Gabadhey Sawda, aad ayaan ugu xumahay sida Abdala ay ugu dhamaati.( Beeni raad ma leh ). Waaxaa la yiri: ( الصدق راحة. قل الصدق ولو احرقك بالنار الوعيد. لأ يزال الصدق سبيل النجاة). ما شاء الله سودة، جزاك الله خيرا وبارك الله فيك.
Sawdaay maanta dhan sidan kolba Chanel kaaka uso boqanayey waxan dib u baadhey video dii hore ugu danbeyn kan baan heley kwrn waan iska samraya bal inta so galineyso😊
Bal muxuu u oran waayay reer baan leyahay shaqadayda iyo reerkayga kama tagayee adaa lacag lehee halkan soo dag hadaa igu rabto xaas iyo caruur? Waa masiibo. Bal ubadkaas maxay galabsadeen? Walciyaadu billaah.
Ala nagtu xasidsana abuhuna doqosana bal may iska dayso hady ogtay carurta maskintah inu utago so arko xalkoda ogado 😢 xasidad dheh isgna khiyndi ba hog kuriday nagtuna cqad an caqli lahyn bay ahyd
reerkiisa idhantay cuquba ku ha saray weliba qiyano darteediyo lacag darteed waxay ku kaliftay inu asago nagtisa wayo oo Wilkins dilo gabdhu sa darogo baratay xaskisina dhimato asaga dartiis caruurtodi na xabsi ku dambeyen wa Musi ads ay ledahay qiyanada 😭
Ilaahayow ugargaar walaalaheen falastiin aamiin
sawda salama Caleykum maasha Allah Abayo 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇸🇴falastiin illah ay cadow Allah qabto aamiin aamiin yaarabi 😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤
Waa qiso waano iyo waxku qaadasho lehna waxa laga faa'idayana ayaa ahna in waajibka qofkastaba saarana iyo xaqa lagu leeyahayna aanu dayacina hadduu dhayal sadana ay ka dhalan doonto cawaaqib xumo iyo cidhib aan lamahadina .sawda mahadsanid markastaba qisooyinka wacyi galinta ahna eed noo soo gudbisidna.
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا وسيدنا و شفيعنا محمد بن عبد ❤❤❤
اللهم أنصر أخواننا المستضعفين في فلسطين اللهم اهزم أعدائهم يا رب 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
mahadsanid abaayo qaali❤ allaahow gargaaro wllheen reer falastiin,oo dhibka haka dulqaado😢
Wcws wrwb Drs Sawda Mohamed Qaalib marka hore cizi iyo Sharad Allaha kusiiyo Adiga iyo Caruurtaada IYO Zeygaagaba marka xiga ducada weey socotaa oo waqti walba oo aan salaada tukadaba waan u duceeynaa Ummadda Somalia iyo walaalaheena reer Falastiin Wallaahi waxaan la,ooyey Iabitaalka shifo oo meydadku banaanka yaaliin oo misna Eeyaha laga celinaayo iyo kuwa Maryaha weeyn ee noo ah Madaxda Muslimiinta oo warkii aan ka sugeeynay uu noqday hala cambaareeyo Yuhuuda tan kale reer Falastiin waxeey dhaheen hub idin kama rabnee mawaxaad noo weeysee 1litat oo biyo ah Alloow ugargaar Muslimiinta reer Falastiin oo dhibka heeysta lagu eeganayo yaa Allaah Guul Guul Falastiin Insha'allah GUUL yaa Allaah AAMIIN AAMIN Allaahuma Aamiin yaa Allaah. /////
Carbta falstin xnunkay daremen inay dreman ban ale kabryey😢 alow dhibka ka korqd flztin
❤❤❤@@MaryanDagan
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته يا أختي الغالية يحفظك ويرعاك ويرضاك يا الله
Qofkii ugu horeeyey ee like kuu saaray ii qira taas😂😂😂😂❤❤
Yes you are right 👍❤️❤️
اللهم انصرهم نصرا عظيما اللهم امييييين
صلى الله عليه وسلم ❤
Waa sax wallhi wakhtiga wax walbo ka muhiimsan ani hadda hooyo ahay labo caruur ijjogto jamacad dhigtaa wa ka fikiraa intaaaqanhy
Maansha allh waan sugayey balse Waxaanban moodey qisadii inay baaqatay maanta ❤❤❤
Wcsww abyo cafimda kusolabo 👍 scw scw ❤️ scw scw scw scw ❤️ scw scw ❤️ scw scw scw scw scw ❤️ scw scw scw scw
Illahay ha ina ilaaliyo
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
اللهم صل وسلم علي نبينا وحبيبنا محمد
Scw scw scw scw ❤❤
Waa. qisayab. lex❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Salalaahu calayhi wasalam 🥰🥰
Ax waa qiso murug badan runtii waa qiso itabatay intaan qiso dawanayay 😢
waxa sababta lahana waa aabaha rerkisa dayacay ubadka udayacay iyo masuuliyada uu garan wayay iyo reerka udayacay wala waydin doona akhiro aduunkuna waa ki idhamada
Sowdo sheekooyin kaaaga sida shaah dhegayare leh baan u sugaaye naga soo boobsii walaaley ❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤
@@sawdamqaalibSawda wllo inteed kaso jeda Please?
صلى الله عليه وسلم 😊
Scw
Wcs scw mahadsanid sawda
السلام عليكم ورحمه الله وبركاته مرحبا
اللهم انصر اخواننا المسلمين في فلسطين 💔💔😭🇵🇸🇵🇸🇵🇸
Amiin
ASC abaayo sowdo walaahi waA qiso layaaab leh❤❤❤❤❤
Wlh sowdooy danta beentaaba kadaranwaayo runya waa lagama raystan nagtan waxa laga yaabaa hadii runta loo shego inay iska tagi laheyd ama edeb lahaan laheyd
Wa murugo abaha hakuinkiro hoyada hadhimato walasha halaxiro 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
😢
Scw scw scw wcs hawa wan kaqaaday wan ku jecelhy 🥹🫶♥️😂
wcs wr wb Salallahu Calayhi wasalam Ina Abti Allah Ku Xafido,walaaladeen Reer falastiin Allah U Gargaaro
Uuf Musiibo Alle kugu rid kaas Aabe ma ahan 😢😢😢
Gabadhey Sawda, aad ayaan ugu xumahay sida Abdala ay ugu dhamaati.( Beeni raad ma leh ). Waaxaa la yiri: ( الصدق راحة. قل الصدق ولو احرقك بالنار الوعيد. لأ يزال الصدق سبيل النجاة). ما شاء الله سودة، جزاك الله خيرا وبارك الله فيك.
Allaha kubarakeyo wlashay sowda
Alla haku xifdiyo abaayo
Alhuma sali wabark cala muhamed ❤❤❤
Sawdaay maanta dhan sidan kolba Chanel kaaka uso boqanayey waxan dib u baadhey video dii hore ugu danbeyn kan baan heley kwrn waan iska samraya bal inta so galineyso😊
Laakiin waa qiso xanuun badan khaladkana odaygaa iska leh
Wcs walaashey igu qaaliya sowda sharafeey aadbaan kuu salaamay inbadan
Ax kaas aabe ma ahan 😢😢
Wiilka yar ayaa kaa naxay wlhi 😢
Mashalah❤
اللهم انصر اخواننا الفلسطين وفرج همومهم واعطي حريتهم اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم تسليما كثيرا
A s c wll iskawaran mafiicatahay kawaran xalakaks wankusalamay
Wll maxadhacau
Sallallaahu Calayhi Wasallam
❤mashalh.hn.macan
Scw scw scw scw scw scw scw
SCW ♥️ SCW ♥️ SCW ♥️ ALLAAHU AKBAR 🤲♥️♥️ SCW ♥️ SCW
وعليكم السلام
❤❤❤
Kaaas doqon buu ahaaa nin raga ma ahayn
❤💝❤👏❤️♥️❣️❣️❣️💗💖💝💘💖💗💓💓💓💞💞💌💟❤️🩹💔💔
Subhanallah Subhanallah
Mahadsanid abaayo qli ❤
Wcs salalahu caleyhi wasalam ❤️
صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم
Naag lacag nin ku racda la arki jirey nin na😂😂😂😂😂
Way ku racan
Subxanaallah wa doqon
Yes qisada sugaye m.a thnks sowda ❤❤
Bal muxuu u oran waayay reer baan leyahay shaqadayda iyo reerkayga kama tagayee adaa lacag lehee halkan soo dag hadaa igu rabto xaas iyo caruur? Waa masiibo. Bal ubadkaas maxay galabsadeen? Walciyaadu billaah.
Isgna talda ku xumatay onagta iyo lavgtasu Rabay iydna qof caqli yar bay ahyd hadyba ogtay inu rer leyhy may ufsxdo inu so firiyo ilhow nxrista hagaqdin 😢
Walahi wayab
❤❤❤❤❤❤❤❤❤soomaalilndre guuuuul 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚
🥲🥲🥲 wiilka yar ban ka naxay subxanallllh kaasina aabe ma ahayn ish
Habarqabtay ahayd abraartu subxanalah
WCS
SCW❤
Salalaahu caleeyhi wasalam❤
Ala nagtu xasidsana abuhuna doqosana bal may iska dayso hady ogtay carurta maskintah inu utago so arko xalkoda ogado 😢 xasidad dheh isgna khiyndi ba hog kuriday nagtuna cqad an caqli lahyn bay ahyd
wcs waa qiso xanuun badan runrii
sheekadii baadhista mahaynee sawda
WAAN YA BANAHAYY😢
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
Oday balaayo doqon ah baa helay bal muu u sheeg naagta aydaa rabtay weeba ku qaadan laheed ilee aydaa guurka u soo bandhigtay
Bisinka ninku abo fcn ma ahayne😢
Islaan aan caqli badnayn baa reerkaa heshay; ناقصات العقل والدين
Sax guurka danaysigana waa ka qayb.
Nag xun ba heshy ninka haday bal ogtay inu rer leyhay may iska dayso xasidad dnbigas qaybta ugu badan iyda leh o wilka odyga kudidhay😢
Ilahayaw ugargaar fastiin
nin askari waa jeclahue lkn kan nin xun waye😢
❤❤❤💯
Inkaari kugudhacday naagtas baa reerkas dhan baabi isay iyo ninka doqonimadisa😢
Asc, xabiibti maasha’alaah, waa qiso uu ku cibro qaadan karo qofkii caqligisu shaqeyo.
Naagtu xumayda bisnkee
Hambalyo sowdo
Wcs
❤❤❤❤❤❤❤😊
Scw scw scw
Yaaab yaa allah meelwaliba dulmiyaaa taagan
Dhimo ceeeb reeeb baaan maqli jirey
Waxaas ma ila ahaan ruun ma qof sixran ba qof caadiya saas uma dhaqme lacag iyo caruur Miya wax lays barbar dhiga. Macquul mahaan
Asc abayo wan ku salamay
Wcs wr wlshy ❤
Geed walbe dhacaankiisuu dhalaa salimla abihiis baa dayacay oo kali buu ku soo koray ilmihiinah waa dayacay abraarta waxaan mooday markeey ilmaha wac laheed ineey dhihi doonto ilmaha Bahreyn keen ilmaha hoyadood dhimatay ineey dhihi doonto qalbi adkaah dhimo oo saxariir dheh
waa damac aad u xun iyadane ma jeclyn ee wey xanuunsaneyd xaasid ayeyne ahayd isagane waxaa dilay damaciisa indha la aanta ahaa
Odaygaas reerkiisa burburiyey
Waxaan adiga daaskaaga ool dacas ma reebaane
Deeqdii nin kale kuu hayaa diiday wow halise
Abwaan kalena wuxuu yidhi
NAFTA WAXAAD U YAABTAA MARKAAD NAAGO BARIDAAYE
Subxanallh 😭
reerkiisa idhantay cuquba ku ha saray weliba qiyano darteediyo lacag darteed waxay ku kaliftay inu asago nagtisa wayo oo Wilkins dilo gabdhu sa darogo baratay xaskisina dhimato asaga dartiis caruurtodi na xabsi ku dambeyen wa Musi ads ay ledahay qiyanada 😭
Asc abaayo sow waxaa gadaashaada ka maqlaayaa 2hees midna soomaali ah midna Ethiopian ah marka iska jir yaan copy right lagugu qabsane❤
Maxan sameyaa waxas o dhan waa dariskayga waa saluun xun
@@sawdamqaalibwaa dhib abaayo xoogaa naga yar naaqusa ku dheh inshaa allaah waa intaasoo warkaaga ay maqlaane
😢
nin xun waye😢
Yahu.yarapiy.rapow.na.ilaliy
Bal naagtu ayadaaba rabtaye muu yiraahdo caruur iyo xaas bn leeyahey. Bal dhibkuu isgaliyay arag
Ma aragtay waa doqon muu marki hore u sheego
Farax hunguriya dilayo
Qofka hadu lacag adon unoqdo wadhiwato
waa sheeko xun oo aan la dhagaysan karin