iyo tuugnimo nolol u tahay imaamkoda ugaskoda kuwa wada faraxsan Maa rabtaa qab iyo shaqo fcn haka sugin

  • @mariamahmed9936
    @mariamahmed9936 ปีที่แล้ว +2

    Wx laso dhigo malahn 😂 de dawlada wxba ma qabato 😂 awalba xawaadle ayey jihaad kooda ku qabsan jireen

  • @calimoha_official
    @calimoha_official ปีที่แล้ว

    Munasar keep goin sxp

  • @mariamahmed9936
    @mariamahmed9936 ปีที่แล้ว +2

    Hhhhh xasan malxiis

  • @cuudcuud
    @cuudcuud ปีที่แล้ว +2

    DOWLADNIMADA GARASHAY U BAAHANTAHAY MAAMULIDA WAA HIBO ALLE BIXIYO

  • @fadumoabdulaahi3215
    @fadumoabdulaahi3215 ปีที่แล้ว

    Shaqadiisii buu gabay xasan garguurye masuuliyadii tahniyad aroos by kusookoobmatay

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c ปีที่แล้ว

    Fahad Calooley Qabiil Aaku Difaaceyse Asagoo Dad Dilay Indha Buur, Waalagu Yaqaan Waxaa Tahay C B B Indha Buur.

  • @ayanabdirahman3863
    @ayanabdirahman3863 ปีที่แล้ว

    waa munasar run ayad shegtey afkagacano lagukhabe

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c ปีที่แล้ว

    Indha buur Adiga maxaa LKLaa Quseeya? Yaaku Dirsaday Maxaa Ugu Mashquulee?

  • @axmedcade5068
    @axmedcade5068 ปีที่แล้ว

    Saxiib aroos ka weyn e wariye buugaga diyaarso meshan sheko kala ka socoto

  • @dauddahir7336
    @dauddahir7336 ปีที่แล้ว

    Rageeda waligaa runta kahadal

  • @abdullahialiahmed2583
    @abdullahialiahmed2583 ปีที่แล้ว +2

    Hg. Aa vila soomaliya xoog kuhaysato🔫🙄

  • @fadumocilmi3405
    @fadumocilmi3405 ปีที่แล้ว

    Vila ku kaadi waxa jooga dad aan aqoon laheeyen tuulo to muqdisho

  • @fxcooking9677
    @fxcooking9677 ปีที่แล้ว

    Ismaaciil bay xayeesiin reer jabuuti waxa ay ka ooyeen xoolahoodii lagu niikin

  • @mohamedmuhudin653
    @mohamedmuhudin653 ปีที่แล้ว

    sxb malayaabtay dadkaan qaranka unukaa iskaleh waaye kkkk

  • @fxcooking9677
    @fxcooking9677 ปีที่แล้ว

    Foolxumada buu natusin in aan aragno waa rabnaa

  • @nasromaxamed5281
    @nasromaxamed5281 ปีที่แล้ว

    Jjkkkkkkk

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c ปีที่แล้ว

    Indha Buur Shiiqaal Laangaab Aa Tahay Villa Somalia Dad Sharafleh Aa Jooga , Haku Mashquulin Fahad Calooley Oo Dhiig Galay Adoo Ka Hadlaaya Ma Arkin,

  • @faadumofariid4270
    @faadumofariid4270 ปีที่แล้ว

    Maseraku haayo waa kaa muuqataa

  • @umoanwarumoanwar5519
    @umoanwarumoanwar5519 ปีที่แล้ว

    7adiga.weligaaba.qeer.ma.sheegin.waxaad.tahay.qof.faashil.ah.af.aadan.aqoon.been.ayaad.u.fasietaa.ma.xishoode

  • @bashirgurey8142
    @bashirgurey8142 ปีที่แล้ว

    Dislike halagu boobo page ka villa gurgurte