Dal iyo Duunyo - Ahmed Naaji - Luul Jeylaani

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 564

  • @abdulrazakomar4072
    @abdulrazakomar4072 ปีที่แล้ว +30

    Allaha u naxriisto Axmed Naaji Sacad, caawa ayuu geeriyooday 4 Sep, 2023.😢

    • @rihaadibrahim4998
      @rihaadibrahim4998 วันที่ผ่านมา

      Halka Ayeyo Luulna Ay Dhimaty 31/12/2024💔😩🥺

  • @yaasmiinyuusuf7110
    @yaasmiinyuusuf7110 5 ปีที่แล้ว +62

    Walee ilbaxnimo reer banaadiri ayaan uga haray laxan iyo cod ba waa loo daayay Ahmed naaji iyo Luul Jeylaani❤❤

  • @ilyasyare3479
    @ilyasyare3479 4 ปีที่แล้ว +57

    “Inaan ku daryeelaan u duubtayee daruufta i haaysaan la dahaayee” markay tiri ilin baa iga timid.
    Waa dhibta ay ii soo mari jirtay inay i aragto anoo xanuunsan, alx hadda waa xaaskeeyga wiil iyo gabar baan heeysanaa

  • @milannuurabdi4417
    @milannuurabdi4417 2 ปีที่แล้ว +18

    🥺😢😭 Meel duuur cidlo Aan so dawaafayee Duufan io dabeelan dashadee Darinteey dhana wasoo duubtayee Darbi jiif io Duliyaan Doortayee____😢😭😭😭 Marku dhahay wlhi ilina isku celin wayay Qofkii xldayda uu kale so maray Aya I dareemi karaa
    Ahmed Naaji sacad VS Luul jeylaani
    Wan idin jclhy ☝❤💉💯

  • @Hudahaybe
    @Hudahaybe 6 หลายเดือนก่อน +9

    Heestan waxaan dhagaysanayaa 30/6/2024 saacaduna sheegayso 12:25,
    Waxaan ku dhagaysanaya xaafadayada daaradeeda oo laydh qabow ka dhacayso nal yar oo dhir ku dhex yaalana noo baxayo aniga iyo 2 gabdhood oo aanu walaalo nahay,isoo xasuusi hadaad aragtid.
    Goobtu waa laascaanood ❤.

    • @zayidganero876
      @zayidganero876 2 หลายเดือนก่อน +1

      12:22😂

    • @Hudahaybe
      @Hudahaybe หลายเดือนก่อน

      @@zayidganero876 😭😭hadaan dib uguso laabtay

  • @ahmedfarhan3611
    @ahmedfarhan3611 ปีที่แล้ว +10

    Hadaa iga dambeeso like isaar 22/6/2023 Heesahan majecli remix markii lagu sameeyo ama laso cusbooneesiyo hadba sidaa utaqaanaan originalkoda jeclehe waxkale na ma ah codkoda mcaan darteed axyaa voice❤❤

  • @SAIMAN8300
    @SAIMAN8300 10 หลายเดือนก่อน +3

    This song can never top up,👏Allah ku naxristo Ahmed naji😢

  • @suhaybsaleban5334
    @suhaybsaleban5334 6 ปีที่แล้ว +17

    heestan waa heesaha aan ugu jeclahay dareen jacayl ayan dareema markan dhagaysanayo runti heesaha banaadiriga aad ayan u jeclahay from Hargeisa somaliland 2019

  • @mohamedhusseinofficial9255
    @mohamedhusseinofficial9255 5 ปีที่แล้ว +59

    That is the voice without AutoTunning. The beauty of classics! Absolutely amazing song. I advise the young Somalian Artists to stop using AutoTuning, it is terrible to listen. Natural Voices are the best.

  • @liibaanibraahim6155
    @liibaanibraahim6155 2 ปีที่แล้ว +15

    inaan ku daymooda la diidayee😢😢
    2022 yaa dhageysanya 🙏🌹

  • @hamseabdihakinmohamoudhuss7272
    @hamseabdihakinmohamoudhuss7272 ปีที่แล้ว +5

    Ilaahay ha u naxariisto marxuumka waxa uu fanka kaga jiray meel muhiim ah

    • @CawadFaarax
      @CawadFaarax 27 วันที่ผ่านมา

      😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢ah

  • @douniaahmed2877
    @douniaahmed2877 5 ปีที่แล้ว +6

    La premier fois j’ai écouté cet music c’était en mars 2015 j’etai à Malindi j’ai decouvert grave au téléphone de mon pere , apres mon retour à Djibouti, un enfant de 5 ans a formaté mon telephone , du coup je n’ai plus entendu , voila qu’aujourdhui un miracle est produit

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 2 ปีที่แล้ว

      Enjoy listening to it once again. ❤

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 ปีที่แล้ว +5

    Heesaha Banaadirigu waxay uga duwan yihin heesaha kale way ka dareen macan yihin waana sababta lo jecel yahey😊😍 Fanaaniin Qaaliya Axmed naaji & Luul jeylaani❤️❤️

  • @husseinal-haji9320
    @husseinal-haji9320 7 ปีที่แล้ว +77

    It sound true love song in between two separated loves who can't meet each other for reason of family are against to their will always happen in our back home traditional of Somalis

    • @husseinal-haji9320
      @husseinal-haji9320 5 ปีที่แล้ว +2

      @@aminasalat1025 my dear sister until when somalis will end this harsh traditional against to two loves even now still practice is on table may Allah guide them through right path

    • @abdiwahidmsf4046
      @abdiwahidmsf4046 4 ปีที่แล้ว +4

      We still live that problem but I will never reject anything to my children's love

  • @a.k6519
    @a.k6519 5 ปีที่แล้ว +69

    2020🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪lkn wali Somalida waa dhibanyihin😭😭😭😭

    • @sowdamuxidiin4801
      @sowdamuxidiin4801 4 ปีที่แล้ว +3

      ✌✌😭

    • @abdiwahidmsf4046
      @abdiwahidmsf4046 4 ปีที่แล้ว +4

      😥😥 aduunka dhibkama dhamanayo ilaa anka dhimanayo

    • @queenhanish6578
      @queenhanish6578 4 ปีที่แล้ว +3

      I.a mar wankabixi dona

    • @iimaanafrax9771
      @iimaanafrax9771 2 ปีที่แล้ว +1

      2022 wali way dhibanyiin 😭

    • @VahmiMukhtaar
      @VahmiMukhtaar 3 หลายเดือนก่อน +1

      Sanadkii ugu darnaa 2024 ilaahow Somalia baabii 😂😂😂

  • @abdullahabdurrahman3409
    @abdullahabdurrahman3409 2 ปีที่แล้ว +4

    😪😢😭😭😭 inaan ku daryelaa doortayee daruufta iheysaan la daahayee aad ayan uga xumahy inee ii dulqadan weyso dayaxdaan doortayee anago mudo 4 sano wada soconay oo gabagabadi midobidena iga tagty 😭😢😭 heesta ugu dhageysiga badanahy watanaa

  • @c2jboy304
    @c2jboy304 ปีที่แล้ว +4

    2017 waxay ahayd heesta kaliya dhagaysan jiray markii gabar aan is jecleen khasab nin kale loogu daray😭💔
    Aan dartaa u duloobayee,
    Damac maleh,
    Meel daawo leh yaa ila doonaaye😭
    Erayo qalbi taabasho ah hada 14 /1/2023 baan so xasuustat heestaydane waan dhagaystay ilaahay meel walbo ay joogto farxad aan dhamaan ha siiyo boqoradii jacaylka ibartay❤❤

  • @bilkisaahmed4301
    @bilkisaahmed4301 8 ปีที่แล้ว +36

    waa ley dilay waa ley dagaalaayee darbiyaa laygy oodee dartaadiyee daartiin ku jiraaan dibadda laga xeree inaan ku daymooda la diidaye ..eesh caala hees ♥♥♥

    • @marwaanyare963
      @marwaanyare963 7 ปีที่แล้ว +2

      Doon doonistaadaan ku daalaye
      Daaftii maro adigaan kaa dayee
      Dadkeygi dartaadey ii deyriyeen
      Doqoneey dacigaaney dooriyeen

  • @sharmaarkecalicabdi5613
    @sharmaarkecalicabdi5613 3 ปีที่แล้ว +17

    One of the most sweet Song in the history of Hamari songs 😍

  • @ahmednuurhonest1515
    @ahmednuurhonest1515 ปีที่แล้ว +3

    Alle ha unaxariisto Ahmed naaji xalay oo taariikhda ahayd 5/9/2023 ayuu geriyoday
    Raxmatulahi calayhi😢❤

  • @ashaanka
    @ashaanka 4 ปีที่แล้ว +23

    When you are not in love you can only listen but when your in love you gasp the lyrics✅✅

    • @sameeraabdullahi1397
      @sameeraabdullahi1397 3 ปีที่แล้ว

      Wlhi runta ayaad shegte

    • @ashaanka
      @ashaanka 2 ปีที่แล้ว

      @@sameeraabdullahi1397 ✅✅✅

    • @ahmedabyn3346
      @ahmedabyn3346 2 ปีที่แล้ว

      Tks Ahmed Naji and lul galani long live to both I love there song rks

    • @Kabeeye_7
      @Kabeeye_7 ปีที่แล้ว +1

      Fact 💯

  • @khadarhinomoalin1515
    @khadarhinomoalin1515 5 ปีที่แล้ว +34

    Who’s watching 2020 💔💔💔💔

  • @flame_27
    @flame_27 6 ปีที่แล้ว +11

    Very emotional song. If you are not moved by this song, regardless of whether you are in love or not, your humanity is in question.

  • @abdisalammohamedelmi854
    @abdisalammohamedelmi854 8 ปีที่แล้ว +91

    it's said "Old is Gold" that was true. Legends. Ahmed Naaji and Luul Jeilani😙😚👍👍👌👌. Who else is watching this song september 2016.

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 4 ปีที่แล้ว +11

    Inaan ku daryeelaan u duubtayee daruufta ihaysaan la daahayee😔

  • @kheeriyoqurux2383
    @kheeriyoqurux2383 6 ปีที่แล้ว +77

    The voice is killing me ax ax ax still listening 2019 💔💔😢😢

  • @kamilfarah7867
    @kamilfarah7867 8 ปีที่แล้ว +35

    kuma diidani wanku doonaaye Dabina laygu xerayee dilee darxumaan ku jiraaayee daraadaadee 😢😢😢😢😢

  • @hudaabdalle962
    @hudaabdalle962 ปีที่แล้ว +5

    My favorite song 🥺💔❤️
    Who is listening 2023 😖💔

  • @moktarhagi9697
    @moktarhagi9697 6 ปีที่แล้ว +33

    Yaa weli dhagesanaayo o raba inu ooyo 29/6/2018 like ta lacag maahee iska saara walaalayaalow 😂😂

  • @theqodax
    @theqodax 4 ปีที่แล้ว +8

    Safarku waa mid dheer, dhammaadkiisu sida uu noqon doono ma garanayo. Caawa, qolkayga ayaan ku dhex dhagaysanayaa heeskan. Sannadku waa 2020, dhammaadka bisha 10aad. Waxa aan rajeynaya dhammaadka safarkan aan horraanta bishan soo bilaabey in aan si nabad iyo badqab ah ku dhammeysto. Allihii joogey baa jira.

  • @Somtales
    @Somtales 13 ปีที่แล้ว +5

    bismilaah.... heestaanoo kale hees la mid ah ma jirto. walee reer xamar miro iyo cod iyo muusig iyo micnaba iyagaa loogu tegaaa... the best song wlh...naw paw iyo wixi gabyaba heestaan haku quustaan... viva xamar weyne iyo maanaboliyo

    • @xafsabare5007
      @xafsabare5007 ปีที่แล้ว

      Lkn imika way xumeeyeen wakhtiga heesaha reer xamarka way shidnaaye imika raab iyo hhh amuuro kle heesba tanan ka dhagaysta reer xamarka waa idin samaley

    • @Haniahmed573
      @Haniahmed573 ปีที่แล้ว

      ​@@xafsabare5007kaa qaadnay😂😂

    • @NUURIYE.
      @NUURIYE. ปีที่แล้ว

      ​@@Haniahmed57312 sano kadib manka qaadeysa amuu dhintayba 😂😂😂

    • @ahmedabdurahman1581
      @ahmedabdurahman1581 5 หลายเดือนก่อน

      13 years ago😮

  • @Elmi.451
    @Elmi.451 4 ปีที่แล้ว +5

    Naaji iyo luul caadi maahin
    Heeskan
    Somalida xamaraawiga
    Gacanan utaagay
    Walhi
    Caadi maahin
    Waan jeclahay
    Heesa hooda oodhan ppppppp ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️☝🏻☝🏻☝🏻

  • @kiinayxasan2213
    @kiinayxasan2213 ปีที่แล้ว +4

    Walhi waca waa cawa adunyo mana fileen iney dhaceyso mitaan 4 sano qof sugeyse ha ku qayaaamo kawarm lkn nabsi ma hare alllow qalbiga iii qaboooji 2023 8 5
    Insha alalh haada nolhay waso fiiiri dooona comantigan iyo adunyadan halke idhigto ax allow

    • @Legendnos
      @Legendnos 16 วันที่ผ่านมา

      Hada se daremeysa

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 2 ปีที่แล้ว +5

    Duco waalid habaar maad ka dooratay? 💔
    The king and the queen of the banaadiri ❤
    Axmed Naaji Ft Luul Jaylaani 🔥

  • @footballtraining7295
    @footballtraining7295 ปีที่แล้ว +3

    Alllhu haku naxriisto 2023 rip😢

  • @ashahusseinahmed6298
    @ashahusseinahmed6298 5 ปีที่แล้ว +6

    Heestan anigoo Jcl aqoonin ayey ibarty wllhi markan maqlo xasuus ayan galaa kuma diidani waaku doonaayee dabinan laygu xerayee ley dilee darxumaan ku jiraa daraaddaadee 😭😭

  • @FARXYOBELLO
    @FARXYOBELLO 8 ปีที่แล้ว +81

    Still listening in 2017 who else????

  • @mohamedhasancirro3452
    @mohamedhasancirro3452 3 ปีที่แล้ว +2

    Alle codka ha ku barakeyo
    Aduunka iyo Aakhiro liibana Alle idanki

  • @abdulghanitigey9639
    @abdulghanitigey9639 8 ปีที่แล้ว +28

    OLD IS GOLD.

  • @mssshukri-vg7uv
    @mssshukri-vg7uv ปีที่แล้ว +2

    Alle haku naxristo Ahmed naaji😢

  • @nasribukur7623
    @nasribukur7623 5 ปีที่แล้ว +8

    Im in love wlhi gabdhaha muqdisho so soft voice sweet 🥰 from dds kilil 🤞🏽

  • @isxakksixty3923
    @isxakksixty3923 10 ปีที่แล้ว +15

    i like this song, one of the best somali songs
    real smooth and classic

  • @lalu7838
    @lalu7838 7 ปีที่แล้ว +5

    Waxa ii daran dayaxdiin Doortayee Dabin may u dhigeen mise waa dileen 😢😫😥💔💔💔

  • @marwofurat1093
    @marwofurat1093 2 หลายเดือนก่อน +3

    Who is watching 24/10/2024😢❤

  • @ilovemom7151
    @ilovemom7151 7 ปีที่แล้ว +33

    who still wanna listen 2018 kama dalo hesta wan dagesanaa ila 2040 hadan nolahay

    • @Abdurahman-Zeinab
      @Abdurahman-Zeinab 7 ปีที่แล้ว +1

      also me

    • @muhubo100
      @muhubo100 6 ปีที่แล้ว

      I love Mom August 2018

    • @musbaxmusbax3755
      @musbaxmusbax3755 6 ปีที่แล้ว

      I love Mom: waa hees dareen gaara leh. Ilaahay haku gaarssiyo 2040. Heesahaan waxay iso xusuusiyaan Xamar-kii hore iyo dadkii hore. Lkn hadda waa lagu dheelay.

    • @ifka3974
      @ifka3974 5 ปีที่แล้ว

      😂😂😂🤣ilaahey ha kuu garsiiyo🙏

    • @bushramohamed3585
      @bushramohamed3585 3 ปีที่แล้ว

      Wli mdhgysan 2021?

  • @mustafisse2243
    @mustafisse2243 5 ปีที่แล้ว +11

    Gabadhaan jeclaa wey iga fogeeyeen anna yurub aan tahriib ku imaaday...ciil badanaa aduunyo

  • @abdulkadirhusen1182
    @abdulkadirhusen1182 8 ปีที่แล้ว +56

    The best calool xumo Xamari jaceel song EVER

  • @ismailibrahim3360
    @ismailibrahim3360 9 ปีที่แล้ว +10

    old schl>new schl....
    that was music this days they destroyed the game "music industry" old schl winning all day.... shout out to l.j n al ustad naji

  • @maryammansoor7237
    @maryammansoor7237 2 ปีที่แล้ว +1

    Ahmed Abdi Rahman walahi wan uu xiisay heestsn mar walba dhagesta hadana jaceylka u qabo uma sheegan karo 🥺

  • @saxarlaelmi571
    @saxarlaelmi571 4 ปีที่แล้ว +4

    Damac maleh meel daawo leh yaa ila doonaaye😍armaxaan jawi jaceyl galay.

  • @saidhasan4718
    @saidhasan4718 3 ปีที่แล้ว +2

    Heestaan xasuua ayay ii leedahay dugsiga dhaxe gabar aan jeclahay ayaan u qaadi jiray

  • @axmedxayoow7.
    @axmedxayoow7. ปีที่แล้ว +2

    Alle ha ku naxariisto😢

  • @khadarkheyz4712
    @khadarkheyz4712 9 ปีที่แล้ว +44

    Only real lovers can understand wht De song is all about!

  • @AhmedMohamed-ky2gf
    @AhmedMohamed-ky2gf 8 ปีที่แล้ว +8

    Really it's emotional song, I can't listen no more 😢😢

  • @ismacildictionary5394
    @ismacildictionary5394 3 ปีที่แล้ว +2

    Inaan kuday moodaa ladiidayee 😢😢♥️♥️

  • @apdirizak___ak6545
    @apdirizak___ak6545 2 ปีที่แล้ว +3

    Kamadaalo dhageesigeeda heestaan Dad waa dadkii hore❤❤💞

  • @krakengaming9244
    @krakengaming9244 7 ปีที่แล้ว +8

    Am listening this song for 8 good years and I stil like it

  • @kalasaaremaxamud1187
    @kalasaaremaxamud1187 9 ปีที่แล้ว +11

    Heestan waxaa i barty xaaskyga aan aduunka ugu jeclaaa noolow mnka

    • @malyuun2454
      @malyuun2454 3 ปีที่แล้ว

      Mwada joigtaan hee wll

    • @Ahmett.khazi19
      @Ahmett.khazi19 3 ปีที่แล้ว

      @@malyuun2454 kkkk maxa ka rabta 😂

  • @samanbathanabdi1781
    @samanbathanabdi1781 5 ปีที่แล้ว +3

    Runti waa hees qiro iyo ber xanun leh wlhi☝️
    This song reminds me qiso an somari hada kahore😭😭

  • @mohamedfarahmire4287
    @mohamedfarahmire4287 5 ปีที่แล้ว

    Ninka Soo geliyey sawirka saqajaannimada ay ka muuqato waa inuu ka saaraa waayo Axmed Naaji waa shakhsi Muslim ah Xaalkanna wax kama oga !!!..Scww.

  • @AhmedHassan-kg1zu
    @AhmedHassan-kg1zu 6 ปีที่แล้ว +14

    When somalis use to live the life of Shakespeare book romeo and juliet

  • @Ciilow__rashford10
    @Ciilow__rashford10 3 หลายเดือนก่อน +1

    2018 baa gabar ii qaadi jirty heeztan blze ma anan aqaanin qiimaha ay Ledahy heezta io qofka qiimahiiza her waxan maraye aan wajigeeda ka Dhuunto 💔

  • @AhmedHassan-um7ev
    @AhmedHassan-um7ev ปีที่แล้ว +2

    Best song reer xamar waa gob dad cod Macaan❤❤❤

  • @ahmeddirie6456
    @ahmeddirie6456 2 ปีที่แล้ว +4

    Still lestening never gets old this song 2022

  • @riyadmahrez2156
    @riyadmahrez2156 2 ปีที่แล้ว +2

    So clear voice and the slow beatdown beautiful ❤

  • @anwarac5026
    @anwarac5026 8 ปีที่แล้ว +5

    Hees macaan oo jaceyl ah ' qofki qalbi dhagax ah xita waa jilcaa qalbigiis

  • @miskihaji6150
    @miskihaji6150 5 ปีที่แล้ว +8

    old is gold, and Love all my Reer Mogadishu

    • @taamer1
      @taamer1 5 ปีที่แล้ว

      Me too sis 😘 ❤️ I'm your reer xamari brother ...

    • @yarisowmohamud9574
      @yarisowmohamud9574 5 ปีที่แล้ว

      The same my brother and my sister we are all reer xamarii

  • @mahdikhaleeji
    @mahdikhaleeji 2 ปีที่แล้ว +2

    Oh!!!My Goodness What A Beautiful Talent Voice 👏🏽 I'm Feeling 🥰❤

  • @mohajako3509
    @mohajako3509 7 ปีที่แล้ว +5

    Ha isku daalinin duurkaas dugaag lehee meel ku daranee ha isku deyninee inaan ku daryeelan u duubnayee daruufta i heyso laatahaye
    Kuma diidani waaku doonaayee dabinaa laygu xerayee le dilayee darxumaan ku jirayee 😢😢 what a caloool xumo

  • @amywayeel
    @amywayeel 14 ปีที่แล้ว

    Waa saan sidii ay u heesi jireen jiilkeennii hore! Marwo Luu Jeylaani l iyo Al Ustaad Axmed Naaji ha Noolaadeen!

  • @MohamettToni
    @MohamettToni 3 หลายเดือนก่อน +10

    Who is watching 2024/9/11

  • @mohosman4089
    @mohosman4089 6 ปีที่แล้ว +1

    Qoritaanka heestaan Axmad Naaji Sucad iyo mamo Luul jaylaani waa qoraal aad uhufan. Hayeeshee waxaan usheegayaa in dadku barto in aan lakalajarin horadhaca ujeedada erayga dhalanrogta.
    Tusaale, Ma'aha "darbiyaa laygu oodee" ee waa "Darbiyaa laygu'oodee."

  • @mohamedosman2655
    @mohamedosman2655 9 ปีที่แล้ว +9

    masha allah hees an dhageysto mida igu saameynta badneyd

  • @saciidloveloveofficial8721
    @saciidloveloveofficial8721 4 ปีที่แล้ว +4

    2020🇸🇴💪👈 ayaa daawanaayo m. Axad ciidul adxa 3deeda like saar

  • @xiintoymedia1432
    @xiintoymedia1432 4 ปีที่แล้ว +2

    Kuma diidani waan ku doonaayaa hees aan qiimeen lagu soo koobi karin inta dhageesaneesa 12.12.2020 liketa dhac iigu siiya

  • @awbalochwaheed1032
    @awbalochwaheed1032 6 ปีที่แล้ว +2

    ash calaal jacel wlh viva inta is jecel ha guulesto jaceelka

  • @Zawadi_90
    @Zawadi_90 8 หลายเดือนก่อน +3

    Who's here still 2024😭

  • @mahamedfarahjibril4692
    @mahamedfarahjibril4692 4 ปีที่แล้ว

    Runtii inaba caadi ma'ahan waa hees dareenkeeda xinbaarsan qofkii fahmaayo ayaa fahmaayo wey igu socotaa aniga runtii heeso waa ku wii hore aniga heesa xamariga aad iyo aad ayaan u jeclahay ❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏💯

  • @ahmedaden9508
    @ahmedaden9508 7 ปีที่แล้ว +3

    Its one of the most sweet song that i have listen

  • @AMIIN7
    @AMIIN7 3 หลายเดือนก่อน +2

    This song 😢

  • @abdikanijeesto2423
    @abdikanijeesto2423 8 ปีที่แล้ว +4

    Oh meela i xanuuntay 😭😭😭😭

  • @ibrahimaydaruswarsame7375
    @ibrahimaydaruswarsame7375 7 ปีที่แล้ว

    Heestan ma ilaawi karo wa heesta kliya an jclkygi igu horeyay an waraq ugu qoray gbar reer xamar an jclaa legend axmed naaji iyo luul jaylAni xasuus bad ngu ledhin

  • @babyFF-cn9jk
    @babyFF-cn9jk 3 ปีที่แล้ว +5

    الله يا بلاد العشر والشوق❤️❤️🖤👑🥇

  • @codmacaan
    @codmacaan 13 ปีที่แล้ว +1

    al ustaad axmed naaji well talented aabaha banaadiriga alaha ku deesto ustaadkeyga

  • @MohaBackasii
    @MohaBackasii 3 หลายเดือนก่อน +4

    Hello 2025 😅❤

  • @siciidahmed9033
    @siciidahmed9033 3 ปีที่แล้ว +2

    anigu wan aaminsanahay jaceylka waana ka dambeeyaa runtii gabadhi iigu horaysay aan jeclaadona markaan 3sano wada soconay ayay iga fogaatay heestan markaan dhegaysto waan iska ooyaa ilaa aan ka boganayo😰😭💔

  • @zakibiniamofficial1519
    @zakibiniamofficial1519 4 ปีที่แล้ว +3

    One of the great songs 2012 still I'm listening 2020

  • @decaafrica8017
    @decaafrica8017 3 ปีที่แล้ว +2

    2021.wali.waandhageesanaa.
    Wadankeena.markuu.fiicnaa.
    Wow💔

  • @izabellaizabella9390
    @izabellaizabella9390 ปีที่แล้ว

    Kuma diidani wnku donaye dabinlaa leygu xeraye ley dile dar xuman kujiraa daradadee ax ya jcl😢💔💔💔💔💔

  • @saamiyasiman9742
    @saamiyasiman9742 ปีที่แล้ว +1

    2023 yaa firsanoyo

  • @aishamohamed5164
    @aishamohamed5164 9 ปีที่แล้ว +10

    Waa heestii aniga iyo jaceylkeyga waayelka

  • @sacidahasan9834
    @sacidahasan9834 9 ปีที่แล้ว +16

    love this song so macaan

    • @حمد-ض5ر2ب
      @حمد-ض5ر2ب 9 ปีที่แล้ว +1

      +Sacida hasan Waa heestii ilin iga daadisay Waa heesihii aan lahilmaamikarin

    • @sacidahasan9834
      @sacidahasan9834 8 ปีที่แล้ว +1

      +‫محمد عبدالله‬‎ runta waye

    • @حمد-ض5ر2ب
      @حمد-ض5ر2ب 8 ปีที่แล้ว +1

      waa heetii wadnah iga ruxtay markaa dhagaasto habeenkaas masaaxdi , Sacida

    • @xikmadkororso3201
      @xikmadkororso3201 7 ปีที่แล้ว

      Sacida hasan

    • @أحلامبشير-ق4ش
      @أحلامبشير-ق4ش 7 ปีที่แล้ว

      Sacida hasan wwww hees iyo badh ❤️❤️

  • @zaliyaabdulahi9089
    @zaliyaabdulahi9089 7 ปีที่แล้ว +4

    One of my memorable song during times inconvience

  • @guledhassan6744
    @guledhassan6744 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi caadi maaha heestan waa dhab markaan maqlo waan ooya runtii jacayl dhax lawaa oo kale weeyaan 🤣🤣🤣🤣😂😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @abdiqaadirbaazi2833
    @abdiqaadirbaazi2833 5 ปีที่แล้ว +1

    In badin ayan radinay mnta ayan heley 16/7/2019/ inta i araktey like sulka sar

  • @abdishakureid1966
    @abdishakureid1966 2 ปีที่แล้ว +1

    hestan caawa ayaan dhagysanayaaa Anigoo Safar ah 10.2.2022 Bolle Aorport Ethopia kuna wajahan South africa ceptown 9saacadood aan diyarada saar naan doono ayada ayaan dhagysanayaa

  • @ibnulbilal1470
    @ibnulbilal1470 3 ปีที่แล้ว

    Yaa!! Allah!! Wlhi beerka yaa iqaadmi haaya!!
    Darxumaan kujira daraadaeeee!!!

  • @mohamedabdi9094
    @mohamedabdi9094 3 ปีที่แล้ว +2

    weli 2021 cidii dawaneyso ☝🏻

  • @FardowsoRuun-zz4sb
    @FardowsoRuun-zz4sb ปีที่แล้ว +1

    2023💔💔💔💘💘💘

  • @abdiadan1246
    @abdiadan1246 8 ปีที่แล้ว +1

    cumar shooli waa fanaan waan oo aad aan ujaclahay