XIKMADA INA LOO ABUURAY ? ᴴᴰ┇ Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ธ.ค. 2018
  • Asc , Walaalayaal Waxaan idinka Codsanaynaa in aad ka qeybqaadataan horumarka channalka alnasiixa idinka oo :
    📩 SHAREGAREEYA
    👍🏼 LIKEGAREEYA
    📋 COMMENTGAREEYA
    Hadaadan channelka Subscribe ku aheyna Fadlan ✔️ Subscribegreey
    Si aad u hesho wixii cusub
    Jazakumullahu kheyran
    _
    ►Subscribe Link:
    th-cam.com/users/subscription_...
    ►Nagal Xiriir:
    Facebook : / alnasiixa
    Twitter : / alnasiixa
    TH-cam: / alnasiixa
    ►Qof waliba Waa loo ogolyahay in uu Videoyada soo degsado kadibna lawadaago walaalaha muslimiinta kale ee isticmaala baraha bulshada sida facebook , whatsapp iyo wixii lamid ah bishardi in aad videoyowga aad wax kabedelin meesha laga keenayna lagu lagu qoro channelka alnasiixa media.
    ►Everyone is allowed to download and make use of our videos resharing them on all social channels of their preference (Facebook, TH-cam, Whatsapp, etc.) provided that they maintain the video copyrights (name of the TH-cam channel alnasiixa media ; and associated logo). You may also link from any social media to our channel - Alnasiixa Media.
    ► Join us now to receive our new videos once they are available. For receiving alerts, kindly push the button with a bell shape to activate it.
    th-cam.com/users/subscription_...

ความคิดเห็น • 657

  • @khadarahmet2251
    @khadarahmet2251 5 ปีที่แล้ว +319

    Masha alaH aadbaad umahad santihiin alnasiixa Media baadilkuba wuu dadaalayaaye idinkuna marwalba soo galiya muxaadirooyinka oo xaqa muujiya baadilkana khadka kasaara

  • @salmiinaa7124
    @salmiinaa7124 5 ปีที่แล้ว +19

    Ilaaahow diintaada nagu sooo hanuuuuni yaa rabi😢😭😭😭

  • @ZackAli
    @ZackAli 5 ปีที่แล้ว +224

    Macalinka dhiirri galiyaha noloshayda
    Alle haku xafido sheekh mustafe❤

    • @mymesqad9819
      @mymesqad9819 5 ปีที่แล้ว +2

      Jazakallah Kheer Sh.Mustafa anagana TH-cam ayaan Asxaab kala nahay waana jecelnahay Rabbi ehlu janada hangu daro.

    • @mariamohamed5013
      @mariamohamed5013 5 ปีที่แล้ว

      Masha allha sheekh mustafe xafidi allha

    • @saacidsaid7134
      @saacidsaid7134 5 ปีที่แล้ว +1

      Zack Ali maasha aalaah amiin yaa rabi

    • @zamzam6248
      @zamzam6248 4 ปีที่แล้ว

      ManshaAllah jazakaAllah

    • @abdullahibaris7182
      @abdullahibaris7182 4 ปีที่แล้ว

      AMIIN YA ALLAH

  • @ciyeyare6033
    @ciyeyare6033 4 ปีที่แล้ว +6

    Alxamdulillah Rabiga inaga yeelay Muslimiin , sidaan khayrka ugu kalanay halkan Jannada Rabi ha inagu kulmiyo aamiin

  • @jamajaylaani953
    @jamajaylaani953 5 ปีที่แล้ว +65

    Mansha Allah Alle rali Haga noqdo Hadii aad sheekh mustaafe jacashey like igu Qaabo

  • @shucaybinhoo9581
    @shucaybinhoo9581 5 ปีที่แล้ว +27

    Alle haynoo xafdiyo shiikh mustafe walle waa aqoonyahan siyaynis yahana iyo caalim weyn in run ahaantii waxa uu ka hadlaa quluubaha dadka waxa kujira🌍💜💜

  • @ifrah.a8532
    @ifrah.a8532 4 ปีที่แล้ว +36

    Can we just take amoment and apperciate this man right here 🥰🎉🤲

  • @nasemdahry4928
    @nasemdahry4928 5 ปีที่แล้ว +17

    ماشاء الله وجزاك الله خيرا, شيخ مصطفي..... والله ثم والله كم احب ان اسمع محاضراتك القيمة دئما تذكرني وتشجعني بتقوي الله

  • @sombba341
    @sombba341 5 ปีที่แล้ว +19

    Masha marka aad saan ka soo dhigtaan in dhaqsi la fahmo way fududahay ilaahay ha idinka ajarsiyo idinka iyo Sheeqa aan ugu jclahay in aan arko maalin un insha allah ilaaho malin un ikaa tus yaa rabi

  • @aaminaomar1335
    @aaminaomar1335 5 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah Al nasixa media qeer Allah idinsiiyo sh boqol soon aan aad ujecelehee Allah unaxariistee wacdiyaashiisa nosoo jar jara asigana waxajeceshihiin Allah idin siiyee

  • @maprukajoqor9119
    @maprukajoqor9119 5 ปีที่แล้ว +6

    Ma shallah Dar ilahyi Ayan KU jeclahyi shekh mustafe ❤❤❤❤

  • @_mustph3_
    @_mustph3_ 5 ปีที่แล้ว +45

    Wllhi noloshayda qayb baad badalkeda ka qasaty alle haka ajr siiyo adaa usabab noqday janalkan inaan shekh mustaphe iga dhex dhiiri galiyo gury gayga ano jifa mahdzanid alnasiixa

  • @waxbarashoarday7064
    @waxbarashoarday7064 5 ปีที่แล้ว +109

    Cidii qur-aan jece alle xifdiyo

  • @awilahmedabdullahi8241
    @awilahmedabdullahi8241 5 ปีที่แล้ว +24

    masha allah shiiq mustafe illah dartii ban ku jecelahy

  • @abdirashiidabdullahi2117
    @abdirashiidabdullahi2117 3 ปีที่แล้ว +3

    Wallaahi waan jeclahay sheekh mustafe xaaji ismaaciil sidiisookale waan rajayn i.a illaahay garab ayaan ka waydiisan

  • @missnaima6873
    @missnaima6873 3 ปีที่แล้ว +3

    Dhmanten siradaL mustaqiimka allaha naGu haGo🤲
    Sheikh mustafa illaheY ajar iyo xasanad hasiyo wlahi malintana wacdigisa dhageysan malin mwa i aha😥

  • @user-ih3fr2vj7o
    @user-ih3fr2vj7o 5 ปีที่แล้ว +5

    Allahu akbar scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw Masha alllah shukran sh

  • @Mohamet-t5b
    @Mohamet-t5b 4 ปีที่แล้ว +5

    Sheekh mustafe wlhi waan jaceylahy waligay ma arga♥💙ilahy ha ka rali noqodo♥

  • @umufadlic.m5160
    @umufadlic.m5160 5 ปีที่แล้ว +15

    Masha'allaah masha'allaah sh.mustafa jazaakalaah

  • @yousufrabi832
    @yousufrabi832 5 ปีที่แล้ว +4

    Mnch Allah sheekh mustafe ilahy ajar iyo xasanaad ha ku siiyo aamiin

  • @mohaaabdi7205
    @mohaaabdi7205 5 ปีที่แล้ว +5

    Mnsha allah shiiq mustafi Allah ajir kaa sii 😍

  • @antn______3053
    @antn______3053 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha aLLaH shikH musTaF xaaJi ismaaCiL iLahow janada ku geYo 😍😍

  • @saidalimohamed3211
    @saidalimohamed3211 5 ปีที่แล้ว +20

    Maaasha allaha JAZAKI LAAHI sh.Mustafa ilaah Cimrigaga Hadheereyo

  • @amounnour715
    @amounnour715 4 ปีที่แล้ว +12

    اللهم أرنا حقا حقا وارزقنا اتباعه،وأرنا الباطل باطلا وارزقنا اجتنابه🙏❤

  • @apdouladif8529
    @apdouladif8529 5 ปีที่แล้ว +3

    sheikh Mustafa ismaciil Haruun wa sheikha kaliya ee an qubadisu qalpigyga tabato iguna bararujiso nolosha dhabta ah. ilahay ha barakeyo shekha akhiro iyo adunba janada ilahay haynagu kulmiyo intii wanaga jecel🛐😍😍

  • @hanadbandz1669
    @hanadbandz1669 5 ปีที่แล้ว +13

    جزاكم الله خيرا أحسن الجزاء شيخ مصطفى حاجي أسماعيل😍

  • @abdiqanijaamac5565
    @abdiqanijaamac5565 5 ปีที่แล้ว +2

    mnsha Allaha shekh mustafe ilahaye ha ku xiftiyo

  • @umaaniisayusuf9557
    @umaaniisayusuf9557 5 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay ajar hakaa siiyo sheekh la aantiin khalbigenu wuu adkaan lahaa qaflaanu ku jiri lahayn ilahay culimadeeyna somaliyeed ha unaxariisto janaa ugu saraysa rabi haidin ku deeqo

  • @mohamedeidnouhbhd2306
    @mohamedeidnouhbhd2306 5 ปีที่แล้ว +9

    Alnasiixa jazakallaaH
    Sh.mustafe Haji ismacil haarun Cimri dherer Iyo cafimad qab Rabbi haku siiyo sheekheena ❤😍

  • @zunduzbarre6435
    @zunduzbarre6435 5 ปีที่แล้ว +9

    Jasakalhu akhyr sheekh😍

  • @kafi2962
    @kafi2962 5 ปีที่แล้ว +4

    Allah idin xafido dhaman All nasiixa iyo sheekha cimri dheeri iyo cafimaad insha allah❤

  • @asadahmed4126
    @asadahmed4126 5 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah channalka alnasiixa media sh mustafe xaaji ismaciil haaruun ilahay ha ku xifdiyo, dhiiri galin ayaad igalisa marka aan daciifo.

  • @hamisamechanel9624
    @hamisamechanel9624 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah sheekh mustafe ilaahy cilmiga haku dhereyo 🤲

  • @naxariisislamicmedia9278
    @naxariisislamicmedia9278 5 ปีที่แล้ว +39

    Walaalaheyga Muslimka Ahow Waan Idnjeclahay Waxaana Idiinkuyeeraya Kheeyrka Kusoobiira Channelkeygan Cusub Si Aad Iila Qeeybsataan Kheeyrka. Walalayaal Waa Nasiib Daro In Maanta Somali Ay Kheeyrka Ujeedin Balse Ay Ku Shuqlooneyso Waxaa Kheeyr Ugujirin Illaahey Kheeyrka Hanawaafajiyo In Sha Allah Dhamaanteen Al Nasiixa Walaal Qali Illaahey Dartiis Iigu Share Garee Channelkan Illaahey Kheeyr Hakusiiye

  • @idontcare6856
    @idontcare6856 5 ปีที่แล้ว +21

    MasHa AllaaH thanks bro
    Jazaka AllaaH kheyr Sheikh Mustafe ismaciil Haaruun 🙄

  • @abdisalammaxamud8970
    @abdisalammaxamud8970 5 ปีที่แล้ว +1

    Alla haynagu anfaco khayrka walalken sh Mustafe ismaacila haruuna alle cimriga iyo cafimadkba haw barakeeyo hana u siyaadiyo amiin Amiin

  • @kotharkarim
    @kotharkarim 5 ปีที่แล้ว +34

    Sheekh Mustafa please preyer for all Somali people because there's confused and unhappy and point fingers one another

  • @Dawlo164
    @Dawlo164 5 ปีที่แล้ว +282

    Ku sali nabiga scw
    Maalinti 1000 jeer ku sali nabiga scw
    Ajar weyn helaysa insha allah jannada inoo balana waalid adeec na noqo

  • @maydhxiis3971
    @maydhxiis3971 5 ปีที่แล้ว

    Alnaxiis ilahy haydinka abaal mariyo khayrka aad wadaan wllo
    Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil rabi ha xifdiyo aaaaamin

  • @aminaaliyasin9332
    @aminaaliyasin9332 5 ปีที่แล้ว +6

    Ilahayoowjanada/kawaraabishiikh musdafe

  • @salmahasan2438
    @salmahasan2438 5 ปีที่แล้ว +11

    Masha Allah jazaakallahu khayr dhamaantena Jannada inoo balan ah insha Allah

  • @ahmedhassan4141
    @ahmedhassan4141 5 ปีที่แล้ว +23

    May Allah forgive us, protect us, bless us and grant us Jannah. I love Sheikh Mustafe and May Allah grant him the highest place in Jannah. He always remind us the truth and always try to inform us what’s our responsibility.

  • @mohamedsulaymanhassan7025
    @mohamedsulaymanhassan7025 4 ปีที่แล้ว +6

    جزاك الله خير ❤ احبك في لله شيخ مصطفى ❤

  • @abaasibrhinyarkajclyarnkod8588
    @abaasibrhinyarkajclyarnkod8588 5 ปีที่แล้ว +8

    Mansha allllah shekh mustaf xaji alllow ku dhwro alllow nooo sahl amuuurah amiiiin amiiin

  • @abdiazizabdulahi1164
    @abdiazizabdulahi1164 5 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah ilaahow kubarake sheekh mustafe xaji ismacil

  • @naimaahmed5385
    @naimaahmed5385 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha allh kuwi ku cimri qaadto allh hanaga dhigo shikh mustafa allh haka abaal mariyo markasta wacdiga iyo waano laga dhaxla Jazaka allh shikh

  • @Mo_Amiin16
    @Mo_Amiin16 5 ปีที่แล้ว +79

    Waligey ma arkin #shiekh mustafe hadana wan jeclhy

    • @Mo_Amiin16
      @Mo_Amiin16 5 ปีที่แล้ว +2

      @kamal ahmed thanks

    • @xamseaadam1954
      @xamseaadam1954 5 ปีที่แล้ว +1

      breezy boy
      shpO taLo ayn ku sinuyh

    • @xamseaadam1954
      @xamseaadam1954 5 ปีที่แล้ว +1

      Chres brown iska Qad

    • @jamalmaanshalaahwaanadaadu280
      @jamalmaanshalaahwaanadaadu280 4 ปีที่แล้ว +1

      maan sha.laah ilaahay ayey mahad oo dhami usugnaatay muxamed ayaa sharaf oo dhami korkiisa ahaatay scw scw

    • @abdirizakmohamud3792
      @abdirizakmohamud3792 4 ปีที่แล้ว

      Sidoo kale dhab ahaantii

  • @Quulle-ibnu-quulle
    @Quulle-ibnu-quulle 5 ปีที่แล้ว +12

    Walahay waan oyay maqlida kalmadahan qiimaha badan ilahy ha dhawronshiikh

  • @kotharkarim
    @kotharkarim 5 ปีที่แล้ว +10

    MashAllah sheekh Mustafa thanks so much for advice may Allah reward you receive this world and good rest of your life

  • @wllmankah7657
    @wllmankah7657 5 ปีที่แล้ว +2

    Mnzha allh Alleh ha Ku xafidiH zheekh Muztafe wllh Ku jeclahaY markaaN daawadoh waaN Ku zexdaabaH

  • @sowdaismail4285
    @sowdaismail4285 5 ปีที่แล้ว +7

    Alnasiixa media wad mahadsantihiin sidha quruxda badan ad uso diyarisaan ilaah haidhinka abaal maariiyo

  • @keynaanabdi6269
    @keynaanabdi6269 5 ปีที่แล้ว +6

    masha allah Sheekh mustafe Jazakallaah Nin aan dar illaahay u jeclahay baatahay

  • @nuuraabdirizak2083
    @nuuraabdirizak2083 5 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah alnazixa media and dherigaliyaha ruxiga shekh mustafe

  • @abdiqanimaxamud2040
    @abdiqanimaxamud2040 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashalaah alle ha ku xifdiyo sh mustafe

  • @samraasadkiihela6533
    @samraasadkiihela6533 5 ปีที่แล้ว +9

    Shekh mustafe Alaha ku xafido❤

  • @gftu2729
    @gftu2729 5 ปีที่แล้ว +3

    Allaha idin sharfo aduun iyo aakhiro insha allah 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @xamdacabdi5747
    @xamdacabdi5747 5 ปีที่แล้ว +2

    M.Allah
    😴😴 ilaahayow nagU dar jidka wacan

  • @ayaanjama4304
    @ayaanjama4304 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashllh ilaahey haa kaa abaalmaryo sh.mustafe ilaahey qabriga hakuu nuuriyo ilaahey carshiga ha kaa jeclaado jsakalaah ilaahow na gu hanooniyo😀😀😀😀😀

  • @abdirahmanashire7534
    @abdirahmanashire7534 5 ปีที่แล้ว +13

    Thnx alnasiixa

  • @abdiwakilceero5034
    @abdiwakilceero5034 5 ปีที่แล้ว

    Manzha allH iLaaHay cimridheeer iyo caafimaad haku siiYo sheekh wakhtigaagii waad kafaa idaysatay wlHi manzha allH

  • @yusufmohamed9047
    @yusufmohamed9047 2 ปีที่แล้ว +3

    الله يحفظك شيخ مصطفى ماشاء الله تبارك الله الله يحفظك ويحميك ويوفقك ويسهل امورك كلامك طيب وواضح وفصاحة

  • @ciiltireofficialchenal6306
    @ciiltireofficialchenal6306 4 ปีที่แล้ว +1

    ShiiKh MustaFe alle Haku BaraKEEyo
    Akhiro ADuuNYo KoLaY SiDaaN AMiN
    SaHaY NiN Ku GuuLaYstaY aYa TaHaY
    NoLoL ADuuNYo XakaLaaH ShiiKH❤🧡🤝🤝🤝❤

  • @cumarsudaani2189
    @cumarsudaani2189 2 ปีที่แล้ว +1

    ما شاء الله تبارك الله ربي يحفظك عند صوت الجميل في الدنيا والآخرة
    Insha Allah Maalin uun Sh.mustafa Meshu Taagan yahey Waan Gaari Doonaa

  • @hal-abuurugbaadxasan8552
    @hal-abuurugbaadxasan8552 5 ปีที่แล้ว +1

    sheekh mustafe x,haaruun alleh khayr badan hasiiyo inbadan

  • @axmedkachannel2499
    @axmedkachannel2499 5 ปีที่แล้ว +14

    Masha Allah mhdsanidiin asxabta

  • @alhadafboon351
    @alhadafboon351 5 ปีที่แล้ว +9

    Masha Allah sheekha aan ku daydo marwaliba

  • @umaymakosaar4079
    @umaymakosaar4079 5 ปีที่แล้ว +10

    mzhA AllaaH jazaaka AllaaHuma khayran sheikh mustafe iyo Al Naziixa media....

  • @BarwaaqoDahir
    @BarwaaqoDahir 5 ปีที่แล้ว

    Maaasha allah allaha xafido ilahay anagana kuwii fahma oo qabsada jidka tosaan hanagadhigo aaaamin yaa allah

  • @maryanaadan4675
    @maryanaadan4675 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah jzkh sheikh Mustafa xafidullah

  • @boramarealestate
    @boramarealestate 5 ปีที่แล้ว +8

    Macalin wayn allah ku barakeeyo

  • @esehabib
    @esehabib 5 ปีที่แล้ว +4

    Shiikh mustafe allah ha ku sharfo iloohow dariiqa saxda nagu hagaaji👐

  • @alichinoofficial5947
    @alichinoofficial5947 3 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi the best 15 mins of life
    Waxwalbo halkan ka macaansada
    Love❤❤ and big respect for sheikh mustafa x smacil for south Africa 🇿🇦🇿🇦🇿🇦

  • @suhaybcali9906
    @suhaybcali9906 5 ปีที่แล้ว +7

    Al nasiiixa media good channel
    And sheikh mustaphe allah keep you for ever inshallah meet in jannah fardowsa kulligeen

  • @cabdicasiissalebaan4763
    @cabdicasiissalebaan4763 5 ปีที่แล้ว +6

    jazakalaH khyr sheekh mustafe

  • @daqaremedie5680
    @daqaremedie5680 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alaah sheikh Mustafa alaah ha ku barakeyo

  • @zackyare3498
    @zackyare3498 4 ปีที่แล้ว +1

    alle ha ka abaal mariyo shiikh mustafee

  • @xaliimoxajjinuur2331
    @xaliimoxajjinuur2331 5 ปีที่แล้ว

    Manshaa allh shugraan walalkeey qalii ilahey haakaa ralii ahado

  • @munomahad9994
    @munomahad9994 5 ปีที่แล้ว +1

    Xaqa Allh inawada waa fajiyo insha allh

  • @yahyeilkacaze8583
    @yahyeilkacaze8583 5 ปีที่แล้ว +24

    INSAANKU HADUU GARAN WAAYO WUXUU U NOOLYAHAY EE KOONKAN LOO KEENAY KABIHIISU KA LIITA, WAAYO KABAHU SHAQADII LOOGU TALO GELAY BEY HAYAANBA.
    alle dhamaanteen xaqa hayna waafajiyo...

  • @ridwanmohamethomar8386
    @ridwanmohamethomar8386 5 ปีที่แล้ว

    Sheekh mustafe macalin haarun allayax fidak sheekh alle raali hakaa noqdo anagana kuwii wax ku qaata waanadaada alle hanaga yeelo amiin insha allh 🤲🤲😍😍😍😍😍

  • @sharmarkeibrahim50
    @sharmarkeibrahim50 5 ปีที่แล้ว +1

    Al nasiix media MANSHALLAH wlhi wad ka shaqaysen clip kan thanks

  • @omarnaasir
    @omarnaasir 5 ปีที่แล้ว +9

    Allah YahfadaK

  • @abdulahiosman2596
    @abdulahiosman2596 4 ปีที่แล้ว

    m.a jasalllah shiiq mustaf iyo Alnasiixa hore usocda noo soo badiya barnaamij yadan

  • @theresonlyonegodalwadood8285
    @theresonlyonegodalwadood8285 5 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah beautiful lecture my Allah guide us all amen

  • @faysalxasanbare1734
    @faysalxasanbare1734 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah sh mustafe alle haku xifdiyo

  • @fadumoaden6998
    @fadumoaden6998 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahoow khaatumada kheyr noogu dar. Jidda saxdaa ilaahoo nagu aadi

  • @Somalitiktoklive3
    @Somalitiktoklive3 5 ปีที่แล้ว +17

    Masha Allah ankuwano qadano. Insha Alh

  • @abdaleali609
    @abdaleali609 5 ปีที่แล้ว +1

    Manshallh ilhow culimada noo xafid

  • @yoonis2822
    @yoonis2822 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah sheikh mustafe ismacil haruun allaha kaa abaal mariyo xusuusintaada ajar iyo xasanaadna allaha kaa siiyo wlhi aad bey ii taabataa waanadaada wanagsan iyo sida quruxda badan ee aad inoogu soo gudbiso kalaamka allle iyo kalaamki rasuulkeena muxamed scw qeyr farabadan allaha ku siiyo

  • @nasteehaqueen7668
    @nasteehaqueen7668 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah sheikh mustafe ilahay Ajir xasanad aan la soo koobi garin Allah ku siiyo😭😭

  • @habonnur4146
    @habonnur4146 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah shekh Mustafe jazaka alahu khayr

  • @hal-abuurugbaadxasan8552
    @hal-abuurugbaadxasan8552 5 ปีที่แล้ว +1

    maanzha allah alnasiixa media waana iduunku celinayaa barmaajyada qiimaha leh

  • @mukhtarmaxamed3348
    @mukhtarmaxamed3348 5 ปีที่แล้ว +2

    jasakalah khayr sheikh mustafe xaaji ismaciil haruun

  • @abdirahmansiraadsaahid777
    @abdirahmansiraadsaahid777 5 ปีที่แล้ว

    Maaanshaaa Allah sheekh dar ilahay kuuu jclhy ilhay janada haku geeeyo aaaamiiin

  • @OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh
    @OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh ปีที่แล้ว +1

    ♥️ALLAH AKBAR ♥️
    ♥️Sallallahu alayhi wasalam♥️
    ♥️Sallallahu alayhi wasalam♥️
    ♥️Sallallahu alayhi wasalam♥️

  • @cedricmo4691
    @cedricmo4691 5 ปีที่แล้ว +5

    M.a Shek Mustafa ilaah haku bara keyo dhaman ten na ilaah qer kiiza Hana wa fujiyo amiin yrpi❤

  • @timaabdi1810
    @timaabdi1810 5 ปีที่แล้ว +12

    Asc walala yal igu so ducey labo wiil aga xanunasan jaza ka allahu qeer

  • @Qisasudiin
    @Qisasudiin 5 ปีที่แล้ว +17

    Masha allah jazaakumu allah ✋😍❤

    • @lahilahi1076
      @lahilahi1076 4 ปีที่แล้ว

      2520633855095

    • @mxmx7421
      @mxmx7421 4 ปีที่แล้ว

      Allah Ku xafido wlsheyda

  • @muusealphaofficial3216
    @muusealphaofficial3216 5 ปีที่แล้ว +15

    Maansh Allah Soo badiya khayrka

  • @thaabad____chanel5814
    @thaabad____chanel5814 ปีที่แล้ว

    masha alllaah sheekh mustafe xaaji haaruun ilaahay cimrigiisa ha dheereeyo