Siilaayo umada soamaliland godeb ayuu ka galay saga iyo ku wa lamid ah dartood ayaa dowladii siyaad bare hargaysa u duqaysay markay mucaarad noqdeen .oo hargaysa ayaan goosanay naa intuu yiri ,nuse qarni madax banaani Ayaa idin raadini ayuu la haa maantana, badii bar bara iyo airport kii ayuu ii binayaa,dhulkii dad ka dhiigooda u daad shay ayuu xaraa shayaa
A digu xasiid nima ka hadlinasay ka na citiraaf kii bu noo horseedaya Maraykan Francis ban keenayna maxad ka qaadi kartan reer fadhi ku diirir reer Somaliland way tashadeen ee cadaw gayagu ciida ha cuuno
Said Mo waad riyootey isaaq ma baabin waana maanta dadka keliya ee somali oo dhan ka dhisan ilahay siraanyo debigiisa ha dhaafo qudhukii aan ogaa buu ciida afka u daray
kkkkk cajaaaib waaaye somali allaha mideyo insha allah
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkll
walaahay afkaan Gacanta Saaray
runtii
Siilaayo umada soamaliland godeb ayuu ka galay saga iyo ku wa lamid ah dartood ayaa dowladii siyaad bare hargaysa u duqaysay markay mucaarad noqdeen .oo hargaysa ayaan goosanay naa intuu yiri ,nuse qarni madax banaani Ayaa idin raadini ayuu la haa maantana, badii bar bara iyo airport kii ayuu ii binayaa,dhulkii dad ka dhiigooda u daad shay ayuu xaraa shayaa
runbad shegtay ishaad kariday allow maa ogtahay 😅😃😉😀😎😅
waxasa dacayada
kaftanka siyasada
walaahi beentii banaankaa la keenay
Tarikha. Gurgure
asc comments ka waxaa ku badnaa dad taagersan somaliland ninkana inta badan dhulbahantuu weeraray war caliyo adeer maad na daysid
ali xarale wan kusalamay barnamij kan nobadi oo waliba ninka qosanka badan hakula wado maxayelay wa nin afmishar ah waxa kawada wa nin khatar ah
hhhhhh dilaaliin khatara dilaashay
ta kaka sadexda nin isku qabiiil maaha
A digu xasiid nima ka hadlinasay ka na citiraaf kii bu noo horseedaya Maraykan Francis ban keenayna maxad ka qaadi kartan reer fadhi ku diirir reer Somaliland way tashadeen ee cadaw gayagu ciida ha cuuno
cali xaraare waxaad adoo cali ah fahantay maw malaynaysa in somalilan fahmi waayeen takale 25 ilaa 30 sano ayaa la yidhii dawlada somalilnd hadii xataa madaxwaynaha la bedelo dawladu waa smaliland dawladu ma tagto
ismaeell
Gurgure G7. G7
cali xaraare waa nin rag adeer halkaa kawad. sxb saas baa lookashifaa dadka xun xun ee dhibta wada lkn boor isku qariska
Abdi Zak.
kkkkkkkkk
kkkkkkkkkkkkk
kuwaan wax kale waye ... 😂
hada waa nala ictiraafay somalilnd bariga way cusbayd laakiin maxaa ku haya adiga cali xaraare
kķkk xarare
dadka ha isku dirin dirdiraleyhayo
kkkkkkk
somaliand weey washeeen. wale. somaLi nacyb meel xun aye ka dhaccen iyo hargaysaba Mar dhow aye ibsaan doonaan
Yo Mo is daji somali ma nacebin lakiin iyadaa nancaday
siilaanyo waa tuugii somaliya dabka galiyay isaaqana in labaabiiyo sababta u ahaa
Said Mo waad riyootey isaaq ma baabin waana maanta dadka keliya ee somali oo dhan ka dhisan ilahay siraanyo debigiisa ha dhaafo qudhukii aan ogaa buu ciida afka u daray
Kkkkkkkkk
beenaale cali xaraare. maba la kireyn wax kiro ah ma jiraan oo bil la qaadayo. dawladda.somaloland mashaariic soconeysa 25 sanno ayaa lagu badashay. 150 km maaha. 40km square mucnaheedu yahay dhererka 8km balaca 5km waa isku wareegaas. xaasid nin neceb somaliland ayaa diidan heshiiskan