ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

DEG DEG GABARTII NIN KEEDA KU GUBTAY GARISSA OO MARKII U HORAYSAY IYO MUCJISO AY LA KULANTAY LIVE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ธ.ค. 2019
  • DEG DEG GABARTII NIN KEEDA KU GUBTAY GARISSA OO MARKII U HORAYSAY IYO MUCJISO AY LA KULANTAY LIVE

ความคิดเห็น • 2.1K

  • @FaafanTUBE
    @FaafanTUBE  4 ปีที่แล้ว +57

    FADLAN SUSBCRIBE KA HANAGA ILAAWIN.
    HALKANNA KA DAAWO WIIL KII LAGUBAY OO GABARTA CAFIS U FIDIYAY. th-cam.com/video/GayyOh0RjT4/w-d-xo.html

    • @munaadem1423
      @munaadem1423 4 ปีที่แล้ว +2

      Walalow gabadhan phnkeda iso raadi

    • @ghdjhr9830
      @ghdjhr9830 4 ปีที่แล้ว +1

      Aac

    • @nimcocumar6034
      @nimcocumar6034 4 ปีที่แล้ว +1

      A s c walaahi worden waxa jira gaver walasheed kunnen xanuunsan tahey dhadhaab ook Samiiro kunnen ururtey oo rabta caawinad xagee lagama soo corporaties telefoon soo qor

    • @nimcocumar6034
      @nimcocumar6034 4 ปีที่แล้ว +1

      Adiga ayman kulas hadla reer dolool ayaa qarabo bahey

    • @nimcocumar6034
      @nimcocumar6034 4 ปีที่แล้ว

      @@munaadem1423 adu

  • @hanicadeychannel6051
    @hanicadeychannel6051 4 ปีที่แล้ว +236

    Intii cafiska jecel like isaar

  • @hanielmi5683
    @hanielmi5683 4 ปีที่แล้ว +252

    Nin hooyadiis ineceb iyo walaalahiis ineceb Oo asiga Kaligiis ijecel miyaan dab u quuraa ax 😭😭😭👈❤️

    • @dagan1586
      @dagan1586 4 ปีที่แล้ว +10

      Sax wlh Markaas Oo kale Ayaaba Wax walbo loogu Samraa si uusan Gurigaga u dumin Ayagana Kugu Farxin Abyo Dadkas mnta wey ku faraxsanyihiin 😭😭😭

    • @caishacuud1140
      @caishacuud1140 4 ปีที่แล้ว +5

      Wlh isku mid ayaan nahay alpi

    • @umuhamzaahmed1398
      @umuhamzaahmed1398 4 ปีที่แล้ว +5

      Ala uur maser iyo shedan isugu darsamy

    • @cashoshariif3530
      @cashoshariif3530 4 ปีที่แล้ว +3

      Asiba majeclee ee bilkaasuu karabaa yuusan kuu shegin

    • @queen_s5197
      @queen_s5197 4 ปีที่แล้ว +1

      @@cashoshariif3530 😂😂

  • @maxamedfaysal9245
    @maxamedfaysal9245 4 ปีที่แล้ว +35

    Horta waxaa qalad ah xaaskaaga inaa la dagto walaalahaa iyo reerkaaga dhexdooda

    • @cadaynbuuxda5520
      @cadaynbuuxda5520 4 ปีที่แล้ว +1

      Shaydaamaa Xaafada jooga 😂😂😂🧒🏿

    • @kaaliali2613
      @kaaliali2613 4 ปีที่แล้ว

      Mawanaagsano in laladago ninka rerkiisa

  • @isafaricom9876
    @isafaricom9876 4 ปีที่แล้ว +11

    I have to say ma shaa Allah the brother conducts professional interviews.

  • @abdullahiabdikadir4799
    @abdullahiabdikadir4799 4 ปีที่แล้ว +74

    I really like how she answers questions

  • @raxmoruun8123
    @raxmoruun8123 4 ปีที่แล้ว +81

    Dhar kudhaqa canjeero ayu duba mar key leeyihin mexey dhibe haduu reerkiisa usheqeyo ileen masheqeyo ayey tiriye dadkan waxan kagayabay warxuma tashiilka

    • @abdiwaxididledubaane4552
      @abdiwaxididledubaane4552 4 ปีที่แล้ว +5

      This kind of jealousy is natural.
      Women are weak we don't have to test them. It's also qadar and had no protection. Towbah is open for so let her repent to the Almighty Allah.

    • @fartunwarsame8730
      @fartunwarsame8730 4 ปีที่แล้ว +4

      raxmo ruun
      Saas sax ma’aha waa gabar qalbi wacan ayadoo yar na wey guursatay ayadaana biili jirtay dhib na wey kala kulantay reerkisa.
      Waxeey isku heysay ayee bananka keentay.
      Dee hadaad isku rabtid waa gooni

    • @dhuusaayedhuusaaye6915
      @dhuusaayedhuusaaye6915 4 ปีที่แล้ว

      @@fartunwarsame8730 hhhh

    • @uhadalchannel7418
      @uhadalchannel7418 4 ปีที่แล้ว

      Ilmahiisa soowmaaha haduu udhaqo

    • @noordiinhussein5639
      @noordiinhussein5639 4 ปีที่แล้ว +1

      Gabadhaan hadalkeeda meydaan fahmin gabadhaan waxey kahadleysaa dadka orayana canjeelo ayuu dubaa iyo dharkuu dhaqaa haduu sameeyo dhib kuma jiro unbey tiri

  • @proudSomalisis
    @proudSomalisis 4 ปีที่แล้ว +19

    She has actually said the name Farhaan 1565 times.

    • @bmb8251
      @bmb8251 4 ปีที่แล้ว +2

      Haday saas ujeceshahay maxay uu gubtay 😒

    • @rumorhasit9129
      @rumorhasit9129 4 ปีที่แล้ว +1

      @@bmb8251 that is not jecel, that is scary😱😨

  • @shukriyamohamedahmed8942
    @shukriyamohamedahmed8942 4 ปีที่แล้ว +24

    Bal naagahaan suuronaye inaanta caaynayo maxey ka maaganyahiin orodo hooyoyinkiina howsha u qabta gabadh maskiin ah oo xamiilo ah problem noocas wax ka daran ma jidho sister samir😢😢😢

    • @fatmanashat6516
      @fatmanashat6516 4 ปีที่แล้ว +4

      Abyo mcn wa naga qaldan o qadarta alle aqon I jahilin ah gbdhan wlh maskin sida iga muqato hdne uur iyo shaqa iyo maser iskugudarsamy hdne wilka reerkisa kudirayen gbdhaha somalida rafad iskahesto alle ha ugargaro

    • @farxiyosheikh1467
      @farxiyosheikh1467 4 ปีที่แล้ว +2

      Walaahi waan ilmeeyeey hadaynu nahay gabdhaha soomaaliyeed
      Anagaanba is arki karin
      Waayo waan ka xumahay
      Dhibka haysta lkn dadka caayaya waa wada gabdho please aynu isku naxno wlhi waa Miskiin xaamilo ah 😭😭😭

  • @standarddichotomycontrol1279
    @standarddichotomycontrol1279 4 ปีที่แล้ว +15

    I wish you happeness in your life my sisiter! and may Allah preserved you. Your actions and intentions was to create and build yourself a life with difficult circumstance. Good people must involved this kind of issues and let them try to sort it out. My sister your acknowledgement, remorse and regretting is sufficient enough to settle the matter for good. All the best!

  • @yaasmabeauty2261
    @yaasmabeauty2261 4 ปีที่แล้ว +27

    Mashallah wariye baruud abshiro wa bini adan wey qaldantay weyna ka qomameysay ninkeda qer allaha siye wu cafiyay mana u eko qof qaladkas kulabanayo e rerka yanla dumin inshallah carurdoda ha wada korsadaan

    • @sabahesse1557
      @sabahesse1557 4 ปีที่แล้ว

      Acuudubilah imanka laga qade ninka afarba loo baneye ee ninku mawan aad soo ibsatad mooday hoyadisad ka cabanaysa inad shaydamad tahay ku ogayd

  • @queenluula2294
    @queenluula2294 4 ปีที่แล้ว +12

    Gabadha waa miskiin illahey Ha u fududeeyo nolosha, Qof shift galaya hadana uureey ah illahey baa fahmi kara, danbi dhaaf Allah ku siiyo.

    • @geediody8530
      @geediody8530 4 ปีที่แล้ว +1

      Qof wax gubaya miskiin maaha waa wuxuu ka dhiganyahy qof xabad kugu dhuftay

  • @abdullahiaynashhussein5937
    @abdullahiaynashhussein5937 4 ปีที่แล้ว +26

    Most of the problem in marriage domestic problems is caused by the husband's close relatives i.e the mother in-law the sister In-laws because once their Son/brother marries his wife and the wife moves with the husband family jealousy of chores start like gossiping telling lies ND fake propaganda to the husband about his poor wife using lies ND accusations about the innocent wife to the husband the kitchen other kind of jealousy toward their guy's wife include being jealousy of her house how she decorate her house those relatives of the husband wanting to mess their brother's house inorder to make the poor wife house look shady ND dirty so as to make her look araajo anyway other jealousy toward the wife includes them the husband's family want to be served like royal family the mother in-law always wanting last born served by the wife being jelous of her clothing jewelry cleanliness the husband's clothes ND more chaos anyway the best option is to never choose to live with your husband family and as for the husband (Ni lazima) it is must for him to help his wife with the chores if he is at home or idle like looking after the children ND also at the kitchen for sometime the wife is not a clone she is a human being like you with a heart ND a body which gets tired and by the way the hardest job is giving birth looking after a small baby or any child and washing ND cooking everyday ain't easy also so it's good you help each other even if like looking after the baby or children for sometime anyway this girl looks like she was under pressure from work to her children needs to the husband's family pressure and the harsh bullying toward her I hope she will have a peace of mind ND relax learn to chill and forgive her self and never do such since the husband forgive her

    • @drzahrasheikh9599
      @drzahrasheikh9599 4 ปีที่แล้ว +1

      Good point of view

    • @sorryme6860
      @sorryme6860 4 ปีที่แล้ว +2

      Allah xaqa ha tuso husband's family way dhib badanyihiin runtii most of them.

    • @mariamsharifbcccav4856
      @mariamsharifbcccav4856 4 ปีที่แล้ว +1

      True everything u said

    • @hudahaji8669
      @hudahaji8669 4 ปีที่แล้ว +1

      Mariam Sharifbc cca v
      Waxaa jira naago xun xun oo edeb daran sida tan oo kale
      Maaha dhibaatada familka ninka oo kaliya

    • @abdullahiaynashhussein5937
      @abdullahiaynashhussein5937 4 ปีที่แล้ว +1

      @@hudahaji8669 gabadhaan maxuma dibkaay shegaani Soo mamoqashit

  • @rumanahm5634
    @rumanahm5634 4 ปีที่แล้ว +43

    Basbas aan ku daray kulaha
    ALLAH haka cafiyo
    Marka xanaqday in aad tukati salaad ba fiicned
    Abayo

    • @siradm
      @siradm 4 ปีที่แล้ว

      Waxaa igala daran go' ban ku toli rabay!

    • @quraanonlineschool6213
      @quraanonlineschool6213 4 ปีที่แล้ว

      *Bal adiga uun kaaga ha basbaasayn*

    • @geediody8530
      @geediody8530 4 ปีที่แล้ว

      Rumanah M Dumar danbe Lama aamini karo

  • @maryanaadan820
    @maryanaadan820 4 ปีที่แล้ว +204

    Soomaalay gabadhaaan yaa baalaha laga rifin maxaa yeelay qof uur leh oo habeenkii shaqeysa hadana maseer ugu darsoomay koley waa arin adag qof kastana waa dareemi kartaa , Koley Allah caafiyo qalbiyadoodana Allah u qaboojiyo , Aniga waan arkay naag maseersan oo waliba uurleh oo ninkeeda kamaseertay sida inuu naag shukaansado deedna ey dhahday ilmaha iska so tuuuraaaa kadib waano kadib Alx ilaahey waa dajiyay anywhere ragow dumarka qanciya😘

    • @hudaabdulahi8229
      @hudaabdulahi8229 4 ปีที่แล้ว +13

      Abaayo uurka aad sheegeeyso dhibaatadiisa ma fahmayaan raga sababtoo ah iyaga uur manoqdaan

    • @maryanaadan820
      @maryanaadan820 4 ปีที่แล้ว +2

      @@hudaabdulahi8229 beentaa maaha xbbti aniga oo waligey guursanba was dareemi xanuunka asaga sawir miyaaa xaqa Allah tuso

    • @fadumomohamed2857
      @fadumomohamed2857 4 ปีที่แล้ว

      Amiiiiin amiiiiiiin amiiiiin

    • @nuuneyb1571
      @nuuneyb1571 4 ปีที่แล้ว +5

      Hadaa uur leedahey umada maa gubee uur kulahaa

    • @fartunabdi4041
      @fartunabdi4041 4 ปีที่แล้ว

      Waaruntaa baayo anaa habayn shaqeeya wali subuxii kabihii xataa dharka aan iska bixinayo baan ladagaalamaa. Uurna bal warkiisa jooji.

  • @abdikarimahmed4724
    @abdikarimahmed4724 4 ปีที่แล้ว +21

    Waa nag ninkeeda so jaaf jaaftaay nimacadii Uu ku jiiraay Uu iloobaay gabdhaan wa gesiyad dulqaad badan ❤️

    • @fartunomararess7917
      @fartunomararess7917 4 ปีที่แล้ว

      Abdikarim Ahmed haa wlhi balsee binadamka mafahansano

    • @abdikarimahmed4724
      @abdikarimahmed4724 4 ปีที่แล้ว

      TuneyFbi Offical wa maskiin abaayo walhi wana gabar aqlii badan waay khaldan tahay lakin maseer iyo rafad ee ka so martaay ayaa Uu geyaay walhi gabar la miid mA jiirto

  • @boqoradihhawenka8359
    @boqoradihhawenka8359 4 ปีที่แล้ว +13

    WlshaY ninkaYga haDii wax walpa layga shego oo hooyadi wxwlpo dhahdo lkn aanan arag anigu marna ma rumaysten wlhi 💯
    HooYo ziwlpo haw xumaato adih wxba calosha hawgu qaban wa caruurtada eyaydoodun🕊👑

    • @Shamuureofficially12
      @Shamuureofficially12 4 ปีที่แล้ว +1

      Masha allah abyo naagtaan mesha ka hadloso wlhi baqoolkiiba baqool waa ka aqli badan tahay waxaa tahay qof Allah siye garad iyo garasho. Firi naagta wax gubtey wali waxee ka si dacwooney wilkii guubtey hooyadisa xita xishood malahaan. Lkn iyada waxaa ka si qaldan wilkii qabi ku ogay inee hooyadisa necbaney saas ku si haysta naag hooyada naceeb adne waxwalbo ka filo

    • @boqoradihhawenka8359
      @boqoradihhawenka8359 4 ปีที่แล้ว

      @@Shamuureofficially12 sodoh wcn iYo nin zaaliXa nogu duce yakhi

    • @ahmedaden9462
      @ahmedaden9462 4 ปีที่แล้ว +1

      ❤💘❤💘❤ very proud of you ❤ 💋 walahi qof muslimad batahay

  • @abdullahiaynashhussein5937
    @abdullahiaynashhussein5937 4 ปีที่แล้ว +134

    Waa gabar maskin eh uu maseyr, ciil iyo sheydhaan UU qadaay ILAHEY haiska cafiyo iyathaana sabar ILAHEY hasiyo

  • @ismailgutale1206
    @ismailgutale1206 4 ปีที่แล้ว +40

    Kooxdiinaan Dadaab Media shame on you for your partiality, practice professionalism and observe the media ethics!!!

  • @omarkamaan1076
    @omarkamaan1076 4 ปีที่แล้ว +1

    Maashaaa alaaah Abshiro waa gabar fiican ee haloo cudurdaaro waa dumar laakin dadku hakadhafen sidey sheegtey buunbuunta
    Ilaahayna haxafido abshiro

  • @hafsamohamed263
    @hafsamohamed263 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah illahay qayr hasiiyo intii is cafisay illahay dartiis isku cafisay waxaana rayaynaynaa inuu sii dhisnaado qoskaas ma qaldamo waa Allah gabadha haday qaldantay qiratayna yaana lagu dayane reerka kii wada jiraa Allah ka yeelo

  • @xasilisoabdi6819
    @xasilisoabdi6819 4 ปีที่แล้ว +20

    subxaana llah😭allaha caafiyo walalkeen gabadhaan ha iska dhaafto nin dhan maadaama ay heysato 3 cunug

  • @kingsomalia9697
    @kingsomalia9697 4 ปีที่แล้ว +20

    Qaladka kobaad wuxuu dhacay shaqada habeenkii iyo ninka dhalinyaradda Ah Ee Guriga Habeen loo cidleyay. soomaalidda oo dhan shaqadda Habeenkii Waa gogosha iyo bashaalka..maalintana u xamaasha reerkiina.

    • @nastehoabdulahi8030
      @nastehoabdulahi8030 4 ปีที่แล้ว

      King Somalia 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @salmahassan6998
      @salmahassan6998 4 ปีที่แล้ว

      Wlh waa sax hadalka hbnkii in la shaqeeyo ma wanagsano waayo hbnkii ilahay wuxuu inooga tala galay in nafta loo raaxeeyo oo la hurdo

    • @cudoonali865
      @cudoonali865 4 ปีที่แล้ว

      Halkeeda dhigtay

    • @se1059
      @se1059 4 ปีที่แล้ว +2

      Qaladka koowaad waa rag dhalinyaro ah oon shaqaysanayn oo dumarkoodi dabad iyo guriba u shaqaynayaan iyago waliba uur leh ceeb iyo bar madow oo raga somaliyeed haysata weeyaan oon somaaliyi dhaqan ula haan jirin

  • @Qisooyin12797
    @Qisooyin12797 4 ปีที่แล้ว +2

    Waa qof caqli badan wlhi
    Makhaldame waa Alle

  • @Hiffow
    @Hiffow 4 ปีที่แล้ว +3

    This is a reason why TRUST between couples is vital. Rumours destroys

  • @heeganm
    @heeganm 4 ปีที่แล้ว +102

    Erayga (NAAG) ee aad isticmaasheen iska saxa idinkoo awooda Gabadhii, haweeneydii, xaaskii, ooridii! Imw maxaad eraygaas uqaadateen?
    Anshaxa warbaahinta iyo mida umadaba ilaasha. Mahadsanid

    • @FaafanTUBE
      @FaafanTUBE  4 ปีที่แล้ว +6

      Mahadsanid wll

    • @heeganm
      @heeganm 4 ปีที่แล้ว +1

      Adaamudan, shaqo wacan.
      Kana raali noqda.

    • @cookwithme6660
      @cookwithme6660 4 ปีที่แล้ว +5

      Naag illahey baa nagadigey ceeb mahan warya. Adiga sidhad nin nimada ugu fantid baan naag nimadha ugu faana

    • @cookwithme6660
      @cookwithme6660 4 ปีที่แล้ว +1

      Nin waa doqon. Hoyadi dashey baa lagu diri kara

    • @abubakertezmoofficiall7631
      @abubakertezmoofficiall7631 4 ปีที่แล้ว +3

      SOMALI FORUM wlhi runta wllo jasakalaah🙏

  • @Ebiyanita
    @Ebiyanita 4 ปีที่แล้ว +22

    8:26 inalillah wainalieyhi rajicun wlh waan o'ye runti ninkaga biyo basbas kudaro kushub yaa Allah maser hujira lkn mawanagsano runti ilmahaga abahod waxba maad urebanin runti 😢😢

    • @bilandayax1681
      @bilandayax1681 4 ปีที่แล้ว +1

      Asc abshiro iska samir

    • @Ebiyanita
      @Ebiyanita 4 ปีที่แล้ว

      Abshiro wa gabar fican san gadaaremayo runti wana gabar urleh rabi maslaxa daxdoda hadigo amiin

  • @deeqaluulaaaden3870
    @deeqaluulaaaden3870 4 ปีที่แล้ว +9

    Masha’Allaah wll wariye fiican baad tahay oo qalbi fiican Reerkaas yuu naga dumin Aduunyada wax waliba waa dhacaan

  • @umucaisha9152
    @umucaisha9152 4 ปีที่แล้ว +13

    Allow anan guubin ilmahayga abahood 😭😭😭😭

  • @teacheribrahim2176
    @teacheribrahim2176 4 ปีที่แล้ว +20

    I don't see problem in this.... She asked forgiveness

    • @farhiaaffi5435
      @farhiaaffi5435 4 ปีที่แล้ว

      Let it b tried on you.u will know the pain.

    • @teacheribrahim2176
      @teacheribrahim2176 4 ปีที่แล้ว

      @@farhiaaffi5435 Yeah every pain is unbearable... I will have been dejected too but forgive her if she regret

    • @user-jr1cz4nh6l
      @user-jr1cz4nh6l 4 ปีที่แล้ว

      Ibrahim Abdinur But why af qalaad tho ?? Lmfao 🤣

  • @saidaainichanel7928
    @saidaainichanel7928 4 ปีที่แล้ว +34

    Insha Allah you will be back together,, love mistakes ,,, you guys have kids together insha Allah,,, Allah will be with you guys ,,,

    • @wehelkamedia52
      @wehelkamedia52 4 ปีที่แล้ว +1

      Mohamed Ade Msahallha ♥️♥️♥️

    • @zamzamdhool2268
      @zamzamdhool2268 4 ปีที่แล้ว +1

      MashaAllah😘

    • @user-fj8vl9dg4d
      @user-fj8vl9dg4d 4 ปีที่แล้ว +1

      Ameen... Cuz I know how I feel to be with a single parent, ilahay haikusoceliyo waa gar miskin 😔 😔 😔.

    • @zainabshoka4219
      @zainabshoka4219 4 ปีที่แล้ว +1

      Would u go to bed with someone who tried to kill u?

    • @sleepingbeauty.8359
      @sleepingbeauty.8359 4 ปีที่แล้ว

      No she will kill him next time.He should stay away from her

  • @cudoonali865
    @cudoonali865 4 ปีที่แล้ว

    Abshiro waa gabdh Soomaaliyeed waa gabdhiisii waa xaaskiisa ee ubadka udhashay una ah xaamil .Walaalayaal uduceeya in Alle caafiyo odaygeeda iyadana kadhigo saabirad. Ee love youu somali familj ❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Raho339
    @Raho339 ปีที่แล้ว

    May May May Naagtaa Yuuna Kunoqonin Wiilkaasi Haduu Kunoqdana ILaahay Ha’Xafido Siduu’Uxafidey Eegaba Yaa Rabi Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
    Allaahu AkbaR
    Scw Scw Scw💕💕💕

  • @aishaabdullahi2007ayuushabdull
    @aishaabdullahi2007ayuushabdull 4 ปีที่แล้ว +39

    Illahy utoobad keen walshy

    • @abuyaasir8006
      @abuyaasir8006 4 ปีที่แล้ว +2

      😭😭😭 wlhi waa iska maskiin haweenka allaaaaa

  • @dekj2572
    @dekj2572 4 ปีที่แล้ว +16

    Caafimaad Allah siiyo labadoodaba tan kale Somali in ninku reerkiisa cajeero u dubo ama uu dhar u shaqo ceeb iyo caybay u taqaanaa aniga walaahi waan jeclahay in aad qabto waa caruurteyda waana ku faanayaa

    • @qadraisak9854
      @qadraisak9854 4 ปีที่แล้ว +1

      M.a nin fcn bad thy mrks 😍😍😍😍

  • @maanjama
    @maanjama 4 ปีที่แล้ว +19

    Wllshy Allah dambigaaga hadhaafo😭

  • @nasraxilwaanimahamed3151
    @nasraxilwaanimahamed3151 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah illaahy qofki gafa ee cafis weydiista uu ugu jecl yahy wxn leyshy masha allh wiilka xaaskisa waa cafiyey inta wll ah ee ka shaqenaysa rerka sii jiritaankoda waa wx lagu farxo madama oo aay ubad isku hayaan hadana aay uur uledahy masha allh rerki isku raga ee dhaxdoida alle maslaxad uu dhigo alle haka yeelo iydana waa uu cashar fal danbe oo fool xun in aynay samen ragana wxn dhihi laha wrhoya dumaraka ha ciilina naagtada oo caruur ku korinaysa misana qotal daruurigi laso baxaysa nin iyo naagba ku ah in aad ciisha waa ceeb nagaha kolo nin xaasle ah misana xeeryaha quxuuntiga joga Shukan sanaya iyagana wxn dhihi laha wll xalimo iska radso ku faadiya wlksha ninkeda udaa

  • @yussufmohamed8602
    @yussufmohamed8602 4 ปีที่แล้ว +17

    Wlh gabadhan gabar fican waye comment xun daya wax inguba iyo waxad gubteen aad weyseen ee mind your business our sister is correct if she can't comment we comment on her behalf

  • @abdihafitali1302
    @abdihafitali1302 4 ปีที่แล้ว +37

    Abshiro wa iska dacad sidey uwarameyso wlhi ruxa biliadamka qalad wu galaa balse muxu ugalay lamadihi karo runti Alle waxan kabaryaya inu inta lamidkana falkan oo kaleto kafigeyo aniganah wiil dalinyaraaa ayan ahey gabar igubto ilahey haiga badbadsho .Amiiim amiiin

    • @abdikadirahmed2143
      @abdikadirahmed2143 4 ปีที่แล้ว

      Mahamedbarut report thinks that is benefits to the community but not this rubbish!!!

    • @abdihafitali1302
      @abdihafitali1302 4 ปีที่แล้ว

      Who is complaining about Mohammed barut you guy

    • @rahmaqaali7645
      @rahmaqaali7645 4 ปีที่แล้ว

      Been mhn wlhi qof aa naftada siisay si ha ku yeelo waa xanuun ween 😭

    • @mursalabdi3446
      @mursalabdi3446 4 ปีที่แล้ว +1

      meeshu meel dumarka lagu ixtiramo maha gabadha miskinta hordholibay wana gabar yar wilka iyo gabadhana walaga dhexshaqeyey

    • @mursalabdi3446
      @mursalabdi3446 4 ปีที่แล้ว +1

      qolada gariisa degta dhaqankoda masaasa gabar iyo ninkedi arin dhimatay maxa ninki walalkis gabadha kenaya inuu uhanjabo

  • @fatushbbe689
    @fatushbbe689 4 ปีที่แล้ว +17

    Maseerka wuu jiraaaa maskiiinta way dhipatysand elhow haka dilin jacelkeeda

    • @fatushbbe689
      @fatushbbe689 4 ปีที่แล้ว

      @Cumar Farah war ugnda jogaaa kow dheh
      Waana maser badnhy
      Laba dheh
      Wlhi social media maba istcmlo oo whtsapp ka ahyn sadeex dheh.marka yaan lagu gubineg iska.carar meesha

    • @fatushbbe689
      @fatushbbe689 4 ปีที่แล้ว

      @Cumar Farah ahahahhahahaha crazy
      Gbr ku maserto ku gudbto maa jeceshy
      Ok dhip malahn wee helysaa
      Inta puplic wyeh inta

    • @fatushbbe689
      @fatushbbe689 4 ปีที่แล้ว

      @Cumar Farah remove

  • @mahadtoosane6559
    @mahadtoosane6559 4 ปีที่แล้ว +120

    Gabdhan waa gabar wanaagsan lkn dhib badan ayeey tabaneysa mideeda kale reerka iyada bili jirtay waa hooyo nolosha ladala dhacysay laba wareysi marka isku eegay wax badan iyada madaxeda ayuu qoska kudhisna walasha waa qof karti badan keep going ayaa leyahay cidna ha ujoojinin hadii calaf isku kiin soo celiyo ha is dhiganin ayaa leyahay waxa saas uleeyahay hadal wiilka gocosha badan ayaa kujirta marki laga soo tago cafiska

    • @shukransheikh2437
      @shukransheikh2437 4 ปีที่แล้ว +7

      Gabade gabar wanagsan uuegteee kolbo xanaq kabadbataa umbaa ninke guub garsiiyee iyo sheytaan

    • @omarw5124
      @omarw5124 4 ปีที่แล้ว

      👍👌

    • @adamcubeyd7690
      @adamcubeyd7690 4 ปีที่แล้ว +1

      75000 kulahaa waa un in taas wiilka wuxu kudhintay dadkan xolahooda looma dhawaado waraabaa kadhartay maqal hooyadiis xun kulahaa walee tan haduu kunaqdo waa dhameystireysaa

    • @umufadumosahra1421
      @umufadumosahra1421 4 ปีที่แล้ว

      @@adamcubeyd7690 waa qof jiran hayska jiro .

    • @habibamohamed7959
      @habibamohamed7959 4 ปีที่แล้ว

      Farhaan Ahmed mashall gabada nikedha a luciliy

  • @abdirisackinamohamed1494
    @abdirisackinamohamed1494 4 ปีที่แล้ว +31

    I really like how she answer the questions

    • @KhanJan-vt8fe
      @KhanJan-vt8fe 4 ปีที่แล้ว

      Mash allha

    • @zainabshoka4219
      @zainabshoka4219 4 ปีที่แล้ว

      Yeah even though disagree with her action I really understand her point.

  • @hassanlove8511
    @hassanlove8511 4 ปีที่แล้ว

    Maxamed baruud xusen
    Barakalaah walal jira alaha ku barakeeyo. Waxa tahey qof umada wax gal u ah wax tar leh. Hadana wa in qoykaas sidii dib logu mideyn laha dhaman an u wada istaagno. Wayo wa dad dhalin yaro ah ee i jecel eena caruur ilaah kala siiyey. Marka an u daneyno caruutas an hooyo iyo aabe midkodna ka marmin. Gabadha iyo wilkaba wa dad weli i jecel qalad kasta oo dhacey wana dad mudan in lo gurmado wayo wa dad aqlaq iyo diin iyo aqoonba ee ka muqato. Marka meshan waxa nogu badbada caruur somaliyed. Lagana yabe in ilaah caruurtas ka dhigo kuwo dalka iyo dadkaba wax u tara. Inta ka qeyqadatey cawimada qoskas iyo kuwa ka qeeb qadan doona isu so celintoda iyo farxadooda ilaah haku abaal mariyo fanatul firdows ow maxamad ugu horeeyo

  • @xamzezubeer5750
    @xamzezubeer5750 4 ปีที่แล้ว +1

    wlhi walal arinta habadhan ku dhacdey waan ka xumahay, runtiina waa qof qalbi fiican oo naxariis leh, wanan ku rajawaynahy in marlabaad arooskooda loo dhigo oo lagu raali galiyo labadoodaba❤🤐

  • @osmanabdiwali1548
    @osmanabdiwali1548 4 ปีที่แล้ว +18

    What mean 3 beri ayaan u qabtay??? Adeer why he didn't feel any SENSE when she said "you have 3 days of chance"????🤔🤔

    • @maryanahmedali9059
      @maryanahmedali9059 4 ปีที่แล้ว +2

      Love its blind the boy hes so innocent I feel sorry for the boy

    • @mohammedsheikh369
      @mohammedsheikh369 4 ปีที่แล้ว +2

      Sedex beri ayaan kuu qabtay micneheedu masiir keli ah ma ila aha waxay shegenaysaa awood dheeri ah oo ay ku maamuli jirtay ninka sida afkeeda uu soo dafay oo ciyaalkuu dharka u dhaqi jiray aloow hanuuni wixii qaldan

    • @samsambashi8450
      @samsambashi8450 4 ปีที่แล้ว +1

      @@mohammedsheikh369 wllo waa sax.oo arintaa way muuqataa sababtoo ah reerka mamulkisa iyo biilkisaba iyadaa gacnta kuhaysa siday ila muqato.wana qof kaweyn wilka.

    • @suhuurmohammed3917
      @suhuurmohammed3917 4 ปีที่แล้ว

      Wuuba isasii kala dhigtay,sadex beri loo qabtaye tafta intuu qabsado muu orod isbido igatag raga qaar xoolo waaye,belaayo intay soo kharibaan joodariga isku wadhaan

    • @jamacmohamedcarralle826
      @jamacmohamedcarralle826 4 ปีที่แล้ว

      Nagmaha tasu iskafurdheh naag gacanta kuqadaysa naag maha

  • @feisalphicane3956
    @feisalphicane3956 4 ปีที่แล้ว +34

    Walal alaah hakusohanuniyooo dambigane Allah hakadafoo

    • @feasalhanad1094
      @feasalhanad1094 4 ปีที่แล้ว

      Feisal phicane Amiin ilaah haka dhaaafo lakin gabartan walahi meel walbaa laga habaaray

  • @hawalhawal2648
    @hawalhawal2648 4 ปีที่แล้ว +10

    Why would she gub her husband she definitely not goona be forgiven cause burning someone is a very bad sin only Allah can do that.

    • @hawalhawal2648
      @hawalhawal2648 4 ปีที่แล้ว

      Deqo Iskaabulo idk but I know that burning someone is very deadly sin and if the guy forgives her she will need Allah’s forgiveness. But I hope that allah forgives her after all allah is merciful.

  • @nafisaabdi4698
    @nafisaabdi4698 4 ปีที่แล้ว +25

    Farxaan edadis weyficantahy 😂

  • @khalidabdullahi4695
    @khalidabdullahi4695 4 ปีที่แล้ว +12

    Mama in law’s also plays big negative in relationships.

    • @Huda_cadey122
      @Huda_cadey122 4 ปีที่แล้ว

      Khalid Abdullahi absolutely 💯

  • @abdullahiaynashhussein5937
    @abdullahiaynashhussein5937 4 ปีที่แล้ว +54

    Tolow gabartaan faceboogetha mise nambarketha sidee laguhela inaan laxariiro Ayan rabee waxey ubahantay waano bathaan oo ladaho guidance and concealing

    • @siyaadbare4444
      @siyaadbare4444 4 ปีที่แล้ว +3

      Walal meel lagala xiriiro i sheg waa gabar miskiin ah u baahan garab istaag😥😥

    • @risktaker9119
      @risktaker9119 4 ปีที่แล้ว +2

      Abdullahi aynash Hussein talada siineesid Waa maday Waa in la gubaa

    • @nafisonaftauroon
      @nafisonaftauroon 4 ปีที่แล้ว +2

      @@siyaadbare4444 sax walahi bro

    • @HooyoFartuun
      @HooyoFartuun 4 ปีที่แล้ว +1

      Miskiin.

    • @abdullahiaynashhussein5937
      @abdullahiaynashhussein5937 4 ปีที่แล้ว +5

      @@risktaker9119 maxa loo guuba afar caruur ayey uhaysaa ilmaha masakiinta Maxa hoyo macaan loga gubaa

  • @queencafifamuslimiita1743
    @queencafifamuslimiita1743 4 ปีที่แล้ว +10

    Qadar ta Allah waa midqoran lkn waxeey aheed in uu ushogo waxwalbo sideey ujiraan ayadana weey masertay kasiidaran waa qaf xaamilaa horey usoco abayo mcnto

  • @moohaanmayrane4221
    @moohaanmayrane4221 4 ปีที่แล้ว +1

    Runtii gbdhan wa gabr fiican oo bani aadm ah Ku darsoo fudeydkana dumarbeey utahy allaha kaa cafiyo byo

  • @ifraaxmaxamud333
    @ifraaxmaxamud333 4 ปีที่แล้ว +9

    Somaliyeey su.aal maxad uga dhex shaqaysan ood isugu diidan ubaxa isjecel waxa aad ogatan somali dhibka ugu wacan waa jaahilnimada

  • @dangobashir3102
    @dangobashir3102 4 ปีที่แล้ว +76

    Hadad ninkaga rabin iska fuur intad naar ku muteysan laheed

  • @user-sv2sv7mj3b
    @user-sv2sv7mj3b 4 ปีที่แล้ว

    Allow ninkyga anan.dhip.u sababin.oo gacntayda muslim.iyo gaal.tona ha nagu sababin amiiiin like isara

  • @mriddisleharis1413
    @mriddisleharis1413 4 ปีที่แล้ว +14

    mashallah she is good wamen and intelligent also she has got deen and iimaan but she couldn't control her temper. may Allah safe her ☝☝☝☝☝

    • @Abdiqadir9
      @Abdiqadir9 4 ปีที่แล้ว +1

      Good women and intelligent 😏🤔

    • @traphead5149
      @traphead5149 4 ปีที่แล้ว +1

      U said what? If she was intelligent she shouldn't do that..

  • @haniahmed5547
    @haniahmed5547 4 ปีที่แล้ว +28

    Walaahi aniga ninkeeyga oo aroosayo hadaan arko xataa magubeey naagoo agaada raga waa damac badan yihiin ee hadaad is fahmiweydey iskaga tagay

  • @umuhanmohamed7457
    @umuhanmohamed7457 4 ปีที่แล้ว +12

    Subhanalah this is unbelievable
    Allah made divorce halal she should’ve told him i need a divorce look where she put herself into subhanallah she lost her husband her children respect from other and her iman🥺🥺🥺

  • @Jeceel
    @Jeceel 4 ปีที่แล้ว +28

    Gabdhaan waa qof aqlibadan
    Si xigmadeeysan uhadle Sheeydaaan unbaa qaday ILLAH Haku Cafiyo Abyo Aniga Waan Ka Xumahay horta wiilka miskiinka ah Sidad U gasho Inkasto Qadar ALLA Ay ahayd Hadane Hal Talo Ayaan kusiina Walaaley Familyga Wiilla sikasta oo Ay uxun yihiin Makala go.aaysan Owlaad Aya Mesha taalo Hooyada Wiilka Ka xishoo Hana dhihin Way xuntahay Ilmahada yar ayeeyadood Xushmad ka mudan tahay Waxad Uqabto iska liq Waxwalba iyaga iyo Abahood ugu dulqaaado

  • @bilan8655
    @bilan8655 4 ปีที่แล้ว +44

    mashallah allaah Abayo wan kaxumahay dhibatada kusogartay waa gabar kartile oo cideda kufilned sheydhan Aya kafa ideystay 😭😭😩

    • @aragsanaragsanmohamed7085
      @aragsanaragsanmohamed7085 4 ปีที่แล้ว +1

      Nacalad kuku dhacde kartida ma nin is laameed gubto miyaa koley wuu ka reysanaa naag ayaana daaweysaneysa

    • @sasqarimdiis8482
      @sasqarimdiis8482 4 ปีที่แล้ว +4

      *Bilan*??? Waad saxantahy waayo waxa waa dumar ayado sida tahy waxaa ino cad in la ciilay... ragba intay istagaalay istooriyey... dumar la ciilay..

    • @bilan8655
      @bilan8655 4 ปีที่แล้ว +2

      waaa gabar ninkedo joga guriga oo Ayada shaqey neysay shaqeyney say oo Asagane loga shegtay Adigo xalay dhan shaqo kujirtay oo lagudhahay ninkada nagaqabso mise nagtada nagaqabso sheydhan Ayakafi ideystay lee

    • @bilan8655
      @bilan8655 4 ปีที่แล้ว

      @@sasqarimdiis8482 haa wall tankis ❤🙏

    • @sasqarimdiis8482
      @sasqarimdiis8482 4 ปีที่แล้ว

      @@bilan8655 xaqiiqda iisha ka riday

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 4 ปีที่แล้ว +3

    Walaalay kilpkii hore anoo xanaaqsan ayaan ku soo habaaray marka alaah ha kuu danbi dhaafee isoo cafi

  • @aliabdiiid2
    @aliabdiiid2 4 ปีที่แล้ว

    Asc walhi mucjiso ayaan somali ilaah nagu riday hadii eey hapliaheni aniga ayaa dilay ninkerygi somali anaa gubay alla ilaahoow yaa allaah Alahuma ilaahayoow na saciid yaa rab yaa allaah rabjyoow markaas yeeyba iska sii qosqoslaayaan alla yaa alaahu ilinta iga socota allaa og

  • @hooyomacaan2755
    @hooyomacaan2755 4 ปีที่แล้ว

    Awalan akx madama wiilki uu roonyahay marka odeygan ma wariyaa haduu wariye eheen xataa waa nin wareysiga aad ugu fiican wlh gabadhane wey kufududaatey oo sheydaan ayaa wax usheegey maseyrkuna waa cudur hadane waa gabar laga keensadey sidey noo sheegtay waana gabar caqli badan masha Allah. Masalaxa qeyr qabto Allah hadhax dhigo aamiin aamiin

  • @enaapdinaserfaarah3382
    @enaapdinaserfaarah3382 4 ปีที่แล้ว +6

    Ala gabadhu Qalbi wanaagzanaa
    ragooow Xaasaskiina dhowra❤😢

  • @ibraahimcade2095
    @ibraahimcade2095 4 ปีที่แล้ว +21

    Hooyo maseersan oo xaamilaa oo xanaqdaye dhipkeeda mayare wlhi 😭😭😭

  • @abdallasonkor4769
    @abdallasonkor4769 4 ปีที่แล้ว +3

    Hoyada iyo aabihii cafi gabar wanagsana noqo inshaa allah thanks

  • @sihaamelmi8188
    @sihaamelmi8188 4 ปีที่แล้ว

    Maanshaa allaah waa gabadh wacan laakiin qalad waa dhacaa mar haddii ninkii illaahay ka badbaadiyey uuna cafiyey waa maanshaa allaah Wiilkaana illaahay ha caafiyo qoskii jire ee jooga alle haka dhigo

  • @kingsomalia9697
    @kingsomalia9697 4 ปีที่แล้ว +7

    Second: gabdhan Waa Qof dadnimo iyo Karti badan oo aad u rabtay In si madax banaan oo karti leh reerkeeda u dhaqato.
    Waxay ku dhacay break down. Dadaal badnaa wuxuu keenay in murara dilaacdo uu burburiso wax walba oo ay dhisaysay ! Maxaa yeelay In taageero lamaanaheda ka haystan.

    • @wanagsansidahoyaded3296
      @wanagsansidahoyaded3296 4 ปีที่แล้ว

      Wlhi hadanahay somali iskuma garowno gabadhani rer dhan bay masrufaysay ayado waliba xaaamil ah meshu qalbigeda dhowran laha buu holoc kushiday ayaduna waa dumar shaydana waa kaqaalib noqday

  • @ismailyussufdigale8998
    @ismailyussufdigale8998 4 ปีที่แล้ว +14

    Wll Allah kusohanuniyo dambigad gashe wa Allah weydisato dambi dhaaf

    • @____pea____pea
      @____pea____pea 4 ปีที่แล้ว

      De Soma dicin amus

    • @Heersan
      @Heersan 4 ปีที่แล้ว

      gabadhan qalad malaha waayo naag ilmo dhaleyso hadana reerka biileyso wlhi naag karoon waaye abayo allaha kucafiyo asagana allaha caafiyo farxaanow gabadha kulaabo haiska furin waa naag karti leh

  • @kowtherabdirzak5797
    @kowtherabdirzak5797 4 ปีที่แล้ว

    Gbdhaan xiligaas sheydaan ba ka qaalib noqdey ilahay ha cafiye gurugodana rabi ha u dajiyo ilahay bn qaldamin hooyo dhib haysata o reerka biisha o sheydaan u weheliyey bey ahyd 😭😭😭

  • @ahmednawal1445
    @ahmednawal1445 4 ปีที่แล้ว

    Illahey waxan ugabaryaya apshiro iyo farxan in illahey isku calfo awlada nexdoda tal inlaeego hooyo wanagsan iyo ape wanagsan in ey isku noqdan ayan illahey iga baryaya isku imaat wanagsan walaheyga abshiro iyo farxaan amiin

  • @abdiharon4702
    @abdiharon4702 4 ปีที่แล้ว +21

    Subxanalah war ilahay kacabso war ilahay towbad waydiso

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 4 ปีที่แล้ว +13

    Subxana Allaha Allahu Akbar Allaha ha Cafiyo Amiiin Yaaaaaa Allaha 😭😭😭😭😭😭😭😭😭🙏🤦‍♀️

  • @ismailahmed8635
    @ismailahmed8635 4 ปีที่แล้ว +1

    Journalist of the year, brother make sure you translate in English subtitle and sell to Ajazerra world and BBC so that the whole world will learn forgiveness from this story. I wish you will be promoted to bigger channels like BBC somali and continue with your humanitarian journalist. We are far away but updated since every Somali has been saddened by this incident.

  • @luulali1562
    @luulali1562 4 ปีที่แล้ว

    Illaahay ha udambi dhaafo Arinta waxaan ku gababeeyay qoftaan way jecleed ninkaa insha Allaah illaahay dhamaanteen ii maankaa Alle hanoo barakeeyo farxaana illaahay ha u dambi dhaafo

  • @abdisalamabdullahi1942
    @abdisalamabdullahi1942 4 ปีที่แล้ว +25

    Xaskisa abshira ilahay usolabo oo wax walbo lagudaho dulqadka badi

    • @deeqoabshir3720
      @deeqoabshir3720 4 ปีที่แล้ว +1

      Abdisalam Abdullahi maya alle dile aa dhinta wiilkaan waa ay dishay lkin allaah badbaadiyay

  • @kingsomalia9697
    @kingsomalia9697 4 ปีที่แล้ว +15

    Fourth: Depression ayaa jiray ka dhashay caradda wiilka reer kooda waxay ku riday cuqdad iyo uur xumayn.Waa muhiim waalidka Ixtrimaanaan lamaha. Haddii kale xaas u rar meel ka durugsan adigan ninka Ah u dhexe. Iyadan Waa In iska cafisa waalidka u qaldamay oo cuqdad ugu noolaan !

  • @mulkisiyad6785
    @mulkisiyad6785 4 ปีที่แล้ว

    Maashallaah waa gabar daacad warantay illaaheey sheydaan haka xijaabo farxaan cidiisa iyo muslimiinta dhan reerkane kuwii isku waaro oo reerkooda dib isugusoo noqdo allaha ka dhigo aamiin aamiin yaa allaah cafis badane waa illaaheey reerka iyo ehelkaba iscafiya ayaanku talinlaheen inshallah 👍❤😭❤🌷kuwii iskasoo noqdo inshallah

  • @xamdiznalka2304
    @xamdiznalka2304 4 ปีที่แล้ว

    Wlhi waan oyay markay tiri 4 qof oo reerkisa katirsan ayaa i badbadiyay masha allah qeyr alah siyo ilaah hacafiyo wiilka asna adna mcnto tobad keen oo reerkisa dhan so rali gali qalad weyn ayad gashee xumanta hooyo Aabe iyo walalhisa ha arkin dhanka fican waxka firi insha allah markle in aad isku lawatan Ayn ilaah idinka baryaya

  • @marwaanyare4452
    @marwaanyare4452 4 ปีที่แล้ว +11

    I thought she is brave every person he make amistake

  • @kaluunyasiin2016
    @kaluunyasiin2016 4 ปีที่แล้ว +14

    Fikirkayga: Ninkaan isaga ayaa cuquubo waalid qabay naag darteed walidkiis uga soo go.ay illaahay ayaa sidaas abaal uga dhigay

  • @deeqasiciid137
    @deeqasiciid137 4 ปีที่แล้ว

    Walaashan waa qof qalbi wanaagsan walaaleey ilaajay haku cafiyo oo xaajigaagana ilaahay ha idin dhex dhigo wanaag iyo cafis

  • @farhiamohamed7788
    @farhiamohamed7788 4 ปีที่แล้ว

    Labadii isu qalantana qaar kala dilaayo isu qoon sadaa jira
    Abyo cadawga iyo warxuma tashiilka shartooda allah niga qabto adigana qalbiga allah kuu qabooojiyo maadaama.ninkaaga ku cafiyay alx ilaahey haku cafiyo i.a katiktoonow arintaas oo kale hadeeyba dhahco mar kale inaad hinaasto isku day inaad 2rakacoo sunaa tukadid allahnna barisid dhibka wuu iska dhamaa
    Inshallah waxaa iddiin rajeeynaa farxad waarta wiilkana caafimaad taama allah hasiiyo aamiin

  • @user-mp4en6ij7p
    @user-mp4en6ij7p 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaha wallhi waa geber maskinad ah oo aad uso dulqadatey kuso sabartey oona ciyalkeda iyo xaajigeda u shaqeyni jirtey hadalkeda waxan ka daremayaa iney xaajigeda jeceshahay lakin maserkaa qaadey .sidi ayada shegeyso farxana 3 malin bey sisey inuu u cadeyo warka ey maqashey .hadey xaasidnimo ima necbitan u qabto 3 malin maba sini lehen

    • @omarahmad5053
      @omarahmad5053 4 ปีที่แล้ว

      Maxeey masking tahaay waa criminal record waa diibile

  • @ahmedbusuri8236
    @ahmedbusuri8236 4 ปีที่แล้ว +5

    Wllahi gabadhan ceeb maleh dad baa shaydaan ku noqday iyadana waxaa ka muuqda qof reerka masuuliyadiisii dhanayd haysa oo iyadu reerka dhan masruufkiisa haysay ninkiina minaaminaa loogasheegay iyo gabdhokale inuu lasocdo waxaas oo dhan baa iskugu darsamay layaab aad ah ma laha.

    • @fatmanashat6516
      @fatmanashat6516 4 ปีที่แล้ว

      Abwe wa sax wlh gbdha ciil iyo xnun bdn ayaa iskucelinesy hdne qof uur leh o shaqeynayo hdne mesha qxontiga wa aqan we dhibbdnthy wa mel rafad bdn mark gbdhan wa maskin wlh waxwalbana qoral kudhacaan iyo qadarta alle

    • @yuukeylyrics3622
      @yuukeylyrics3622 4 ปีที่แล้ว

      Dumar in la wado dembi miyaa mida kale inaad gubto ma sax baa

    • @yuukeylyrics3622
      @yuukeylyrics3622 4 ปีที่แล้ว

      Laa ilaaha ila laah walaaahi arin naxdin leh ayaad sameysay

  • @yussufmuhumed3600
    @yussufmuhumed3600 4 ปีที่แล้ว +1

    I have seen both ,both together in dajka A11. Thumbs up if you know

  • @munataltaliini4762
    @munataltaliini4762 4 ปีที่แล้ว +1

    Maserku waa wax lagu abuuray laabta dumarka
    Taasina maha ceeb jcylka badana maser wuu leyhy lkn ilaa xadkas inu gaaro maficna
    Tankale gabadha rerko dhan madaxa usaranthy oo iyadu ushaqeneyso hadana ladhoho ninkagi
    Wa dhip ilhy ha cafiyo isaga
    Iyadana ilhy qalpigeda ha uxasiliyo kalsonina dhexdoda alaha dhigo inti qoysas muslim ah o dhipato hesato alaha ka saaro aamiin ya rapi🙏
    War yaan la rumesanin dadka war xumo tashiilka ah oo qoysaska kala dira wa digniine😊

  • @BigBoss-qm6ud
    @BigBoss-qm6ud 4 ปีที่แล้ว +7

    Why would you share this with us? It won't resolve anything and this is their privacy life and the public doesn't need to know their life.

  • @shaafiemohamed7530
    @shaafiemohamed7530 4 ปีที่แล้ว +24

    ManshaAllah wlshyn wa gabar ad u fican lkn dhibkan aya uqorna Alle labteda ha qabojiyo

    • @mohmadabdulahiwarsame3879
      @mohmadabdulahiwarsame3879 4 ปีที่แล้ว +1

      Ficnaan iyo qof gubid

    • @user-fj8vl9dg4d
      @user-fj8vl9dg4d 4 ปีที่แล้ว

      Amen walal mcn 😔

    • @shukrihussein1043
      @shukrihussein1043 4 ปีที่แล้ว

      Mohmad Abdulahi Warsame kkk xagee fiicnaan taalaa qof nool biyo kulul iyo basbaas ku shub Subxaana lah ilaahay ha ka cafiyo odaygaaga nolol macaan la qaadatay gub waa xanuun jiro oo u baahan daawo aboowe mcn

  • @abdirahmanfarah4886
    @abdirahmanfarah4886 4 ปีที่แล้ว +2

    Waa gabar somaliyed, oo jecel iyo maseer qabteen Allah cafiyo

  • @aminakinsey9073
    @aminakinsey9073 4 ปีที่แล้ว +5

    She was pushed to her limit by him and bis family, she is hard working mother and wife...She just lost her mind Shorty and she regrets her action...She should be forgiven by the family of her husband.The host is very biased...Hats off for the victims husband for forgiving bis wife and mother of his children.Masha Allah. Abshiro sister I wish you and your kids all the best.

  • @jasminali9460
    @jasminali9460 4 ปีที่แล้ว +4

    Waa runteda shaydan ayaa jogo oo insi iyo jinba leh ilahow naga naje abaayo Bini Adam qalad wugala lkn ilahy utobad keen dhanbana naftada yesan Ku shigen

  • @channelducoyinka2816
    @channelducoyinka2816 4 ปีที่แล้ว +1

    Allow shaydanka naga qabo shaydanku waa cadow nin iyo xaskisa bal maxu kadonay daad is jecel haduba cafimaday alx na adigana us ilali ha unoqon falkan cml 😪

  • @salebanomar76
    @salebanomar76 4 ปีที่แล้ว

    Fadlan waxaan kasoo hadlaa uk qasatan leicester plz waxaan wiilka gabadha qaba kula talaa inuu xaaskiisa dhaqdo jeceyl ey uqabto bey ugubtay tan kale kala fogey walidkaa iyo xaaskaaga thxxu my bro

  • @ubaxqaran3235
    @ubaxqaran3235 4 ปีที่แล้ว +5

    Cilaan ayeba so sartay naag hadu qabi lahaa eysan ku ogeyn bal kawran naag uu shukasna mey u gubtay yaab intan gubi lahay ma ifur abowe dhaho Allow fal xun ada ka magan galay

  • @Abdiqadir9
    @Abdiqadir9 4 ปีที่แล้ว +3

    Jacaylka layskuma gubee waa laysku dhaataa😏
    Anyway alle ayaa jecel cafiska amaanayna ✌️
    Sidii khayr idiinku jiro alle Haydin waafajiyo insha Allah🤔

  • @mustafenurdirir1396
    @mustafenurdirir1396 4 ปีที่แล้ว +2

    Gabadhan qof wanagsn weye ilhy danbigeeda ha dhaafo waxba ayaysa is murjin aadane waa khaldamaa, qof dayacbdn sheeganasana wathy oo dumara hadana.
    farxaana wan daawaday nin raga wuxuu yeeli lahaa buuyeelay, ilhy caafimaadka ha u sidaadio, haday calaf isku leeyihiina dib ha u mideeyo

  • @user-hd4cr8lx6n
    @user-hd4cr8lx6n 4 ปีที่แล้ว

    Yaa alaaah markaa gabadha arkay waaa unaxay ilaah ayaa mahadaaleh haduudhiman uunacafiyey al xam dulilaaah reerka halaysku celiyo maashaaa alaaah

  • @cibaadoaweys3668
    @cibaadoaweys3668 4 ปีที่แล้ว +42

    Lama aaminikaro haweeney waxdisha

  • @aminaosmannoor1565
    @aminaosmannoor1565 4 ปีที่แล้ว +6

    Are these people from Somalia or are they kenyan somalis from North Eastern?