Gabay: Maxay Doorashadu soo waddaa? Nageeye Cali Khaliif

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ธ.ค. 2016
  • ‘Na doortaaydu waa tuuganimo daabac loo dhigaye,
    Dadka iyo dhulkuba waa xaraash dayrtan maanta ahe,
    Dilaalkiyo malaalkaa hadana laysku dilaaaye,
    Dalka oo la boobiyo xumaan durugta mooyaane,
    Maxay doorashadu soo wadaa waa su’aal dedane?’

ความคิดเห็น • 57

  • @kadraali9180
    @kadraali9180 7 ปีที่แล้ว +9

    nageeye meel fog ayu wax naga tusaya wuxu ka midyahay dhalinyarada haldoorka ee somali u hartay .

  • @kcabd8889
    @kcabd8889 5 ปีที่แล้ว +3

    Nabad iyo Nolol ninkan way dayaceeen kaligii ayaa ku filan Dowlad dhisida😭😭😭

  • @kafiwarfa3362
    @kafiwarfa3362 7 ปีที่แล้ว +2

    runtii waa gabay cajjib ah oo taabanaya xaalada aan Ku sugannahay iyo xaqiiqada jirta

  • @ahmedjama9112
    @ahmedjama9112 4 ปีที่แล้ว +2

    doorashadu negeeyow ma laha duxiyo iimaane, waa wuxu kufrigu doonayiyo diinta gaalada e, mar haddii distuurkii alleba daaqad laga tuuray, dalka iyo dadkuba waa u halis inay dillamaane.

  • @guulside1595
    @guulside1595 7 ปีที่แล้ว +1

    mashalah abwaan iga dheh aadban uga hela gabayadiisa runti wa abwaan ka madhan qabyaalad qurun iyo gobolaysiba

  • @tabarakfarah1271
    @tabarakfarah1271 7 ปีที่แล้ว +1

    Waa xaqiiq iyo musiibo taagan oo lagabaqo ALLOOW nagabmari musiibada

  • @ugaas-
    @ugaas- 7 ปีที่แล้ว +1

    alla wanaagsanaa abwaanka

  • @pxime-7133
    @pxime-7133 7 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid qarashadu waa hibo ilaah dhalinyarada reer muqdisho waa dhaladkii somaliyeed gobtii dhamaan somaliya ku daysada dhalinyarad somaliland waxaan qirayaa anigoo reer muqdisha ah in ilaah garasho siiyay inankaa yar

  • @cabdijibaarxuseen413
    @cabdijibaarxuseen413 7 ปีที่แล้ว

    maansha allaah abwaan dheh

  • @gabd5557
    @gabd5557 7 ปีที่แล้ว +1

    mansha'allah

  • @kingabdiaziz1342
    @kingabdiaziz1342 7 ปีที่แล้ว +1

    waaaw mansha allah

  • @miimashariif2394
    @miimashariif2394 5 ปีที่แล้ว +1

    Nageeye abwaan wadani ah

  • @hamdahaji9324
    @hamdahaji9324 7 ปีที่แล้ว

    mashaa,allah waa abwan dhamaystiran,,, meelfogna wax ka eegaya,guuuuul

  • @nadarmahamud9107
    @nadarmahamud9107 7 ปีที่แล้ว

    masha allah

  • @crxmndhago977
    @crxmndhago977 7 ปีที่แล้ว +1

    abwaan nageeye waa waddani dhaba meel dheer ayuu wax ka arkayaa lkn mee damiirkii soomalidu
    dalsoor halkaa dadaalka ka wada

  • @shaakiryare9762
    @shaakiryare9762 7 ปีที่แล้ว

    mansha allaah dalsoor waa war baahin aad u taageerta samaha bulshada insha allah wana tageri donaa barnamij keeda

  • @cgjftjh4403
    @cgjftjh4403 5 ปีที่แล้ว

    Maaansha allh nolow wll

  • @fuaadyare7623
    @fuaadyare7623 7 ปีที่แล้ว +1

    masha allah wey ina deeqday

  • @sharmaarkemotivations2982
    @sharmaarkemotivations2982 7 ปีที่แล้ว

    Maanshaa Allaah
    Xaqiiqo Jirta ayaad ka gabayday.

  • @mahamedhukun8526
    @mahamedhukun8526 7 ปีที่แล้ว

    Sidii dibigii Doolo Maash alhaa abwaan jira oo da yar waaye Alha haku xafido

  • @t6f
    @t6f 7 ปีที่แล้ว +1

    Cadi maha

  • @kinsiiaxmed4344
    @kinsiiaxmed4344 5 ปีที่แล้ว

    Abwaan nageeye alle haku xafido waa waxgarad

  • @khadraabdullahi9929
    @khadraabdullahi9929 7 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay nacas iyo nacab kuma tuso waxad tahay ruux iaan jiro jaahilnimo ka fayow loooooooooooooong life

  • @aadanshcismaan874
    @aadanshcismaan874 6 ปีที่แล้ว

    masha Alah wax jira ayuu ka hadlayaa.

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 6 ปีที่แล้ว +1

    😢😢👍👍💝👈

  • @samirosaed2714
    @samirosaed2714 7 ปีที่แล้ว

    Allaa yacisk abawaaan nageeye cisiyo sharaf ku noloow

  • @hassanmohamed4379
    @hassanmohamed4379 7 ปีที่แล้ว

    aad baa u mahadsantihin #Dalsoor, baraarunjuintaa shacabka

  • @salahahmed1201
    @salahahmed1201 7 ปีที่แล้ว

    #Dalsoor waxay nabareen inan dhagesano Gabayada Anogonan dhagesan jirin awal hore way ku mahadsanyihin wanaga iyo horumarka ay la garab taganyihin Bulshadoda anaguna hiil iyo hoo waa idinla garab taganahay

  • @gamasb8222
    @gamasb8222 4 ปีที่แล้ว

    Ilaah baan idinku dhaarshaye dad caayaya nin maxay yihiin.cidna ma uu casyin. Muxuu dhimay.war illayn Somali waaba dad xun oo qurun ah aduunkana sidan bay kujirin.

  • @nasirsancawi2416
    @nasirsancawi2416 6 ปีที่แล้ว +2

    "Ragii qarankan dalw dher kariday dorkan waa madaxe" hora loo yidhi Timor lafba Ku jirta , yuuu ula jeedaa ,jawabtu waa mid furan?

    • @ibrahinburale7952
      @ibrahinburale7952 6 ปีที่แล้ว

      Nasir Tecno kkkkkkk
      way iska cadahay waa ninkan hadda kursiga fuushan iyo teamkisa oo uu ugu horeeyo INA KAAHIN.
      waa runtii abwaanku, waa tuug galisay wadanka dagaalo sokeeye burburisayna dawladnimadi umada somaliyed.
      waa ganacsadayal iibiya hantidi umada waxna aan ugu qaban.
      qabyaalad kuma diidin kumana nicin ee waa shakhsi ahaantoda, waa maangabyo aragtidodu ay tahay manta iyo maxad cunta.
      waa lamid kan WADANI haystaa hadaanu kaba sii liidan wllhi, dhamaan siyasinta somalidu waa wada maangab yaqaan siday jeebkoda u buuxsan lahayen.

    • @Ahmedmohamed-wo2fv
      @Ahmedmohamed-wo2fv 5 ปีที่แล้ว

      Waa SNM oo maanta aynu u naqaano mujaahidiin, in kastoon mujaahid u aqaano dhiigyacab

  • @nimcogahayr3883
    @nimcogahayr3883 6 ปีที่แล้ว +1

    af qadhmuune nin wixiisi hagajistay kuuma baahne kuwa dayacmayi ee somali god dheer ku riday haku qariyaan oo meel jaku fadhisiyaan sidii dirxiga meelaha ha dusdusine

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 3 ปีที่แล้ว

    duruuraha cirkaa laga maqlaaa. waxay ka fiicneyd duruuraha cirkaa laga arkaaaa dooda geesiye

  • @NuuraCumar-zo8vd
    @NuuraCumar-zo8vd 9 หลายเดือนก่อน

    Wataawuxushgay wataabadiilinaguhasto

  • @nasteexoindhomusic7009
    @nasteexoindhomusic7009 7 ปีที่แล้ว

    masxkax caafimaad qabta ii noolow boowe

  • @abdiaziz.2326
    @abdiaziz.2326 7 ปีที่แล้ว

    Doonbay bulshadu saarantahay waanay degaysaaye alle waa runtii anigu garanwaaya doonta soomaalida cid ka naaquude ah AMA wadab aakhirka waa la degayaa alle ha inaga soo gaadho maxaa inoo diiday talaw inaad suldaanmad aan u dhiibno xilka dawladnimo si ay nagu hogaamiyaan dhaqanka diinta? DALSOOR waad ku mahadsantihii barmaajika halkaa ka sii wad

    • @yutimo9935
      @yutimo9935 7 ปีที่แล้ว

      ABDI AZIZ. brada in my understanding 》waa the 6 state plus the present
      Ethopians 🖓USA--European and all others they are nothing **the main problem #is #Our leaders they represent like pronoun

  • @Jidlechannel14
    @Jidlechannel14 6 ปีที่แล้ว

    Nasab

  • @nuurnuuraan8624
    @nuurnuuraan8624 7 ปีที่แล้ว +5

    horta dhalinyarada reer xamarko ma gabyaan..sida kuwaan reer hargeisa oo kale

    • @geesigaburco2165
      @geesigaburco2165 7 ปีที่แล้ว

      Nuur Nuuraan hhhhhhhhhhh adna ma ila aragtay

    • @samsalat9155
      @samsalat9155 7 ปีที่แล้ว

      yare Isse kkkkk wlh isha farta kagalisay

    • @hadiyaahmed3233
      @hadiyaahmed3233 6 ปีที่แล้ว

      Nuur Nuuraan

    • @AMATALLAAH-qd3pq
      @AMATALLAAH-qd3pq 6 ปีที่แล้ว

      Nuur Nuuraan Gabaygu Wuxuu kaawaaninaayey Ayaad Dabada haysaye. Haka walwalin Qofkalle Aqoontiise, Adiga taada Meelsaar..

    • @miimashariif2394
      @miimashariif2394 5 ปีที่แล้ว

      Hhhh saw dad maaha ayagu

  • @AhmedAbdiGurey
    @AhmedAbdiGurey 6 ปีที่แล้ว +2

    Abawaanka waaa abwaanka ugu nacsaysan abwaanad somaliyeed oo dhan
    Waan maanagab

    • @ibrahinburale7952
      @ibrahinburale7952 6 ปีที่แล้ว +1

      xaaji Xambal lkn adaa kasii nacasaysan middaa ogow.
      ALLE ha dhowro abwaanka.
      qabyaalad baad ku nacday sidaan filayo

    • @amiinaahmed4494
      @amiinaahmed4494 6 ปีที่แล้ว +1

      Alaylehe adaa màngaba

  • @rodaali4714
    @rodaali4714 6 ปีที่แล้ว

    Kanyara waba faqash

  • @AhmedAli-fb7ub
    @AhmedAli-fb7ub 7 ปีที่แล้ว

    Wadaadnacas meel ay joogaanba waxaa iskaga qasan siyaasada iyo diinta, Somaliland waa dal dimuqraadi ah , wadaad kitaab yarre ah waxba lagama waydiinmaayo

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 7 ปีที่แล้ว

    WAA ARAGTIDAADA GAABAN.