Hees Geedi Shaambo 2009

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • HEES CLASIC

ความคิดเห็น • 1.3K

  • @abdihakinnuur8988
    @abdihakinnuur8988 4 หลายเดือนก่อน +35

    Caawa sanad yahay 2024 Ayaa dhagesanayaaa taloow Malyaga sii dambeen doonaa hada iga dambeyso sxb like igu sharaf

    • @Moha374m
      @Moha374m หลายเดือนก่อน

      2:20 💪💪

  • @maryanawessmaxamed4289
    @maryanawessmaxamed4289 2 ปีที่แล้ว +48

    2022 xasuus reer xamar haadaan nahay
    Geesiyo nin kuu gafay maa guuleesaha 🥵🥺🥵

  • @MohamedAhmed-gq2wl
    @MohamedAhmed-gq2wl 4 ปีที่แล้ว +168

    Waxaan ahay reer Burco. Waa heesaha reer Xamarka kuwa aan ugu jecelay. Midho iyo laxan cajiiba ayaa ku dhacay. Waayo. Waayo.

    • @geletoz
      @geletoz 4 ปีที่แล้ว +2

      Sheeko, reer burco ma fahmayaan ee ma music baad dhagaysanaysaa sxb? All reer waqooyi ayaa leh yaa inoo macneeyo markaa adiga maxaad dheertahay reerka?

    • @aawad1260
      @aawad1260 4 ปีที่แล้ว +3

      Mohamed
      Laxan, cod iyo Miyuusikba waan kula siistay, laakiin midhaha ka reeb.

    • @theflagbearer9196
      @theflagbearer9196 4 ปีที่แล้ว +3

      @@aawad1260 marka hore miiraha wa mid sii toos loo fahmayo mida labaad maxad ka ogtahay qibrada uu leeyahay miisa waxa aad is leedahay lahjada reer Xamar reer Burco ma baran karaan?

    • @dekomohamed8499
      @dekomohamed8499 3 ปีที่แล้ว +5

      @@aawad1260 heeskan waxaa la qaaday barigii wadanku ahaa somalia oo meel walba laga qaadi jiray xamar bis kuma ekeen cid walbana waa dhageysanjirtay👉🇸🇴💗💗😍

    • @abokorbigays9461
      @abokorbigays9461 2 ปีที่แล้ว

      @@geletoz Ma ogtahay in ninkii Heestan qaaday uu reer waqooyi ahaa, Heestan cid kastaa way fahmi kareysaa.

  • @hadassherif2693
    @hadassherif2693 3 ปีที่แล้ว +226

    The most beautiful Somali Song!! I am from Ethiopia, I love and enjoyed the music, Even I don't undrstand the message!! My best friend she is from Mogadishu!!

    • @amoha389gmail
      @amoha389gmail 3 ปีที่แล้ว +1

      I know right??

    • @zakariamohamed3418
      @zakariamohamed3418 3 ปีที่แล้ว +2

      Thnks

    • @hooraaye2
      @hooraaye2 3 ปีที่แล้ว +15

      Hadas we love you too. I watch many Ethio songs. This song was part of a play where the guy looses the girl to a powerful man by the name Shaambow. He is saying, "The singing and the drums I am hearing are those of your wedding to Mr. Shaambow." it is actually a sad song that became a hit!

    • @KingsaacidMedia
      @KingsaacidMedia 3 ปีที่แล้ว +1

      Thaksin for listening welcome to your family our neighbor Ethiopian sibling ❤️

    • @eprahimalpha5338
      @eprahimalpha5338 3 ปีที่แล้ว

      Anjii😀

  • @yusramuxudiin2346
    @yusramuxudiin2346 4 ปีที่แล้ว +22

    2020 june 8 saacada12:00 am hbn isnin soo galeeso insha allah qoraalkan waxaa rajeeynayaa inaa sanado badan kadib dib u arki doono inta iga dambeyso like dhc 10 years ka dib alxm intaan cafimaad ayaan qabnaa ❤️❤️❤️❤️✔️

  • @leilamusa9175
    @leilamusa9175 5 ปีที่แล้ว +106

    I love love this song beyond words, brings back so many memories of growing up in my beautiful country and just enjoying life with very little care or concern. Miss my dad who passed away in Nov 2018, May Allah grant him Janatul Firdous, Ameen

    • @biggerpicture4979
      @biggerpicture4979 4 ปีที่แล้ว +2

      😣

    • @RayAdamsCanada
      @RayAdamsCanada 3 ปีที่แล้ว +3

      Sorry for you loss. I know how you feel. I do not think the life we use to live at the time of this song will never come back to us. That loving and peaceful world and its people are long gone. And will never come back. I think.

    • @ahmedliban7035
      @ahmedliban7035 2 ปีที่แล้ว +2

      Ameen aamiin. Inshallah soon Somalia will be peaceful country again.

    • @coolvids5549
      @coolvids5549 2 ปีที่แล้ว +1

      AMEN

    • @coolvids5549
      @coolvids5549 2 ปีที่แล้ว +1

      Alle ha u naxariisto

  • @muaydosama
    @muaydosama 5 ปีที่แล้ว +63

    التحيه للفنان زلفى نتمنى يرجع يغني زي زمان أخوكم من السودان

    • @mohamedfarahmire7368
      @mohamedfarahmire7368 4 ปีที่แล้ว +5

      خلاص كبر وعزل الغن بعد انهيار الدوله الكبيره ،احنا الان في زمن فنانو اخر الزمن الله يرحم الزمن الجميل

    • @NOGOBAAWI
      @NOGOBAAWI 4 ปีที่แล้ว +1

      Love Sudan bro

    • @muaydosama
      @muaydosama 4 ปีที่แล้ว +8

      @@mohamedfarahmire7368 الوالد ربنا يمد في عمره هو العلمنا الفن الصومالي الجميل الاستاذ احمد شريف كلر والاستاذة ماريزا كربونا والاستاذ زلفى سطرو اعظم الاغنيات في تاريخ الفن الصومالي .... انا متفائل ان يعود الفن والغناء الصومالي للعالمية من جديد
      تحياتي
      تحياتي

    • @ardaagaashkir2709
      @ardaagaashkir2709 3 ปีที่แล้ว +6

      @@NOGOBAAWI زلفي الان يسكن في السعودية، وهو مؤذن إحدى المساجد.

    • @Ahmedal-Hassan-oc1kl
      @Ahmedal-Hassan-oc1kl 5 หลายเดือนก่อน +1

      عبدالله الزلفي،، من زمان تاب وعتزل الغناء،، وعايش في السعودية منطقة الرياض ،، يقال من شدة ندمه على الأغاني اللي غناها كان يشتري الأشرطة من المحلات ويكسّرها،، الله يتقبل توبة،، ويهدينا نحن من سماع الأغاني ويهدي كل واحد في ضلالة،،،، سمعت قبل فترة أنه منوم في مستشفى ويغسل الكلى، وبعدها انقطعت اخباره،، الله يشفيه ويرفع عنه،،، إن كان حي وإن مات فالموت حق، عسى الله ربي يرحمه ويغفر لنا وله ولجميع موتى المسلمين والمسلمات 😢😢😢😢

  • @DekowDiisow
    @DekowDiisow 3 วันที่ผ่านมา +1

    Anigo mandera to nairobi qari lore wada aya daqasanayi alaa re mandera naga cilme badaan like sar 2024

  • @iwalkalone6183
    @iwalkalone6183 5 ปีที่แล้ว +55

    It brings back memories
    Man I was born in Muqdisho
    Wallaahi waagii hore qabiil ma jirin
    Caawana qurbe ayaa kudhageysanayaa
    05-2019

    • @sksiman3566
      @sksiman3566 5 ปีที่แล้ว

      I WALK ALONE absolutely 😢😢 old is gold

    • @mohamedabdihakim8017
      @mohamedabdihakim8017 5 ปีที่แล้ว

      like me USA San Diego California

  • @zeydronaldo5419
    @zeydronaldo5419 5 ปีที่แล้ว +148

    Talow qof maa iga dambeeyo 😲 28-October -2019
    Hadaa iga dambeyso like
    👇

    • @abdiwahabfitness5647
      @abdiwahabfitness5647 4 ปีที่แล้ว +1

      2020 February ana ka danbeyay

    • @saeedabdullahkassim9375
      @saeedabdullahkassim9375 4 ปีที่แล้ว

      April 2020, anaa udanbeeya

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 4 ปีที่แล้ว

      May. 2020.

    • @DG-explains
      @DG-explains 4 ปีที่แล้ว

      Fadlan kasoo warran aakhirada. Anagu wali waan kaa dambaynaaye.

    • @legenddrift6395
      @legenddrift6395 4 ปีที่แล้ว

      @@DG-explains ana kadambeyo adne kwrn akhiro ilhy dambigaaga hadhafo

  • @m8427
    @m8427 7 หลายเดือนก่อน +59

    2024 who is here 🥺😭♥️♥️

    • @AbdirahmanInalibaax
      @AbdirahmanInalibaax 5 หลายเดือนก่อน +4

      Sxb caawa anaa kula dhegeysanaya 10:53 mjqdiaho degmada xamar jajab

    • @crisaaqyre2069
      @crisaaqyre2069 5 หลายเดือนก่อน +3

      Anaa hdda dhageesanayo zxp india😊

    • @nagiibmohammed6042
      @nagiibmohammed6042 5 หลายเดือนก่อน +4

      We are here

    • @Islaah-oq6vx
      @Islaah-oq6vx 4 หลายเดือนก่อน +2

      Aniga joga

    • @khadijamuse2842
      @khadijamuse2842 2 หลายเดือนก่อน

      Me 2 hada dhegesanaya

  • @baariahmed60
    @baariahmed60 29 วันที่ผ่านมา +1

    Habargidirta fanka ma udhaafna somaliyeey xitaa banaadiriga haday sidaan ugu heesayaan !!! 2024 this song still on fire sulfe 🔥

  • @mohamedapdiqadir6191
    @mohamedapdiqadir6191 4 ปีที่แล้ว +56

    Heestan waxaan dhageysanayaa iyadoo lagu gudo jiro ayaamihii lockdownka ee xanuunka corona aduunka ku faafay.
    Taariikhdu waa 20/04/2020
    Goorsheegtu waxay tilmaamaysa 22:27😢😢
    Allah danbigeena hadhaafo Aamiin.

    • @xabadchannel1268
      @xabadchannel1268 4 ปีที่แล้ว +2

      War ilaa hada ayaba lagu jira

    • @maankaal1268
      @maankaal1268 4 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin

    • @ifrahali530
      @ifrahali530 3 ปีที่แล้ว

      Xatan aan waalagu jiraa 2/3/2021😅

    • @Faizaelmi1
      @Faizaelmi1 2 ปีที่แล้ว

      24/10/2022
      22:27🥹✌️

    • @munasalad4605
      @munasalad4605 ปีที่แล้ว

      Aniganh 9 Sano ka hor ayaan maqlay wllhi hestaan cwanh waan soo xasuusty waa soo radiyay Waxaan soo xasuusty abaheey oo dhinty 1 Sano iyo 1bil ka hor wllhi waan ilmeyay allow kuu naxariiso Aabe mcn😭😭😭😭😭😭 Abaheey markuu dhinty nolosha wey igu cuslaty Aabe mcn😭😭😭😭😭😭I miss youu abee😭😭😭🤲

  • @caanobooro1446
    @caanobooro1446 4 ปีที่แล้ว +16

    Oo gadishaamboo aaa lagu guurihaaa inaba caadi ma aha heesta 😂😂😂😋😋😋❤❤❤👇👇👇
    24 December 2019 inta jiifka ku dawaneeysa like ta isaaar wll mcn mhdsanid

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 2 ปีที่แล้ว +6

    Sulfa maaha codkaan waa Mohamed Salah Owol
    waa Ethiopian muslim ah allaha u naxariisto wuu dhintay
    codkan Yaabka leh ee qofkii dhagaysta uusan ka daalayn waan uga mahad celin Marxuumka

    • @yuusufyuukey8312
      @yuusufyuukey8312 ปีที่แล้ว

      Bro ninkan ma ahn miyaa saalim saciid saalim oo yami somli ah

  • @gechanel4851
    @gechanel4851 4 ปีที่แล้ว +77

    الاغاني الصوماليه حلوه وين الترجمه وثقافتكم العربيه تحيه خاصه من السودان it so nice song ilove Somalia from Sudan 🇸🇩🇸🇩

    • @hamzaaliahmed8962
      @hamzaaliahmed8962 3 ปีที่แล้ว +6

      اهلا اخي اهل 🇸🇩السودان احبابنا تحياتي من
      مدينة براوة جنوب الصومال🇸🇴❤🇸🇩

    • @abdirahmanhaji9361
      @abdirahmanhaji9361 3 ปีที่แล้ว +2

      حبابك حبابك تب أبشر بالخير

    • @cabdullaahisaciid3097
      @cabdullaahisaciid3097 3 ปีที่แล้ว +3

      تحياتي من الصومال إلي الشعب السوداني عريق 🇸🇩🇸🇩🇸🇩

    • @WAAYAHADUNIDA252
      @WAAYAHADUNIDA252 3 ปีที่แล้ว

      Thnks

    • @ahmedosmanafrikaner1966
      @ahmedosmanafrikaner1966 3 ปีที่แล้ว

      ثقافتنا ليس عربية، بل نحن افارقة اقحاح، وبلاش خطف الهوية.

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah Mashallah runahanti aad ayan ujeclahay hestan wa xamari aad umacan guuleed shaambow fanan quruxbadan cod mcan itobiyank naga distay raga music tumayo wa itobiya sida kamuqato 2023 firsaday ❤❤❤

  • @LakiDarwiish
    @LakiDarwiish หลายเดือนก่อน +1

    Taariikhdu 9/9/2024 waxaan joogaa etiopia adis baba qisadan heestan awgeed bn u dhagaysanaya qofkii iga danbeeya like ha isaro❤

  • @ساميسالم-ص5ب
    @ساميسالم-ص5ب 5 ปีที่แล้ว +75

    اطيب شعب شعب الصومال اخوكم من اليمن

  • @hawanature9053
    @hawanature9053 4 ปีที่แล้ว +76

    Me I from Djibouti but Somalia is my brother origin and I don't understand but I am sad to listen this beauty song Allow Nabad uu soceli walalahay

    • @mohamedhussein949
      @mohamedhussein949 4 ปีที่แล้ว

      Thanks.

    • @alijama4979
      @alijama4979 4 ปีที่แล้ว +1

      You need to understand

    • @hawanature9053
      @hawanature9053 4 ปีที่แล้ว

      @@alijama4979 haa fahmad uu bahanahay

    • @geletoz
      @geletoz 4 ปีที่แล้ว +2

      @@hawanature9053 must weli..dont be like cuqdadland...this is your people and your language walalo..

    • @Ugaaskareerka
      @Ugaaskareerka 4 ปีที่แล้ว

      I will teach you don't worry abaayo

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 ปีที่แล้ว +3

    Fanan wakuwii hore heesana waa intey qaadeen👏 Sulfe wuxu kamid yahey fananiinta banaadiriga aad ugu cod macan

  • @MrTapha10
    @MrTapha10 13 ปีที่แล้ว +10

    quelle music de merveille , elle m'emporte à chaque fois que j'ecoute , nice zik waw
    waa hees ad iyo ad logu fara yareystay musiga aya ummmmmmmmmm
    great job

  • @Abdullahidhaqane
    @Abdullahidhaqane 3 ปีที่แล้ว +8

    2021 xasus wlahi markan heestan arkey waa iska ilmyey waayo waxa ay igu ledahay xasus badan 😥

  • @mariyosalad2076
    @mariyosalad2076 4 ปีที่แล้ว +72

    2/1/2020 who watching this song?

    • @mahadgrofficial5554
      @mahadgrofficial5554 4 ปีที่แล้ว

      Me hhhh

    • @bobbygure9614
      @bobbygure9614 4 ปีที่แล้ว

      Me and I love it

    • @Shimba-uh2lx
      @Shimba-uh2lx 4 ปีที่แล้ว +1

      Maariyo Salaad. Gabaraan isku xaafad ahaan jirnay ayaad iila egtahay. Toloo amaa iyadii tahay. 0017666335385. Igasoo qabo. Mahadsanid.

    • @WolfProduction-qj6bz
      @WolfProduction-qj6bz 2 หลายเดือนก่อน

      2024 ma ijeda

  • @JABBRRIL
    @JABBRRIL 5 ปีที่แล้ว +76

    😭MOQDISHO WAXA IIGU DANBAYSAY SUBAX ROOB DA AAYAY 1989 BAAR WAAMO GADASHISA WALAHI WA XASUUSTA ISKOLKAYGI SHEKH MADAR IYO KAWDA MAAJO XAAFADA HODAN CIIL BADANAA YAA IGU CELIYO MAGAALADAAN ADUUNKA UGU JECLAHAY NOLOSHEEDA

    • @zirkadunida6450
      @zirkadunida6450 4 ปีที่แล้ว

      Aaaaaaaa hadana xagee ku sugantahy

    • @ismailalihasan9519
      @ismailalihasan9519 4 ปีที่แล้ว

      Insha Allah anagoo nabad ah ayaan tageynaa Xamar cadey👋👋👋🙏🙏🙏♥️♥️♥️

    • @shaficiiman8049
      @shaficiiman8049 4 ปีที่แล้ว +3

      Waa xaafadii aan ku soo barbaaray halka aad tilmaamtay mogadishu , hodan

    • @wiilkibray3489
      @wiilkibray3489 4 ปีที่แล้ว +2

      Ilaa hada ma noshahay m.a

    • @ahmedhaji6864
      @ahmedhaji6864 4 ปีที่แล้ว

      Ana ma anan dhalin waxa dhashtatay1991

  • @Janno66
    @Janno66 3 หลายเดือนก่อน +1

    Omg heestan asad hagio ku barteyy music keeda caadi maha😂❤❤❤

  • @ciisecolowofficialpage2276
    @ciisecolowofficialpage2276 4 ปีที่แล้ว +29

    Waxaan dawanaya 1 January 2020❤somalia hanoolato

  • @liukang7953
    @liukang7953 3 ปีที่แล้ว +20

    2/15/2021
    Time 01:11 at night
    Iyado habeen bar eytahay Ayaan dhageysanihaya
    Qofki iga danbeyo like saar...
    Nacala sheydan kuyal

  • @AnisoAyow-fm7wf
    @AnisoAyow-fm7wf ปีที่แล้ว +3

    Si baan u jeclahy mana aqaano sbbta iyo dareemaheeda heestaan 7 Aug 2023

  • @Amalamal28134
    @Amalamal28134 7 ปีที่แล้ว +127

    Sulfa is my father's favorite Somali singer. I remember as a child jamming with him.

    • @ismailfarah3977
      @ismailfarah3977 7 ปีที่แล้ว +4

      Same here, but now im in love too

    • @boofyareyaroow4255
      @boofyareyaroow4255 7 ปีที่แล้ว

      Waa jeclahay wllh heestaan markaa dhakeesto xasuus aakalaa

    • @amirmohamed3019
      @amirmohamed3019 7 ปีที่แล้ว

      Keydsan Somali Muhammed mine too

    • @ms3fr296
      @ms3fr296 7 ปีที่แล้ว +1

      What language is this song in? Is it Amharic or Somali?

    • @hele4745
      @hele4745 6 ปีที่แล้ว +1

      Maquénxis its Somali bro

  • @abdihassanabdi2881
    @abdihassanabdi2881 4 ปีที่แล้ว +12

    Heestan ano yaar aya dheegeystii jiirii manta weli wan dheegeysta wana 2020 heeso wa kuwii hore
    Yaa weli dhaageysaano

  • @bewhoyouare6320
    @bewhoyouare6320 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks 🙏🏾 sxb hees taan wn iska jecladay laxanka iyo erayada iyo musikada top Bowe thanks 🙏🏾

  • @abdulkadirkulmiye7047
    @abdulkadirkulmiye7047 5 ปีที่แล้ว +11

    I remember as child my big brother used listening every day after school while we waiting for lunch ......................well done

  • @SuhaibAhmed-r8k
    @SuhaibAhmed-r8k 10 วันที่ผ่านมา

    Goshan minaa gashid waa kariraa wraa waxa rabtiti maa nosheegee adi cabdikariiin❤❤❤😂

  • @mohasadaq9589
    @mohasadaq9589 4 ปีที่แล้ว +13

    17/feb/2020 dadka iga dambeeya like ha ii saran san u ogaaado 🤣

  • @decocade1659
    @decocade1659 7 หลายเดือนก่อน +1

    15 March 2024 inta igadanbeyso waa ni salamay

  • @wasse4902
    @wasse4902 4 ปีที่แล้ว +7

    هلغاني لما بصمع يذكرني الماضى طبعي اذا حزينه بشغاله اغني دي ويروح كل حزينه طبعي كمان معه بكاء حزينه بجرح حالي كل م يصير معي حزينه الغاني معي تحيت من صومالي 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴احبكم ي صوماليزززززززز

    • @wasse4902
      @wasse4902 4 ปีที่แล้ว

      اي حتى أحلامي إنو يكون اغاني دي زفافي ان شاء الله بس

  • @kozhinbazhir
    @kozhinbazhir 2 ปีที่แล้ว +2

    2010kii markaa zoo afurno tarakh meel ku dheeli jirnay mezhaaz markii igu horresay ku bartay heestaan wallow aaan add u yarraa lkn dhagaha markas oo kle wxee maqlan ma hilmam🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🎺🎸♻️🔥🔥🍫💌👌👌

  • @xaajioska6581
    @xaajioska6581 4 ปีที่แล้ว +6

    2020 qofkii dhagesnayow like ha iga ilowin Dadkii hore isla nahe xarifow😁🙏👍

  • @Abdi-p2v
    @Abdi-p2v ปีที่แล้ว +2

    10 Aug 2023 still watching wixii iga dambeeya like ta iska reeba

  • @bukuribnukarkar4188
    @bukuribnukarkar4188 2 ปีที่แล้ว +11

    2022 who is still enjoying this master piece

  • @siciidsuugofficial1862
    @siciidsuugofficial1862 3 ปีที่แล้ว

    Gabeyga yeerayo guhaan bahaayo iyo gurbanka 14/9/2021 kama daalo heestan dhageysigeda voice sulfa wey ku dhaweyen

  • @yahyeabdi7456
    @yahyeabdi7456 4 ปีที่แล้ว +3

    From Berbera Somaliland I love sulfa songs Geesiyow nin kuugafay maa guulaysanahaayo 2020❤️

  • @salehfalconcrest5649
    @salehfalconcrest5649 10 หลายเดือนก่อน

    Who was there in Somalia and Mogadishu in 70 and 80 and 90.
    The golden times and glory of horn of Africa 🌍

  • @saidmohamed6546
    @saidmohamed6546 4 ปีที่แล้ว +101

    Gamuuntid soo gantidaa
    Gibilkii ay gaartabaa gadoomaayee
    Geesiyoow nin kuu gafay maa guuleysahaaye Guuleysahaayee
    gabayga yeeraayo
    guuxaan baxaayo iyo
    Gurbaankaan
    Aw Geedi shaambowaaa
    lagu guurihaaye
    lagu guurihaay
    Geedba keedka ka weyn
    sida loo gandoobaba adaa garanaayee
    Goshaa minaad gashid Goofaha waa gariiraa
    Alla waa gariiraaa
    gabayga yeeraayo
    guuxaan baxaayo iyo
    Gurbaankaan
    Aw Geedi shaambowaaa
    lagu guurihaaye
    lagu guurihaay

  • @upshotupdierahman6207
    @upshotupdierahman6207 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha alllh heesaha sulfa waan ka helaa waxa uu ahaa fanaan xayaysiisa aadna u cod macaan

  • @cabdixakiinxaajiinaxaaji-qp4uf
    @cabdixakiinxaajiinaxaaji-qp4uf 5 ปีที่แล้ว +4

    mudanayaal iyo marwoyin fadlan ila fiirsada heesta intii ka heshay fadlan like isaar mahad sanid

  • @mariyagele2867
    @mariyagele2867 6 ปีที่แล้ว +40

    Gooshaa minaad gashid goofaha waa gariiraa Alla waa gariira 😂😂😂😂🤣intii ilafahmeeso intaas like 😉2018

    • @johnhennery5780
      @johnhennery5780 4 ปีที่แล้ว +1

      Fadlan micnee. Anagu Moi Kibaki ma nihine.

    • @YOONKA-BUULADATV
      @YOONKA-BUULADATV 4 ปีที่แล้ว +3

      @@johnhennery5780 mxa la xanaqsanthay lkn? Hda fahmenin xta hesta laxankeda Ku raxeyso hdi kle qolka isaga bax.

    • @johnhennery5780
      @johnhennery5780 4 ปีที่แล้ว

      Hahaha waa kaftamaayay. Maxanaqin.

    • @YOONKA-BUULADATV
      @YOONKA-BUULADATV 4 ปีที่แล้ว +2

      @@johnhennery5780 qof Somali kula ah inaad shisheye lagu tilmamo gormee kaftan noqday?

    • @mrchobles4441
      @mrchobles4441 4 ปีที่แล้ว

      @@johnhennery5780 amus

  • @iimaanhassan8095
    @iimaanhassan8095 5 ปีที่แล้ว +18

    Heesan waxa ay igu ledahay xasuus weyn who’s waching this song 2019 malin ciid ah oo arbaco 6/5/2019

  • @ibrahimdhere
    @ibrahimdhere ปีที่แล้ว +1

    2023 first day of September cruising through Southern Missouri. Farta taag if you’re here.

  • @qalbinuuraelmi3171
    @qalbinuuraelmi3171 3 ปีที่แล้ว +12

    Somliweena wanii salmay ♥️🖐️

  • @AdanMadey
    @AdanMadey 5 หลายเดือนก่อน

    Geede Shaan boow lajanoow xagee jook taa broo aloow kuu naxarestoo🎉

  • @Aliesto17
    @Aliesto17 4 ปีที่แล้ว +8

    Our country used to be lit' magool waxay dhahday' kanooli wixii dhacay laakin nasiib wali madhiman' we will get back on our feet agian 🙏🙏🙏

  • @ahmednucman4333
    @ahmednucman4333 5 ปีที่แล้ว +9

    Heztan Waxan kuso xasusta qofan U xiizay 😪 waliba i Oran jirtay micnaha hezta i fahansi Mantana Wa Malin qamis ah waliba bisha 10 20 19 ban dib u dhagestay wlhi 😭

  • @cabdullahisahal3241
    @cabdullahisahal3241 4 ปีที่แล้ว +3

    Heestaan waxaa jeclaa anoo jiro 8 sano jir
    But hadda 2020 ayaa u sooxiisay
    GEEDI SHAAMBOW

  • @haaskeyproduction2744
    @haaskeyproduction2744 3 ปีที่แล้ว +2

    Barisamadki bey heestan i xasusineysa anago yar Alla muxuu waqtiga soconaya

  • @madinbashir4173
    @madinbashir4173 3 ปีที่แล้ว +4

    Waxan ahay reer laascanoot I like this song

  • @maryamoxasan2289
    @maryamoxasan2289 5 หลายเดือนก่อน

    Musican caruurnimdeydii isoxsuusiyay😭 ilhyow intii jacyl lagu koriyy walidkoda cadpta kadhowr💔🔐😭

  • @نوالالتميمي-س6ظ
    @نوالالتميمي-س6ظ 6 ปีที่แล้ว +11

    الله ذكرتني الاغنيه دي بأبويا الله يرحمه ويغفر له ويسكنه فسيح جناته

    • @فطومالشيخ-و6و
      @فطومالشيخ-و6و 5 ปีที่แล้ว

      نوال التميمي الله يرحمه ليش ابوكي كان صومالي

  • @ismailaabdirahman3735
    @ismailaabdirahman3735 9 ปีที่แล้ว +1

    Cabdullahi Sulfa fanka wuu ka baxay 1986 wuxuuna isu badalay wadaad Ilaahay waxaan uga baryeena inuu danbiiisa cafiyo.

  • @MegaZaaak
    @MegaZaaak 4 ปีที่แล้ว +12

    2020 ya firsanaya like saar

  • @abdulrahmansulub2202
    @abdulrahmansulub2202 ปีที่แล้ว

    Wow clasic song sulfa geesiyoow ninkuu gafa maa guulaysahayaa geedi shaamboo ahaa waalagu guurahaye nice song heestan xasuus ayay igu leedahay walahi old is gold

  • @simbaaliomar9369
    @simbaaliomar9369 3 ปีที่แล้ว +275

    2021 who is here😁

    • @Svnd.z
      @Svnd.z 3 ปีที่แล้ว +1

      😁😁

    • @fao2549
      @fao2549 3 ปีที่แล้ว +1

      Me

    • @sacdiyasiyaad7241
      @sacdiyasiyaad7241 3 ปีที่แล้ว +13

      ASC aqiyaray waa idin salamay alaah idin dhowro waxan u malayna in aadan dhalan hessta markay soo baxday waxan xasuusta walalahey in midna dirici lloga jeexay midna saacad laga furtay ruwayada ay ku soobaxday waxay ahayd Kala saarki J acaylka heestana waxa qaadayay C/ sulfa alhamdulah hada waa ka too ad keenay 1984/1986 somaliya waxa waran ku heeystay sulfa runti marka arko heesihi hore wadanki ayaan xasuusta ilaahay swt nabad hanooga dhigo Ameen ya rabi

    • @mohamedabdulkadir294
      @mohamedabdulkadir294 3 ปีที่แล้ว +1

      Waa la joogah intii nool😄😃

    • @bartanabada2906
      @bartanabada2906 3 ปีที่แล้ว +5

      aduun xasuus baa ka harta

  • @theadorableboy8633
    @theadorableboy8633 ปีที่แล้ว

    2011 baan gabar aan isku degeneyn Rikoorkeeda nooga daari jirtay.
    History.😍😊

  • @sufiyousufi993
    @sufiyousufi993 6 ปีที่แล้ว +125

    May Allah bring back value of Somali

  • @XasanXusein-u4u
    @XasanXusein-u4u 2 หลายเดือนก่อน +1

    galabta o uu sanadka yahay 2/8/2024 ayan dhageysa naya tolow maliga danben dona hadad iga danbeyso like ta dhac igu si❤❤

  • @farhiaismail5084
    @farhiaismail5084 4 ปีที่แล้ว +5

    Gabayga yerayo guxan baxayo iyo gurbankan aw gedi shanbow lagu gurina best song xamari

  • @decocade7812
    @decocade7812 3 ปีที่แล้ว +1

    Inta ilaragtay inta geedi shambow umaleyni jirtay nin weyn liketa dhacdhac igusii

  • @qalliguhaad4300
    @qalliguhaad4300 5 ปีที่แล้ว +174

    2019 yaa fiirsanaya farta taag👆🏼

    • @geeska
      @geeska 5 ปีที่แล้ว

      Qalli Guhaad me

    • @yaasiincabdicasiis3579
      @yaasiincabdicasiis3579 5 ปีที่แล้ว

      Me

    • @mohamedhaaji3898
      @mohamedhaaji3898 5 ปีที่แล้ว

      Me

    • @bobbygure9614
      @bobbygure9614 5 ปีที่แล้ว +1

      Hey I wanna call you bad name's but you have same name as my mother

    • @bobbygure9614
      @bobbygure9614 5 ปีที่แล้ว

      Change your provile picture thanks God bless you and your family

  • @Gantaalahamedia
    @Gantaalahamedia ปีที่แล้ว +2

    Cwada xasuus dheer galay anigo baladweyn jogo so xasuustay heeskan ka dhageysana mobile nokia ah 2011

  • @abdihakiimsaed6834
    @abdihakiimsaed6834 4 ปีที่แล้ว +52

    HESAHA SULFE cajiib weye makala dhacan,
    1Gedi shambow, 2Hilibka waa iga hobtay, 3Danbi duur, 4Hawl bad ibado hababay. Hesahan tiriyey nin oday ah ayaa garan kara, Ciyal Fartuun bal-balaarka iyo Faladagan baakin ayey galayan. LOOL

  • @abdikadirsahal7786
    @abdikadirsahal7786 4 หลายเดือนก่อน

    Asad hajio big respect 🙏

  • @somalitiktok32
    @somalitiktok32 ปีที่แล้ว +3

    Throw back childhood memory what a time it was

  • @ahmednurhirsi9625
    @ahmednurhirsi9625 3 ปีที่แล้ว +1

    Aw geeddi shaamow taariikhdiisa oo kooban yaa inoo sheegi karo plz aad ayaan ogu baahanahay ???

  • @dr-sihaam1041
    @dr-sihaam1041 7 ปีที่แล้ว +79

    Dad waa dadkii hore👏
    Sulfe Dambigaaga Allah Dhaafo

    • @abdifataaxyusuf4067
      @abdifataaxyusuf4067 6 ปีที่แล้ว +4

      hees kasta waan kugula kulma walhi you so fani wahi

    • @dr-sihaam1041
      @dr-sihaam1041 6 ปีที่แล้ว +2

      Abdifataax Yusuf
      Somalida waan iskajeclahay😊

    • @dr-sihaam1041
      @dr-sihaam1041 6 ปีที่แล้ว +1

      Moha Amip
      wll waan ogahay thnks

    • @Cambeyste
      @Cambeyste 5 ปีที่แล้ว +2

      Dr. Siham Ma Nosha after 1 Year Wayeh

    • @dr-sihaam1041
      @dr-sihaam1041 5 ปีที่แล้ว +1

      EL ZamBa
      haa walalkeey alx cimriga Allah nodhereeyo

  • @somaliofficial4240
    @somaliofficial4240 4 ปีที่แล้ว

    Mahaan yaa rooga 2020 corona iyo quarantine time iyo wakhtigaan oo Macalin Abwaan Cabdullahi Sulfa kaliyaha ka xanuusanaayo wadanka Sacuudigana joogo.
    Haloo duceeyo Legend kaas.💙❤🇸🇴

  • @maxamedwandow2905
    @maxamedwandow2905 4 ปีที่แล้ว +36

    2020 yaa fiirsnaaayo like saar

  • @baladiofficial6764
    @baladiofficial6764 5 ปีที่แล้ว +1

    Heestani waa hees Banaadiri asal ah. Geedi shaambow waxaa uu ahaa nin boqor ah waxaa uu caado u lahaa ama jecel gabdhaha inta aan la guursan la soo mariyo gurigiisa Yaab kadibna gabdha sidaa loo guuriyo İnta heestan ka heshay liketa yaan layla dhaafin Asxbta

  • @amiinahmedbishaarey1138
    @amiinahmedbishaarey1138 4 ปีที่แล้ว +3

    14/04/2020 Zulfa yaa iga dambeeya oo dhageysanaya heestan ???

  • @muusemuuse3721
    @muusemuuse3721 ปีที่แล้ว

    Heestan waxaa dhageestooyaa waa hees qarniya😢😢😢geedi naagta kaleexo waalagaasheegtay

  • @libanwarsame5428
    @libanwarsame5428 3 ปีที่แล้ว +9

    Flawless in every sense of the song. It feels like Sulfa is in the house.

  • @russmillionaire6895
    @russmillionaire6895 11 หลายเดือนก่อน

    Geedi shambow 2024 watching 😢😂

  • @robleseid
    @robleseid 5 ปีที่แล้ว +3

    i tank you for posting this he did a a good job promoting somali song

  • @NOGOBAAWI
    @NOGOBAAWI 2 ปีที่แล้ว +2

    Sheekadaan ku maqlay geedi shaambo run miyaa mise been ✋🏾?
    Reply si nadifa codkaga qof ifahansiyaan rabaa allah ha unaxariistee anu reer xamar ma ahi balse heestan anoo yar ban dhagaysan jiray wana jeclahay balse waxyabo badan ayaan maqlay

  • @abrahamfarah3025
    @abrahamfarah3025 10 ปีที่แล้ว +149

    I don't care where he come from. Why do you have to label people. Can Somalis every stop wanting to know where people come from and accept people as people? If somalis weren't myriad of people, I could have called you all racist. Fortunately, I know better. As I am brought up not to generalise people. HE IS BRILLIANT.

    • @osmanbigi5056
      @osmanbigi5056 7 ปีที่แล้ว +11

      theres difference between racism and tribalism sadly our people are blinded by tribalism

    • @bobbygure9614
      @bobbygure9614 7 ปีที่แล้ว +5

      Abraham Farah i agree with you 100%

    • @mohamedilmi2195
      @mohamedilmi2195 7 ปีที่แล้ว

      Abraham Farah k

    • @afkaxaji43
      @afkaxaji43 7 ปีที่แล้ว

      Abraham Farah exactly wlh

    • @bobbygure9614
      @bobbygure9614 7 ปีที่แล้ว +2

      Afka Xaji my brother don't west your quality time with reer badiye so enjoy your self god bless you and your family

  • @sahraabdi1152
    @sahraabdi1152 3 ปีที่แล้ว +1

    Ano somaliya hadana ma fafmayo heestan first time aan arko lkn way qurux badan tay🙌

    • @ahmeddhagadhere9416
      @ahmeddhagadhere9416 3 ปีที่แล้ว

      Wan ku salaamay boqorada Somalia

    • @sahraabdi1152
      @sahraabdi1152 3 ปีที่แล้ว

      @@ahmeddhagadhere9416 am not from Somalia 🇸🇴 but wan ka qaday salanta 🤝

  • @husseinkaskeeyofficial4316
    @husseinkaskeeyofficial4316 4 ปีที่แล้ว +4

    hadii soo Boqatay Aad dawaneysid 2021 Like isaaaar🖐❤👆

  • @mascudsalad7092
    @mascudsalad7092 3 ปีที่แล้ว

    Hestan waxa loqaday habaryartey amiina cali jisow allé cimri dher ku sii hoyo mcnto ❤️❤️

  • @WALICALAAWI
    @WALICALAAWI 4 ปีที่แล้ว +4

    2020 yaa ila dhageysanooyo AW GEEDI SHAAMBOW

  • @waqalsongs7537
    @waqalsongs7537 3 หลายเดือนก่อน

    Sacadu waa 23:16pm bisha july sanadku wa 2024 hestan music iyo laxan bo wukudece🥰

  • @axmedmaxamed4957
    @axmedmaxamed4957 4 ปีที่แล้ว +3

    2020 anaa ugu horeeyo ee cimaamada igu tuura

  • @Runsheeg53633
    @Runsheeg53633 หลายเดือนก่อน +1

    Don't ask who is here in 2024. We never left.

  • @fatimafarah2360
    @fatimafarah2360 3 ปีที่แล้ว +5

    Omg reminds of back home and just being young. ❤️

    • @Abshir252
      @Abshir252 2 ปีที่แล้ว +2

      Same i am 40 now lol

  • @apdilaahirajuu3611
    @apdilaahirajuu3611 3 ปีที่แล้ว

    Anigo jooga borama cawa waxan sooradiyay HEES tan reer xamar ka ah wayo heestan qofba iga cod saday inan ugeyo oo ay utahay xasuus Hore

  • @kivanctatlitug951
    @kivanctatlitug951 ปีที่แล้ว +3

    19 August 2023,
    Still the best!!!!

  • @abdikariimabdi9486
    @abdikariimabdi9486 ปีที่แล้ว +1

    2023 yailadhageysanayo somaliyey

  • @musaadbaomar
    @musaadbaomar 3 ปีที่แล้ว +10

    تحياتي للجميع / دكرياتي في عام 85 اجازتي في مقديشو الحلم

  • @hassanihassan6833
    @hassanihassan6833 3 ปีที่แล้ว +1

    Heestan xasuus gaar ah maanty iheysataa ama dareemaya cido waanwayey qofteydii trikhdana waa 28.jully .2021😥

  • @walaalmascuudbarkad8883
    @walaalmascuudbarkad8883 2 ปีที่แล้ว +13

    Remembering childhood life and feelings of nostalgia evoke whenever I hear songs from this album.
    Life wasn’t easy and fun as it’s today compared to the difficult days of the past decades where communication was poor without smartphones, clean water and electricity were scarce, access to education was narrow, employment was at the bottom, infrastructure was rampantly destroyed, the capital city divided into zones, warlords battling against one another, but , explosions and mass killings were not known, IDP and refugees were not experienced and the flag never stopped flying above.

  • @maxameddeqalfa4877
    @maxameddeqalfa4877 3 ปีที่แล้ว +1

    2021 13ka september maalin isnin saacaduna tahay 7:59 subaxnimo ayn daawanoya
    waliba wa so raadiyey weyna iidegeysa codka kaxanka music intaba boqilkiiba boqol
    waaku heysta xasuus gaar ahna wey igu keedahay