Mnsha Allah si fiican bay iskugu soo bexeen dookh fiican baad lee dahay halkan iyo meel ka sii sareysaba ilahay ha ku gaarsiiyo aduun iyo aakhiraba aamiin
Sax shukrinta Alle haka quusan Alle kugu filan binu adan dhan hade isku dayaan in ay wx ku qabtan wx kuma qawan karaan hadee isku dayan in ay wx ku dhiman nh masameen karan ee hore u soco abyo Alle ku garab galo 🥰
Abyo samiro miiska dhaxda yaalo waxa ka dhigta cadaan hadii aad awoodid midka tvga hoosyaalo cml oo saas u cad uso sameey markas qurux u noqona anyway illahay haku barakeey anaka na Allah Hana siiyo❤
Asc maashaa allaa nimcada alle hakuu siyaadiyo horey uga soco dadka iska hadlaaya dhag ha udhigin .abaayo daaha iyo kursiga wax yar kor uqaad ama kasoo siki kusiga si marka lagu fariisto uusan daaha birtiisa kaaga soo go in marka wax yar daaha kor uqaad baybidana allaha kuu caafiyo maashaa allaah waa qurux ❤❤❤❤
Asc maasha Allah habo Allaha kuu siyaadiyo farxadaada Allaha na kuu calfo noloshaada habo xaafadaha aasaxmada iyo buuqa dadka meelaha sababanada ah ee guryaha cusub boots soo sheekee iyo qiimahooda thanks habo
Mnsha Allah si fiican bay iskugu soo bexeen dookh fiican baad lee dahay halkan iyo meel ka sii sareysaba ilahay ha ku gaarsiiyo aduun iyo aakhiraba aamiin
Sax shukrinta Alle haka quusan Alle kugu filan binu adan dhan hade isku dayaan in ay wx ku qabtan wx kuma qawan karaan hadee isku dayan in ay wx ku dhiman nh masameen karan ee hore u soco abyo Alle ku garab galo 🥰
{ لَئِنْ شَكَرْتُمْ لَأَزِيدَنَّكُمْ }
Alhamdulilah
Masha alah alla haku barakeeyo samiiro noloshaada qofka markuu qalbi wngsan yhy ma hungoobo illhyna faraj khayr buu ufuraa samraa sadkiisa hela in bdn wd usamirtay nolosha alx manta guushi wd gaartay mirihii samirkaadi wd heshay horey usoco abayo wax ku dhiba illhy kuma tuso wyo gabar maskiinad ah bd thy ducadaan kugu kabaynaa anakana noloshaada ciil ha mudan qli ❤️
Maashaa allaah alle hakuu siyaaadiyo farxadaaada wn ku faraxsanahy noloshaaada iyo farxadaaada alle hakuu barakeeeyo abaaayo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
M.a ilaahey haku ziyaadiyo farxada cadowgana ha kaa qabto Samira qurux ❤❤❤❤
Mashaallah abayo allahuma barik Allah haku barakiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Abyo fadhiga sidii hore ayaa qurux badned 😻
Maasha Allah Allah hakubarakeeyo qofka qanecadale ee hadana waliba xamdiga Alle badiya uubarakobaa markaa samiray qoffican baatahaye Allah hakuxifdiyo walashey qaliyee awlaadana Allah kukoriyo abaayo ilahay ilahay dartiisan kujeclahay guulayso ❤❤❤
Abyo samiro miiska dhaxda yaalo waxa ka dhigta cadaan hadii aad awoodid midka tvga hoosyaalo cml oo saas u cad uso sameey markas qurux u noqona anyway illahay haku barakeey anaka na Allah Hana siiyo❤
Asc maashaa allaa nimcada alle hakuu siyaadiyo horey uga soco dadka iska hadlaaya dhag ha udhigin .abaayo daaha iyo kursiga wax yar kor uqaad ama kasoo siki kusiga si marka lagu fariisto uusan daaha birtiisa kaaga soo go in marka wax yar daaha kor uqaad baybidana allaha kuu caafiyo maashaa allaah waa qurux ❤❤❤❤
Maasha Allah 100 kiiba 10000 Illahey farxada ha kuu si yaadiyo Aamin yaaRabii ❤❤❤❤
Haa
Abayo wallhi farxadaada wan jeclhy markii horaan kudawajirey wllhi marwalba waku docenjirey markaan kudawajiŕey hadan wan kufaraxsanhy nolashaada quruxda badan m.a❤❤❤❤❤😢
Masha Allah 2 fuundi oo isla socoto ma jecli allaha idiin xafido waa madax adag tahay samira
Masha allh abayo noloshada allh kuqurxiyo sarabto kabadan allh kusiyo ❤❤❤❤
Samira qurux xbbti horay usoco isha cadowga allh.haka qabto abaayo❤❤❤😊
Mashallah waye allaha kusiyadiyo bayo lkn xogaa kuraasta sosiki si uu daaha usobaxo lerta daqadana kasogasho Io video galabti oo lerark udansanyihin o daqadaha ufuranyihin nosogali team Rumansi 😂😂😂😂😂 jawigasan iskajeclhy 😂😂❤❤🎉🎉🎉🎉
Bisinka illah ka magan gal dadka waa wada xaasid hana dhageesanin horey u soco somali waxay tiraa dadaalaa gaaraa illah ha idin badbaadiyo adiga iyo caruurta ❤❤
Masha ALLAAH ALLAAHA kuusiyaadiyo abaayo kuuna barakeeyo nuunadana ALLAAHA kuu caafiyo ❤
Masha allah samiro hormar wacan samaysay kuri qurux badana waa hysataa ilahay nolosha kuuu barakaeyo ❤❤❤
Alaha idin xafdiyo abaayo horey usoco dadka inta fiican ka qaado inta kale ka soco Waaba noo duceysay ameen
Masha allah 100% qurux buu kuso baxay abaayo horay u soco ❤❤❤
Masha alha cimri dher io cfimad kuwar allha hdin xifdiyo adi io ilmahga abayo❤❤❤
Maaha Allah walashy hore usoco isku dooq baan nahay walahi 1010 baan siisay fadhiga guulayso xbbty ❤❤❤
Mnsha allh isha xasidka ilhy hka qabto byo samiro❤
Msha allah abaayo samiro fadhiga waa another level dookhaa leedahay alle hani xifdiyo adi iyo ilnahaga
Masha allah samiira simaney ani waxbo kama badali laheyn wuu qurux badan yhy fadhiga waxa dhan waa kaale iska arag ❤❤❤
Samira ale ha kuu barakeeyo abaayo aniga sidaan usameesay❤💯💯💯💯 siinaa maasha Allah
Mnsh,Allah ilaaahy hakuuu barakeeeyo waxkastoo hysato wlo balaayana hakaaa haayo ❤
Manshallah tabarakallah qaali allah hakuusiyaadiyo farxada noloshaadana rabbi hakuuqurxiyo aadbaad uqurxisay fadhiga manshallah
Mash allah alle haku barakeeyo cimri cafimad alle haku siyo
Miska fadhiga decorations yar oo sinbal ah usameey mcneey❤❤one love samira siman❤
Asc maasha Allah habo Allaha kuu siyaadiyo farxadaada Allaha na kuu calfo noloshaada habo xaafadaha aasaxmada iyo buuqa dadka meelaha sababanada ah ee guryaha cusub boots soo sheekee iyo qiimahooda thanks habo
Mash allh abayo allh kaku barakeeyo nimcadaada markasta suratul baqrah guriga ku shid subixi iyo habeen ki
Masha Allah Allah ha ku barakeeyo ❤❤❤❤❤❤
Manshalah tabarakalah abayo subaxkasta galabkii habenki adkaar aqriso qurankana al baqra kudaro xasid isma arkaysan noloshada kuraxayso ❤
Masha alaah tabarakalaah abyo quruxey alaah hadin xifdiyo aduun iyo aqarabe
Samiiray wlhy dar ilaahay baan kuu jeclahay allahhaku xafido ❤❤❤
Mashallah mashallah abaayo adbu uqurux badan yahay wena isku so bexeen alaabta duqada mashallah allaha kugu dhameyo farxadan noloshadhan
Msha allh Alle farxada ha kuu siyadiyo queen❤
Mash allaah tawarakalaah mabaruug alaha kuxafado🎉🎉🎉❤❤🤲
Maasha'allah samira waa gabadha kaliya een taagero, ilahay xasadka iyo inta xumaanta wada hakaa qabto.
Masha Allah abayo waa xataxay hoyo kartilix Ellahey ha idin xafido adiga Iyo carurta ❤
بسم الله ما شاء الله تبارك الله ❤
Cadowgaaga dheg ha u dhigin horey u soco Edo guul ayaan kuu rajeynaa ❤❤❤❤❤❤love ❤
Horay usoco abaayo ❤❤❤maansh alaha alaha kubarakeeyo ❤❤
Woow maasha Allah ilaahy ha kuu barakeeyo noloshaada
Mansha allaha ilaahay ku barkeeyo nolashaada m.a waa maalin jimca àahaye ilaahay awlaadan ha kula koriyo wllo dadkaas waxba hadalkood ha kasoo qaadin markasna garbkaagna nhy❤
Asc wrwb samiira siman iyo akhyaarta chanellka ❤❤❤. Illahay swt haku barakeeyo gurigaga iyo ilmahaga iyo caafimadka. Qurux guriga. Mida akhiro illahay swt hayno qurxiyo. Waqti dheer wan ku fiirsanayey wana kugu faraxsanahay lakin inta badan wax maso qoro. Guulayso goob walba iyo goor walba ❤❤❤cadowga illahay swt haka xijaabo.
Manshalh tabaraka laah. gurigaga io gabdhahaga Allah hakuu barakeyo isha xasadkana Allah hakaa qabto abayo❤
MashaaAllah Allah hakuu Saidiyo Caruurtadana Allah hakuu xifdiyo Dhamaanteena Allah Hana siiyo Amiinyaa Rabi
Mansha Allah Allah ku barakeyo qurux gabadha caafimad taama inshallah 🙏🏽 ❤🎉❤🎉samiira
Maasha Allaah waa qurux miiran, noloshu hakuu wacnaato sis . Laakiin nolosha quruxda badan yaanay Samiiradan maqaanay kaabadalin😂
Masha Allah Alle hakubarakeyo noolashada haana kuhafido aadi iyo caruurtada Amiin
10/10 ❤❤ M.n waye abyo 🎊 🎉
Masha allh rabi hakusiyadiyo nimcada walalo qaali ducoyinka xubixi iyo galbti waxba kuma helayane ❤
Alaha kuubarakeyo 100ki 100ayuukusoobaxay mabruukkkkkkkk❤❤❤❤
Masha alah, I laaheey ha idin xafido. ❤❤❤🎉🎉🎉
Ilahay hakuu siyaadiyo xbbti hana kuu barakeeyo qaali❤❤❤❤
Mashaa allha xayzati illhay haku siyatiyo manasha allha❤❤❤❤
Samiro.masha.allah.weye.ilahay.haku.siyadiho.abayo.xasidkana alahakaqabto..ubaxyadi.bes.aya.kadhiman
Samira daaqadaha markaa fuusho is ilaali ha dhicin abaayo anaa ku sigtay inaan banaanka u dhaco
Asc alxamdu llilaahi rabillcaalamiin hadii aad badbaaday rabi aa mahadleh haa waa halis
Masha’allah kugu soo baxay Ilahey haku barakeeyo ❤
Mansha allaah alle hani dhamaan tina allena hakuu caafiyo gabadhena qali
Samir abayo ilmha yey ka dheeli waxa uso gadaa gaalka fadhig❤a msha allh waa dooq qurxonthy alle ku barkeyo xabbti insha allh shar kuma argato❤❤❤❤
Masha,Allah wllo hooyo karti leh Allahu ma barik
Masha allah alaha kubara keyo
Mnsha alah abyo farxada alaha ku ziyadiyo doqa fadhigaga aadu u qurux bdnyhy
M.a qurux waye illahey haku barakeyo many ❤😊
Maashaallaah ❤❤❤aaaaaamiin alle ha kuu xiftiyo in.shaallaah ❤❤❤
Mnsha allha samria allha ku barakyo waxg ❤❤❤
Mashaa allah allah kuu barkeeyo walalaal macaan
Mashaa Allah illahay hakuu barakeeyo abaayo noloshaada
Asc xabibti ❤❤❤❤masha allaah diriga xajiso
Masha allaah masha allaah gaari dumar allaha ku dhowro adi iyo gabdhahaaga❤❤
Manshallah walhi qurux waye illahi hakubarakeyoo abyo❤
M.a abyo alle ha kugarab istago adi iyo carurtada mcnto be happy marwalba ❤
Farxadaada waan jecelnahay ilaahay hakuu siyaadiyo naftaadana ilaali ilaahay haku xifdiyee
Masha allh allhahuma barik allh idin xafido
Masha allah tabarakallh abyo intaas iyo inka badan allaha kugu arzaaaqo abyo alluma aaaam
Maasha Allah qurux waye abayo 100%100
Mashaa allah abyo Isha qumayada alllaha kaa qabto ❤🎉
ماشاء الله تبارك الرحمن ماشاء الله تبارك ماشاء الله تبارك الرحمن ❤💕👍❣️🌹اختي الغالية الله يسعدك ويحفظك امين امين يا رب العالمين
Maasha..allaah. abaayo.guuleyso❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
Masha allah tabarakallah alle haku barakeeyo xabiibti
Masha Allah Tabark Raxman Abayo Nolashada Allah kuu Barkeyo Doqaga 10/10 waye ❤
Allaha kuu barakeeyo awlaadada iyo gurigaga abayo
Masha Allah Allah haku Siyadiyo farxada iyo nolashada cusub
Aamiin Aamiin yaa Rabi
Masha Allah abayo alle haku xafdiyo adiga caruurtada
Aamiin aamiin yaa Abii🤲🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️
Allah ka qabto isha abyo mcn ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
MashaAllah abayo Allah hakubarakeya Keep going ❤
ما شاء الله اللهم بارك أختي ❤
ماشاء الله تبارك الله اللهم بارك
Masha Allah Allah kuu ziyaadiyo abyo❤
Rabi haku xifdiyo xbbti ore usoco gadaal ha eegin samiiro😊
Maansha allah ilahay haku barakeyo aad baad u qurxisay ❤
Macha Allah wll samira cadey alle haydin xiftiyo
Maasha allaah wuu qurux badan yahay allaha idin dhowro dhamaantiin
Mnsha allah abayo ilaahay ilmaha hakula koriyo isha ibi aadankana ilaahay haka qabto
Masha allah qurux waye wllhi❤❤