Dhacdada Maalmahan Mediha ka nixisay || qiso dhab ah
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 2 ธ.ค. 2024
- I'm Fathia ku so dhawow my channel
Hadafka channelkeyga waa inay Gabadh kasto Somali ah ay awoodo inay marsato makeup yada ku Haboon.
waxan kuu sharxi doona waxkaste oo ku saabsan Makeup
qaabka iyo noocyada ..........
& waxa ku habboon qof kasta.
#Somali
#Somalia
#TouhaBella
Facebook page : Touha Bella
My instagram :fathiaumkarim
Qofna qaybka ma ogan karo alle moyane subxana watacala❤
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Waa saaxirad
Marka hore ilahay naga dhigay dad Muslim ah Ayaa mahad gara usugnatay alxamdulilah ilahay unbaa waxa dhacaya ogankara
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
😢😢😢subxanalh qof islama shahida dadka shilmay aakhiro halkay tegi ilen waxa la yidhi masixiyin weeye😢😢
Aniga waxaan u Maleynayaa in ay shayaadiinta lanshageysato
Ilaahay ubaa Qeybka og waa fidno in la Aamino .حسبنا الله ونعم الوكيل
sax waa beenleey waxa ugu badan iyaga sameeya galada iyo yahuuda sida lo amiino
Exactly xbbti ❤️❤️❤️
Imanken ayey dacifinysa ilhy wixi dhacy isga og
شكرا حبيبتي❤
Tuoha Bella waan jeclhy muqaaladada iyo daganidaada walal horey usocod kheyr leh ❤❤
Shukran Amaal xbbti ❤️❤️❤️😍🥰🥰
احبك بيلا ❤
Mesha caro ilah ka dhcdy unba dhihi krna Wyo dad wxe ahyen sida calamadaha gacmaha ka muqdo cristian nimda ku weyn tahy iyo benida alle subxanallah
Wax ka duwan dadka kale o sameyn ma la
Wad mahadsantay sister markale noogasowarn arosati ama arooskii iyo walidkood ama qarabadiba wax kudhintay iyo wixi akhbara e ka so kordhay
Aroosada,aabaheed eedadeed abtigeed walaalkeed naag qabo adi 10 family keeda ka mid ah ayaa ku dhintay 😢😢😢
🌼🌼🌼🌼🌼🌼🌼❤️❤️❤️❤️
Mama
fathiya wllo mcn waan ku salaamay aad baan ku dageera wax badana waan ka faa iiday shugaran qisada selena gomes iyo Justinbieber Shugarn❤
Xbbti Hani Shukran ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Waxkasto oodhacay illahay baa qadaray naagtasa waxa ogtahy maa jiro waxa qaybah illahay kaliga ogaa allah haa unaxriisto hadya muslima ihin dadka ku dhiintya meesh
🌼🌼🌼🌼🌼🌼🌼🌼🌼
Masha allh
❤️❤️❤️❤️❤️
Wcs❤
Wcs. Sis wlc❤❤❤
Xbbti Muna ❤️❤️❤️❤️
Only allah knows
Wax baa jira😢
❤❤❤
Morocco France final ma aheyn ee waa semi_final❤
Ilahayna mustaqbal ka og taas lasoco
لا يعلم الغيب إلا الله
Leyla Cabdi ladiif waxay u shaqaysa illuminate kuwa dunida khariba ee sheydanka Cabuda waxay donayan in ay sameyan ayey warqad ugu qoraan waraaq ayey ka akhrida lacag beyna ku qadata waxa Jira weraysiyo lala yeshay oo lagu kashifay waa Sheydamad dadka aqoonta lahayn wey fidnaynaysa qof Alle eeman siiyey oo Alle keliya in uu qayb ogyahay aminsan wu garanaya in ay Ahli shayadeen la shaqaysato Sharkeeda &kuwa sharka sameynaya Aduunka ha ka qabto.
❤️❤️Fatima ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Varun dhawan kasohadal plz
Aniga waxaan dareema waxyaabo aan ka cansado in ay dhacaan tusale ahan in aan dareemo aniga soo jeeda ama aniga oo jiifo dhacdada in aan arko wlhi wayna dhacan waliba maalmo yar kadib
Sixth Sense
Waa faliso falkuna waa wax shirka ah
Exactly xbbti ❤️❤️❤️
Waa fooxiso
🌼🌼🌼🌼🌼🌼🌼
Haday wax ogtahay hala waydiiyo goorma ruuxda laga qadaya😂😂😂😂😂
Best question waaye
Sax 😂
😂😅
Wn quruxbadantahay
Masiixiyintan maxaz naga galay
Abayo maha bahashii loo shiday ee hawl kale bahashas waxbaa ma gubikarto
Qar badan ba sida aminsan
Iwrn fadxiya xbbti❤😂
❤️❤️🥰
Riyo ahaan inay ku aragtay baan filayaa oo uu ilaahay ku tusay
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Waa Faliso oo ilahay ka fogatay
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Waxwalba waa qadar Alle
🌼🌼🌼❤️❤️
From Djibuti❤❤❤❤
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
🥰❤️🥰❤️
7:50 😁😁😁 Haa, tiisaaba ma shaqo ugu filan ee ha hagaajiyo.
Exactly
Faaliso weeye way jiran wl dad saaasa aya jiro oo dhaha waxas aya dhici doono odhaha wana lo waxyoday lkn shirki ayay ku jiran shayadinta aya tusa wax
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Ananya kaso hadal abyo 😩blz ❤
🌼🌼🌼❤️❤️
Qof caadiya oo annaga oo kale ah ma ogaan karo, waxa mustaqbalka dhacaya.
Exactly
Waa saxirad 😢
❤️❤️❤️❤️❤️
Subxanallah islanta mxaa lo wareysana wabo qumaye amey saxirat thy isleyahy
😵💫😂😂😵💫😵💫😂😵💫😂
Wllo sonu nigam mar uun ka soo hadal
❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Islaantu waa faaliso
❤️❤️❤️❤️❤️
Acudubillah lilaha ilalahunu waxdahuhu la shariika la wax dhacaya iyo wixii dhimanaya ilahay bas ba og wa lagu danbaabaya balayada
❤️❤️❤️❤️❤️🌼🌼🌼😂
Shaydaanku Carshiga intuu soo dhageysto ayuu hal dhacdo ka soo maqlaa 99 kalena wuu ku daraa so islantan 99kii kle hadey sax u noqon weydey sheydaan bay la shaqeysaa
Arinka arooska iyo dabka waa wax laga danbeeyey fikirad ahaanteyda ilhy baana ku sababay iney dab ku dhibtaan so ilhy haw naxariisto 😢
Dad badan sidaas aminsan
Subxanallah
Wcs❤❤quruxey❤❤❤
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Naxdin badanaa qisadaan
Intaas oo dad ah ayaa la casuumay talow ayaga maa dad caan ah ahaaa
May lkn waa dad hal qaryo isla dagan is yaqaan sidoo kle is dhalay marka waa dad isku xeran
Haa 1k wa too much
Meeshaan waa lagubaay banned waaye batrol waaye
Subaxnalah 😂😂
Maybe she working with shaydhan i think but she say im not working with them
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👀👀
Anu mrmr dareen aan la sharaxinkarin aya drma ka dib wxba igu dhaca 🥺
Illahay ayaa ku jecel 😢
@@samirahussein1500 lkn wlo Waa cabsi wlhi drnkasi
sixth Sense
Qofka waxba ma oga subxaanlaah😂
🌼🌼🌼🌼🌼🌼
Islanta waa sixjrley saan is leeyahay
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Nagta hadii leysdhahana wa saxirad lma dhihi karo wyo sheydan weye waxa warka kenaya warka sheydana 100%10 manoqdan marka waa masiboyin ilahay kenay iyo warkeda benta oo isku so aday💔⁉️Kan ninka ninka waxan umaleynya in mid maskaxda logu jiro yhy ama ay cidda cadawad kala dhaxeyso cadawadu midey dontaba hanoqote⁉️☻️💔mrka ilhay Aya og wax walba ka bin Adam ahan wan iska danbabeyna lacala le kadhigna😊☝️⁉️
Sax xbbti Tiny ❤️❤️❤️❤️
ina soqadatiin oo bun bunisin aaba nigu ceba
Faaliso weeyaan macnaheedo
Sax xbbti
Waxa dhici dona cidna ma oga Allah moye islantaa kafirada warkeda waxba kama jiran waxna ma oga
Armay tahay saxirad ama fooxiso
👌👌👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Waxa laga yaba waa saxirda ama foxiso 😂
Exactly xbbti
Islanta waxay ogtahay majirte wa faalis faslkana wa layno shegay xabad runa iyo kun beena shaydankana ukeena oo samada so dhegesta
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Abyo title ka ah islanta mustaqbalka ogtahy inoo dambi kaso garo laGa yabahaba katir😢
❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Dubka ku talogal loo shiday
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Waxay ilatahay inay tahay saxirad wayo shaydanka hal runa boqo been ku dara
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
❤❤