NAXDIN HANI OHINTEDA GABDHAHA KU JESJEESAYA ILHAY UGA BAQA IYO NIN AROOSKISA XASKISA KAYAB SADEY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 33

  • @qadrabaqow3837
    @qadrabaqow3837 9 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ina ader kay diiriye cabdi jigre iyo marwadiisa isku waara oo ubad khayr le kala hela kkkk cimranow aanku saxo walal wiilku reer maraykan iyo taragle midna maaha ee waa reer afrika waana fanaan siiba dhanka dhaantooyinka

  • @hibomohamed2355
    @hibomohamed2355 9 หลายเดือนก่อน

    Asc salalahu calehi wasalim horey usoco cimran

  • @asadibraahim4167
    @asadibraahim4167 9 หลายเดือนก่อน

    Alle ha caafiyo miskiintaan alle aktiisa waxba kama cusle

  • @salmaahmed2263
    @salmaahmed2263 9 หลายเดือนก่อน +3

    Hani. Allah caafiyo. ❤

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 9 หลายเดือนก่อน

    Mash. Allah. Isuwaara.

  • @SagalGedi-o2q
    @SagalGedi-o2q 9 หลายเดือนก่อน

    Aamiin yaarabe hani ilaahaye qalabiga qabojeyo aamiin yaarabe ❤❤❤❤❤

  • @Farhiya-yj4ir
    @Farhiya-yj4ir 9 หลายเดือนก่อน

    Ilahayow Qurbe hanagu waalin ciid ku tureyso maleh wala nin wala ehel 😢

  • @SahraCali-gk4pc
    @SahraCali-gk4pc 9 หลายเดือนก่อน

    Inte waleeyn ee kuqaylinaayaan meqa aagabar masayrtay ma fahamaan ala mayaqanaan bal ma ayagaadhalay😢

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 9 หลายเดือนก่อน

    Ilaahey dar tiis igi daaya waa hadalweyn eegabadha ilaahey uha ga baqa hadey fidaan wax a tarey haku shaacireysana guryo buuxaadjo ogtaan

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 9 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤wcs walalkey cimran allxmduliilh allxmduliilh jimco Mubarak ❤❤❤

  • @LuuleeyAli
    @LuuleeyAli 9 หลายเดือนก่อน

    Nagtu naxariis daraaan bisinkeee subxaaanlaaah warqoftaan waxka maqanto 😮😮
    malaah miyaaaa alowka qabo midan gabadha

  • @halimoomar7529
    @halimoomar7529 9 หลายเดือนก่อน

    Hambalyo.Gacal iyo xigaalaba Guurkiina lagu farax.Reer kii lagu nasto,ee lagu nagaado.Allaha ka dhiyo.wii iyo caano.Gabar iyo caano.

  • @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
    @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge 9 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahayowo hani cafimad siii😊

  • @mohamedahmed4602
    @mohamedahmed4602 9 หลายเดือนก่อน

    Kuwa auga xanuunsan lakiin aan ogeeyn ineey xanuunsan yihiin
    Baa somalida nagu badan

  • @nura8724
    @nura8724 9 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤

  • @ImanHassan-w6z
    @ImanHassan-w6z 9 หลายเดือนก่อน

    Naagtani naxariis daranaa

  • @AyaanJama-m4m
    @AyaanJama-m4m 9 หลายเดือนก่อน

    Yaa alaah gabdhan caafi ilmaha aabaha haysda gaalo kama haysado lakiin masyr baahaya nin kay uwaladay

  • @TheGansaipioFriendsShow
    @TheGansaipioFriendsShow 9 หลายเดือนก่อน +1

    ullahay waxa hasya haka korqaado gabadhan

  • @ubaxbashir7334
    @ubaxbashir7334 9 หลายเดือนก่อน +1

    Scw ❤❤❤scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw ❤❤❤❤scw scw ❤❤

  • @yasminmaxamed5504
    @yasminmaxamed5504 9 หลายเดือนก่อน

    Dumarkaan jiran day gabadha dhaqtar hala geeyo

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 9 หลายเดือนก่อน +1

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw

  • @bilicdumar7403
    @bilicdumar7403 9 หลายเดือนก่อน

    Nagtan sida sheydanka u nacay shubadan jini maxamed ku dhacay

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 9 หลายเดือนก่อน

    Sooy sooy haku dhihin waa jiran tahay ee sikale ku daya daawada siiya biyo ugu dara

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 9 หลายเดือนก่อน

    Allah caafiyo 😭😭😭

  • @saxansaxotube
    @saxansaxotube 9 หลายเดือนก่อน

    Niinkas wa abwan diriye sxb, benta mesha ka daa, aros kan wajer ayuu ka dacay, 😅😅😅😅😅.

  • @ifrah740
    @ifrah740 9 หลายเดือนก่อน

    Kan mafayooba

  • @husseinmohamed8190
    @husseinmohamed8190 9 หลายเดือนก่อน

    War allah kabaqa oo gabadha dayo

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 9 หลายเดือนก่อน

    Ilmo waligod ayuu abahod qadan jiray ee gabadhan ninka ayey u walatay ee alaha sahlo

  • @shineabdirahman3685
    @shineabdirahman3685 9 หลายเดือนก่อน

    Runtii Waa aros farxaded

  • @maryanalimahamud41
    @maryanalimahamud41 9 หลายเดือนก่อน

    Maa la xiro qoftaan

  • @mechagaming448
    @mechagaming448 9 หลายเดือนก่อน

    Naagta codka weeyn waa qof xun

  • @asiamohamed496
    @asiamohamed496 9 หลายเดือนก่อน

    😁😁😁

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 9 หลายเดือนก่อน

    Ninku ma muqlaysan yahay