Sabaayat ,muufo,maraq malaay xujo Ajikis official/Cafimat Fican

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 263

  • @Qamar_Bint_Amiir
    @Qamar_Bint_Amiir 4 ปีที่แล้ว +29

    Woow maasha allaah illaahey idin xafido waakabaxsateen 🥰❤🥀💋

    • @aminahusein8399
      @aminahusein8399 4 ปีที่แล้ว

      Kkk maasha allaah abayo yasmiin salax waxaad bartey dhan soomali muufo iyo marq iyo moose

  • @CafimatFican
    @CafimatFican  4 ปีที่แล้ว +44

    Asa walaalaheey fatlan aada Ajakis official channel kooda JazakALlah Qeyr 💕💋💕💋

    • @kleinemannetje7669
      @kleinemannetje7669 4 ปีที่แล้ว +1

      Caafimaad ku cuna

    • @ramlomuhudin9566
      @ramlomuhudin9566 4 ปีที่แล้ว +1

      Cafimat Fican Haba mcn masha allaah iyo abti ilaahay ha idin daaweya cunta macaan cunasii bil caafiya

    • @abdallahibock5395
      @abdallahibock5395 4 ปีที่แล้ว

      Abayo Goryan caruurta yar kudhaca maxaa lagu daweyaa kaso hadal pz

    • @ibtisamqueenofficial9471
      @ibtisamqueenofficial9471 4 ปีที่แล้ว

      Mnsha allh mamo yasmiin abti sallax allha idin barakeeyo wlh 2016 aan idnku xirnaa sabriina all illhey dartiis aani jeclahy

  • @Zayd_2007
    @Zayd_2007 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah Tabaraka Allah. I am drooling that looks so good.
    It's cold in here too. Stay warm walaasheey.

  • @Nuuriyobeautysalon6981
    @Nuuriyobeautysalon6981 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaah alle haiddiin naxariisto dhamaantiin iskuwaara qaali shugran

  • @ifraaxmxamed1140
    @ifraaxmxamed1140 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah Allah ku xafido hooyo mcn adi iyo aabe salah

  • @furqancumar5383
    @furqancumar5383 2 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo yaasmiin wlh walaal saalax waad daba bartay cunadeyna aad ayaa u barday dhaqankena soomaalida masha allaah allaah idin xafido abaayo qaali

  • @Tiinafareey
    @Tiinafareey 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha allh abayo yasmin and wll salax wakasoo baxden cafimad kuncuno 🔥🔥🔥

    • @CafimatFican
      @CafimatFican  4 ปีที่แล้ว +1

      Tiina Farey official , tiinaa 💋💕💋💕

  • @najmoadanmohamed201
    @najmoadanmohamed201 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah salah sabaayad wuu kasaa sabaayad markaad tiri wuukuu soo dhiibay kkkkkkkk mshllh

  • @jamasaladhirsi9598
    @jamasaladhirsi9598 4 ปีที่แล้ว +6

    Inaba caadi mahan, masha allah🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿👍👍👍👍👍👍👍

  • @bisharoshariif3043
    @bisharoshariif3043 4 ปีที่แล้ว +10

    Salax sidaan u jeclahay akteyda ajanabi igamaha allah ha iskubarakeeyo qoska quruxda badan

    • @kA-hj6rb
      @kA-hj6rb 4 ปีที่แล้ว +1

      Sister ajnabi lama dhaho qof Muslim ah

    • @adnamohamed147
      @adnamohamed147 4 ปีที่แล้ว +1

      sidoo kale wan jeclahay salih waa nin aqlaaq leh masha allaah

    • @naimamohamed7344
      @naimamohamed7344 4 ปีที่แล้ว

      Sas waaye ayad quran aya nawalaleysay allah aya mahad leh 🤲🤲🤲🤲

    • @CafimatFican
      @CafimatFican  4 ปีที่แล้ว

      Bisharo Shariif , MashaAllah macaanto JazakALlah Qeyr abaayo 💋💋💋💋

  • @ilhanmohamedali2479
    @ilhanmohamedali2479 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Yasmin so funny wlhi waad iga qosol siisay Allaha ku barakeeyo adiga iyo familkada ♥️

  • @dekaseid7463
    @dekaseid7463 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah dhaqnka somaliga saalix waa bartay wxn ka helay siduu mooska ugu jartay cubtada

  • @nadifaahmed8039
    @nadifaahmed8039 3 ปีที่แล้ว

    MashaAllah Allaha idiin barakeeyo famil farxaan ah ah waxaan kalasocdaa magalada Milano Italy aad baan idinka helay. Welingiin farxad kunolada

  • @saadaomar9388
    @saadaomar9388 4 ปีที่แล้ว +5

    masha Allaha tabarakallah. you are role model Islamic Family, beautiful one. may Allah give you baraca your Family. I'm Soomali sister. love you the sake of Allah ❤❤❤❤❤. YAASMIN &SALAH YOUR LOVE IS FOR EVER BIDNILLAHA. ❤❤.

    • @CafimatFican
      @CafimatFican  4 ปีที่แล้ว

      saada omar all of us macaanto InshaAllah amin yarabi amin. JazakALlah Qeyr abaayo 💕💋💕💋💕💋💕💋💕💋💕

  • @quenqadra2788
    @quenqadra2788 4 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkkk habo yasmin shactirooley waye wlh allah ha idin dhowro

  • @nashaadbashir6518
    @nashaadbashir6518 ปีที่แล้ว

    Msha alah ilahay isku keen barakeeyo

  • @jamilaahmed6680
    @jamilaahmed6680 4 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah. Amazing couple. Xafiidu laah.cunto macaane. Allah idiin daaweeyo aamin

  • @suubanabdi3720
    @suubanabdi3720 4 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah waad ka baxsateen xujada khayr iyo barwaaqo idiin rajaynaa

  • @cabsidaallekudadaal3959
    @cabsidaallekudadaal3959 4 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah maamo Yaasmiin iyo adeer salah alle haydin xafido

  • @xalaalquutemaqasaaro5287
    @xalaalquutemaqasaaro5287 4 ปีที่แล้ว

    Waaw Manshalah beautiful qado Wlhi saalax somaali rasmi uu noqdey caafimaad kucuna i love sabayad ❤👍😊

  • @SimplyAmalLifestyle
    @SimplyAmalLifestyle 4 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah food looks delicious

  • @ayaanitawaaaye3797
    @ayaanitawaaaye3797 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah beautiful family allaha idin barakeyo cafimad ku cuna cuntadina masha Allah

  • @alxamdulilaah8450
    @alxamdulilaah8450 4 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah. Abaay Yaasmiin Aboowe Saalax moos,muufo,maraq malaay,basbaas cagaar caadi ma ahan yaah. Aniga maanta Muufo iyo maraq khudaar aan ku casheeyey.Maasha Allaah Alxamdu Lillaah.

    • @CafimatFican
      @CafimatFican  4 ปีที่แล้ว

      Alxamdu Lillaah ,sax MashaAllah 💋💕💋

  • @baahiloweheliye6565
    @baahiloweheliye6565 4 ปีที่แล้ว

    A s c abaaya yasmiin iyo saygeda cali somalli iyo carruurtooda wa idinsalaamay maashaalaah qoys quruxbadan oo kudayasho mudan

  • @deqaahmedi1338
    @deqaahmedi1338 4 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah Tabaarakallaah, abaay yaasmiin waxaan kuugu jeclaaday soomaali jeceelka iyo sidaa ugu faantid soomaalinimada, waana sharaftay allaha ku sharfo, waa idin salaamay adi iyo dumaashigeey saalax.

  • @peeennaofficial372
    @peeennaofficial372 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah

  • @Afnaan181
    @Afnaan181 4 ปีที่แล้ว +3

    masha allah yasmiin iyo saalih ❤❤❤❤❤❤ allah ha idin xifdiyo aamiin yaa rabbi

  • @nasrahaji313
    @nasrahaji313 4 ปีที่แล้ว

    Gabar fiican buu helay

  • @SSnor95
    @SSnor95 4 ปีที่แล้ว

    Aboo Salax masha allah Nalka Iyo Nuurka sidoo udhahaaba ka helay cafimaad ku cuna abayo Yasmin💖

  • @fariidismail3377
    @fariidismail3377 4 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhh walashey ajakis imtixaan ayuu kugaliyay lkn mnsha allh waad ka soo baxday adiga iyo salah mansha allh

  • @makoahmed7175
    @makoahmed7175 4 ปีที่แล้ว

    MashAllah habo Yasmin &Salah Allaha ha idin barakeeyo il xun idin ma aragto ماشاا الله الله یحفظكم كتبتالكم هادالرسالۃ من سیاتل commentigan waxaan kasoo qoray magaalada Seattle الله یبارك فیكم الله امین ☝👏😂🌹💚💜💙💋muah

  • @hodanhassan1500
    @hodanhassan1500 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah walahi Videogan aad ayan uga helay dawashadiisa famil ad uquruxbadan Masha Allah Allaha idin xafido ❤😍

  • @shaxshaxleyunsni9995
    @shaxshaxleyunsni9995 4 ปีที่แล้ว

    Wadadkii waxey kadhigtay soomaalidii sax daha mnshalahaa shekh salah

  • @suraya4128
    @suraya4128 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah abyo yasmiin cfmd kucuna illhy hanii daaweyo inshallah illhy hanii xafido adi iyo abwe salax

  • @cabsidaallekudadaal3959
    @cabsidaallekudadaal3959 4 ปีที่แล้ว

    Saalax markasta uu afka galinayo Bismilaah ayuu ku bilaabayaa mansha allah

  • @fatumaabdirahman3676
    @fatumaabdirahman3676 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah allah haidin xafido farxad kuwaara aduun iyo akhiro

  • @mohameddahirhassangeedi8094
    @mohameddahirhassangeedi8094 4 ปีที่แล้ว

    Caadi maaha Masha Allah wadanka shimee soo booqanaysaan

  • @mulkehussein6192
    @mulkehussein6192 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah walaalahey waxan ilaahey idiin weeydiiyay sidaad aduunka uwada joogtaan inaad janadiina kuwada joogtan Aamiin yrc🤲🤲❤️❤️❤️😘

    • @CafimatFican
      @CafimatFican  4 ปีที่แล้ว

      Mulke Hussein , Amin yarabi amin abaayo macaanto JazakALlah Qeyr walaasheey 💕💋

    • @nawelfaysal4495
      @nawelfaysal4495 4 ปีที่แล้ว

      Mulke Hussein Amin

  • @qeerto1987
    @qeerto1987 4 ปีที่แล้ว

    No way... abaay yasmiin Qatar cunto somalie sameesi... ❤❤❤❤

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 4 ปีที่แล้ว +1

    Sorry Abaayo Yaasmiin Qaboowga gacmahaaga Salih tried to warm your hands that's very kind of him May Allah Swt bless you all👍👍👍👍

    • @CafimatFican
      @CafimatFican  4 ปีที่แล้ว

      waris roobo , MashaAllah thank you abaayo. Please add us in your duca. JazakALlah Qeyr sweetie 💕💋💕💋💕💋

  • @faakhirabdirahman5650
    @faakhirabdirahman5650 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah waad ka baxsaten Habo yazmin&adeero salah❤

  • @khadroisman3195
    @khadroisman3195 4 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah abaayo yaska iyo aboowe salah lamaane qalbi fiican

  • @baxsansharaf9614
    @baxsansharaf9614 4 ปีที่แล้ว

    Masha alaah abaayi yaasmiin iyo aboowe salih ilaahey dartiis idin jeclahay allah idin barakeeyo

  • @fabalaherzagovin4359
    @fabalaherzagovin4359 3 ปีที่แล้ว +1

    ❤️🧠🏆👑🏆

  • @aburahima
    @aburahima 4 ปีที่แล้ว +3

    MaShaAllah it’s delicious food ❤️❤️❤️

  • @halimahussein6622
    @halimahussein6622 4 ปีที่แล้ว

    Saalax wiil qalbi fiican waaaye ilahay haxifdiyo

  • @leylahassan5004
    @leylahassan5004 4 ปีที่แล้ว

    Mamsha allaah waad ku guleysateen hadaf kiini thanks my sistet

  • @umuzaki7515
    @umuzaki7515 4 ปีที่แล้ว +1

    Nin soomaali ah haduu ahaan lahaa
    Deganaantaan muu kuu la cunilahaa

  • @ismaaciilapraham3268
    @ismaaciilapraham3268 4 ปีที่แล้ว +2

    Ani ninkeyga amerikan haba iska ahaade lkn malay daboow aas kasaa 🤣🤣😆

  • @nuurcalimaxamed7368
    @nuurcalimaxamed7368 3 ปีที่แล้ว

    We love you sis and bro

  • @fadumoabdi2694
    @fadumoabdi2694 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaah alle ha idin daweyo 🤲🤲🤲🤲🤲💓💓🙏💓🙏💖💖

  • @muranujooge
    @muranujooge 4 ปีที่แล้ว

    Manshalahaa ilaahay dartii baan idiin jeclahay anoo salaad ku jira waan idiin soo duceyay

  • @munacumar1244
    @munacumar1244 4 ปีที่แล้ว +1

    بسم الله ماشاء الله تبارك الرحمن صالح ياسين

  • @amiribrahim2359
    @amiribrahim2359 4 ปีที่แล้ว +1

    ماشاءالله بلعافيه اختي واخي

  • @marwa5017
    @marwa5017 4 ปีที่แล้ว

    Mashallaah cunto qurux badan oo macaan allaah ha idiin barakeeyo❤️❤️❤️

  • @eggboyssisterry2667
    @eggboyssisterry2667 4 ปีที่แล้ว

    Eet smakelijk 😚

  • @hodonsiciid4045
    @hodonsiciid4045 4 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah illaahay haidiindaweyo. Intan heysana illahay hasiyo

  • @hhdjama114
    @hhdjama114 4 ปีที่แล้ว

    Mach ALLAH. Mach ALLAH a wonderful and harmony family and food. You are soo funny.

  • @sowdaabdalla9798
    @sowdaabdalla9798 4 ปีที่แล้ว

    masha Alllaaah Allaha ku xafido habo mcn i love u ❤❤❤💯💋💋💋

  • @caishahaji8123
    @caishahaji8123 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh waa ka baxsatay abaayo yasmiin ilahey Haydin daweyo

  • @qabwalamqurtubqurtub6305
    @qabwalamqurtubqurtub6305 4 ปีที่แล้ว

    Maashaa Allaah caafimaad ku cuna

  • @ilhanhaji459
    @ilhanhaji459 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah yasmiin iyo xajigeda ilahey ha isku kiin dayo

  • @ayancaday29
    @ayancaday29 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabrkallah
    Abaayo yaasmiin Allah ha
    Iidin barakeeyo ❤❤⚘⚘

  • @Rodabeauty
    @Rodabeauty 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah tabaraka Allah ilah ha idin daweyo

  • @abdiyussuf1144
    @abdiyussuf1144 4 ปีที่แล้ว +1

    Salah is a nice guy masha allah.

  • @sucaadmuhudiinmohamed5137
    @sucaadmuhudiinmohamed5137 4 ปีที่แล้ว

    Wcs abyo yaasmiin guuleyso xapiiptih

  • @rayanmaalin4013
    @rayanmaalin4013 4 ปีที่แล้ว

    Malay maraq majecli Ani wlh 😆😆😆👍👍👍👍

  • @sabahalfaili4549
    @sabahalfaili4549 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah ilahe Hani xafido

  • @nedramahamuud2531
    @nedramahamuud2531 4 ปีที่แล้ว

    Walaal ilaah haa ku barakeeyo laakiin ogoow in dad badan oo mualimiin ah iney heysan marka aniga ilama qurux badno dadka raaahiinka iska soo duubo oo TH-cam soo dhigo taa waa aniga rayikeyga ogoow.

  • @user-qg3lz3cb7f
    @user-qg3lz3cb7f 3 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂maama yaasmiin qosolkaa igadhamesay wlh markaa malayga dabesay qabooga saa ujaresay

  • @ruqiyosalax4673
    @ruqiyosalax4673 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah illaahey ha idiin barakeeyo

  • @safiyororaye1641
    @safiyororaye1641 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah tabarakallah I like this family ilaahay ha xifdiyo aduun iyo aakhiro 💗💓

  • @nasrahaji313
    @nasrahaji313 4 ปีที่แล้ว

    Gabadhaan cunto macaam

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 4 ปีที่แล้ว +1

    Isku waara abayo yasmin Iyo brother salih ❤❤

  • @fardusshugri8741
    @fardusshugri8741 4 ปีที่แล้ว

    Ascww walaal yasmiin maxaa ku halay saadkan 2020

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 4 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah TabarakAllah sixa wa cafiya abayo yasmin Iyo brother salih, looks yummy 😍😍😍

  • @saidamohamed2322
    @saidamohamed2322 4 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah caafimaad kucuna💕💕

  • @abdirahmanhassan1838
    @abdirahmanhassan1838 4 ปีที่แล้ว +4

    Hooyo yaaasmiin dar allaan idin jeclahay love u my family

    • @CafimatFican
      @CafimatFican  4 ปีที่แล้ว +1

      Abdirahman Hassan , love you sweet love 💋

  • @manoalihassan6630
    @manoalihassan6630 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Saxa Walcaafiya

  • @umhannanomar5943
    @umhannanomar5943 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abaayo yesmiin waanku jalahay

  • @kingwadani861
    @kingwadani861 4 ปีที่แล้ว

    Mininka minkeeyni ma ihinoo haa sax

  • @umaahmed6059
    @umaahmed6059 4 ปีที่แล้ว

    Masha.allah.inaba.caadi.maha👌👌🇸🇴🤩

  • @Koko-media234
    @Koko-media234 4 ปีที่แล้ว

    Wlhi waa fuuray habo yasmiin qabow yaa malaay kudoonteen

  • @misamal6695
    @misamal6695 4 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allah bilcaafiya ❤️❤️

  • @leyosmn6695
    @leyosmn6695 4 ปีที่แล้ว +1

    Awal dhir kaliya shiidan jirdeen cunadi iyo hilibkii baad u soo laabadeen

  • @fatmasalim231
    @fatmasalim231 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @abdihakimmohamed9040
    @abdihakimmohamed9040 4 ปีที่แล้ว

    Duqa shaqo aa kalisay maamo yasmin 🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩

  • @FatimaAli-rz9ck
    @FatimaAli-rz9ck 4 ปีที่แล้ว +2

    Habo yasmiin masha allah allah ku xifdiyo adun iyo aqirba wxey tiri americanba ha I ahade malay dawow waa kasaya 🤣🤣🤣

    • @khadromohamud6491
      @khadromohamud6491 4 ปีที่แล้ว

      asc Yasmin abayo telkagan ban u bahana plzz

    • @ashaabdilkhadir9211
      @ashaabdilkhadir9211 4 ปีที่แล้ว

      Masha,allaahabaayoyaasmiinadigaiyoxaajigaada,allahaidinxafido

    • @abdikarimahmed4724
      @abdikarimahmed4724 4 ปีที่แล้ว

      Fatima Ali sku xishoo ninkaa mamada qabo

  • @alimohames8130
    @alimohames8130 4 ปีที่แล้ว

    Asc wr wb walaasheey yasmiiin iyo walalkey salax Allah ha idin xifdiyo Abaayo yasmin salax waxaad ka dhigtay soomali manshaa Allah

  • @munajama9547
    @munajama9547 4 ปีที่แล้ว

    Maanshalah maanshalah walaalo qali

  • @gamalhadhrami3994
    @gamalhadhrami3994 4 ปีที่แล้ว

    Asc yaasimiin iyo saalax waxaan ku weydiina walaal sidee malaay iyo ukun isugu cunee waa laba brotiin cudur ayaa ka dhalan karo ha xanaaqin waa waano

  • @shacnisharaf8168
    @shacnisharaf8168 4 ปีที่แล้ว +2

    Abayo yasmiin malaygiina qabow ayaa dilay maa busto u gaysiiin
    😂😂😂😂😂😂

  • @arafoahmedofficial1005
    @arafoahmedofficial1005 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah habo and apti salah

  • @hamdidini1717
    @hamdidini1717 4 ปีที่แล้ว

    Wow baahi i qabade bee 😂😂 Allah idiin xafido Habo 🤲🏻♥️🥰✊✊✊

    • @CafimatFican
      @CafimatFican  4 ปีที่แล้ว

      Handi Diini , MashaAllah 💕

  • @nataashanataasha1843
    @nataashanataasha1843 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkkk wlhi waan qoslay mlay lasodawoyo saficaan

  • @samiranuur7052
    @samiranuur7052 4 ปีที่แล้ว

    Masha allha my quen and my king 🤴 ilhey ha idin xafido ❤️🇸🇴👏🌹💕👑🤴🏆💋🎁😍🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️💕👏

  • @ishraaqinaabdi4654
    @ishraaqinaabdi4654 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah habo yasmiin iyo abti salih❤❤

  • @farxiyoxajifarxiyo715
    @farxiyoxajifarxiyo715 4 ปีที่แล้ว

    الهم امين يا سمين وزوجها الله يا خلي

  • @raabicosuldaan3940
    @raabicosuldaan3940 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allh

  • @shukriaden1360
    @shukriaden1360 4 ปีที่แล้ว

    Hana wa shifa insha allah