IFIYE SXB WAXA KUGU XIRAN SHACAB BADAN OO AAN MUQDIDHO WELIGOD ARAG MARKA MUQAALADAN OO KALE WAXTAR WEYIN AYEY U LEE YIHIIN MARKA SXB MUQALADAN OO KALE NOOSO BADI AD IYO AD AYAAD UMAHADSAN TAHAY SXB SARE HORAY U SOCO ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Asc waan ku salaamey salaan kadib waxaan rabaa arimo youbka ku saabsan aan kaala hadlo marka meel aan kula soo xariiro fadlan iiso dir walaal waana mahadsantahay
Zxp waa iga codsi Labada video ee soo socda aa sodhigi rabto hacker kasoo samee please waa iga codsi waliba kuwa America 🇺🇸 kaso samey waa hada respect 🫡 ii heyso wxaanba is dhaha ninkaan codkisa wxuu ku qurxonyahy mrkuu jackerka kashekenayo. Zxp waa iga codsi kaso samee video hCker🙏🙏🙏💯
Hada ka hor anoo jiro 13 cml aan meel baadiyaa u guurnay anii aabe iyo gabar ila dhalatay waxaa mudo 2 sano ah naga maqnaa orgi waxaan arkay nin arigiisa dhan dhagaha ka jar jaranyahay waxaan ka dhex aqooday orgigii dabcan ariga dhan sumadiisii wax kale ka kor marshay waan dareemay waan u fagaray waxaan is dhahay hataa dhahdo orgi sumadaas leh ma araktay amuu maya iska soo jaraa inta ninkii u dagay aan dhahay adeer waxaa meelahaan liiga sheegay orgi iga maqnaa in mudaa asoo dhagihii laga jaray inuu yaabay oo cabaar iga maqnaa uu yiri waa kanaa anaa ku qaldamay anoo ariga suntanaaya hhhhhhhh aabe uu intuu u yimid uu yiri adeer iga raali ahaada waakaasaa
Lkn bal ishega dada qofku kaso gali karo daqada waba murayad ok murayada Marka la furo miyeysan wax kale biro ama alwax yo yar lehen yaab daqada haas waba riski maxay daqad wen oo halow ah dad waa ween iyo carurtu ba waa ka dadan karan war bal daqada war iga siya wuxu maxay tahay alabab miya mise wa daqad 🤔🤔🤔🤔🤔
Hhhhh wllhi ani sacudi ayan joga dawaqyo qar daqadoda wa murayad an bir iyo alwax iyo waxceliyo an lahayn oo iska furmaya sida daqadaha sandaqada ama tukamada sida mamoyinka qudarta guryaha ku gadan camal oo miska inta kuadan un lafuri ilna lagu tiriyo ina fahanty rajena
illhY wlalaheena falastii dhibka haka korqaado amin Amin amin amin 🤲🥺
Aamiin Wallaahi waxa falastiin ka socdaa wax qalbiyada u dulqaadan karaan maaha 😢😢😢.Yaa Allaah masaakiinta u kaalmeey
Aamiin wll mcn❤❤❤
Amiin yarabi 😊
Aamiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲
Waxaa aniga layaab igu noqotay Wiil Xabbad iskudhitay assagoo fadhiya welina fadhiya naftana kabaday macquul maahan. Waayo ma’ogtihiin Xabbaddu Awoidda eyleedahay marjeey kuugu dhacdo ineey kugameyso. Aniga waan kuraacsanahay Abaha Wiilka inuusan Aaminin inuu Wiilkiusu assaga idilin marka eynu aragano meeshey kudhamaato sheekadaan. ❤️👏
😂😂😂😂😂 ana layabaybo
illaahey ramadaanka nabad hanagu gaarsiiyo inshallh❤❤🎉
Aamiin I.allah 🤲🏼
Amin😢
Ramadanta ilaahay nabad hanagu gaarsiiyo😊🎉
Allahuma aamiin 🤲 yarabbi dhamantena
Aamiin ramadaankaan iyo kuwo farabadan
Cimri dheer oo caafimaadleh iyo cibaado suuban
Allahuma aamiin ya rabbal calamiin
Ameen Yaa rabi❤
Mxn dhahna, ilaahayow mid quruxda iyo maskaxda qufraan oo kale leh.
Wlhi ifiyo aad aya ugu mahadsantahay sida quruxda bdan ee mar wliba qisoyinka nogu sodiyarisay abowe horay usoco💯👍🏻
Aaaax waa Qiso xaan Baadan 😢
WOW qufraan caaadi mahan noolow.
Ifiyoow in badan qisadada anoo cafimad qabo waa dhageystey lkn manta filinbo ayaa I xiran 😢isoo ducey
Allah ku cafiyo
Allaha ku caafiyo wll qali
@@ILEYSS❤aamin wllky mcn❤ faraxad iga weyn ma lahan adoo reply isoo galey alx❤
Ilaahey ha ku caafiyo wll
ᴀʟʟᴀʜᴀ ᴋᴜ ᴄᴀᴀғɪʏᴏ❤😢
Subhan’Allah
Walaal musiga kadaa shekada. Music waa madax xanuun gaalo manihin anaga oo xasiloni karadinaya music
ifiyow qisoyinkani oo kaale nos 👌 baadii
IFIYE SXB WAXA KUGU XIRAN SHACAB BADAN OO AAN MUQDIDHO WELIGOD ARAG MARKA MUQAALADAN OO KALE WAXTAR WEYIN AYEY U LEE YIHIIN MARKA SXB MUQALADAN OO KALE NOOSO BADI AD IYO AD AYAAD UMAHADSAN TAHAY SXB SARE HORAY U SOCO ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wlhi cajiba waye midan maqano ani dabilahy 🧐❤️🩹
I always pray for you❤ illahey haku xifdiyo wllo🥺🥺🥺🖤
Waa kahelaye shekada ❤
Cawa wa double qisada😂midan mrka dhamesto mida hda so dhacde tnkx Mr ifiye
😂😂 horta qisooyinkaagu siiriya ciraaq dimishiq maanay ka dhamaanba
Ifiyow horata qisoyinkaga waan ka hela waliba kuwa dabi bariista ah hore usoco abowe kole waan kugu xirnahay❤
ileys Qisooyin jinka wax badan ayaan u baahanahay🎉🎉
Cajiip❤
Aaax qiso xaan baadan😅
❤❤❤❤mashallah ❤❤ 200k inshallah thank you bro
Waku seexanaya marka kaso kacana waa dhamees tiranaya thnks 👋🏽
Ramadanka meqo malin ka dhiman axsabey😊
7 malin ka dhiman apayo alx
Ifiyow qiso yinka barista marka sheekada dhxd maresaba danbi la ha sheega
Million like hda ku awoodo ifiye wlhi wku siin lha❤😊sharf io karaamo❤
Hore usoco ramadanta sugila ahy
Wlhyie iyado qisadu dhaman ban xaliyay😎
Masha allah thank you 😢
Aniga aad uga helay
Sheekooyinkaaga.🌹😘
Ilaysoow😭😭😭
Aac aqii qisoyinka dambi baarista aad atan u jeclahay matka dhagesanayo xata waxn isku mooda in aan ani ahay dambi baaraha 😊❤
First ❤
Wadankay joogtaa gabadhasi waan kaga daba tagyaaye
Subax kasto markaa canjeelada dubaayo ku dhageystaa tnx❤😊
MAA SHAA ALLAH
Waaa soolug goden cml
Ifiyow qisooyinka carabta inooadi❤
Well done ifiyow qiso qurux badan baad noo keentay thank you 😊
Wall difaaca adkeey
Qufraan waa magac qurux badan😊
❤🎉
38:26 😊
😢
Wcs❤ Lambar1 qolofw😂😂
Dad qoral bena laga sameya arkay is dilkoda filmanta cml😂😂😂😂
Mahadsanid sxb
Ilees mahsanid wlaalo
legend 👏👏
Aad baan kuu salamay zxp ifiye
MASHAA ALLAH IFIYE NUUR guuleyso
Ifiyoow Wllo Amaanba Kuso Doonta Sidii Naagti😩😂
Waxaan ku qoslay hadii damac kaaga jiro waa run dad baa wax walba oo qurux badan hadii laga sheekeeyo isku daya in ay ayagu helaan
Ninkan iyo qurux mxa kala hesto😂😂😂
Mahadsanid wl Ileys sidad qisoyinka waxlaga faa'ido nogu soo gudbisid
Asc waan ku salaamey salaan kadib waxaan rabaa arimo youbka ku saabsan aan kaala hadlo marka meel aan kula soo xariiro fadlan iiso dir walaal waana mahadsantahay
Lagabarayba laga badi bay gabadhasi aabahed ku dhaaftay😂
Tnx ifiyoow❤❤
Xamar bajajbadanaa
Ifiye smarter man
😊와 나 이 이야기 좋아해
Marna saaxiibadaada xun xun ha u cagajuglayn haddii kale wey ku dhibaateynayaan dad badan ayay saa ku dhacday 😮😢
Mashalah hore u soo abowe😊
mnsha allah casumdu ad iyo aad aye u qurux badan tahay
Sxb ja waab ayaan ka sugaa
Wan ka helay🎉
Keep up bro
Waaw gabadhu khatar ayey ahayd 😊
Silencer dheh 😂 dhawaq qariyaha xabada
Ilaysow cAawa sidad nowaday wado bajaj🛺 ma nagaso riday 😂
Zxp waa iga codsi Labada video ee soo socda aa sodhigi rabto hacker kasoo samee please waa iga codsi waliba kuwa America 🇺🇸 kaso samey waa hada respect 🫡 ii heyso wxaanba is dhaha ninkaan codkisa wxuu ku qurxonyahy mrkuu jackerka kashekenayo. Zxp waa iga codsi kaso samee video hCker🙏🙏🙏💯
Wcs ❤❤❤❤❤😂
Wan ku salary ifiye 🎉
Sxb ayaantan kaama haayo qisooyinka cabsida
ASC❤ MAMO❤ THKZ💯💯
Ifyoow saankuu dhagaysanay waxaan kabaqayaa inan in dambire noqdo 😂
😂😂😂ani xataaakkkk
@@sundusmohamed8509 sawmaha uunaga walayaa iifiye
❤❤❤😊
Ifiyo wanataqana wlh lkn gabdha amanka wakudheresa 😂😂😂😂 gabartaas camal hada hesho wikudhamatay sababtoah malagursankartid hadikale yaweylak 😂😂😂😂😂
🤣🤣🤣🤣🤣
@@ILEYSS wara sexo biri qiisa alagarabaye mase shukansi ya kujirta
@@ILEYSS 4xasle yaweylak qufraan araba hada dhahdid 😂😍😂😂
Kkkk😂😂😂😂
Wllhi waa cajiib qisidaan ❤😢
🤗🤗🤗🤗🤗❤waaw ifiyoow adiga yaakacaqlibadan ❤sxb
Aaaaax 😅
😱😱😭😭😭😭😭😰🙀🙀
Ifiyaw qisooyinkaaga duhurkii dhagaysta waaku dul seexda kadib marka sookaco casar kadib intii idhaaftay kusoo ceshtaa 😂
Hada sheekada 4mar cml kuso ceshtay mrka sexayay shiday mar danbo soo toosay shiday 2mar intii danbe kahurday hda dhameenoya😂😂
@@sabardulqaad3339 😂😂😂😂 Nila mid ayan ahay hadanba hurdoya
❤❤❤
SHEEKOOYINKA KLE WAAKUCAAJISA LKN SHEEKOOYINKAAGA MABA,KACAAJISO
Qisooyinka Danbi baadhista soo badi zxp
Hada ka hor anoo jiro 13 cml aan meel baadiyaa u guurnay anii aabe iyo gabar ila dhalatay waxaa mudo 2 sano ah naga maqnaa orgi waxaan arkay nin arigiisa dhan dhagaha ka jar jaranyahay waxaan ka dhex aqooday orgigii dabcan ariga dhan sumadiisii wax kale ka kor marshay waan dareemay waan u fagaray waxaan is dhahay hataa dhahdo orgi sumadaas leh ma araktay amuu maya iska soo jaraa inta ninkii u dagay aan dhahay adeer waxaa meelahaan liiga sheegay orgi iga maqnaa in mudaa asoo dhagihii laga jaray inuu yaabay oo cabaar iga maqnaa uu yiri waa kanaa anaa ku qaldamay anoo ariga suntanaaya hhhhhhhh aabe uu intuu u yimid uu yiri adeer iga raali ahaada waakaasaa
Hey qufraaney 😂😂😂😂 maluwugursan ilahada somaha 😂😂😂😂
@@Zakari2 hhhhhhhhh waan guursaday
Kuwan oo kle soo badi
Ifiyow qufraan gabar ay dhashay haday jirto ii doon adaa nabadoon ii ahe😢
😂😂😂😂 waalaguu donayaa
Lkn bal ishega dada qofku kaso gali karo daqada waba murayad ok murayada Marka la furo miyeysan wax kale biro ama alwax yo yar lehen yaab daqada haas waba riski maxay daqad wen oo halow ah dad waa ween iyo carurtu ba waa ka dadan karan war bal daqada war iga siya wuxu maxay tahay alabab miya mise wa daqad 🤔🤔🤔🤔🤔
😅😅😅😅😅😅😅😅😂😂😂😂
Hhhhh wllhi ani sacudi ayan joga dawaqyo qar daqadoda wa murayad an bir iyo alwax iyo waxceliyo an lahayn oo iska furmaya sida daqadaha sandaqada ama tukamada sida mamoyinka qudarta guryaha ku gadan camal oo miska inta kuadan un lafuri ilna lagu tiriyo ina fahanty rajena
😢😢😢😢
Golden voice ❤
❤️❤️☺️🥰🤩
Ramadaan karami
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Bal instgrmka nagaLa hadal wallo😅
wonderful
Asc
Walaal Danbi barista noo Badi aad iyo aad ayaan ujaclahay