Nafteyda ayaan kuu guuriyey? || Qiso saameyn badan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ต.ค. 2024
  • CONTACT ME:
    INSTAGRAM👇👇
    ...
    For copyright Problems please contact me: iamifiye1@gmail.com
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 275

  • @zuzubrithish1920
    @zuzubrithish1920 7 หลายเดือนก่อน +49

    Shekadadi ugu horeysay ee farxaad ku dhamata nio noocan no so badi😢❤

    • @abdirahimahmethashi924
      @abdirahimahmethashi924 4 หลายเดือนก่อน +1

      Farxad haday ku dhamnayso wan dhgaysan kara 😂

  • @Ismacilxasan-f1k
    @Ismacilxasan-f1k 7 หลายเดือนก่อน +56

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️

  • @azad__Junior
    @azad__Junior 7 หลายเดือนก่อน +38

    Ku sali nabi Muhammad Scw Scw❤😊

    • @UgasoAye
      @UgasoAye 7 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw

    • @Ladanabdii
      @Ladanabdii 7 หลายเดือนก่อน

      Scw❤️

    • @Sim4neyy
      @Sim4neyy 7 หลายเดือนก่อน

      Salalahu caleyhi wasalam

    • @zahrosman297
      @zahrosman297 6 หลายเดือนก่อน

      صل الله عليه وسلم ❤

  • @Murti-z2j
    @Murti-z2j 2 หลายเดือนก่อน +3

    ❤❤❤❤Masha alaah❤❤❤ 59:32 ❤❤❤❤

  • @Ladanabdii
    @Ladanabdii 7 หลายเดือนก่อน +17

    Wcs Allah mamulkisu wa cajiib💯
    Gabdhu indha adeeg + karti isku darsaty m.a👌😱
    Bisinka nin donasho wa another level mayoy shiiqa abehed marku ushegaba kanaxay
    Wiilka & taliyaha arintoda aad bay uqosol badneed😂😂
    Wa guur ku faiday wiilka👍👍

    • @faisalabdi1187
      @faisalabdi1187 7 หลายเดือนก่อน

      Malaa iig ka adeegty ku lamaaneyd gabadha😂

  • @Rocco-v7h
    @Rocco-v7h 7 หลายเดือนก่อน +14

    Ifiyow qisoyinka jaceylka noo soo badi ❤❤😂😂

  • @Mushtaaqmohamed-e7v
    @Mushtaaqmohamed-e7v 6 หลายเดือนก่อน +2

    Xabsi jeel dil kudhamaato nasheegdaa waana jeclahay sheekooyinka danbi baarista❤❤❤

  • @SadiqAney
    @SadiqAney 6 หลายเดือนก่อน +5

    ماشااللة ثبارك اللة

  • @SahroCali-wh6bx
    @SahroCali-wh6bx 7 หลายเดือนก่อน +7

    Qisoyinka awal waa qiiron jiray😂lkn qisadaan taliyaha iga qosliyey😂😂fuleysanaa😂😂mahadsanid pro❤

  • @Rayanchannel-l8p
    @Rayanchannel-l8p 4 หลายเดือนก่อน +5

    Waba gabar gesiyad ah 😂😂😂😂

  • @cabdiraxmaangeediaadangaca8915
    @cabdiraxmaangeediaadangaca8915 7 หลายเดือนก่อน +5

    Ilays adoo mahadsan intarneedka madow ka so hadal😢😢

  • @foziaelmi9120
    @foziaelmi9120 7 หลายเดือนก่อน +12

    Waxa jiira wax aad shar modaysiid o khayr ku lee mashallah ❤

  • @Nasraking-h4o
    @Nasraking-h4o 3 หลายเดือนก่อน +1

    M.asha alha walhi imkadaa ayaan dhamaystay dhaysigoo anigoo farxasan ayaan dhamaystay❤😂

  • @Caaishcuud
    @Caaishcuud 7 หลายเดือนก่อน +10

    Wacaadi 😂😂😂😂❤❤❤❤ ceeeb waye😂😂😂 anigu xitaa waxaan iska ilaaliyaa midka isala hadalno inaan kudho ho wan ku jecelaha marka ooibariyo kadib leen dhaa haa😂😂 kawaran hee ifiyo 200k Inshallah

    • @hanihappy1421
      @hanihappy1421 7 หลายเดือนก่อน +2

      Hhh isku mid nhy wllhii😂😂😂

    • @Caaishcuud
      @Caaishcuud 7 หลายเดือนก่อน

      @@hanihappy1421 wallaahi dheh wll nahay

    • @Aybmhm
      @Aybmhm 7 หลายเดือนก่อน

      Ala abaayo sarbeeb isticmaal,
      Aduunka iinsheego waa laga tagay,
      Aniga maalinka aan diyaar u ahay guurka oo sarbeebna la iigu daray,
      Waxaad iga sugtaanba waa Invitation Arooskayga ⛄️😁

    • @Caaishcuud
      @Caaishcuud 7 หลายเดือนก่อน +1

      @@Aybmhm hee waxmafashiliyeye😂😂😂😂 ok

    • @Aybmhm
      @Aybmhm 7 หลายเดือนก่อน +1

      @@Caaishcuud Daahana hortiis dafanaa hee taagan😁

  • @zapirinmoha1776
    @zapirinmoha1776 7 หลายเดือนก่อน +12

    Plz ifiyow nooso badi hady macqulthy wayo addict a kugu noqday ❤

  • @baacsiRADIO
    @baacsiRADIO 7 หลายเดือนก่อน +13

    Ifiyow gabar kusoo doonataad rabtaa waan ku arkoynaa waxaa nagu samaynaysid😂

  • @kiinhassan278
    @kiinhassan278 7 หลายเดือนก่อน +9

    jacelkas waan la dhiman karaa moyee inaa abahiis u tago kadibne wiilkaga ii guuri dhihi karin wah 😅
    مستحيل والله😂

    • @farxanyare2023
      @farxanyare2023 7 หลายเดือนก่อน

      😂😂asaga inta u tagto ma u shiigan kartaa horto

    • @kiinhassan278
      @kiinhassan278 7 หลายเดือนก่อน

      @@farxanyare2023 horta asigaba u shega karine abahiis maxaa i gaarayo horta 😂😂😂

  • @rukiaabdulkadir-f1z
    @rukiaabdulkadir-f1z 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waa nagu ceeb in aan guryaha garaaacno annagoo guurdoon ah dhaqankeenu waa in nala soo doonto si sharaf badan oo duqeydo gorfeeyaan arrinta.

  • @wadumafaduma8235
    @wadumafaduma8235 7 หลายเดือนก่อน +9

    Walahi aniga niin anaan jacalahay maa dhaheen😂😂😂waa xishod cml

  • @sacdiyanur7583
    @sacdiyanur7583 7 หลายเดือนก่อน +14

    Gabarta mawaalnee Jaceylka ayaaba waalan ayaduna Gabarkarmeed❤👏

  • @MaryamoShariif-f8k
    @MaryamoShariif-f8k 7 หลายเดือนก่อน +4

    Thanks wall soo badi qisooyinkaan

  • @NasracayduruusKeenadiid
    @NasracayduruusKeenadiid 7 หลายเดือนก่อน +2

    Wlhi waan ka naxay lkn ilahay haddi garabgaga yahay marna ma dayacmaysid alle isku xira😢

  • @karinaali63
    @karinaali63 7 หลายเดือนก่อน +6

    Wow nice story good work ifiye horey u soco brother

  • @ZakariyeAli1234
    @ZakariyeAli1234 3 หลายเดือนก่อน +1

    Keep going brother 👍👍👍

  • @IqraMuqtar-pc4dz
    @IqraMuqtar-pc4dz 7 หลายเดือนก่อน +6

    Ayy qosolkaaga waa ka helay😂😩🥰

  • @sacdiyanur7583
    @sacdiyanur7583 7 หลายเดือนก่อน +6

    Ifiyow markaad shegeysid Dadka dhintay magacyadooda oo sheekadaad shegeysid kulagasho sida Alle hawnaxariiste Madaxweyne Maxamad Sitaad Barre uraaci Alle hawnaxariito Mahadsanid❤👏

  • @ANASIBNUMALIK25
    @ANASIBNUMALIK25 7 หลายเดือนก่อน +14

    مدمن الخمر aan maqli jirey hda anaa noqdey مدمن قصص ILEYS 😂❤❤❤

  • @مريم55رون33
    @مريم55رون33 หลายเดือนก่อน +1

    Qisdii ugu horeysy oo farxd ku dhamat❤noso bdi murugo io qiiro nagu dishee ifyow😂Anig ahan wan radin laha wyo wax qald ah ugum jedo qofk Mar hdii an jeclhy waa qasb in so jediyo🙋‍♀️😃

  • @faatmacqaadircabdalla3798
    @faatmacqaadircabdalla3798 7 หลายเดือนก่อน +6

    Anaa ugu horeyey mnta team ifiye and ileys❤❤🎉🎉

  • @abdulrahmanmursal1615
    @abdulrahmanmursal1615 7 หลายเดือนก่อน +4

    Ifiyoow sxb thanks 200 maahan 2 m aa u qalanta sxb Ani qisooyin ka aad no so deyso wan ku haysta mida kale truck le ku nool us aan ahay maalinka ay ugu yartahay ilaa 3 qiso wan dhameestaa thanks bro soona badi

  • @IAM_ASMA
    @IAM_ASMA 7 หลายเดือนก่อน +2

    Walalkey waan ku taageeraa suasha hadaan ka jawaabo waa arin cusub gabar wiil doonata lakin aniga waxaan aminsanahay dhaqankii hore ee hooyooyinkeen nagu soo barbaariyeen ilahay waaridkeen janatul fardowsa ha geeyee. Igama suurowdo hadii aan dib lay abuureynin intaa waa kaftan

  • @ClraxmaanAxmed-rx2xq
    @ClraxmaanAxmed-rx2xq 7 หลายเดือนก่อน +8

    First saan kusugayey Ayaan hada isodhacday❤❤❤😂

  • @MohamettAbdukadir
    @MohamettAbdukadir 7 หลายเดือนก่อน +5

    Aad baan kuu salaamay zxp ifiye❤

  • @JH-ec7tv
    @JH-ec7tv 2 หลายเดือนก่อน +1

    Subhanallah 🤔🤔💖💖🙏🙏Mashallah

  • @AsturFaarax-q7f
    @AsturFaarax-q7f 7 หลายเดือนก่อน +5

    Ilama xuma lkn waxay u baahantahay aragti dheer

  • @maxamedjaamac150
    @maxamedjaamac150 7 หลายเดือนก่อน +6

    IFIYE SXB CAAWA aniga uguso horeyay

  • @anfacmaxmuud
    @anfacmaxmuud 7 หลายเดือนก่อน +4

    Sdn xaq maha Wllhi Sheekadn sidee Kun like xita U Gaarin

  • @HanaBashir-mk4rp
    @HanaBashir-mk4rp 3 หลายเดือนก่อน +1

    Gabdaha hadey wax jecladan waji malahan wilka cidis xeta kama xishono wllhi😂

  • @Xalimaa-qx9pz
    @Xalimaa-qx9pz 3 หลายเดือนก่อน +3

    waa mahad santahay sheekada quruxda badan

  • @MoHametHaYkal
    @MoHametHaYkal 7 หลายเดือนก่อน +3

    Ifiyawo Qisoonyinka Hana soo dheraynin yay naga dhamaane😢

    • @calishire570
      @calishire570 7 หลายเดือนก่อน

      Hhhhhh hhhhhh

  • @Suldanboy
    @Suldanboy 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wlhi wan qoslay taliyaha waba funny iyo fuley

  • @zuzubrithish1920
    @zuzubrithish1920 7 หลายเดือนก่อน +3

    Nin hadad donoto wax ahmiyad ah kama helisid ila miid aqli badan

  • @NasteexoXasan-hn2mo
    @NasteexoXasan-hn2mo 7 หลายเดือนก่อน +7

    Ana uhoreya cawA😂❤

  • @calishire570
    @calishire570 7 หลายเดือนก่อน +4

    Waa yahay waa yahay.

  • @ifrahabi4834
    @ifrahabi4834 2 หลายเดือนก่อน

    Ninka isbitalka ku jiro aya ruunta sheeg I doona. Inshallah

  • @updalla12
    @updalla12 7 หลายเดือนก่อน +4

    Keep going wll ifiye 200k is coming soon🎉

  • @Sihaameyy
    @Sihaameyy 7 หลายเดือนก่อน +4

    In nala dhaho ma rapta tu walana wilka iga so donate hoyada so bodeso nag nin donesa🙄 tas eydis io wx celane wareje e wilka ye iga so dhawan 😭😂💔🦥

  • @abdirahmaanbarkhad5024
    @abdirahmaanbarkhad5024 7 หลายเดือนก่อน +2

    Waa layska qaaataa pro

  • @barwaaqodheeman-n3z
    @barwaaqodheeman-n3z 7 หลายเดือนก่อน +2

    Ceeb aduun waye mida kale ani waxan amiisanhy in aanu i an facayn nin aan ka daba oradayo oo an raadsanyo inigu say aahataba ini wan la aamusi lahaa gabadhii aad ayay nasiib badan tahy

  • @نوره-ق5ر4د
    @نوره-ق5ر4د 7 หลายเดือนก่อน +4

    Way adagtahay inaad dhahdo adi oo gabar ah ninkas Wan jeclahay

  • @MumtaasCraxmaan-q1d
    @MumtaasCraxmaan-q1d 5 หลายเดือนก่อน +1

    Hhhhh wallhi taliyaha fulayga ah aya dhormar iga qosliyay

  • @HafuuMHaashi-wc9yt
    @HafuuMHaashi-wc9yt 7 หลายเดือนก่อน +2

    Fulaysanaa taliyaha ha isoo salaamin ku lahaa😅😅😂😂

  • @SabiriinAhmed-n9j
    @SabiriinAhmed-n9j 2 หลายเดือนก่อน

    M.a Allah washekada ugu horeysa oo oyin iga keentay marka lagasotago qosoyinkii anbiyada 😢 lakin taliyaha fuleey oo shactiroole ah waaye o dhahy hadi ad magalada sogasho xita haiso salaamin😂 askarigas ani caml ayuu u cabsanayaa

  • @fahmahassan6335
    @fahmahassan6335 5 วันที่ผ่านมา

    Ninka waxa u fican naag jecel naagtana waxa u fican nin jecel lkn jecelyku hadii ow yahay hal dhinac markaa waa wareer masha allah familyka ilahay ha isku barakeygo

  • @bbemacisi5294
    @bbemacisi5294 7 หลายเดือนก่อน +4

    Sheekad ano qawesnayo ayaan dhagesnyeye😂😂

    • @Aybmhm
      @Aybmhm 7 หลายเดือนก่อน

      Hhh oo taleeefanka ma irid kaa dhigaty?😂
      Hooyadey u tag, oo ku dhe
      Wiilkaada igu darzo

  • @NaCHmO________AhmtH
    @NaCHmO________AhmtH 7 หลายเดือนก่อน +2

    ifiYow waan kujeclhy 😂❤

  • @hamdihassan2854
    @hamdihassan2854 7 หลายเดือนก่อน +4

    Mahadsanid wll mcn

  • @Saada-ct5kx
    @Saada-ct5kx 8 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah aad ayaan ugu farxay wayna fiicantahay mararka qaar wiil hadaad jeclaato inaad doonato si aad nolasha farxada leh ula wadagto xanuunku waa in hal mar kudhafa hhhhh waan kuraacsanahay arinka ay samaysay hadaan aniga ahaan lahaana waan samayn lahaa hhhhhh❤❤❤ geesiyad waaye gabadhu walhi aadna waad ugu mahadsantahay qisadan caawa farxada igu dhamaatay iyo qosolka ❤❤❤ mahadsanid ifiyow

  • @muna607
    @muna607 7 หลายเดือนก่อน +23

    ماشاءالله أخي قصص شكر💞👌

    • @XOG-BADAN
      @XOG-BADAN 7 หลายเดือนก่อน +1

      قصص روووووعه 😊

  • @Butuceyyy
    @Butuceyyy 7 หลายเดือนก่อน +2

    😂😂aduunka taliyaha iigu qosol badan😂😂😂fuleysana teeda kale kan taliyaha muxuu asoo ordayo u aada😂😂

  • @Saadaq19
    @Saadaq19 7 หลายเดือนก่อน +2

    Weligaa qofaaa jecehsy ha guursan
    Qof ku jecel guurso
    Inta aroosin bisinka u qabo mybe in allah qalbigaaaaga u furo oo sida zumuur cml noqoto 😂😂
    Lkn Ifiyow halimoyinka somalida Wax baa ka qaldan hdeee 2 Canug ku dhasho jacylka wuu dhamaanaaa ifur kasoo horeyso yaab

  • @Asab-jg8ey
    @Asab-jg8ey 7 หลายเดือนก่อน +6

    Mashallah

  • @AsmaCabdullaahi-j9j
    @AsmaCabdullaahi-j9j 7 หลายเดือนก่อน +1

    Qisooyinkaaga tan leeba kherqabta oo farxad leh

  • @Deeqohussen-v3l
    @Deeqohussen-v3l 7 หลายเดือนก่อน +1

    ماشاءالله تبارك الله

  • @BulshoXuseen
    @BulshoXuseen 7 หลายเดือนก่อน +2

    Walhy ma awoodo inaan dheho wiilbaan jeclay inaan aabhii utago iska daayee inaan xataa isga u sheego ma awoodo hadaan jeclaado wiil waan is ilowsiin lahaa waayo dee maba hadil karo😅

  • @Ur_fvv_Hina
    @Ur_fvv_Hina 7 หลายเดือนก่อน +2

    anu hooyadis ban usheegi laha wa dumar wey ifahmj karta😢

  • @ShukruMohamed
    @ShukruMohamed 7 หลายเดือนก่อน +4

    Thnk wanba sugaye…😢

  • @Haboon-g4d
    @Haboon-g4d 2 หลายเดือนก่อน

    Wlhi xisoda dartisa wan diman lahy 😢😢

  • @Casha-g3o
    @Casha-g3o 7 หลายเดือนก่อน +2

    Ifiyow in ladonto wey fcnthy abaha iisheeg aan kadontee 😂😂😂

    • @cayunil240
      @cayunil240 7 หลายเดือนก่อน

      😂😂 qalanjo wad diyarsantehee

  • @Binthlm
    @Binthlm 2 หลายเดือนก่อน +2

    مستحيل xitaa hdan udhinayo uma sheganyo donasho io family kisa iska daayee wah😂😂😂

  • @nurtoalasow7862
    @nurtoalasow7862 6 หลายเดือนก่อน

    Subxanalah

  • @user-hafsa23
    @user-hafsa23 7 หลายเดือนก่อน +2

    Waa dhimankaraa Lee maahane ninkaa jeclaado aabihiiuma tagaayo

  • @XuseenSiciid-zr3o
    @XuseenSiciid-zr3o 7 หลายเดือนก่อน +3

    WAAXAY waa xili danbe muuqaalkuna wuu dheeryahay

  • @nimcofarax8773
    @nimcofarax8773 7 หลายเดือนก่อน +3

    Thanks you 😘 wllkey ❤❤❤❤❤

  • @Mumtaaz_Maanka
    @Mumtaaz_Maanka 7 หลายเดือนก่อน +2

    maku jiri ceeb ayaanba dareemayaabe aana asagaan usheegi lahaa war iso doono dhihi lahaa😂

    • @farxanyare2023
      @farxanyare2023 7 หลายเดือนก่อน

      Hado ku diidana😂

  • @RoodoSultan
    @RoodoSultan 6 หลายเดือนก่อน

    Omg qiso cajiiba❤

  • @YaasminMahde-yx2vp
    @YaasminMahde-yx2vp 7 หลายเดือนก่อน +3

    Ma soodahay

  • @ShamseDiin-ib3sr
    @ShamseDiin-ib3sr 7 หลายเดือนก่อน +2

    War ifiyow 😂 nio nin wanagsan bad tahay lakiin fidrada dadka haka walin is dhaaf ba dhiciye gabadh oo wiil doonanasa 😂

  • @degelkhayr
    @degelkhayr 7 หลายเดือนก่อน +2

    Waxaan ku qoslay Saad u xarakaysay jaasir in Gudoomiyaha xerada xitaa ha imacsalaamayn kulahaa 😅😅😅

  • @AzmaCayni
    @AzmaCayni 7 หลายเดือนก่อน +2

    Hadiiba aad ledahay gabdhow raga doonta adaan kuso doonanaa ifiyow😂😂

  • @calishire570
    @calishire570 7 หลายเดือนก่อน +2

    Thanks ifiye

  • @najmahussein1531
    @najmahussein1531 7 หลายเดือนก่อน +1

    Doonasha aaaaaaa😲wlhi mar xalad adag waayay in wiil aan jclhy aan doonto,waan u dhiman kraa jceelkiisa ma ahaneee geesinimo aan ku doonto maba qabo

  • @ahlaamdiinaa7789
    @ahlaamdiinaa7789 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ani haaan hadii qof saas ugu daqramo xitaa inaa asi u shegeyn aabihiisa iska dhafee😏

  • @Ciisenews
    @Ciisenews 7 หลายเดือนก่อน

    CAJIIB SHEEKADA ZXP❤❤

  • @xamseshow409
    @xamseshow409 7 หลายเดือนก่อน +1

    Nio ples nag so daa wa codsi qisada 2 days dhan maqnthe wa codsi lph had hayso oo diyrisy so daa mar walb youtubka ka ega mase ma leh san ma waye paro se wax ledahy!.!.!.!..!.

  • @housseinali4145
    @housseinali4145 7 หลายเดือนก่อน +1

    Kulanti wacan walalkey mahadsanid ⭐️ 🫡 👑

  • @Safakaarmi
    @Safakaarmi 7 หลายเดือนก่อน

    Nio wlhi horta inaad dareenkaga ka hadasho ood dariiqaa ay martay sumurda aad marto waa wax qurxoon, lkn wlhi hadaan shakhsiyadayda ka hadlo anuu ma awoodo inaan waxaas sameeyo ama qofkan jecelahay aan walidkiisa u doonto .
    lkn intii ku dhiiran karta een sayda ahayn waxaan dhihi lahaa shp hala baqina dariin kiina ka hadal waxa gudahaaga ahaaday

  • @AminaAbdi-nu5sf
    @AminaAbdi-nu5sf 7 หลายเดือนก่อน +1

    Tank you de son

  • @MaryanDagan
    @MaryanDagan 6 หลายเดือนก่อน

    Gbar wngsan bay ahyd ragow hadiidina gbdhha ini jecel mnshlh lkn aniga mid iso radsda hadan jecldo mdhihikro wn kujeclhy xishod😢

  • @mms7038
    @mms7038 7 หลายเดือนก่อน

    mansha allah ax ax ax wlhi ilma iguso istaagtay ax alx ilahayba mahadle jaasir waanku farxay dumuruda ayaan kusi farxay inay heshay ninkeedi

  • @Xalimaa-qx9pz
    @Xalimaa-qx9pz 3 หลายเดือนก่อน +1

    raga markaa downaneynu hidi maanahay hadhoow waxaa luwnah xisaawiyaa dadka dhimirka luwgujiro😅😅😅😅😅

  • @rahmishahmed1983
    @rahmishahmed1983 7 หลายเดือนก่อน

    Taliyaha funny iyo fuleynimo awu iskudharsadhey😂😂😂😂

  • @سودههساعد
    @سودههساعد 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ifiye hdda ani wan ku jeclhy

  • @khadarmohamed9951
    @khadarmohamed9951 7 หลายเดือนก่อน +2

    SHEEKO WALAN BAAD NOGASHEKEYSAY

  • @SahroMacalin-f3b
    @SahroMacalin-f3b 7 หลายเดือนก่อน +2

    Soo arin fcn ma ahan kulaha wali 😂😂😂😂😂

  • @Zuzu.455
    @Zuzu.455 7 หลายเดือนก่อน

    Wiil hada usii dhimanayo xata lama hadli karo ila uu isaga ila hadlo. Haday dhacdo ina jecladay isna ila hadlin wa iska dhafi kara 😭😭😭😭

  • @Ladanabdii
    @Ladanabdii 7 หลายเดือนก่อน +3

    👍👍👍

  • @ibrahimhassan6912
    @ibrahimhassan6912 7 หลายเดือนก่อน

    Ninkii markhatiga u noqdey ma dhintey mise wuu cool yahay?

  • @ahmed-nour638
    @ahmed-nour638 7 หลายเดือนก่อน

    Thank you so much 👍 waa qiso xiiso leh

  • @Mujaahid11
    @Mujaahid11 2 หลายเดือนก่อน

    Taliyihu geesi sanaa 😂😂😂😂😂