89 Kaftanka Siyaasada Muse bixi oo timaha jare ka bilaabay iyo raga ku saqiday siyasadda Qosol

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 26

  • @ragemsaid8697
    @ragemsaid8697 5 ปีที่แล้ว

    The best of the best
    Plssss
    I like saaqidiinta ali iyo khaliif iyo samatar
    I swear to god yaasiin anaa ka qosol badnaa maanta Cali sa ugu dhamayseen iyo
    Shandadii khaatumo oo ku luntay caynaba agteeda

  • @falisabdulahi1736
    @falisabdulahi1736 7 ปีที่แล้ว

    Axsan barnaamij mahadsanidiin calow iyo tiimkisa

  • @garaadfirane2914
    @garaadfirane2914 7 ปีที่แล้ว +4

    Yaasiin aad ayuu ugu qanacsan yahay maadaama ururka bidaarayaasha uu ka mid yahay....

  • @abdinoor450
    @abdinoor450 7 ปีที่แล้ว +4

    Ninkan jaakada madoow wato waxuu u waji ekyahay sheekh mustafe ismaciil haruun

  • @abdiwarsame6229
    @abdiwarsame6229 7 ปีที่แล้ว

    👏👏👏👏👏👏
    Barnaamijkii ugu xiiso badna 2017
    Waa kaftanka siyaasada xaga qosolka 😀😀😀waxaa iska leh MR Yasiin...

  • @a.i.jd.q3116
    @a.i.jd.q3116 7 ปีที่แล้ว +1

    waxaan halkan ka salaamaya dhamaan isku duwayaasha kaftanka
    sida yaasiin duale
    badri
    cali xaraare

  • @liibaancabdulaahi8700
    @liibaancabdulaahi8700 7 ปีที่แล้ว

    barnaamijkan waa xaqiiqo viva cali xaraare

  • @doogler2022
    @doogler2022 7 ปีที่แล้ว

    ha waa barnaamij kii ugu fiicnaa sanadka run ahaantii

  • @jaiyesonkori8468
    @jaiyesonkori8468 7 ปีที่แล้ว +6

    Hhhh cali xaraare inta ila taageersan liketa hyla dhaafine 😄

  • @a.i.jd.q3116
    @a.i.jd.q3116 7 ปีที่แล้ว

    calixaraarow marbaad timoweynta kujirtaye

  • @abdulkadirsabriye4613
    @abdulkadirsabriye4613 7 ปีที่แล้ว

    Barnaamijka kaftanka siyaasada barnaamijki ugu fiicnaa Sanadka 2017

  • @garaadfirane2914
    @garaadfirane2914 7 ปีที่แล้ว

    Codsi.
    Fadlan barnaamijka heesaha ka daa. Sawirka markaad soo bandhigayso codkaaga gadaal uga dar adoo sheegaya mas, uulka foodda leh magaciisa..
    Mahdsanid

  • @rayaanmahamed2282
    @rayaanmahamed2282 7 ปีที่แล้ว +2

    Musabixi timoxirid iyo xiridhitan bu kaso qalin jabiyey

  • @ahmedfarah3663
    @ahmedfarah3663 5 ปีที่แล้ว

    Very good i support that no jokes shave all these misguided youth

  • @cabdifitaaxmahamuudaliwama103
    @cabdifitaaxmahamuudaliwama103 4 ปีที่แล้ว

    Caliyoow cadaani marada ka riday walee

  • @liibaancabdulaahi8700
    @liibaancabdulaahi8700 7 ปีที่แล้ว

    kkkkkk caadi maaha wllhi

  • @osmanilmiosmanmnn5039
    @osmanilmiosmanmnn5039 7 ปีที่แล้ว

    Cali xarare waxan kula talin lahaa in bar namishka lagu soo taro bar naaa mishka qoska iyo nolasha wayo waa in lala taliyaa dhalinta is gur sanayaa

  • @najibmohamed21
    @najibmohamed21 5 ปีที่แล้ว

    Wlhi ragani wa rag qosol ah odaygu nimcan hilaac ayu badaley dheh 😂😂😂😂

  • @liibaancabdulaahi8700
    @liibaancabdulaahi8700 7 ปีที่แล้ว

    wllhi been maaha waa barnaamijka ugu qatarsana 2017

  • @hudasoyan1257
    @hudasoyan1257 7 ปีที่แล้ว

    Cali xaraare timaha badan aad kuquxdahy yaasiin alah timosiiyo badri waa caadi

  • @hudasoyan1257
    @hudasoyan1257 7 ปีที่แล้ว

    Badri qosalki waa bartay

  • @garaadfirane2914
    @garaadfirane2914 7 ปีที่แล้ว

    Aflagaado ayaa ku jirta ee fadlan cudurdaar ka bixiya.
    Luuqadda soomaaligu waa May iyo Maxaa tiri marka bulsho dhan in aad ku xadgudubtaan idinkaa ka jawaabi doona Cali Xaraaroow

  • @liibaancabdulaahi8700
    @liibaancabdulaahi8700 7 ปีที่แล้ว

    marqaanland dad walan iga dheh kkkkk

  • @forkatechtraining3372
    @forkatechtraining3372 7 ปีที่แล้ว

    Hhhhhh qolada bidaarta leh yaasiin baa u madax ah

  • @abasabdirahmanmohamud2377
    @abasabdirahmanmohamud2377 7 ปีที่แล้ว

    Beenayaal ayaa tihiin cabdiraxman cabdishakur waxu heley 9cod iska xaqiijiya warka