ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Gabay: Dal-dhameeye - Nageeye Cali Khaliif​

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ม.ค. 2017
  • Gabay: Dal-dhameeye - Nageeye Cali Khaliif​
    Bulshayahay dadaalbay ummadi deeq ku mudataaye
    Bulshoyahay dadaalbay ummadi guul ku damacdaaye
    Bulshoyahay dadaalbay ummadi dahan ku gaadhaaye
    Bulshoyahay dadaalbay ummadi cadaw ku dayrtaaye

ความคิดเห็น • 86

  • @empireandkingdom1355
    @empireandkingdom1355 4 ปีที่แล้ว +2

    Inu gabayga dal dhameeye abwaan horre o la odhan jiray maxamed bulxan uu horre u mariyey inta og like isku muujiya intaan ogayn se la yeelaya hadapa idinku tarikhda zo akhriya

    • @xuseenjus4485
      @xuseenjus4485 ปีที่แล้ว

      Magaca ayey isku mid ka yihiin se kala mug weyn ee soo dhageyso

  • @ahmedhassanmohamed1804
    @ahmedhassanmohamed1804 4 ปีที่แล้ว +2

    gabayg abwaan maxamed bulxan oo reer hargaysa ahaa oo ciwaankiisa ahaa ( dal- dhameeye oo dhamaan gayiga somalida ooga hadlayay yaa hayo wan u baahnaaye

  • @yahyefaroole560
    @yahyefaroole560 7 ปีที่แล้ว +18

    ma mooda waxa aan maskaxdayda ku hayy in uuu gabay ka sameeyy hadaan gabyaa ahay mar horaan so bandhigi lahaa

    • @malikatuahlam4731
      @malikatuahlam4731 6 ปีที่แล้ว

      Yahye Faroole waa sidaas nageeye waa fariid wuu fahmay siyaasiyintan shayaadinta ah oo gumeysiga u adeega

  • @nuurtojeylani2768
    @nuurtojeylani2768 7 ปีที่แล้ว +4

    maasha Allaah abwaan nageeye cali Allah ku xifdo aadun iyo aakhiiro aamiin yaa Allah gawaygi dal dhameeye

    • @xffwagabayxigmaadeeed2515
      @xffwagabayxigmaadeeed2515 7 ปีที่แล้ว

      maasha a allaah

    • @fowsiyoadan9464
      @fowsiyoadan9464 7 ปีที่แล้ว +1

      Ilahow waxma garatada caloolaha Wayne eedhulkeenii gatay eekala googooyey dad walaalo ah una shaqeeya danaha shisheyaha inaga qabo kuwo badan oo nageeye ookalana inoo soosaar amiin.

  • @abdiwalidhabbake
    @abdiwalidhabbake 7 ปีที่แล้ว +12

    wlahy waa gabay somalida iyo waxay tahay kahadlaya
    fariid nageeye

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 6 ปีที่แล้ว

    Allahuma Amiin amiin amiin. Masha'Allaah!! Rag Rag dhalay.Adigoo kalle Alloow noo badi,Aqligana kuu barakee, Amiin. Waa Gabay Cajiib ah ee runta iyo daruufaha Dalkeena Asiibaayo, Ayuu abaaraya👍👍💝💕🌱💙👈👌

  • @MrXamaraawi
    @MrXamaraawi 7 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allah ninkan waa lyrical genius,soomaalida hadal waa dhameeyeen,illaahoow dadkeena iyo dalkeena inoo badbaadi,

  • @ahmedmohamdyusuf8058
    @ahmedmohamdyusuf8058 7 ปีที่แล้ว +4

    masha allah waa gabay dhbatii ka hadlaaya

  • @abdifatahawmusse8598
    @abdifatahawmusse8598 7 ปีที่แล้ว +7

    ilaahay haku xafido abwaan

  • @qalanjadaqaranka6171
    @qalanjadaqaranka6171 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah Ilaahay madaaxa raaji, aduuyo fil nicmo akhiiro fil janno, Allaahuma amiin

  • @mukhtarmohamed1142
    @mukhtarmohamed1142 7 ปีที่แล้ว +4

    geesi hadal cad Amiin Amiin.

  • @saidalisaid8605
    @saidalisaid8605 7 ปีที่แล้ว +3

    mansha allah abwaan guulayso

  • @adarwarsame4321
    @adarwarsame4321 7 ปีที่แล้ว +3

    Nageyow nabad kuwaar amiin

  • @shuaibdaacad1673
    @shuaibdaacad1673 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah brother

  • @Ahmedmohamed-wo2fv
    @Ahmedmohamed-wo2fv 6 ปีที่แล้ว +6

    - Soomaali oo idil
    - Meel kastooy ku sugan tahay
    - Sumad waxay wadaagaan
    - Suugaanta hadalkiyo
    - Diinteenan saxaniyo
    - Sida aan u dhaqaniyo
    - Saantaa madow een
    - Dhamaanteen ka simanahay
    - Mar haday sidaas tahay
    - Kuligeen samaha iyo
    - Soomaalinimadiyo
    - Saf midoon ahaanoo
    - Kala sooc lahayniyo
    - Martidoo la sooroo
    - Laysa soo dhaweeyiyo
    - Qabiilkoo la suuliyo
    - Ku sifow dadkaygoow
    Waad salaaman tihiin dhamaan umada soomaaliyeed. salaan hargaysa idiinka timi iga gudoona.

    • @AMATALLAAH-qd3pq
      @AMATALLAAH-qd3pq 6 ปีที่แล้ว

      Ahmed mohamed 👍👍💙👈👌💝💕Masha'Allah! Midlamid ah Ayaa laguu soo gudbiyey Abwaan👌

  • @abdifatahawmusse8598
    @abdifatahawmusse8598 7 ปีที่แล้ว +11

    waanu kusoo durugnay abwaan dhegahana waan kuu furnay

  • @laylahassan9917
    @laylahassan9917 6 ปีที่แล้ว

    Ma shaa allaah abwaan nageeye cali khalif

  • @culeseywajeer4205
    @culeseywajeer4205 6 ปีที่แล้ว

    maasha Allah waxaas gabayga sanadka lagu tilmaama. Allah yahdiik

  • @xakiim1tv313
    @xakiim1tv313 5 ปีที่แล้ว +1

    abwaanku waa caaqil allaha udaayee

  • @suleqoahmed5952
    @suleqoahmed5952 7 ปีที่แล้ว +1

    maansha alaah walee waa runtaa waye

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 6 ปีที่แล้ว +1

    Dayuus iyo intaad Noqonlahayd waliba Diinlaawe!! 😃😂 Walhi Waa labada Arin ee Qurbaha Taallo. Dayuus iyo Diinlaawe.lolkk Wallee Wiilkaan Waxbadan buu darsay..Nageeye Ilaahay haku Xafido, Amiin👍💕

  • @simaaciilmadoobe3327
    @simaaciilmadoobe3327 7 ปีที่แล้ว +1

    gabaygan wuu dheeganayaa ee waxa la tiriyey 1920 abwaan bulxan baa lahaa dal dhameeye magacu waa sax
    iyo midhaha qaarkood

    • @CamanKiish2
      @CamanKiish2 6 หลายเดือนก่อน

      Sidee, micnaHa⁉️ isagu muu samayn gabaygan, OO wuu Soo xigTay? miyaad na leedaHay❗

  • @hodanahmed2576
    @hodanahmed2576 7 ปีที่แล้ว +3

    abwan nageye afkaga cano lagu qby alle haku xafido

  • @abdifatahawmusse8598
    @abdifatahawmusse8598 7 ปีที่แล้ว +3

    maaashaaaa alaaah

  • @abdirasaqahmed6724
    @abdirasaqahmed6724 6 ปีที่แล้ว

    Geeesi Geesi dhadhalay Masha allah

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 6 ปีที่แล้ว

    Salan sare Geesiga gabagiisa runta ku qarxiyo👍💕Guulayso.

  • @mahamadshakir575
    @mahamadshakir575 6 ปีที่แล้ว +1

    Maa shaa allah mbrk

  • @farahjama6460
    @farahjama6460 6 ปีที่แล้ว

    Nageeyoow ilaah nabad kusii
    Nacabna kaadhawrye
    Naxli malahan gabaygaadu oo
    Waa nadiif abide
    Nayruuska maansada alaa
    Naaxi kuu baraye ilaahay
    Ducada noo ajiib nabadna
    Nookeen

  • @sa4ever243
    @sa4ever243 ปีที่แล้ว

    Dal Dhameeye 1847 baa latiriyay. Waa gaas oo Somali is baabi isay. Oo salaadiintii iska laysay xitaa.

  • @faraxsanmuuuqsan1075
    @faraxsanmuuuqsan1075 6 ปีที่แล้ว

    Maaasha allah waaba haduu dadka qaar micnaha gabaygu fahmo oo uu dhago iyo damiir ka qaata uyeeshan wllkayow

  • @ruuxixabibti8340
    @ruuxixabibti8340 7 ปีที่แล้ว +4

    waxaan fahmi lahay sheekadaan somaliland meelna laga banan boxo meelna lagadiido qaran qura deetana eynu kugabayno gabay calacala koow somali qabaaisha hajoojiso hadeynu isracno illaheyna talasarano weynu xoroobeynaa

  • @ishwagkhalid8620
    @ishwagkhalid8620 6 ปีที่แล้ว

    Caqliga Alle Ha Kuu Barakeeyo Wllo

  • @maksoudali4453
    @maksoudali4453 5 ปีที่แล้ว

    امين امين امين يا الله 🤲💧🌱🌴🌾💯👍⁦✔️⁩

  • @abdisalammohamed540
    @abdisalammohamed540 3 ปีที่แล้ว

    Wallale wlhi waan tageraahaa

  • @malikatuahlam4731
    @malikatuahlam4731 6 ปีที่แล้ว

    ala runbadanaa wlhi gabayadiisa waagabayo runta kahadla nageeye alaha kudaayo

  • @KalsoonidaNafta10
    @KalsoonidaNafta10 5 ปีที่แล้ว

    Hagaaag walaaal maamuus iyo xasuus mudan Nageye Ali Khaliif walaahi tixdu waxay taabanaysa quluubta laabo badan

  • @ahmethajiyoow3490
    @ahmethajiyoow3490 6 ปีที่แล้ว

    Gees geesi dhaalay👍👍

  • @abwaancabsiiye278
    @abwaancabsiiye278 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah abwaan

  • @khadarjaamac4865
    @khadarjaamac4865 4 ปีที่แล้ว

    Very good geesi

  • @boono2912
    @boono2912 7 ปีที่แล้ว +1

    Dal-dhameeye kani waa yahay.

  • @abdishakur4068
    @abdishakur4068 หลายเดือนก่อน

    Who is here 2024😂

  • @naanineey9580
    @naanineey9580 6 ปีที่แล้ว

    Ilaahay hakuxafido inshaalah way rumoobi riyadaadu

  • @abdihakiimgorse3437
    @abdihakiimgorse3437 7 ปีที่แล้ว

    ماشاءالله

  • @jfhfhfhfbbdbfbb8610
    @jfhfhfhfbbdbfbb8610 7 ปีที่แล้ว

    amiiiiiin

  • @Mlbbsomali
    @Mlbbsomali 6 ปีที่แล้ว

    Walla jag fattar ingenting!

    • @yasminofficial6794
      @yasminofficial6794 5 ปีที่แล้ว

      Mashaa allah waa erayo dhaba gabay aan caadi ahayn

  • @hodanahmed2576
    @hodanahmed2576 7 ปีที่แล้ว

    mahallh

  • @korontohussein3310
    @korontohussein3310 6 ปีที่แล้ว

    Dadkano Kle ayaa lagu daydaaa

  • @harundaddy
    @harundaddy 7 ปีที่แล้ว +8

    Why is Saudi Arabia not standing up for Somalis with the #MuslimBan in USA?
    Somalia stood up for them against Iran in 2016 when we cut ties with Iran

    • @boono2912
      @boono2912 7 ปีที่แล้ว

      Habar Yahuud barteedi maaha oday, gabayga wax maka fahantay?

    • @suberh8985
      @suberh8985 7 ปีที่แล้ว

      iska dhaaf duulkan uu gabaygu la hadlayo een soo jeedin

    • @amaar7132
      @amaar7132 7 ปีที่แล้ว

      Habar Yahuud
      magacaay aa kufilan ina laogatho neceebka aa islamka u qabti.
      marwalba neh wax mawduuca ka baxsan aa laimadaa.
      af ingriska neh ya kufaane?, dhamanteena somali aa nahnay.

    • @harundaddy
      @harundaddy 7 ปีที่แล้ว

      War diin ya kahadlayo? Politics aa kahadlaa

    • @harundaddy
      @harundaddy 7 ปีที่แล้ว

      ***** haha maya sxb. I'm just pointing out how some Somalis are gullible to believe that Arabs are our friends

  • @dadaalconstartioncompany5206
    @dadaalconstartioncompany5206 6 ปีที่แล้ว

    waa geesi
    lakin sxb miyaa lagu badalay baryahan bartaa kagahay

  • @MahamudApwaanyuxda
    @MahamudApwaanyuxda 5 หลายเดือนก่อน

    Illaw soomali igu sim mar hadaan 5tuba is doonan

  • @shamisahmed1912
    @shamisahmed1912 3 ปีที่แล้ว

    Kkkk👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑🙏🙏🙏🙏🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏💪💪💪💪💪👈👈💪💪💪💪💪💪💪🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Dhegayste
    @Dhegayste 5 ปีที่แล้ว

    Khaatumo ninkii abihii ka dhaxlilahaa waa kan sowmaaha wiilkiisii ?

    • @user-dn2iq8pn8z
      @user-dn2iq8pn8z ปีที่แล้ว

      May maha inadeer magaca uumbu oga eegyahay

  • @abdiaziz.2326
    @abdiaziz.2326 7 ปีที่แล้ว +3

    aaaamiiiinnnnn lkn ayaaa u sheego dadka dega hargeysa iyo burco waxay soomaalinimadu tahay

    • @abrahamcaesar1783
      @abrahamcaesar1783 7 ปีที่แล้ว +2

      Waxy ku wcnan masuuliyadasi dadkay sarantahy madamad ka mid tahy inad adigu timaado ood fahansiiso bal wxay tahy somalinimo. Somali joga burco ama hargaysa iyo bosaso iyo bari joga mid kloo banadir iyo muqdisho jogaba intuba somalinimo way garnayan muwadinimada midku ilahay u garta hela. Burco iyo hargysana somalinima ka jirta dadka tagy bal suaal hddna tagin adigu.

    • @abdiaziz.2326
      @abdiaziz.2326 7 ปีที่แล้ว +1

      Anigu waan tagey dhulkaa hargeysa burco boorama lkn waliba burca ragaab yidhi waxaad ka hadleysid waa la tagay intaan nin somaaliya ka soo jeedo walaalo ka dhiganayo ma itoobiyaan walaalo ka dhigto waanyaabay afkaa juuqdad gabay haddii aad soomaalinimad jeceshihiin maxaa deeya inaynu isku imano oo aynu aayaheen ka tashano

    • @abrahamcaesar1783
      @abrahamcaesar1783 7 ปีที่แล้ว +1

      Dhamow taas wan ogahy wyna ka jirta waqoyiga blse wa inta lamagac baxday afwax cunay xishoo hargaysa iyo borama iyo burcaba way jooga xitaa koonfur ya laga helya rag aan donayn midnimada umada somaliyeed

    • @franklinrosevelt758
      @franklinrosevelt758 7 ปีที่แล้ว

      ABDI AZIZ. somalinimadii wey dhimatey brother ee qof walba dalkiisa ayuu difaacayaa lasoco republic of somaliland

    • @franklinrosevelt758
      @franklinrosevelt758 7 ปีที่แล้ว

      Abraham Caesar soo midowgii sofiyeet sida goraya cawsha umuu kala yaacin sidaasey midnimidii soomaalidu u kalA yaacdet 1djabouti 2 republic of somaliland 3 federal of somalia 4 ddsi 5 nfd

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 7 ปีที่แล้ว

    horta waxan nageeya shegtaa somalialnd waa joogaa waligina gabehy uma tarin somaliland hadduu somaliweyn sidan ku yahey muu u guuuro kuwa beenta ku shaqaystaa xa,mar kuwaas ba abeen somali weyn ku shaqaystee wlaahi hadaad wadanka joogo kan oo kale uma ogaaladeen somaliland joogstiisa qiiradaii 60 jooga addeer somali weyn cadow ma halin iyadaa is diidey ama noqo nin somalilander ah ama xamar tag wadiii xarmaajana u gabeyy cawa xarmaaje waa xnashi waa ka dhiibey qlalbi dhagax gabygaagi qasaare adoo somaliland madaxdooda u tariya a wax kuu noqan lahaa qof somaliland diidan waa qof somali weyn diidan runtii why qof aan ogaleyn dad tashdey somali ah sow somali diid ma ahaa markaa anigau ninkan dhowr jeer baan maqley jibo ku jirtaa dhimatey

  • @araweloinasuldan9442
    @araweloinasuldan9442 7 ปีที่แล้ว

    Istus uraya oo qadaad wayn iska dhaadhicinaya

    • @malikatuahlam4731
      @malikatuahlam4731 6 ปีที่แล้ว

      Alhamdullilah ya rabb qadad weyn iyo qaad cune uraya adigaa ah ee iska aamus

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 7 ปีที่แล้ว

    idinkoo iga raali ah nageeye iyo mid kaloo abdi khalig la yidha a horta ma somalilander baa mise waa dadka ku nool somalialand een u dhalan hadaney u dhaln xiraaa ama musaafiryaa iyagoo wadanka somalialand joogey rabaan iney fikirad somlaliwayn soo ban dhigaan oo aan qorsho fog laheyn