Waligeed shabaab weey jirayaan inta laga badalayo sharciga la dagaalanka argagixisada waa in qof kasta oo shabab la shaqeeyo ama ah in la toogto oo aan lakala saarin waa hadii la rabo in laga guuleeysto
Runtii Raga maxkamadaha ka shaqeeya soomaaliya malahan aqoon sare Liban Yarow iyo team kiisa waalagu soo meel gaaray waa in dowlada dad aqoon sare leh tababartaa oo sii diyaarisaa
Somalia wax privacy ah majiro. Waxan ku talin lahaa in privacy la yagleelo. Halka magacyada dadka alabta u imaneyso halaga badalo. Nambaro halaga dhigo so eysan ugaranin dadka alabta iska leh
asc dhamaan walaalaha muqdisho ama koonfurta ku sugan alle haydin amaansado dhibkana haydinka kor qaado lkn su aal ayaan qabaa hadii dambiile yaashii yar yaraa lasoo qabtay maxaa kuwa waaweyn ee shirkadaha waaweyn leh oo numberada u furaya argagixisada looso xiri waaye mise kuwaas mala baaro?
Makamada qaranka somaliyed cidanka baliska iyo sirdonka qaranka shaqo ad u fican ayay qabtan e guul Xukumada Dan Qaran insha Allah
Waligeed shabaab weey jirayaan inta laga badalayo sharciga la dagaalanka argagixisada waa in qof kasta oo shabab la shaqeeyo ama ah in la toogto oo aan lakala saarin waa hadii la rabo in laga guuleeysto
Farmaajo uga tagay meesha
Taas hadii ay dhacdo waxaan kuu xaqiijinayaa in Soomaali 50% la toogan doono. 50% soo harayna la qarxin doono.
Masha alahu alow xafid ciidankan dadalay oo soo bandhigay wax walba waa idiin duceyey hooyo qawarijta kuwa lashaqeeyo kuli hala qarajiyo hadhamaden balayada kuwa difacayo oo uma jeedan ca
Deemahan loo jeedo walee shacabka dhib uu qaba masakiinta hudheeyda wadankioda kashaqeesahayo eeyo
Runtii Raga maxkamadaha ka shaqeeya soomaaliya malahan aqoon sare Liban Yarow iyo team kiisa waalagu soo meel gaaray waa in dowlada dad aqoon sare leh tababartaa oo sii diyaarisaa
adi maku siiyena mr lawyer ninka wax walbo og
@@hassansalad7246xolo
Awrkii cirka adigu maxaa aqoon ah oo aad ledahay halagaa faaidee raga meesha joogo jaamacado ayey ka so barteen sharciga Sudan 🇸🇩 Egypt 🇪🇬 iyo dalka gudihiisa
abukata maxkamad kuwata kofiayada ciyaalka xaafada waa daqan xumo. aduunkana lagama arkin, waxaan maxkamadaha somalia kacodsanaya in ay joojiyan kofiyad aan aheyn mid diini ama ciidhan. Thank you Feisal-kenya
Wara orod wax so baro mesha wax muhim Laga hadloya adne koofi io Mala yacni Ku mashquule
Somalia wax privacy ah majiro. Waxan ku talin lahaa in privacy la yagleelo. Halka magacyada dadka alabta u imaneyso halaga badalo. Nambaro halaga dhigo so eysan ugaranin dadka alabta iska leh
Dadaal fiican ❤
Mansha allah ciidanka waad mahadsan tihiin shaqo wanagsan baad haysan soo xir xira mujrimiinta alle ka furtey oo dadka masaakiinta ah dhameeyay xabsi daa,in halagu xukumo
Xukumada away he malin walba intan le aragnaye😢
war waxaan o wey dhaaftay
RAGA U KACA AMNIGA DALKA INEY U HURAAN JUHDIGOODA HALO KACO HANA LA DHIIRO GELIYO XAQIIQ TAARIIKHDA IDIN XUSI DOONTAA AMAZING 🎉😊
Sax
Waa in lagu wareejiya Somalia Ragg tuuga ah oo Xukuma ah 😂😂😂😂😂😂😂😂
esha marka illahey laga baqdo dawad tag daran baa joogtaa Xamar ilaa na
Kuwa dakada kashaqeeya aya khawariishta ah xisabadka ayaga ugudbiya ee hala qaqabto shayadiinta uf
18:27😂 18:35 😂 19:34 😂 ruwaayad miyaan daawaneynaa waayaabee 😂
Wlhi dowlada kuli 100/90 wa alshabab iamina somaliyey sawabto wa dadka dahayo dowladnahne ayaga iskashifayo wlhi
asc dhamaan walaalaha muqdisho ama koonfurta ku sugan alle haydin amaansado dhibkana haydinka kor qaado lkn su aal ayaan qabaa hadii dambiile yaashii yar yaraa lasoo qabtay maxaa kuwa waaweyn ee shirkadaha waaweyn leh oo numberada u furaya argagixisada looso xiri waaye mise kuwaas mala baaro?
❤
Reer badiyo kasta xamar uu xaran ugu maakestay eeyo
Alaha xafido kuwa soo qabtay eeyahan labisan oo kanbiyada kashaqeestan dayuusyo waye jaajos danahooda bis birsanayan
Horta xukun baan maqlnaa cid aad disheena ma aragnee wixiinu ma show ba natusa dhiigyoo cabo la tooganayo sida puntlaan
Haye mala qabtay, waxaan maqli jiray wax gid gidi wax ha kula godoomaanee k
Xabsi dain halku xiro
Tiirka ha lageeyo hadey ku cadahay iney qiyana qaran sameyeen mujrimiinta kawarijtey dawa dilifya oo yihiin🇸🇴🇸🇴💪🙏🥷
Waxa yaableeh nin la aamiay oo u mada dhacayo iyo handadaad, waa isbaaradii oo si kakale loo badalay tallo ninkasto mehered leh gado bastoolado iyo nin boliis ah 5 tii dukaan isku dhaw ilaaliya lacagtisana bixiya, haleeska celiyo, kaa tuhuntana gurigiisa ugtaga
M.taliye shuute ka bilow dil toogasho ah Abu kaatayaasha wlhi blhi
Nimaan cabsanin looma cabsado 😂😂😂 maxuu yiri ugaaska ma aqaan aaway geesinimada aad dadka baada uga qaadi jirtay xaarka day 😂😂😂😂😂
KUWAN HALA TOOGTO
President Hassan, Dowladiisa waxeey xoojisaa cadaalada& Dimoqrayida QOF&COD, yaa diidan???
Ciidanka ayayba kujiraane .
Reer badiyo kasta xamar uu xaran ugu maakestay eeyowaxaan layabanaha ninka was abka igala hadlayo ma aqaani kulaha kaas wacadahre kkk ar wiilka dharka tuutaha wato magacisa alow kaas xafid dadalayo ar dalaciya Jecliya kuwa dadalayan rag dheh
Dacwad oogaha shaqatag waaye 4 jeer aaku ceshtay muqaalka 😂😂😂😂😂
Waxa cad soo looma heedo
Tuhin waa cadahe Ninkan macaneeshedo kulaha isaga xala ciro tuuga
😂😂😂😂😂
Kkkk macamiilka waa danbile Wadanka iyo dadka qayaanay sharciga hala waa fajiyo
Kkkkkkkk
horta sargaalkan iyo shuute kee saraaye akhwaani
Ninkaan ayaa sareeya oo wuxu fadhiyaa maxkamada racafaanka ciidanka qalabka sida. Xukunka Shuute hadii lagu qanci wyo oo racfaan laga soo qaato aya ninkan loo soo gudbaa waana meesha ugu danbaysa.
edaysane ina yustur Aw Abdi Haruun iyo edaysane ina suban sabriye ahmed