''HOGAAMIYE HORAY LOO TIJAABIYAY AYAA MADAXWAYNE KU HABOON''

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 132

  • @umuzeiynab4420
    @umuzeiynab4420 2 ปีที่แล้ว +13

    Ilahay waxaan ka baryay naah kii diintah iyo dalka iyo dadka dan u ah rabi hanoo keeno

  • @hassuliyakale1514
    @hassuliyakale1514 2 ปีที่แล้ว +17

    Shacabka farmajo aan rabaana 4 sano logudaro

  • @saidaali412
    @saidaali412 2 ปีที่แล้ว +6

    Nin ilaahey yaqaano Diinta ilaahay nagu xukumo allaha nookeeno Aamiin raa Rabi iska dhaafa ninjecleysiga iyo qabiilka

  • @lulyusufsamantar1227
    @lulyusufsamantar1227 2 ปีที่แล้ว +12

    Mohamed Abdullah Farmajo deserve to reelected to lead Somalia again bekos of who he is, His educational status, his genius personality, his lond term vision, his manifestation & achievement, honesty has proven a strong quality of leadership. An hero who is determined to die for this Nation without personal gains.While all his
    His contesters are marked with dark history that was exposed to the public. The contesters of Farmajo are exposed with deep corruption case & incompetence. Non of those who are supported by the qabiil, warlords can lead a Nation that is devestated by civilwar /deep corruption /inequality & fragmentation for 30byrs. 👉🏽look at Kagame.
    The Somali ppl are are well educated, well informed to day.
    we want forceful changes that will exterminate our long term sufferings. In short we have reached our determination, & we want a leader who will leave behind a good roll model.We are tired of chain bad roll.modeld. We want a leaders who different. We want leaders who are not sponsored by qabiil or foreign agent. instead we want leaders who are driven by purity of their hearts who put aside corruption & personal gains. We want heros who takes national interest before qabiil & their own. we want a leader who of all the ppl who will unite all Somali ppl on equal terms. we want a leader who will build this Nation & not his pocket. For now during this difficult time 👍Farmajo is the desired leader. The ppl's leader who came abt by who he is.
    From me lond life Mohamed Abdullah Farmajo🤲 Allah have accepted our ducas. Somalia will. succeed for good.🤲This is the beginning.we all know that justice prevails & corruotuin does not last for long👇🏽
    When Allah swt should aid someone or a Nation no one can over come even if they come with all power of money or weapon. If Allah swt should forsake you who us there after Him. And apon Allah swt let the believers rely apon >imran v 68🤲

  • @iftinomar2356
    @iftinomar2356 2 ปีที่แล้ว +14

    Mudane madaxweyne farmaajo guul insha alaah 🇸🇴💯❤👑🇸🇴❤🌷💯🇸🇴👑❤🌷💯🇸🇴❤👑❤🌷👑🇸🇴👏❤👑🌷❤🇸🇴👏👑🌷❤🇸🇴👏

  • @homeh3455
    @homeh3455 2 ปีที่แล้ว +3

    ilaahay hasoo celiyo farmajo 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @medinaibrahim7365
    @medinaibrahim7365 2 ปีที่แล้ว +10

    I hope that Formaggio win the election. In sha Allah. ❤️

  • @iftinomar2356
    @iftinomar2356 2 ปีที่แล้ว +8

    guulayso farmaajo insha alaah markale 🇸🇴❤🌷👑🇸🇴👑🌷🇸🇴👑🌷🇸🇴👑❤💯👑🇸🇴👏🌷🇸🇴❤🇸🇴👏

  • @h.sahmed9341
    @h.sahmed9341 2 ปีที่แล้ว +6

    Farmaajo guuul iyo gobanimo 👍👍💯🇸🇴💯

  • @baronyare6747
    @baronyare6747 2 ปีที่แล้ว +1

    Walahi ninkan tuuuuuug wen waye illaho Somalia 🇸🇴 ugargar

  • @Rehaanadam9235
    @Rehaanadam9235 2 ปีที่แล้ว +2

    Insha Allah ☝️madaxwayne farmaajo xafidullaah markalle ❤️🇸🇴💪🥰🥰✊

  • @khadrafarah5488
    @khadrafarah5488 2 ปีที่แล้ว

    Farmajo Farmajo Farmajo guuuuuuul 💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💯💯

  • @dekowrage1643
    @dekowrage1643 2 ปีที่แล้ว

    AbdiHafid brother despite your hectic schedule,your trying your best to feed us news from around the world.Kudos!!!

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 2 ปีที่แล้ว +3

    They should go to Rwanda for benchmarking and learn from Rwanda how it came out from the mud, stabilised it is country and is progressing well otherwise somalia needs a Mandela who will put the interest of the country first and not self seekers who will loot the country resources

    • @dekowrage1643
      @dekowrage1643 2 ปีที่แล้ว

      They should borrow leave from Rwanda,before civil war erupt

    • @mustafaabdullahi5031
      @mustafaabdullahi5031 2 ปีที่แล้ว

      Civil war,disagreements,looting and tribalism are part of Somali deep rooted culture.cuvil war is always there.The today s probleme is personal gain.
      The Somali never had peace in their excistance.

  • @hadonmaxma2067
    @hadonmaxma2067 2 ปีที่แล้ว +2

    guuuul farmajo kanxow nafat waa ♥️🇸🇴♥️🇸🇴♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @khadrafarah5488
    @khadrafarah5488 2 ปีที่แล้ว

    Abdi Xafid ninkan.aad wareesanayso maha dhexdhexad wamucarid viva Farmajo we💖💖❤❤💖❤💖❤❤❤❤❤

  • @Xalkeen
    @Xalkeen 2 ปีที่แล้ว +6

    *Farmajo ayay shacabku rabaan*

  • @abdulkadirhersi240
    @abdulkadirhersi240 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allaah, Salaan sare Suxufi Ruug Cadaa ah Cabdulxaafid, Iyo Aqoonyhan Soomaaliyeed Ambassador Caalin Iyo BS TV . Allaha Idinbarakeeyo, Thank you

    • @jamalhixarane1641
      @jamalhixarane1641 2 ปีที่แล้ว

      Farmajo wan qabilnay hada nahnay dhalinyaro wan ucodeynay

  • @fatumali4500
    @fatumali4500 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa sax mid lasoo tijasbiyay oo la mahadiyay waa farmaajo

    • @mribragaming
      @mribragaming 2 ปีที่แล้ว

      Armaajo cid doraneyso malahan wadankaan darood futo jilcane malahan waxaa iska leh hawiye 💪💪💪💪

  • @cabdiraxmannoortv7090
    @cabdiraxmannoortv7090 2 ปีที่แล้ว +1

    nowey mucarad anbiyo ismarin wiliba waxajir weriye nagadaa mahadsanid

  • @husenaxmed3384
    @husenaxmed3384 2 ปีที่แล้ว +2

    Falanqeehu heshiis siyaasadeed ayuu ka hadlayaa. Waxaan weydiin lahaa heshiskii siyaasadeed ee Habahaarey u ogolaanayey inay tahay deegaan doorashada labaad ee Jubaland yaa diiday.

  • @burhanhassan524
    @burhanhassan524 2 ปีที่แล้ว +10

    waryaa ninkan iyo wariyahanba farmajay kasoroh jedaan waa wadad wadanka neceb
    ogow farmajo wuu gulaysan
    somaliya hanolato hana gulaysato

    • @user-mk1gp2cw7o
      @user-mk1gp2cw7o 2 ปีที่แล้ว

      Dadka gumeystaha u adeegoo dhan aa Farmaajo neceb

    • @KaKa_641
      @KaKa_641 2 ปีที่แล้ว

      @@user-mk1gp2cw7o absolutely!!!

    • @KaKa_641
      @KaKa_641 2 ปีที่แล้ว

      @@user-mk1gp2cw7o aniga markaan arkó gaal &Cadowgà UMADÀ ii sheegaayà inuu madax’ii noqdó qof uu isagà fartà iigu’fiiqey🙄! 🤔hhhh who am’i 🤷🏻‍♀️ am’i he’s dog or what? Excuse me😏
      Markaasaan u’jeestaa dhinacà kale #Farmaajo waa Cadow’gà suntii lugu buufin’lahaa iyo dabadhilif’koodàbà nacalaa ku’taal Cadowgà UMADA #Soomaaliyeed # NoMore #Qabiil #Bililiqó #Tuug ka’naxoo naftàwaá guul #NN #Farmaajo2022 #Soomalia #Presidency2022 😉

  • @WacthIngredients
    @WacthIngredients 2 ปีที่แล้ว +6

    Farmaajo ayuu ninkan diidan yahay. Dhexdhexaad Ma tihid Cabdixaafidow.

  • @sahraomar6872
    @sahraomar6872 2 ปีที่แล้ว +3

    Ilahay hanoo celiyo madaxweyne farmaaajo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🏽💪🏽💪🏽❤️❤️❤️👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼

  • @medinaibrahim7365
    @medinaibrahim7365 2 ปีที่แล้ว +1

    Guul Formaggio ❤️❤️❤️

  • @husenabdi4083
    @husenabdi4083 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanit walaalkey cabdi xafit alaha ku xafido amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin yaarabi

  • @alifreemann5440
    @alifreemann5440 2 ปีที่แล้ว +6

    Insha alaah mudane farmajo AMA mudane hassan Ali 2 mid ownaqan donaa madaxweni insha alaaah

  • @maslax1119
    @maslax1119 2 ปีที่แล้ว +3

    CABDI CAFEET NINKAAN FAKRDESA OO DHAN WAXUU KA SOO HARJEEDA FARMAAJO AYUU ISKA NACEEB YAHAAY KALMADA AAD DEREEY DADKA MADXWEENYASH UGU DUBAN YAHAAY WAXUU YERI MANCBANY INOO NACBAN YAHAY WAA FAHANTAY FALQEEN MAHEN MACAARAD WEEYE WAA FAHNAY

  • @iqlaasa6543
    @iqlaasa6543 2 ปีที่แล้ว +2

    👎👎👎FARMAAJO ILAAH NOOMA SOO CELIYO MAR DANBE,👎👎👎 AAMIIN YAA RABI.🤲🤲🤲... MID KA FIICAN ALLAHA NOO KEENO AAMIIN YAA RABI.🤲🤲🤲

    • @Umuyaasir5434
      @Umuyaasir5434 2 ปีที่แล้ว

      Maxaa ku nacday ma tuugtaad la shaqaysaa xaqiqdii siyasad ma jecli lkn soomaliya inkas magaceedii wuu soo celiyay. Intii madax aheydna wuu ka fiicnhy waa wadani dhab ah

  • @haybeelmihaybe6150
    @haybeelmihaybe6150 2 ปีที่แล้ว

    Haa cadixaafid waa rutaa waana farmaajo

  • @amadeosa7079
    @amadeosa7079 2 ปีที่แล้ว +2

    ABDIXAMIID NOQO NIN DHEXDHEXAAD AH NINKAAN MAQUMANA NACAYB SHAQSI AYAA KU JIRA TH-cam KAAGA DHAQAALE AYAAD KU QABTAA EE NINKAAN YUUSAN DHAQAALAHAAGA WAX U DHIMIN FARMAAJO NACAYD YUUSAN DHAQAALAHAAGA WAX U GEYSAN

  • @seynabxirsimohamed8347
    @seynabxirsimohamed8347 2 ปีที่แล้ว +1

    Dhinac ayuu Uran yahay ninkan aad waraysaneysid

  • @hassanahmed2032
    @hassanahmed2032 2 ปีที่แล้ว +3

    Qalbi caruur professor fake 😒 qofkale wareyso

  • @hassanahmed2032
    @hassanahmed2032 2 ปีที่แล้ว +2

    Proff. Xasan shiiq iyo kanu. waA isku caqli fake professors 🙄 nacalad baa kugutaal

  • @halimahersi1145
    @halimahersi1145 2 ปีที่แล้ว +3

    Ma adiga iyo qaran dumisbaa wixii kudhegsystaa kaawalan kaas ma ahee mindhaa cidkale mataqanid. Oo aad meeshakeeto

  • @homeh3455
    @homeh3455 2 ปีที่แล้ว

    Farmajo hadii uu soonopdo soomaliya waxay cagta sartay wadada nabada iyo barwaapada

  • @siradali1816
    @siradali1816 2 ปีที่แล้ว +1

    👍👍🙏🙏

  • @mhdinero9658
    @mhdinero9658 2 ปีที่แล้ว +4

    Wariye Cabdixafid waxaa tahay wariye caalamiya lakiin ninkaan Ambassador ka isku sheegay waa Qalbi Caruur, aan aragti dheer lahayn. wuxuu ka hadli jiray Facebook Live Cid ma daawan Jirin, maxaayeelay xal ama talooyin mahayo Ambassador waa mid ka mida ragga loyaqaan SIYAASIYIINTA XANAAQSAN. fadlan falanqeeye kale raadi. mahadsanid

    • @dhemanduceysan3255
      @dhemanduceysan3255 2 ปีที่แล้ว

      A.XAFID WAAN KA YAABAY WAXA AQONYAHAN SOMALI KU JIRA MA WAREYSTO MID AAN WAXBA KALA OGEYN FADHI KU DIRIRYAFA FINLAND KU WAREERAY MAGAC BEEN AH SAMEYSTAY UUSAN AQOONIN AYUU WAX KALE KA DHIGAA

    • @fatumaiftin6787
      @fatumaiftin6787 2 ปีที่แล้ว

      Taas adiga Kuma qusayso tan kale ra, yiga qofka waa XOR dantaada raaco

  • @halimaisse6884
    @halimaisse6884 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh maanta si xaqiiqa ayuu uga hadlay barasafoorku because waxa maanta dego ka dhacay oo dadki degana ee wada dhashy laba garab ka dhigay waa farmaajo midaasna maaha mid layska indha tiri karo

  • @bashihassan1881
    @bashihassan1881 2 ปีที่แล้ว +1

    Maxa u keeni weyday qabiilada kale waxa ka buuxa dad aqoon waxgaradba leh

  • @rabioahmed7434
    @rabioahmed7434 2 ปีที่แล้ว

    Cabdi. Xafid. Nin. Kaan. Mucaradka. Ah. Maxaad. Marwalba. Waresiga. U. Siisaa. ?

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 2 ปีที่แล้ว

    Profesor Somaliyeed inta badan wa mucarad,Aqoonto waa mid khaldan,Calim kuwa dib u dhis sameyn dhalintii magafayashi dibada kudayacsana waa lasoo xoreyay,qof wax na waakhaldaa waxna uu saxaa.

    • @KaKa_641
      @KaKa_641 2 ปีที่แล้ว

      Absolutely brother walaahi waan kulà qabaa arag’tidaa waxaan gaarey heer markaan arkó nin haysta professor ama PhD aanan dhageysan coz ma’ rabó inuu qashinkiisa maskaxdeyda ku’qubo 🤷🏻‍♀️i’m not his dumpster 🧠boos ugamà banaanà ay qashinkoodà ku’shubaan😳 furahaygà anigaà ku rogrogta’ not someone else oo jiran baadiyanà ku’soo korey oo markuu reer galbeed dhexgaleynà is’moodà 1/2 Soomaali 1/2 Cadaan 🤣😂🤣 waxey wax’ku’cabiraan bey’adii ay’ku soo koreen badankoodanà maba’aha realistic markaasey #Soomaalidà dhulka la’dhacaan finally aya’gaa dhulka ku’soo dhacà 😏🤷🏻‍♀️
      Aniga hadà kan waxaan ka’dhageystey only 5:43mnts waxaan ka’sheego waa igu’dambi waxaan u’joojiyey coz intuusan isoo gaarin waxa afkiisa ka’soo baxaayà in’aan arko shacabka caafimaadkà qabà waxey ka’dhaheen laakiin meeshiisuu ku’ salaaman yahay markaan arkey comments’yaasha qaar oouu kaagá ka’mid yahay bye 👋🏽 bye 👋🏽 #NoMore caalimoow xaal’qaadó thank you brother you save-me.

  • @ahmedhamza5926
    @ahmedhamza5926 2 ปีที่แล้ว +1

    🤔 Abdi Xafid ninka aad waraysanaysid waxad modaa inuu dhinac ubadan yahay oo lacago lasiiyay shekada way iska cadahay aniguna waxan ahay 4.5 sidaan u arkay rayigiisa 👎🏽❓

  • @mohamedaliosman6731
    @mohamedaliosman6731 2 ปีที่แล้ว

    Kan mucaaradnimadiis way cadahay

  • @craxmanxaji7006
    @craxmanxaji7006 2 ปีที่แล้ว

    Wadani lama rabo kuye ninkan lagu magacaabaayo professorka..maxaa larabaa hadaa

  • @baronyare6747
    @baronyare6747 2 ปีที่แล้ว

    Wallahi ninkan tuuuuug wen waye

  • @cissaregionsitti4559
    @cissaregionsitti4559 2 ปีที่แล้ว +2

    mahadsanid sxp farmajo guuuuuuuuuul guuuuuuuuuul insha allah ♥🙏❤💖 markale markale markale sitti diri dhaba

    • @dhemanduceysan3255
      @dhemanduceysan3255 2 ปีที่แล้ว

      R U OKEY MAFIYADII CEELWAQ AYUU ANSIXIYEY EELAYGII TUUGA AHAA EE IMAARATKA LACAGTA KASOO QAATAY AYUU SHEEGAYAA A.XAFIDE FARMAJO GUUL SHA AAD SHEEGEYSO MAXEY TAHAY WAABA QARACANE

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 2 ปีที่แล้ว

    Nin xanaaqsan lama warayso nin mushaar kaqaata muse bixi safiir somaliya ma noqon karaa maya Waa caade qaate faramaajo wuu gulaysan fram hawiye

  • @mhaadyn7897
    @mhaadyn7897 2 ปีที่แล้ว +1

    Kan waa cool waye farmajo guuuuul

    • @mhaadyn7897
      @mhaadyn7897 2 ปีที่แล้ว +1

      Adiga c/xafid mataqanid miyaa dad kale ?

  • @Umuyaasir5434
    @Umuyaasir5434 2 ปีที่แล้ว

    Tiugtii hore hanoo sheg sheegin khiyaamooyal

  • @abdirisakhiireey9988
    @abdirisakhiireey9988 2 ปีที่แล้ว +1

    AAWARSME DOORTA

  • @deqadegan
    @deqadegan 2 ปีที่แล้ว +1

    Odogaan markaan arkay waan ka sii dhaqaaqay fiirsa maayo sorry cabdixafid

    • @fatima-sx2ff
      @fatima-sx2ff 2 ปีที่แล้ว

      Anaa kula mid ah markan arkay ban tagay

  • @mustafaabdullahi5031
    @mustafaabdullahi5031 2 ปีที่แล้ว +1

    Aduu waxaad iska dhigtaa dhexdhexaadkkkkkk
    Laakiin waxaad waraysataaa dad xanuunsan.
    Caalim waa oday qaba xanuun Formaajo ah kkk
    Adiga qudhaada ayaa ah qof neceb cadaalada

    • @KaKa_641
      @KaKa_641 2 ปีที่แล้ว

      Anaa idiin jawaabayà kani wax’ba yuu love idiin saarin yaa ugà’baahan isagaabà jiran oo noo soo aruuriyà qashinka iyo dad xanuunsan period waana saad sheegtey waxey qabaan isagà iyo intuu soo aruuriyabà #Farmaajó syndrome ILAAHAY swt keliya ayaa ka’caafin karà anagà wax’bà kamà qaban’karnò

  • @siadfarah3096
    @siadfarah3096 2 ปีที่แล้ว

    Fikirkaada miyaa noo sheegsaa mise arimaha doorshada fala qeyneesaa. ninkan nin la dooda ha loo keyno cabdixafid waan ku salaamaya

  • @saidaroble644
    @saidaroble644 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc walaalayaal aadban nii salamay aqoonyahayn Caalim iyo wariye Xaafid waxan arakna dadbadan oo halkan farmajo ii geya lehe balse muxu soo kordhiyeye 5 sanno wadooyinkii Wali waa xdhan yihin dilki waa sidi raali galin kama bixin dhiibitanki Cabdikariim xassan shkh, shkh shariif, xassan cali, iyo ku kalo badan waxaba ma soo kordhinayan balse waxan rabna waji cusub oo kheyri qaba inshaallah

    • @Umuyaasir5434
      @Umuyaasir5434 2 ปีที่แล้ว

      Jaaniskas ma siiyeen balayadii xamar fadhiday ninkaas cid gaarta ma heyside taageet waayo is badalkisu wuu socdaaa waqtigana waxa ka qaaday cafow tiro bdn balse ku aamaan intiiisa fcn oo uu qabty

  • @flimbychuckz6947
    @flimbychuckz6947 2 ปีที่แล้ว

    Cabdixafiid ilahay ka baq maanta waa aduun bari waa akhiro jooji somali burburinta iyo cadawga umada somalida buun buuninta

  • @KaKa_641
    @KaKa_641 2 ปีที่แล้ว

    🙄🤷🏻‍♀️ cabdixafiid ILAAHAY swt ha’ku soo hanuuniyo markaan arkey shacabka comments koodà waxaa kaa guuxayà qabiil horeynà waa kuu arkey waana kuugu sheegey waa hadaad wax maq’leysó umada aad marwalba usoo aruurineysid dadka jiran oo qashinka meeleey ku’shubaan waayey maskaxda shacabka rabà iney wasakheeyaan ka’jooji OGOW adigaa ka’masuul ah maalintà qiyaamaha oo u’soo bandhigey afkaar wasakheysan umada lugu’kala qeybinaayo oo misanà lugu taageeraayo tuug iyo khaain dadkiisa &dalkiisa beecinayà Soomaali wey daashey uma’baahnà kala qeybin iyo qoys in’la taageeró No more qabiil waxaa kaa guuxaayà Deni oo xadkà beniAadamkà ka’baxey oo pntlnd ay’soo tuftey I’m sorry walaahi ee sakiintà is’leqsii oo ninka walaalkaa ah libtiisà SII just accept it Alxaqu’Xaq wal’Xaqu’Aquul 🤷🏻‍♀️that is my nasiixà dhooroos wake up and open your eyes 👀 nacalaa qabiil ku’taal ILAAHAY swt ha’ku caafiyo OGOW dadkaad soo aruursaneysid waxey ka’tarjumeysaa waxaad aaminsan tahey iyo waxaad tahey So I’m calling you qashin’aruuris waxaana u’sabab ah stupid #qabiil nacalaa wixii aaminsan ku’taal.

  • @mhaadyn7897
    @mhaadyn7897 2 ปีที่แล้ว +1

    Kan waa qacin

  • @maryamabdulle9191
    @maryamabdulle9191 2 ปีที่แล้ว

    Mid qeyr qabo

  • @horusocotv6496
    @horusocotv6496 2 ปีที่แล้ว

    Yes

  • @iftinomar2356
    @iftinomar2356 2 ปีที่แล้ว +1

    Adigu kaalay udiid beenbaad sheegtay shacabkaa jecel quqdadbaa kugugu jirta

  • @husenaxmed3384
    @husenaxmed3384 2 ปีที่แล้ว +1

    Farmaajo waa geesi somaaliyeed. Falanqeytaada kulama waafaqsani.

  • @MohamedAli-ew4xb
    @MohamedAli-ew4xb 2 ปีที่แล้ว +1

    Farmaajo ha iska nasto xoogaa wadanka qalqal siyaasadeed ayuu galiyay iyo in dib ucelsho ilaah managusooceliyo iyo kuwii kahoreeyayba kuwa cusub fursad halasiiyo khayrkiisana ilaah hanasoo aadiyo midka imaan doono

    • @KaKa_641
      @KaKa_641 2 ปีที่แล้ว

      Waa runtaa 🤔 inta’aan dalka intà hartey aan ka’macaasheyno ooaan xaraashaneyno ha’noo soo celiyó afar sanó keliyà ayaan u’baahan nahey🤷🏻‍♀️ si inta hartey oo nagà dhiman aan isu’raacsanó 🙄Qabyó ninkeedaà dhameys’tirà sax👍🏽

  • @WacthIngredients
    @WacthIngredients 2 ปีที่แล้ว

    Aa baan uga xumahay

  • @ahmedyussuf9496
    @ahmedyussuf9496 2 ปีที่แล้ว

    Farmajo Gulayso

  • @hersijama6905
    @hersijama6905 2 ปีที่แล้ว +1

    Dalkaan in la dhaafiyo Farmaajo mooye wax kale ma jiraan hadii uu asaga sii joogo waa halkeeda ay hada tahay dhana yaanan loo dhaafin. Insha ALLAH nin ka kheyr badan. Aamin

  • @abdirisaaqa1686
    @abdirisaaqa1686 2 ปีที่แล้ว

    Wax qaab daran ayaa soo socoda

  • @flimbychuckz6947
    @flimbychuckz6947 2 ปีที่แล้ว

    Guushu waa maxamed cabdilahi farmaajo ama ooy ama barooro somali waxay dooranaysaa farmaajo

  • @mohamedmath510
    @mohamedmath510 2 ปีที่แล้ว

    ASC

    • @LFC4life99
      @LFC4life99 2 ปีที่แล้ว

      Kan farmaajo neceb Maxad meesha ka keenta falanqeeyo wax garad ah ma aha waa nin naceeb hawshiisu

  • @cabdifataaxbadal1572
    @cabdifataaxbadal1572 2 ปีที่แล้ว

    Yac warkani siyasad falanqayn maane waa kas yare dhado ah

  • @isisisraelsecretintelligen6208
    @isisisraelsecretintelligen6208 2 ปีที่แล้ว

    We are FARMAAJO.
    FARMAAJO & MARKALE

  • @talaalmaxamed5223
    @talaalmaxamed5223 2 ปีที่แล้ว

    c/xaafid Adiga IYO oday dhorahan
    ilaah ban idinka magan galnay
    farmajo wuuw sool aaban

  • @ahmedsalah9434
    @ahmedsalah9434 2 ปีที่แล้ว

    Waxuu gabtay ma arkayo kuu ka horeeye ee uu leeyaha ha soo nogdaan maxay gabteen ninkan rabaa ku godan

  • @canabgoox4265
    @canabgoox4265 2 ปีที่แล้ว

    Abdixaafid wariye aan qaderiy ayuu ahaa laakiin hada waa naca barnaamijk uu keeno ee aga soomaaliya ah waxaan kadareema inu yahay mid dhinac u janjeera ninkan aad warestid na ee yiraahada waa arktidaayda inta uu wax hujuumo oo uu shiqsi neceb kiisa qarsan waayo ayuu dhaa waa raktidayida
    Waar qaf casfimaad waba noo keen
    Oo aan bukin oo aan dadka isku diraayn
    Ninkani wixiis waa lajoojiyaana banaan lajoifiyaana banaan
    Dadkii hare waay soo noqonayaan mudane madaxweene farmaaaj mooyaane

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 2 ปีที่แล้ว

    Raali ahaaw waddaad Somaliland weey tashateey marna kunoqoon meyso miidnimo meel dimateey oo burburtay sorry no unity it was a bad dream a nightmare infact no one wants to unite with a failed state in mogadishu period

    • @seinabm4750
      @seinabm4750 2 ปีที่แล้ว

      Yaa kula tashanaya

  • @farhiohassan9765
    @farhiohassan9765 2 ปีที่แล้ว

    Codkaaga lama maqlo walaalo

  • @abdirahmanbarud5927
    @abdirahmanbarud5927 2 ปีที่แล้ว

    Ruushka.ukrrins

  • @bashiirbashka2831
    @bashiirbashka2831 2 ปีที่แล้ว

    Odaygaan waa mid Tuug soo haanjiray ama cuqdadu madax martay

  • @amaarabduleoffechal4712
    @amaarabduleoffechal4712 2 ปีที่แล้ว

    Somaliya hal madax weyne malaha

  • @WacthIngredients
    @WacthIngredients 2 ปีที่แล้ว

    Bal fiiri sidan

  • @afatahabdurahmanafatah4569
    @afatahabdurahmanafatah4569 2 ปีที่แล้ว

    Sushaan waxey kusocota c. Xaafiid War aniga waxaan layabay saxafiyinta wa mesha kaliya ee rabitaanka shacabka lagaga tarjumo maxey tahay ee runta oga hadli layahiin maxeysa la arki layahiin wax qabadka farmajo iyo rabitaanka farmajo ee shacabku raban malin walba ambasador musuq masuq xilka loga iyo wasiro aad u wareysatan

  • @cashaxasan7549
    @cashaxasan7549 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc Brit Somali tv magacaygu wa casha xasan waxan joga Nairobi Kenya waxan ilaahay baryaa Inu mudane maxamed cabdulahi Inu kuguulaysto doorashada sababto ah wa madaxweyne wax badan qabtay qabana doona insha Allah 👑👑👑👑👑👑 guul nabad iyo nolol dalka yaan dib locelin welcome back mr president farmajo 👑👑❤️❤️❤️❤️❤️💚💚💚💚💚💚🤍💙💪🤝☘️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @dhemanduceysan3255
      @dhemanduceysan3255 2 ปีที่แล้ว +1

      WLSHEY FARMAJO ALLAHA NOO SOO CELIYO INSHA ALLAAH

    • @cashaxasan7549
      @cashaxasan7549 2 ปีที่แล้ว

      @@dhemanduceysan3255 aaamin abaayo insha Allah

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 2 ปีที่แล้ว

    Farmaajo hana dhaafo maxaa ku dhajiyay meesha makacaanii 21 oktober ayuu mooday

  • @cabeeysubagle1388
    @cabeeysubagle1388 2 ปีที่แล้ว

    Asc abdihafid waa wax iska caadi ah qof kasto masuul ah marka shaqada laga fariisiyo wasiir iyo ambasador iwm in ay isu bedelan mucarad iyo naceyb shaqsiyadeed marka layab ma leh in ambasador careysan uu sidan u hadlo

  • @abdirisaaqa1686
    @abdirisaaqa1686 2 ปีที่แล้ว

    👌👌👌

  • @abdialiahmed668
    @abdialiahmed668 2 ปีที่แล้ว

    wariyihii yutuberka noqday 😂😂 adeerka ayuunbad taageeraysa

    • @KaKa_641
      @KaKa_641 2 ปีที่แล้ว

      Exactly!!!
      Ish’shaad ka’tuurtey👍🏽

  • @hadonmaxma2067
    @hadonmaxma2067 2 ปีที่แล้ว

    beenle jajusa jajusa dhalay shuub kudhashay waxad rabata dani doofar iyo madoobe anag raban farmajo adeerdan anan rabin

  • @sahraomar6872
    @sahraomar6872 2 ปีที่แล้ว

    Tuugada hanoo soo ururinin ninyahpow

  • @alislaam9988
    @alislaam9988 2 ปีที่แล้ว +6

    walaliyal ilahy dar tii iigu saara sabiscreb🙏🙏 ilahy dartii😭😭

  • @fatimabarre936
    @fatimabarre936 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc C/ xaafidow Walalo ma adigana sidii Hanoolato bad noqotey. ma soo Casuuman ilaa qof Farmaajo naceeb ka buuxo. ma hane wan nacay in an dawado mana ah in farmajo i xiigo wayo Anigu rer Kontur ban ahey balse barnamij qof un lagu atagayo nuxurkii ba ka tagey adiga wan ku garan in taa inad ka qibrad sareyso

  • @bashihassan1881
    @bashihassan1881 2 ปีที่แล้ว +2

    Kkkk war ninyahow welu ma qabyaaliistahan ayaad noga daba wata

  • @bashiirbashka2831
    @bashiirbashka2831 2 ปีที่แล้ว

    Waan ka xumahay in Cabdi xafiid uu ka warayso masiir umadda Oday Cuqdada iyo Cunsurinmo madax martay dowladnimada anan waxba ka aqoonin kaliya yaqaana Fadhi kudirirada looga hadlo Qabyaalada.

    • @sahraomar6872
      @sahraomar6872 2 ปีที่แล้ว

      Abdihafid asaga mucarad aad u xun ah ma ogidooo

  • @safiyasaalax1844
    @safiyasaalax1844 2 ปีที่แล้ว

    Farmajo waa Madaxweyne face book,Nasiib daro Facebook wax laga dooran maayo,5sanno tageerayaasha Facebook ayaa noo waramaayay oo ayaguna waxaan caay ahayn laguma arag halka asagu noo aamusay hay'adihii laxisaabtami lahaana waa caburiyay ciidamkina wuxuu u adeegsaday caburin shacab iyo siyaasiyiin kasoo hor jeeda marka isagaa jaaniskiisa lumiyay.

  • @axmed9577
    @axmed9577 2 ปีที่แล้ว +1

    Xasan shikh uu dalku ubaahan yahay asaa wax qabad badnaa oo dowladnimad yaqaan ah waliba nabadoon ah

    • @KaKa_641
      @KaKa_641 2 ปีที่แล้ว

      Waa runtaa Qabyó ninkeedaa dhameys’tirà intà hartey ha’noo dhamey’tiró wixii noosoo’ha’raan arkeynaa 😏🤷🏻‍♀️
      Nacalaa qabiil ku’taal 🙄 after more than 30yrs weli laga’mà dhargin miyaà

  • @m.c.jchannel5638
    @m.c.jchannel5638 2 ปีที่แล้ว +1

    War dadka dhahayo farmaaajo aan rabnaaa war 5sano ayuu hayay muxuu so kordhiyay caligiiino ha shaqeeyo dadoow farmaajo intuu xilka hayay dadkiii ugu badnaa ayaa baaba,ay siyaasadna ma yaqaaan waa nin soo lumay marka fahma wax laga hadlayo wtf🤫🤐😡😠

  • @amadeosa7079
    @amadeosa7079 2 ปีที่แล้ว

    ANIGA IYO GARUUBKEYGA WAAN KAA FURAN DOONAA NIN NACAYB MA OGOLIN

    • @fatumaiftin6787
      @fatumaiftin6787 2 ปีที่แล้ว

      Yaa kuu wacay awal yaase ku tabaayo

    • @KaKa_641
      @KaKa_641 2 ปีที่แล้ว

      Absolutely anigaa ka’mid ah aanu ka’da’reernó qabyaaladiistè is’nacey #NoMore #Qabiil #Tuug horaa loo soconaa InshaAlLaah.

  • @adenhusse3866
    @adenhusse3866 2 ปีที่แล้ว

    Kan ku Shawna ma wayday cabdixaafid!!

  • @cissaregionsitti4559
    @cissaregionsitti4559 2 ปีที่แล้ว

    lakin ninkan mahan nin fican waa doqon tuuuug anaga amuuus waskh yahaw guuuuuuuuuul insha allah farmajo

  • @igeabib3830
    @igeabib3830 2 ปีที่แล้ว

    AMBASADOR SOMALIA INTUU FARMAAJO JOOGAY AYAY WADAN NOQOTAY. ADIGU SIDA QAAR MUCAARADKA KA MID AH FARMAAJO NACAYB AYAA IDIN HAYA WAX QABADKU IDIINMA MUUQDO. ANIGU DAAROOD IYO HAWIYE MA IHI SOOMAALI GALBEED AYAAN KA SOO JEEDAA.
    WAXAAN AAMI SANAHAY HADUU FARMAAJO SOO NOQON WAAYO SOMALIA WILL GO BACK 1991

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 2 ปีที่แล้ว

    Illaahay masooceliyo farmaajo iyokuwA lasocda