Odaygan afka lee uu ka hadlaa wax ka jilicsan waligey ma arkin. Meel ficil ubaahan ayuu af ka hadlaa. 1.ciidanka itoobiya waa inuu dalka ka saaraa 2.sadiirka cayriyaa 3.xariirka ujaraa itoobiya 4.qaatka itoobiya ka xiraa 5.Awdal waa inuu aqoonsadaa sidii khatumo cml si wax somaliland la dhoho aysan mardambe loo maqlin
Xaasidyahoow ninka wax kuu sheegaa cadow maaha ee kan ku soco ku yiraahda kadibna lacag ku qaata caydaada baa cadow ah sidaadoo kale ,koombo tun looma baahnee runta ka hadal nooloow nooloow haye kadibna dhac dhac miyaa xaalku .
Somaliyeey wx kasta dhexdeena ha ahadaan lkn midnimada io Difaaca wadankeena aan u wada istaagno we are one nation Allah bless somalia 🇸🇴 from MINNEAPOLIS 🇺🇸❤️💪
Waa waajib in awdal state la dhisaa yagaana ku filan axmaar uraayo inay meel saaraan reer awdal na waa lagu yaqaanaa geesinimada iyo midnimo jacaylka ummada soomaaliyeed
Meeqo ayaan lahaa Awdal hala aqoonsado. Somaliland dambe lama maqleen. Xasan jileeca ha daayo....oo action iyo ficil ha sameeyo. Af miyaa la wadaa meel ficil ubaahan
Mr. president we all behind you; we want you to lead us and organize us if your speech you mean it. I beg you to be honest and share the agreements you made with other countries with Somalia people. My strong suggestion to my president is to travel hirshabeele, Galmudug, puntland, khatumo, Northwest, and Jabutiland and speak to the people
Masha Allah ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ Madaxweynaha umada soomaaliyeed woqooyi, koonfur iyo bari, guud ahaan soomaali oo dhan. Maantaan waligey ku taageerey Xasanow. You have my vote from Lughaya❤
Madaxwayne waa ku garab taganahay elertia o wadan yar ah baa meel iska marisay yey jileec na helin Madaxwayne ismaciil cumar gele aminin cidan ka Etopia na naga sar Madaxwayne.
United state of Somalia of Somalia from jigjiga midnimada soomaliyeed the only way to fight Ethiopia are enemies Mr president xasan Shiikh maxamuud your hero libaax ayaa tahay
I agree with you Mr president, ethiopia suuro gal u noqon maayo damaceeda qar iska xoor ka ah, wa xaqiraad ay qowmiyada somalida, in ay aayad tiraah dhul, bad iyo dad muslim ah somali ah ban aayar iska qaadanayna. From, somaliland Hargaysa F
Dear president we need action not talking yesterday when our troops reached near Addis Mingisto took his flag to Russia and we kicked out in days. Now take our flag to Turkey to save the country give the permission they saved yesterday Qatar, Libya and Somali need them. Action just one signature from you. Talking is not enough you know I know our situation the divisions. Action Mr President.
Xasanow ciidankii dalka difaaci lahaa adigaa kala firdhiyey weliba ayagoo dhan walba ka diyaarsan, adigaa ku bedelatay macawuusleey iyo mooryaan aan nidaam ciidan aqoon u laheen 5000 tii kun ee Eritrea ee u dulqaado Hab siyaasadeedkaada istaraajiga ah 🇸🇴🩸🫡
Tan ugu horeyso waa in hub la soo iibiyo gantaalo iyo diyaarado miig ah. Tan kala waa in 12 kun ila 15 kun ciidan itopiaan aya jooga ee halaga bixiyo. Tan sedexaad waa in dad la diyaariyo iyo dhaqaalo . Hadi 2-bo miliyan soomali ee bixiyaan 200$ waxa aan huba 400 milyan$ waye oo hub fiican lagu so gadi karo si aan wadan iyo dhulka aan ku difaacno.
Ani Waxaan La yabanahay Dadka Ethiopia ayaan bad Lawadaagi leh. War Dire Dawa , Babile io Jinacasanay May arkaan.. Dadka Waa dad hurda! Wadaanka Waa Ku dayn With in a year.
Marka safarada itoobyiya laxiro sakartoodana ladiro Ayaan ku aminana madax wayne marka shacabku way aqbali Karan in cadaw lenahay hadii kale jug gug mesheda joog weye😢
@@alisaidmohamed6413 aaad iyo aad lkn ayaanti dhaway ee lamudaharadayay in ay xiran ahayd say ina udareeman shacuyrta kacsan ee somaaliya wax badan khaldan
XOOLAHAGA XASSANOW AY ITOOBIYA LA BAXAYSAA MA DADKA SOMALILAND BAA WAAR HAWIYE NACAS BADANAA WAAR ADEER ANAGA OGOL DHULKANA ANAGAA LEH EE INADEER MEESHU CADALLE IYO CEEL BARAF MAAHA 😂😂😂
Ciidamada Ethiopia 🇪🇹 dalka halaga saaro Madaxweyne🙌🏾🫶🏽🇸🇴❤️
Waxyaabaha oo munaafuq kuyahay waataa
Madaxwaynaha ummada somaliyeed.❤ from burco
Hasheegan hoyada badhyo culusyahay
@@Mo_Daudwaryaa waxaa tahay oromo oo sirdoonka ethiopia u shaqeeya
Kakuwaso
Ciidanka Ethiopia halaga bixiyo Somalia madaxweyne 🇸🇴 ❤
Odaygan afka lee uu ka hadlaa wax ka jilicsan waligey ma arkin. Meel ficil ubaahan ayuu af ka hadlaa.
1.ciidanka itoobiya waa inuu dalka ka saaraa
2.sadiirka cayriyaa
3.xariirka ujaraa itoobiya
4.qaatka itoobiya ka xiraa
5.Awdal waa inuu aqoonsadaa sidii khatumo cml si wax somaliland la dhoho aysan mardambe loo maqlin
@@2daysago_ficnan lahyda inu sida sameyo blse af qalalan buhaya💯💯
Haaa ha laga bilaabo kuwa wadankeena joga
Hadan nahay reer djibouti wlhi waaxid ethiopian hadu somaliya so cag dhigto anaguna wan so faragalinayna wana laysku dhamaan
Jabuuti is Somalia and Somalia is jabuuti we one pple same pple is ku mid ayaa nahay
Dhiiga biyo maahan walaal noloow ❤❤
Cadow markuu kusoo haweesto baa la gartaa walaalkaaga
Etobiyaanku waxay maqleen somalidu dhexdood baa kala qeebsan lakin waxay moog yihiin ficilka nagu jiro iyo Xabashi inaa dunida u neceb nahay.
Dartoodna loo midoobi karo.
🇩🇯♥︎♥︎🇸🇴
Waligayo waan isdili jirnay markii cadaw kale Nason aadana waan umidoobi jirnay Nimaan taariikhda soomaalida aqoon baa qabsaday itopiya
Madaxwaynaha waan taageersanahay walaahi anoo hargeisa jooga guuul soomaalia ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mudane madaxweyne waxaan ahay muwaadin soomaaliyeed waxaan kaa codsanaayaa in XABASHIDA DALKA JOOGTO NOOGA SAARTO SIDA UGU DHAQSIYAHA BADAN👌👏🇸🇴✅️
Respect 🫡 our president and our country Somali. From Marexaan 🇺🇸 ❤❤
do you know why your late uncle Afweyne had a Madhibaan VP for so long ?
@@cayuun take your foolishness somewhere else Saiyad Bare no one would patronize him today
You say Respect and you say from marexan what
Stop mentioning Qabiil!!!.. WTH!
@cayuun SHUT up Oromyow, madhibaan are Somalis, not Ethiopian like you. Back off oromo.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Guul somalia 🇸🇴 from somaliland
Somaliland is Somalia and Somalia is somaliland that’s all
Hoyada hasheegan somalilnd nadalyow badhyo culuska ahow
Haye , if that's right, come to Somaliland if you can u will see it
From hargesa dheh
Dhiigeena Sido kale Guul May blood Hargeisa we love you❤😍😘
Dadka madaxweyne❤🇲🇵🇲🇵❤ soomaaliyeed caynaayo waa labo .
Oromo afsomali baratay iyo dad xanuun ee soomaaliyeey isku duubni
Walle waan kula qaba
Xaasidyahoow ninka wax kuu sheegaa cadow maaha ee kan ku soco ku yiraahda kadibna lacag ku qaata caydaada baa cadow ah sidaadoo kale ,koombo tun looma baahnee runta ka hadal nooloow nooloow haye kadibna dhac dhac miyaa xaalku .
Cay ma ahan wll. Odeygan aad ayuu ujilicsanyahay af lee uu meesha ku hayaa.
Meel ficil ubaahan ayuu af lasoo taaganyahay.
Mashallah madaxweyne warkaga waa cadeysay. Wadankana waa difaaceena inshallah
Somaliyeey wx kasta dhexdeena ha ahadaan lkn midnimada io Difaaca wadankeena aan u wada istaagno we are one nation Allah bless somalia 🇸🇴 from MINNEAPOLIS 🇺🇸❤️💪
Dowlada waxan ka codsanayna inay si dagdag ah noogu dhisto mamulka Awdal State hiil iyo hoona hala garab istaagto labada maamul ee SSC iyo Awdal State
Waa waajib in awdal state la dhisaa yagaana ku filan axmaar uraayo inay meel saaraan reer awdal na waa lagu yaqaanaa geesinimada iyo midnimo jacaylka ummada soomaaliyeed
Meeqo ayaan lahaa Awdal hala aqoonsado. Somaliland dambe lama maqleen. Xasan jileeca ha daayo....oo action iyo ficil ha sameeyo. Af miyaa la wadaa meel ficil ubaahan
Shukran mweyne 👏🤝
UNITED🇸🇴❤S!!! WE🇸🇴S STAND STRONG💪🏽!!! & DIVIDED🇸🇴❤️S!!! WE🇸🇴S FALL!!!.
Waa rag haduu intaas yiri
Wllhi itoobiya waa cadow soomaaliyeed iyo cadow islam
NO DEMOCRACY AND NO POLITICS IN THE MASJID PLEASE.
Guuleyso Madaxwene Xassan Sheekh Maxamuud 🇸🇴🇸🇴👍👍❤️💯💯🎉🎉🎉💯👍🇸🇴🇸🇴
We are ready 💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Mr. president we all behind you; we want you to lead us and organize us if your speech you mean it. I beg you to be honest and share the agreements you made with other countries with Somalia people. My strong suggestion to my president is to travel hirshabeele, Galmudug, puntland, khatumo, Northwest, and Jabutiland and speak to the people
💯💯💯
More respect 🫡 💯
Ciidamadda Xabashida Ah Dalkeena Ka Bixi
Masha Allah ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ Madaxweynaha umada soomaaliyeed woqooyi, koonfur iyo bari, guud ahaan soomaali oo dhan. Maantaan waligey ku taageerey Xasanow. You have my vote from Lughaya❤
Dhulkeenii horta Soomaali Galbeed maan iyaguba maxkamad la korno mise Aan sidii Jaalle Maxamed Siyaad barre oo kale ku duul waa un labadaas Ciidankeena 200k inaan sidda ugu deg dega ah gaarsiina waaye insha allah 2025taanba Guul Viva Soomaali Weyn 😘❤5❤🎉😍
Free dream😂
Khawaarij iyo amxaaro waxba is ma dooriyaan waa dameer iyo labadiisa dhegood😂😂😂
Masha ALLAH Madaxweyne Allaha Ku Dhoowro Cimri Dheer IyO CAafimaad ayaan Allah Kaga Baryayaa insha allah waan guleysandona Ssoomaalay isu Duubnaada Waqti Adag ayu wadanka galay ee ismuujiya waa qofkasta oo soomaali ah waa inuu u diyaargaroobaa inuu dhulkiisa iyo diintiisa iyo sharaftiisa u kacaa waa iga talo aniga diyaar ayaan u ahay dhukayga kadifaacdo cadowga soomaaliya insha allah.
Allah has bless us with beautiful land and sea, insha Allah we will protect it like our brave forefathers 🇸🇴🇸🇴💪🏾💪🏾
Maanshaa Allaah madaxweyne waan kugu taageerey ladagalanka cadawga nooloow guul soomaaliya soomaalibaa leh
Soomaaliya guul iyo midnimo allah nasiyo waxan u dhamaan lkn, waxa la rabaa midnimo iyo gobanimo wll .
Waan ognahay in itoobiya waligeed cadaw ahayd, diyaar ayaan u nahay inaan jihaadka galno CADAWGA UMADA SOOMAALIYEED WAA LABO 👌🏻👌🏻
Hargeysa Wa Somaliland , Somaliland na maha Koonfur somalia
Great speech my president. Somalia is able to defend itself
🍓❤️💙 ilaahoow Na Quwee. Midnimo isku duubo. Iyo Difaaca Dalka Dhamaanteen
😂😂😂
@@fadumojama5716😅😅😅😅dirty muqdisho traitors somaliland guuuuuuuul
Guuleyso mudane madaxweyne
Xasan sheikh Radiyal allahu canhu
Madaxwayne waa ku garab taganahay elertia o wadan yar ah baa meel iska marisay yey jileec na helin Madaxwayne ismaciil cumar gele aminin cidan ka Etopia na naga sar Madaxwayne.
Maashaa,Allaah barafasoor madaxweyne xasan sh. Allaah hoowsha hakula qabto adiga iyo anagaba soomaali weyn aan kacno oo dibada halgan ka biloowno ,SNTV mahadsanidiin
WAAN ISKA CELINEYNAA ITOOBIYW INSHA ALLAAH.
Qunsulkoda ubuxi madax weyne❤
Ciidamada etopian
Mudana Madaxweyna xasan shiiq maxamuud guul iyo gobinimo ❤❤❤❤❤❤❤❤
Madaxweynaha waxaan ka codsanaya inuu ciidamada itoobiya wadanka ka saaro safiirkana eryo,
Sharafta umada somaliyeed waxay kujirta in ciidamada shisheeye wadanka laga saro.
Kasar de dalka iyo safaradoda hadi kale aamus sheekh ha iska hadlin
Somali soomali cadaw u ah majiro runtaaaa madax weyne 🎉 allow midey shacabkeyga❤
United state of Somalia of Somalia from jigjiga midnimada soomaliyeed the only way to fight Ethiopia are enemies Mr president xasan Shiikh maxamuud your hero libaax ayaa tahay
Soomaaliya guul guul guul
Sax 100%100 sharaf madaxweynayaga soomaaliya allow ku dhoowr
Mudane MD Xasan Sheekh waanu kugu raacnay, waadna ku saxan tahay, ee sinaba ha ugaga noqon Ga'aankan saxa ah. Itoobiya Waa cadowga 1aad, 2aad, iyo 3aad ee soomaali. Ciidankooda jooga soomaaliyana ( Gedo, Bay, iyo meelaha kale) Waa in cashir aysan iloobin Loo dhigaa...
Madaxwayne illahay haku barakeyo haday run ka tahay waxad shegayso intas kadib ciidan ka iyo safiirka Ethiopia naga saar plz
Madaxwayne mahadsanid
Mowqifkaaga waa kumahadsantahay ada
Nahogamiya hadey tilaba sooqaadaana
Inaaad shan qaadno oo aad
Nagu hogaaamisaan diyaar unahay
Sax waaye madaxweyne,
Somalia Somali baa iska leh
Waana difaacaneyna mana
Sugayno,waana ku filanahay.
Igad nin Etiopien ah heesta ee naga dhafa turkiyo hesshis yo la gala bad iyo bariga ah amniga
Alle haku sharfo madaxwayne.
Dhulka somaliyeed marnaba ma wareegi karo.
Gaalada ethiopiyaankana haku kadsoomina🇸🇴🇸🇴💪💪💪
Madax Wayne diyaar baanahay dhulkeena difaacaynaa from boorama somaliland
Nonchalant speech compared to the seriousness the country is facing is very worrisome😌
Af qalaad aqoon maahe ogow
do you even know what are u talking about
@@bilalabdi9148 YES I do Do you?
Somali ha nolaato🇸🇴✊
Ciidamada Ethiopia halagasaro dalak hadi kale dowolada hanaga deyeso beneta kudhawaq iney baxan ciidamada ethiopia
Somali persident true leader. Guuleeyso ❤❤❤ somalia ha noolaato .madaxweeyne.xaduuudaha wadanka ciiidan ha la geeyo
Markaad tagaysay jigjiga oo aad dhaantada cayaartay maxaa filaysay.
Ishiis laga arkaa ushiisa lagu tumaa
I agree with you Mr president, ethiopia suuro gal u noqon maayo damaceeda qar iska xoor ka ah, wa xaqiraad ay qowmiyada somalida, in ay aayad tiraah dhul, bad iyo dad muslim ah somali ah ban aayar iska qaadanayna.
From, somaliland
Hargaysa
F
I love my president waan kudhimanayenaa dhulkeena dadka sayelac iyo lughaye hasdifacaan waan waan idin garab jognaa kuli waa inaan diyaar garownaa dagaalka Ethiopia.
Somali waxay madax la isku galiyey IN wadankeeda iyo qeeraadkee laqato ee somali dalkeena aan difaacno somali ha noolato
Guul somaliya.
Jazakallahu khairan Mudanne Madaxwaye
Runtii waa qudbad dareen fog ku abuuraysa muwaadinka Somaliyed.
Waxaa lagaaray waqtigii muwaadin kasta oo Somali ah ku garab istaagi lahaa dawlada difaaca iyo xoraynta dalka. Waa awoodnaa inaan khawaarijtana iska xorayno Xabashidana ka difaacano dalkeena
Insha alah guul
Respect wali waa nool nahay somali one nation ❤
Insha aalla soomaaliya guulguul
saxbaatahy madax wayne , lkn waxan codsanynaynaa maadama nahy dhalintarata xogaayar wax wayn maha xoogayar oo tobobara inad noofurto, xabashi waakii uun mid cusub mahe
Madaxwayne waad ku mahadsantahay sida wanaagsan ee qiirada leh ee aad uga hadashay difaacida wadanka insha’allah waan kugu taageersanahay wadankana waan difaacandoonaa
Mudane madaxwayne waan ku tasgeersanshay somalinimada ha waarto Ethiopian was cadow from somali galbeed
Kenya waa saaxiibadayo car aan kaa yeelno xasan Guurguurte wax Isaaq ma dad aan Siyaasada fahansanayn baad u hysataa
❤Somaliya ❤guuul ❤guuul ❤guuul ❤guuul ❤guuul ❤guuul ❤guuul ❤guuul ❤guuul ❤guuul ❤guuul ❤guuul ❤guuul ❤guuul ❤guuul ❤guuul ❤guuul
War hoy dhalinyaro wax ma maqleysan madaxwaynaha sida uu uhadlayo madaxwaynuhu waxbuu ogyahay micnaha DAGAAL ayaa soo socda hala diyaargarowo dhalinyaro
Masha allah
Madaxweyne garabkaada nahay somali waa mid dhulka somaliyeedna somalibaa leh
Xasanoow balan aan kaaga qaadney waxey horey u qaateen ma jiro hadaa lawada midoobaa farjarna ciilka uu ku jiro wuu ka baxaa?
Guuleyso madaxweyne❤
Dear president we need action not talking yesterday when our troops reached near Addis Mingisto took his flag to Russia and we kicked out in days. Now take our flag to Turkey to save the country give the permission they saved yesterday Qatar, Libya and Somali need them. Action just one signature from you. Talking is not enough you know I know our situation the divisions. Action Mr President.
Madaxweyne anaga kuu nol oo garabkaga nahnay
Maasha Guul Sooaaliya meelkasta ay joogto. Mudane madexweyne Alle ha kugu guuleyo dadaalkaaga.
Madaxweyne guul iyo gobanimo
Masha Allah ❤❤❤
Xasanow ciidankii dalka difaaci lahaa adigaa kala firdhiyey weliba ayagoo dhan walba ka diyaarsan, adigaa ku bedelatay macawuusleey iyo mooryaan aan nidaam ciidan aqoon u laheen 5000 tii kun ee Eritrea ee u dulqaado Hab siyaasadeedkaada istaraajiga ah 🇸🇴🩸🫡
Guul madaxwayne , Hays jilcinin waan iska Celinaynaa
CALAACAL la dhahaa hadalkaan adeer ERI CIIDANKA XABASHIDA. DALKANA MASAR IYO TURKI SOO DEJI SHABAABNA LA HESHII.
Tan ugu horeyso waa in hub la soo iibiyo gantaalo iyo diyaarado miig ah. Tan kala waa in 12 kun ila 15 kun ciidan itopiaan aya jooga ee halaga bixiyo. Tan sedexaad waa in dad la diyaariyo iyo dhaqaalo . Hadi 2-bo miliyan soomali ee bixiyaan 200$ waxa aan huba 400 milyan$ waye oo hub fiican lagu so gadi karo si aan wadan iyo dhulka aan ku difaacno.
Ani Waxaan La yabanahay Dadka Ethiopia ayaan bad Lawadaagi leh. War Dire Dawa , Babile io Jinacasanay May arkaan.. Dadka Waa dad hurda! Wadaanka Waa Ku dayn With in a year.
Sababta aad Kenya uga reebtay noo sheeg sxbow 👎👏🤦
The Government of Somalia is pathetic.
Marka safarada itoobyiya laxiro sakartoodana ladiro Ayaan ku aminana madax wayne marka shacabku way aqbali Karan in cadaw lenahay hadii kale jug gug mesheda joog weye😢
Waa lå xira waana lacayrinaa safiirkooda lkn Wax yaalo ayaa ka horreeya
@@alisaidmohamed6413 aaad iyo aad lkn ayaanti dhaway ee lamudaharadayay in ay xiran ahayd say ina udareeman shacuyrta kacsan ee somaaliya wax badan khaldan
Guuuuuuul guuuuul somaliwayn 🇸🇴🤎👍
Somaliland ayadaa u xora badeeda haday iibinayso iyo hadii kale qarax ku kor baad tahee maalinti aad dhalatay ilaa maanta sidii aad isku qarxinayseen baad saa noqotee
Somaliland guul guul
Somaliland marka maha munaafiq xasan, saylac dhul hawiye iyo daarod maaha waa dhul direed ethiopia waa dir❤❤❤
Guul somalia 🇸🇴 from awdal
Mudane madaxweyne Wan ku garab taganhay Wan Iska celineyna Cadowga Dhulka soomaliyed I.ashlh Wan guuleysanena
Safiir koda iyo ciidamqdo dalka ka sara plz😢
Had run sheegee hada dheh ciidamada itoobiya soomaliya hakabaxaano saas dheh
waxaan ku baaqayaa in ciimada Ethiopia dalka laga saaro gabi ahaanba hala gaarsiiyo madaxweynaha sidee dalkeena kusiijoogi karaan xabashidu
Inshaa allaah Naf iyo maal wan uhuridoona Mudane madaxweyne
Sad xadkaas somali isgaadhsiisay😢😢😢😢 ,
Baravo muddane madaxwayne 👏💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪
XOOLAHAGA XASSANOW AY ITOOBIYA LA BAXAYSAA MA DADKA SOMALILAND BAA WAAR HAWIYE NACAS BADANAA WAAR ADEER ANAGA OGOL DHULKANA ANAGAA LEH EE INADEER MEESHU CADALLE IYO CEEL BARAF MAAHA 😂😂😂
Walahay Geesi baa tahay Madaxweyne noolow
Warunta mudane madaxweyne ❤❤❤❤❤
Fadlan samee 4 qodob 1 safirka itopia eri 2masar xebaha xiis iyo mayd ee besha warsangali daji yacnii ceeragabo furin kadhig 3 awdal kudhawaq 4 shabab halahwshiiyo wataa guushu please qaaado taladaa madexwayne
Imika maxaad sheegtay 😂😂😂
Xiis & Maydh موقد الشيخ الاسحاق
Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh Tiisaba Daryeelaa tukale @@mdeeq74
Guul Somaliland guul Ethopia guul Somaliland guul Ethopia.
@@mdeeq74 wad hurudaa ee marka so baraarugto akhri