Qisada hayam adunyadu inay hadhka labadisa galinthay baldhagayso qisda gabdhan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ส.ค. 2024
  • #sawdamohamud #qisooyinka Please don’t forget to subscribe my channel thanks

ความคิดเห็น • 86

  • @zahraabdirahman6385
    @zahraabdirahman6385 ปีที่แล้ว +4

    Subxanallah gabadha yar aad aya lodulmiye miskinta

  • @ismahaanfaarah9893
    @ismahaanfaarah9893 ปีที่แล้ว +2

    Shukran Abayo sawda waa qiso qiiroo badan

  • @ayanmahadjama6242
    @ayanmahadjama6242 ปีที่แล้ว +2

    Shugrn wa rer walwaln runti amin ilahy nama cunsiyo xolo islameyd

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa Allah mahadsanid

  • @ifkanolsha6466
    @ifkanolsha6466 ปีที่แล้ว +2

    Qiso iiga naxdin badan wllhi maan arag🥺🥺🥺🥺inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa allaah walshy guulayso

  • @nasroismailgeesey9842
    @nasroismailgeesey9842 ปีที่แล้ว +3

    Allaha ku xifdiyo❤❤

  • @dheemanlula3837
    @dheemanlula3837 ปีที่แล้ว +1

    Waa qiso Calool Xumo ah illaah ha unaxariisto miskiinta Hayaam

  • @sucdicadood601
    @sucdicadood601 ปีที่แล้ว +1

    Mansh allaah aboyo inash allaah❤️🙏👌💯💪🏻✅️✅️✅️

  • @nimconimco7203
    @nimconimco7203 ปีที่แล้ว +4

    سبحان الله العظيم انا لله وانا اليه راجعون الله يرحمها مسكينه

  • @Error-pr8lf
    @Error-pr8lf ปีที่แล้ว +2

    Walaashy wadan ay israaiil leedahay majiro ee waa dhul ay xoog ku heysato

  • @ruunmacalim6601
    @ruunmacalim6601 ปีที่แล้ว +1

    Amiin yaa rabi jaskallahqeyr ukhtii ❤

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 ปีที่แล้ว +3

    Subxanallah

  • @OsmanHaji-ig7tr
    @OsmanHaji-ig7tr หลายเดือนก่อน +1

    Gabadhey Sawda, الحرام لا يشبع ولو كثيرا والحلال يشبع واوقليلا. يا ابنتي سودة،، أمين! ( ولمن صبر وغفر أن ذلك من عزم الا مور ) اللهم تقبل دعاء من ابنتي سودة

  • @nimcomaxamed7728
    @nimcomaxamed7728 ปีที่แล้ว +2

    Asc mashalah ilaahay ha ku xiftiyo aduun iyo aakhirba

  • @abdikadirmohamedmohamud1624
    @abdikadirmohamedmohamud1624 ปีที่แล้ว +1

    Waa qiso naxdiin badan. MAHADSANID wll

  • @nasroismailgeesey9842
    @nasroismailgeesey9842 ปีที่แล้ว +3

    Wcs sowda quruxeeey💔saa usugayey qisadaan🙏thanka mcney

  • @khadaraaxmedxassan6043
    @khadaraaxmedxassan6043 ปีที่แล้ว +2

    walahy waa qiso cajiib ah inan tayar 😭

  • @aaminoaadan9011
    @aaminoaadan9011 ปีที่แล้ว +1

    Subxanallah waaba cid wada musiiba socoto

  • @ardosheekh6585
    @ardosheekh6585 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi waa qiso cajib ah

    • @ardosheekh6585
      @ardosheekh6585 ปีที่แล้ว

      Abaayo wad ku mahadsanthay qisoyinkan aad noso tabineyso wan kugu qanacsanahay ee horey usii soco oo gadal ha eegin

  • @abdialinoor2371
    @abdialinoor2371 ปีที่แล้ว +1

    Wcs wr wbrk MaashaAllah Alle haku xifdiyo

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 ปีที่แล้ว +2

    Wcs my dear abaayo sowda sharafeey aadbaan kuu salaamay

  • @fartuuncabdi8758
    @fartuuncabdi8758 ปีที่แล้ว +2

    Ax ax wallahi wan kanaxay gabdha dulmiga lagu dilay edadana nabsi aya kudhacay xaqa hadi madaxa loga faristo majahu karafta aya layiri sowda mahadsanid in badan

  • @umulkhayryuusuf461
    @umulkhayryuusuf461 ปีที่แล้ว +1

    Sawda qurux runtii sheekooyinkaaga waan kuraaxaystaa

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 ปีที่แล้ว +1

    Saaan kuuu sugaaaay leee thnks our drs

  • @kayserimedia2197
    @kayserimedia2197 ปีที่แล้ว +4

    بابان تُعجّل فيهما العقوبة في الدنيا قبل الآخرة الظلم وعقوق الوالدين
    Cuquubada Labo Arin Aduunka Ayey Ku soo Degdegtaa Aakhiro Ka Hor Dulmi Iyo Caasinimo....
    Allah Naga Dhigo Kuwi Janada Galo Aamiin

  • @ugaaskabelaadir8467
    @ugaaskabelaadir8467 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👌👌👌👌👍👍👍👍👍👍waa ku jeclahay

  • @SAli-db7dw
    @SAli-db7dw 9 หลายเดือนก่อน

    Subxaanalaah waa dad waashau ma gabadh gabadh lala guursadaa intaas oo qof loo xasuuqaa ilaahoow sheeydaan naga qqalib noqon subxaanalaah

  • @saciidsanee4734
    @saciidsanee4734 ปีที่แล้ว +2

    Soo dhawoow sowda xikmo

  • @abdirahmansiat6
    @abdirahmansiat6 ปีที่แล้ว +1

    Inna lillahi wainna ileyhi raajicuun. Qiso aan dhageysto midii iiguxanuun badneed abid.

  • @habiboahmed7079
    @habiboahmed7079 ปีที่แล้ว +7

    Saufarxay matka arkay ilaahey nabiga rafiq hakagadhigo❤❤❤❤❤

    • @sawdamqaalib
      @sawdamqaalib  ปีที่แล้ว +1

      Amiiin Amiiin Amiiin yaa rabi 🤲🤲🤲🤲

  • @hindamohamed6395
    @hindamohamed6395 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin aamiin

  • @noorabdihaji9195
    @noorabdihaji9195 ปีที่แล้ว +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @zamiira.abdi.
    @zamiira.abdi. ปีที่แล้ว +1

    M.a abaayo thankz

  • @KhadroMaxamed-pq2hj
    @KhadroMaxamed-pq2hj 7 หลายเดือนก่อน

    Ilahayow u naxariiso umdas yarabi

  • @user-si7wg8zu3v
    @user-si7wg8zu3v หลายเดือนก่อน

    Allah ha unaxaristo amiiiiiiiiin yarabi

  • @amiirnuur4430
    @amiirnuur4430 ปีที่แล้ว +1

    Soo dhadhawaada😂😂

  • @raxmodeeq188
    @raxmodeeq188 ปีที่แล้ว +2

    wcs marwa qaliyey runtii qiso xanun badan bay ahayd lkn qisadii cabsi cabsida ayad ee gabadha iyo hoyaded away

  • @alaybadayarabsiyo3762
    @alaybadayarabsiyo3762 ปีที่แล้ว +1

    Waadmahadsantahay qaali

  • @maryammohamed5921
    @maryammohamed5921 ปีที่แล้ว +2

    ameen

  • @faadimacabdalle6981
    @faadimacabdalle6981 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid abaaye jasaka allaahu khayran jasa

  • @xamdimuse921
    @xamdimuse921 ปีที่แล้ว +1

    Wlshy sowda faraxasan farxad kuwaar xbbti

  • @faizabella1580
    @faizabella1580 ปีที่แล้ว +1

    Keep going sister

  • @nastexonalka3617
    @nastexonalka3617 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo qisadan ma dhamaatay

  • @ummusulaymaan5961
    @ummusulaymaan5961 ปีที่แล้ว +1

    Wcs wbtwbr abyo sowda Allah kuxafido abaayo

  • @user-si7wg8zu3v
    @user-si7wg8zu3v หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw ❤

  • @axmedtiktok5410
    @axmedtiktok5410 ปีที่แล้ว +1

    Wcs ukhtii

  • @a.ardaalewarfaa1237
    @a.ardaalewarfaa1237 ปีที่แล้ว +2

    Wcs

  • @guleedcaydaruz3012
    @guleedcaydaruz3012 ปีที่แล้ว

    Mnsha Allah Qisoyiin mcn ayad ka shekaysa noo soo badi wllo🥰

  • @habdhaqankiisalafualsaalix7075
    @habdhaqankiisalafualsaalix7075 ปีที่แล้ว +2

    Aniga markaas waxan joogay Suuriya duumo

  • @A.A.E93
    @A.A.E93 ปีที่แล้ว +1

    Eedo lama dhihi karo waxey aheyd abeeso lkn illaahey baa ka jarey.

  • @juweyriyojuujuu9397
    @juweyriyojuujuu9397 ปีที่แล้ว +1

    Part 3 caadi maahn runti

  • @fadumaumar6368
    @fadumaumar6368 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallaah sowda cadeey lkn qisadu waa calool xumo

  • @faizabella1580
    @faizabella1580 ปีที่แล้ว +1

    I ❤ you really

    • @sawdamqaalib
      @sawdamqaalib  ปีที่แล้ว +1

      I love you too ❤❤❤

  • @farduusmacalin8641
    @farduusmacalin8641 ปีที่แล้ว

    Subxanllh waa dulmi

  • @cabdicumaribraahim9300
    @cabdicumaribraahim9300 ปีที่แล้ว +2

    Wallhi waaqiso xanuun badan bilow illaadhamaad🤣🤣

    • @aminaxaret-do5jk
      @aminaxaret-do5jk ปีที่แล้ว +1

      Xaq biu adan qof ki galore adunka Aya lagi jarry intu Gari 🛬

    • @aminaxaret-do5jk
      @aminaxaret-do5jk ปีที่แล้ว +1

      amiin amiin

  • @hananhasan8531
    @hananhasan8531 ปีที่แล้ว

    Waa qiso aad uxanuun badan oo cibro qaadasho leh illhy xoolo bini aadan nama cuntiisyo

  • @zahraabdirahman6385
    @zahraabdirahman6385 ปีที่แล้ว +1

    Manta aad ayan usugayay gabadha waxa kudhacay inan ogado ayan daneynayay

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 ปีที่แล้ว +1

    Qof ka 100 eee like saaaara ahay

  • @zimraanmohamed6665
    @zimraanmohamed6665 ปีที่แล้ว +2

    May dhamatay qisadu abayo

  • @caaisha6452
    @caaisha6452 ปีที่แล้ว +2

    🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @carfondugaal-cf7vb
    @carfondugaal-cf7vb ปีที่แล้ว +1

    Shugran

  • @mamaakram7034
    @mamaakram7034 ปีที่แล้ว +1

    ♥️♥️♥️

  • @ifraaxcabdi9255
    @ifraaxcabdi9255 9 หลายเดือนก่อน

    Subxana allah😢

  • @HiboSalad-rr3ow
    @HiboSalad-rr3ow ปีที่แล้ว

    Asc Marshall aala

  • @uwahharabi9359
    @uwahharabi9359 ปีที่แล้ว +1

    Thank you

    • @sawdamqaalib
      @sawdamqaalib  ปีที่แล้ว +1

      You're welcome❤❤❤❤

  • @simanmaxamed1434
    @simanmaxamed1434 ปีที่แล้ว +1

    Qisadan waka helay

  • @abdullkadirkuti3031
    @abdullkadirkuti3031 11 หลายเดือนก่อน

    Wankaheiay

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 ปีที่แล้ว +1

    wax walba hooyo aya la odhanayaa sawdaay taasi hooyooyinkii ayay ceebaysay ilaahay baan ku dhaartaye yaraantaydii hadaan gabadh yar is maagno haday gabadhaas yar hooyadeed i caydo oo aan is dhaho hooyadaa u sheeg waxay odhan jirtay waa edadaa ama naa Aniga war ha ii keenin halkaas bayna sheekadu ku dhamaan jirtay hada bal eeg islaantan dilka ku amraysa wiilkeeda waa yaab mida kale isku dirku ma fiicna musiibadaaso dhan may dhacdeen hadayna naagtii shaqada laga eryay wax sheegin

  • @Naima2008
    @Naima2008 ปีที่แล้ว +1

    Asc Sowda sidan usugaayay ma maleeysan kartid,

  • @sabnaaqurux3081
    @sabnaaqurux3081 ปีที่แล้ว +1

    Gawadha ineey dhimatay layaab ee igu noqotay sababtoo ah qoraalka aa soo saartay darteeda waxaa umaleeynaaye ineey lacag heleyso gawadha rafaadkana eeka baxeyso ilahey ha u naxariisto dulmi baa lagu dilayee

  • @a.ardaalewarfaa1237
    @a.ardaalewarfaa1237 ปีที่แล้ว +1

    Suweyda qisadani waa isa sudhan xalkeeduna daawo ayuu leeyahay hadii umadu islaam tahay waayo dunidu way dhameys tiran tahay dadka ayaa qabyo ah diiniyan caalamkani

  • @kahagure3075
    @kahagure3075 ปีที่แล้ว

    Subxanallah