qof maskax iyo sharaf iyo garasho leh, caqli badan ayaa og xaqiiqadaas "Dalka nin ka fiican oo raganimo iyo garasho badan kama dhalan. jalle siyaad !💗😎
Waayo waayo qurux good old days ilaahoow kuu naxariiso aabe siyaad iyo dhamaan madaxdii 21 kii golahii sare iyo golihii dhexe inta ka nool ilaah ha idin xafido amiin yaarabi
Allaha unaxariisto aabe siyaad 😢 waxaan daawanayaa heestaan xili ethopiankii aan sanka ka qabsan jirnay loo saxiisay badeenii, siyaad bare haduu joogi lahaa sidaan waan ka sharaf badnaan lahaa balse I.a abaalkaga janatul firdowsa
Adigu tobad keen wayo wax khaldan bad dadka ku tilmamaysa badari maxa mesha kenay ma galo ba nahay somalida way dhahan abo iyo ader qofkay xushmaynayan nacaybki ba mel khaldan kula galay
qof maskax iyo sharaf iyo garasho leh, caqli badan ayaa og xaqiiqadaas "Dalka nin ka fiican oo raganimo iyo garasho badan kama dhalan. jalle siyaad !💗😎
Subax walbo sida in ley sameyo uskulka ka qadi jiray anigo calanka iyo abe siyad u hesin darus ma qadan jirin marka darusta so qato hadane wan uso hesj jiray
Wadani, qof maskax iyo sharaf iyo garasho leh, caqli badan ayaa og xaqiiqadaas "Dalka nin ka fiican oo raganimo iyo garasho badan kama dhalan. jalle siyaad !💗😎
هذا النشيد كان يمجد الديكتاتور وكان مفروض علينا بعد سحب نشيد العلم.. لا تستحق الفهم.. إذ تقول للكلمات.. يا ناصر سياد ابو التعليم وطننا... الاشتراكيه هي قادتنا إلى الرخاء... كلمات تافه

Hanti goosadku wa fakar shaydan oo kala sarayn iyo kibir iyo dulaysi ku salaysan lkn hanti wadagu wa in umada si siman wax lo garsiyao oo umada qayb yar oo kamid ah aysan adomo u noqon wana sababta ilahay sakada ugu wa jib yelay dadka hantida haysta si lo siyo kuwa fuqurada ah macnaha erayga hanti wadag asal islamka ayu ka yimid wana sababta sadaqada iyo sakada logu wa jibiyay muslimka in kasta oo sakadu khasab tahay sadaqadana ikhyar qofka la siyay macnahedu maaha inan mab da.a galada racsanahay bal e muslim ka ayay ka timid hanti gosad waa ana waxayga leh sako iyo sadaqo misna bixin mayo lkn hanti wadag wa qof aminsan in wax lala leyahay xata hadu gal yahay waxu ogol yaha in wax lala leyahy teda kale hanti gosadku waxa u qaba qofka hantida leh inu ka sareyo xata sharciga iyo mamulka me shas k jira halkasna waxa ka baxay cadaladi lkn hani wadaga waxa owod leh mamulka umadu dhisatay kas o xakamayn kara hantilayasha kibray ee raba inay umada gumaystan isku so wada duub wax kasta oo cadalad ah waxay ka yimaden islamka
cuqdada iyo oohinta kala tag mesha niow Aabe waxa ladaha qofki kudalay ama kuso koriyey ama un kaa weyn oo talo iyo tusaalano kueh ee caacda kala tag mesha ada shirki kusuganee Ereyga Aabo waxu yahay so ogow bal amxaar yahaw
qof maskax iyo sharaf iyo garasho leh, caqli badan ayaa og xaqiiqadaas "Dalka nin ka fiican oo raganimo iyo garasho badan kama dhalan. jalle siyaad !💗😎
Waxey. Aheyd. Maalin. Arbaco ah. Subax hore. Taariiqdu aheyd 8/6/1984 school 🎒 ayaa saf. U galney (baared ama daabur) waxaan qaadney heestii ahyd guul wade siyaad aabihii Garashada gayigoow hanti wadaaga suuban ) waxaaa so galey. School kiii. Mohamed. Siyaad. Barre iyo. Saraakiil. Aan ka xasuusto Ali samatar farxada. Meesha taaley. Runtii waan qiiiroodey hadana waa 22/10/2021 subax. Jimco ah
Masha allah ilaahey haku deesto somalia hanoolaato 🇸🇴
Mushriknimada miyaa ku qiirootay? Aabe waxaa ladhahaa gaalada baadariga. Waxaan shirki ayeey ahed ee inta aadan dhiman ka soo toobadkeen.
heestan waxaa sameeyay adeerkay Xasan Guulwade
@@farhansh.bashir476 Hestaan ma fiicno. Waxaa ka buuxa amaan badan oo shirki ah
@@notgotnameyet sax waaye hees badan wax yaale khaldan ku jiraan ayaa jira dana kamid bay ahayd Allow soo hanuuni umada intii baadiyaysan
Ilaahay ha u naxariisto marxuum mohamed siyaad bare geesi lagaran waayeey marku noola 😢🇸🇴❤️
qof maskax iyo sharaf iyo garasho leh, caqli badan ayaa og xaqiiqadaas "Dalka nin ka fiican oo raganimo iyo garasho badan kama dhalan. jalle siyaad !💗😎
Waayo waayo qurux good old days ilaahoow kuu naxariiso aabe siyaad iyo dhamaan madaxdii 21 kii golahii sare iyo golihii dhexe inta ka nool ilaah ha idin xafido amiin yaarabi
Dadkii Soomaali halkaa dhigay ee badhna laayay badhna qaxoonti ka dhigay weeyi golahan aad sheegaysaa.
Maalmihii wacna,Saying hi from Jigjiga 🥲🥲
Allah ha unaxriisto maxamed siyaad barre Allah janatul fardowso haKa waraabiyo
Guul wade siyad ilahay ha unaxaristo
Geesi, wadani sh ayuu ahaa. We will not forget him forever
Allaha unaxariisto aabe siyaad 😢 waxaan daawanayaa heestaan xili ethopiankii aan sanka ka qabsan jirnay loo saxiisay badeenii, siyaad bare haduu joogi lahaa sidaan waan ka sharaf badnaan lahaa balse I.a abaalkaga janatul firdowsa
😂😂😂 Siyaad inuu dhulkii Somali galbeed itoobiya u saxeexay miyaanad ogayn? Si uu SNM uga adkaado!
Guul wade aabo ziyaadd ❤❤❤❤ alle haku naxaristo me from 24 octoper 2024
Guul wade siyad abahi garashada geyiga yagow hantiwadag buwabka barwaqo no horseday burhanka baxaya dhulka bidhamaya dhawaqeysku baqayan beraleydiyo shaqalaho is birsaday
Mushriknimada ? Aabe waxaa ladhahaa gaalada baadariga. Waxaan shirki ayeey ahed ee inta aadan dhiman ka soo toobadkeen.
Adigu tobad keen wayo wax khaldan bad dadka ku tilmamaysa badari maxa mesha kenay ma galo ba nahay somalida way dhahan abo iyo ader qofkay xushmaynayan nacaybki ba mel khaldan kula galay
Allah ha Naxariisato aabo Siyaad Barre 😢🇸🇴
Alxamudilah,mahad ilahaygi xukunkas gaalada lagaso guriyey tirtiray ayay uu sugnatay.
gaal gaal dhalay oo aan xaarka iska dhaqin waa khawaarijta
Abahii somaliyeed alha kuu naxaristo amiin yaa alah
qof maskax iyo sharaf iyo garasho leh, caqli badan ayaa og xaqiiqadaas "Dalka nin ka fiican oo raganimo iyo garasho badan kama dhalan. jalle siyaad !💗😎
When days were days
Subaxii adigoo Canjeero kusoo quraacday, Wax yar lacag oo biririfta Bajiye iyo Sanbuus ku gadatid Jeebka laguu geliyay, Timaha iyo wejiga lagaa check gareyay, Barxadda Iskuulka hadaa ka qaaday like i saar.
Wll mcn ii soo qor adoo raaliya waxba kama fahmin wey igu yara adagtahey
@@teamyou5596 Heesta miyaa?
Subax walbo sida in ley sameyo uskulka ka qadi jiray anigo calanka iyo abe siyad u hesin darus ma qadan jirin marka darusta so qato hadane wan uso hesj jiray
@@farhiaiamail605 Mashalah waqti fiicanaa soo qaadatay. Iskoolke dhigan jirtay
Carurtasii waa kuwa barekaysan jalle siyad baa tabtay
geeesi qabyaalad lagu ciiiley buu ahaa alliw unaxariis🥺
Allaha unaxariisto ilaahay ayaa caadil ah raxmaddii Alle Ayan ubaryayaa in sha allah
WaxaN muqalkaN dawanya habeN arbaco soo galYso tariikhduna tahay 19/1/2023 sacaduna waxaY tahaY 1:17
illahY hku naxristo mudane
Illaahay ha u naxariisto siyaad bare
Adduunyo si kastood u awood sheegato oo dadka u dulmiso maalin baa dhacayso aad jabi doonto daciif noqononeyso Siyaad Bare dadkii wuu dibaateeyey Dadlkiina wuu dunshay. Wuxuu awood sheegtaba maanta waa marxuum.
Ilaahay ha u naxriisto Jaalle Siyaad
❤Allayaraxma Aabe siyaad Barre
Maxaa maalmo qurux badan lasoo maray.
Allaah u naxaristo❤😢
Aabo siyaad😢😢😢😢 allaha kuu na xariisto
Wadani, qof maskax iyo sharaf iyo garasho leh, caqli badan ayaa og xaqiiqadaas "Dalka nin ka fiican oo raganimo iyo garasho badan kama dhalan. jalle siyaad !💗😎
kan aabaha Soomaaliya neceb soomaali maaha ee waa munaafaq jaahil ah oo sharaf la'aan iyo sidoo kale waa cadawga soomaaliya
Aabe hhh ma isagaa ku dhalay
@@mursalcismaan7692 agoontii Mengistu Haile Mariam mid baad tahay
Allah unaxriisto ❤❤❤
ممكن أحد يكتب كلمات النشيد باللغة الصومالية ؟
زرت الصومال عهد زياد بري و كنت أسمع هذا النشيد من مدرسة بالقرب من سكني
هذا النشيد كان يمجد الديكتاتور وكان مفروض علينا بعد سحب نشيد العلم.. لا تستحق الفهم.. إذ تقول للكلمات.. يا ناصر سياد ابو التعليم وطننا... الاشتراكيه هي قادتنا إلى الرخاء... كلمات تافه
@@halyeyga12 don’t be ungrateful
Siyad barre is the one who gave a good Education to your parents
@@halyeyga12
يبدو أنك ناكر للجميل
@@ninali3666 Mushriknimada? Aabe waxaa ladhahaa gaalada baadariga. Waxaan shirki ayeey ahed ee inta aadan dhiman ka soo toobadkeen.
WE USE TO DO FIRST READ THE FATIHA-OF-THE QQURAN WHILE ALL STUDENTS STANDING THEN THE NATIONAL ANTHEMS THEN GUULWADOW ZIYAAD AUN
Malin meadow wa kuwii Somslinima vgodka kuriday, hambalyo jigliga ka sodirayow wa aahaba .Long life SNM kuwii eeryay faqadhtsta.
ayuu yiri addoonkii Xabashida ahaa
Alla hadan dadkaa ka mid ahaan lahaaa😭😭😭
qof maskax iyo sharaf iyo garasho leh, caqli badan ayaa og xaqiiqadaas "Dalka nin ka fiican oo raganimo iyo garasho badan kama dhalan. jalle siyaad !💗😎
Allah u naxaristo wan arkay anigo o yar
Erayadii xuseen aw faarax muusigii cabdilaahi qarshe
wax aadan ogeyn hasheegin abwaanka heesyan sameeyay xasan xaji moxamed xasan guulwade baa erayada heesta qoray waxaadan aqoon hasheegin
Maya, Maya waxaa alifey abwaan Xasan Guulwade
Erayada xasan guul wadaa iska leh
One man show, qof kale ma hadli karin sacab beena iyo cabsi ayaa lagu jiray, shaqo ma leh shaxaad ku noolow ayey ahayd hadaadan layn aadan heysan.
Allow kunaxarisoaabo😢😢
Allaha unaxariisto
qof maskax iyo sharaf iyo garasho leh, caqli badan ayaa og xaqiiqadaas "Dalka nin ka fiican oo raganimo iyo garasho badan kama dhalan. jalle siyaad !💗😎
Alow yaa u sheega inaa dabadiis Dab la shidan 😭🥵
Maalmihii madooobaa ee Soomaaliya soo Maray. Aabihii Burburka Umadda
Allayaraxma Aaabe siyaad
AUN waaya waayihii wacnaa io waagi somali karaamada lahayd.
Goormuu hantiwadaag barwaaqo horseeday?
Hanti goosadku wa fakar shaydan oo kala sarayn iyo kibir iyo dulaysi ku salaysan lkn hanti wadagu wa in umada si siman wax lo garsiyao oo umada qayb yar oo kamid ah aysan adomo u noqon wana sababta ilahay sakada ugu wa jib yelay dadka hantida haysta si lo siyo kuwa fuqurada ah macnaha erayga hanti wadag asal islamka ayu ka yimid wana sababta sadaqada iyo sakada logu wa jibiyay muslimka in kasta oo sakadu khasab tahay sadaqadana ikhyar qofka la siyay macnahedu maaha inan mab da.a galada racsanahay bal e muslim ka ayay ka timid hanti gosad waa ana waxayga leh sako iyo sadaqo misna bixin mayo lkn hanti wadag wa qof aminsan in wax lala leyahay xata hadu gal yahay waxu ogol yaha in wax lala leyahy teda kale hanti gosadku waxa u qaba qofka hantida leh inu ka sareyo xata sharciga iyo mamulka me shas k jira halkasna waxa ka baxay cadaladi lkn hani wadaga waxa owod leh mamulka umadu dhisatay kas o xakamayn kara hantilayasha kibray ee raba inay umada gumaystan isku so wada duub wax kasta oo cadalad ah waxay ka yimaden islamka
Labaduba waa hab dhaqaale oo qariban, waxaasa roon nidaamka hantigoosadka.
waxaa bedeley qaar yitaahda unaakaa is ka leh
Allayaraxma
Heestan sanadkee laqaaday
Weli diin la aanti ayaa socota
dadka adiga oo kale ah waxay ku qanacsan yihiin kaliya marka argagixisada iyo xagjirka sida al-Shabaab ay qabsadaan waa marka ay qancaan helaan
GUUL GUUL GUUL
Niyow somalida waqtigaan jirty idab badnayeena
Ubaxi kacanka in yar so noqday
Ubaxa uko mise tii afgoye ee gabdhaha
Aniga ti afgeye ban aha
Mushriknimo. Aabe waxaa ladhahaa gaalada baadariga. Waxaan shirki ayeey ahed ee inta aadan dhiman ka soo toobadkeen.
cuqdada iyo oohinta kala tag mesha niow Aabe waxa ladaha qofki kudalay ama kuso koriyey ama un kaa weyn oo talo iyo tusaalano kueh ee caacda kala tag mesha ada shirki kusuganee Ereyga Aabo waxu yahay so ogow bal amxaar yahaw
@@abdihalimmohamedhussein7267 soomalida oo dhanba waa mushrikiin badankood. Ilaheey sharicigiisa ee ku shirkiyeen. Siyaad asag nagadaa waaba baakhtiyay
Waa aabaha dadka wadaniyiinta ah ee sharafta leh, Aabbe uma aha kuwa wax-ma-garatada ah ee aan maskaxda lahayn
waa aabaha somalia waayo wax badan ayuu u qabtay dadkiisa iyo dalkiisa
ii sheeg hal qof oo isaga la mid ah, xaga hogaaminta iyo horumarka?
Dhalinta hada mayaqanan fasal lama galijirin ayadon taaburka lagaqaadin
Gulwade soyad abahi garashada geyigayagow gesi jano alow gey
qof maskax iyo sharaf iyo garasho leh, caqli badan ayaa og xaqiiqadaas "Dalka nin ka fiican oo raganimo iyo garasho badan kama dhalan. jalle siyaad !💗😎
الله لا يرحمه
Bani adamku marku helo abood yar wuxu la dagaallamaa diinta allihi isaga abuurtey markaasuu dulloobaa
maxaad been u sheegaysaa
itoobiyo farteyda hadii aankuqoro masobaxeyso ilaa siyasad ciyarted sabab ayisugu keydhibtay ciyarted iigaqarisay doowladey dhalishay mucarad siyasad laqeybsatay haaya intey kasoobaxdo yaan ladiorsn madaxweyne kale kansaran hahayo shekadii hal qodaxaa loodiraa haduu keeni waayo laba qodaxaa loodiraa doowlad ma wadagno dheel mucarad aan saxiix shirir wadagnaa kaslaan waxaa jirta nin iyo naagtis isla jooga inuu qofkamid wax qariyo uu dhaho weydii qofkan yimid waxa guriga kaamaqan inuu kufududan uu hoos uego inuu xag ala kamaqanyahay iyadaa isla jognay iney qarisay alaahwaclan away martida inad tirahdo wax kaamaqan waa nagu ceeb soodhalo itoobiyo abaa dhoob lagusar dhag xumo waa lodhintaa soodhalo adigoo lagu weynin ineax lagula wadago ceb looma dhinto
Subxaanallah
Burhaanka baxaya
Dhulka bidhaamaya dhawaqqa
.isku baaqayaa
Beeralaydiyo shaqaalaha is biirsaday
Alla maxaa MANDHEER loo heesey 😉
ninkii isaaq aakhiro u direenba kkkk
Isku xishood isaq wax ba kama qaadin ninkan
Wadanka ayaa iska burburay
maya wuxuu u diray aabbahood Mengistu Haile Mariam 😂
Nacalatullah Afweyne
Hooyada siilkeda lehel
Garac buu ahaa bahalka fuqa waynaa soomalidana isgaa qoriga iyo qabyaaladaba baray
HOOYADAA siilkeed
qaxooti xagee ku nooshahay?
@@ifraaxqalanjo9282 qaxooti , wuu mamnuucay qabyaalada markii uu dalka hogaaminayay, Jabhadihii itobiya iyo jaahiliintii ka soo horjeeday dowladdiisa waa kuwii qabyaaladda dalka dib ugu soo celiyey
Fircoonkii somalida
hoyada aya fircoon aha
Dhilayahay dhiladu dhashay anaa kuwaso aabo siyaad waa Laangaab ciile
ma dowladda Itoobiya ayaa beentaas kugu soo shubtay?
@@MohamedTacabir walaal kuwaas waa cadawga dhabta ah ee dalkeena
ma gudneen fircooni style ba lagugu sameeyay ?😂
Waa waqtigii la beerayay xumaanta. Lacna tullahi cala daalimiin. Bal maxaa hanti wadaaga cilmiga ku dhisan noo keenay. Dadka leh maalmihii wacnaa. Illahay ka yaabe
Adeer shalay maantaa
Ka xun
@@shernm5551 been ma aadan sheegin. Lakin markaas ayaa naloo beeray, balada hada jirta!!!
@@abdulqadiradamali9123
Adeer soomaalida
Ineey heshiiyaan dhulkooda
Dhistaan ayaa udana odeygii dhimay 30 ayaad qabsan weeydeen
21 ayuu daruuraha saaray dalkisa
Marka waxaan orankarnaa jaale siyaad hortii iyo dabadiiba taariiq
Malahan soomaalida sidaan u arko
@@shernm5551 been maha wlahi oo an ugu hoseyna Africa iyo calamka marka dowlad laga hebesto ban ahen
@@ahmedjamac8421
Aniga aabahey 20 ayuu
Uxirnaa kacaanka hadane
2018 asagoo maxamed siyaad
Uduceenaayo ayuu dhintey kana
Xun inuu maalin uu mucaaradey
Soomaalida aqli malahan laakiin
Kornaxo ayee leeyihiin