Niyaw dadka qurbajoogta maxay dhibaatadan family ga ee haysata uga aamusanyihiin may ka hadlaan oo barnamijyo laga sameeyo arintan dad badan baa wacyigoodu kor u kici lahaa e
marka ledahay kuma waraysanayan, ma adinka ogolanaya ba in laydin waraysto. waxad aaminsantihin in anan personal afariska an lafagashan. tan kale warasigenu waa, meeqa caruura ku jogta, imisa raga, imisad ku shaqaysa. iyo wax aydnan xammili karayn.
Wa run 1 qof aya wax lagasuga ❤👍
Alla ninkan run badana
ILAAHAY BANI AADAM NOOMA BAAHIYO
الله يحفظكم
waa talo wanaagsan
Shaqeso inaa tugsato ka daran soo dhidid
Niyaw dadka qurbajoogta maxay dhibaatadan family ga ee haysata uga aamusanyihiin may ka hadlaan oo barnamijyo laga sameeyo arintan dad badan baa wacyigoodu kor u kici lahaa e
Hhh
hhhhh legend
Kkkk is wareysiga xitaa makujiraa ma waladay😂😂😂😂😂😂
Walhi dadka somaliya joogo waa dad ayaandaro haaysto waxa waxaas geliyane waa qurbo joogto
marka ledahay kuma waraysanayan,
ma adinka ogolanaya ba in laydin waraysto.
waxad aaminsantihin in anan personal afariska an lafagashan.
tan kale warasigenu waa, meeqa caruura ku jogta, imisa raga, imisad ku shaqaysa.
iyo wax aydnan xammili karayn.
Shaqeso inaa tugsato ka daran soo dhidid