5 Wax ood U Baahantahay Inaad Ogaato Intaadan Programming Bilaabin

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • Kusoo biir DISCORD keena: / discord
    Kusoo biir Facebook Groupkeena "Somali Programmers" / 230156310811009
    My Web Design Business: sahalsolutions.com
    My SAAS (Software As A Service) Business: alifcloud.com
    my facebook: / duraanali
    my twitter: / duranali619
    My Instagram: / duraan_ali
    my email: ali@sahalsolutions.com
    Hadaa ka faa'iideysatay waxyaabaha aan soo galino ood rabtid inaad na taageertid, fadlan Patreon-ka naga soo gal: / duraanali
  • วิทยาศาสตร์และเทคโนโลยี

ความคิดเห็น • 23

  • @7siifu272
    @7siifu272 5 ปีที่แล้ว +5

    Ninyahow waxaa tahay nin dadka wax u faaideeya ALLaha kaa ajar siiyo laakiin maanta wax aan kuu faa 'ideeyi waa hodonnimada afka Soomaaliga iyo sida wax suurtogal u tahay in wax badan laga qaatay. Hadda googleka bal fiiri fiirina Soomaalida wac isku xir (weydiintoida) sida Googa cadalle = Goog & le. Shukran.

  • @amin_7khalaf
    @amin_7khalaf 3 ปีที่แล้ว +4

    WaLaL Macha Allah waxbadan Baa KaaFidaY Ee Halmar Sida Online waxaLooGu Baarto

  • @togdheerboy6279
    @togdheerboy6279 3 ปีที่แล้ว +4

    Wllo waxaan sifiican U qaan html iyo css javascript
    Xagee web front end waan Samaynkaraa waxaan doonayaa inaan noqdo web full stack markaa luuqada ugu fiican back end ugu fiican ayaan doonayaa

  • @activeprogrammer5769
    @activeprogrammer5769 5 ปีที่แล้ว +2

    nolow duraan waxad taqana life of programmers long life brother

  • @user-lm9wv3sh6s
    @user-lm9wv3sh6s 5 ปีที่แล้ว +3

    Mnsha Allh wll rabi haku brkyo aad bd u mhdsnthy

  • @Engdeeq
    @Engdeeq 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah duraan aad ayad nogu fa'idaysid jazaka allah

  • @craxmanmaxed9189
    @craxmanmaxed9189 3 ปีที่แล้ว +3

    6:48
    Ustaad waxaan kuwaydiinayaa?
    Haddii aan daawado muuqaallada aad noogu deeqday ee Programming-ka casharradiisa kusaabsan mawaxay igu qaadanaysaa 2sano?

  • @amalabdulrahman1009
    @amalabdulrahman1009 3 ปีที่แล้ว +4

    Igu cawiya youtube yada laga barto programmingka c# aad muhim igu ahay

  • @laamosrimac6495
    @laamosrimac6495 5 ปีที่แล้ว +3

    Thanks Alot.. walaal qaali

  • @amiitarts4288
    @amiitarts4288 5 ปีที่แล้ว +3

    Sxp python totorial nooga soo sameey thanks..

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid sxb qali sida aad advice ka qaaliga ah noo siinayso insha allah wan bilabayaa xirfadan

  • @abdullahiali1622
    @abdullahiali1622 4 ปีที่แล้ว +2

    i.a WX rajeynaa inaan wx bdn k faaiday cashirkaga

  • @bashiirabdirahman4976
    @bashiirabdirahman4976 5 ปีที่แล้ว +3

    Duraan Sidee aan programming Ganacsi ugu bilaa bi kara ama products uga samen karaa

  • @laamosrimac6495
    @laamosrimac6495 5 ปีที่แล้ว +6

    Bro languages seen u Kala hirmariyaa... I just wanna do self teaching..

    • @DuraanAli
      @DuraanAli  5 ปีที่แล้ว +4

      Waxay ku xirantahay waxaa rabtid inaa baratid. Aniga Web Development ayaan bartay. Waxayna iskugu xigaan sidaa. 1. HTML, 2. CSS, 3. JavaScript, 4. PHP, Python ama C#, markaas kadib SQL. Sidaas ayaan is leeyahay way igu fiicantahay in la iskugu xijiyo. Midkastana Framework iyo Library ayay leeyihiin ood raadin kartid.

    • @laamosrimac6495
      @laamosrimac6495 5 ปีที่แล้ว

      @@DuraanAli Mudane aad baad u mjdsanthy... insha'Allah taarikhda ayaa ku xusi..

  • @SOMITON
    @SOMITON 5 ปีที่แล้ว +1

    mudane duraan marka hore mahad balaran adiga ayaa leh
    bckgroun kayga ma aha it
    balse ani ahaan waxaan xiiseeyaa
    wep dev ama wep application ka
    sabab awadeed

  • @abdalarockstar915
    @abdalarockstar915 5 ปีที่แล้ว +1

    Sxpow mxey kukala duwan yahay computer sceines io programinka mise waba isku mid ah

  • @abdullahiabdulkadir397
    @abdullahiabdulkadir397 2 ปีที่แล้ว

    Keep going

  • @azmacabdilahi6267
    @azmacabdilahi6267 2 ปีที่แล้ว

    ustad wxa raba loji
    sida laisugu daro Bonary

  • @rajab1365
    @rajab1365 2 ปีที่แล้ว

    English qasab miyaa in aa barto gaarabo in aa boqdo software engineer