waa milkii laha guriga is raac oo cadeeyay waxay kala gulmeeen midnimo qaab ka ay ola dhaqmeen

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ต.ค. 2024
  • midnimoconstructions

ความคิดเห็น • 11

  • @adenmohammed2065
    @adenmohammed2065 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha ALLAH TABAARAKALAAH
    ENGINEER ILYAAAS WAA KUFARA YAREEYSTAY GURIGAAAN

  • @shukri0
    @shukri0 3 หลายเดือนก่อน

    Mashaa allaah walashey allaah ha kagadhigo adiga iyo famikada qimaha badan mid ad ku raxeysatan❤🎉

  • @UmzakiUm
    @UmzakiUm 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha allah

  • @shukri0
    @shukri0 3 หลายเดือนก่อน

    Inshaa allaah wan so radindona shirkadan dhismaha midnimo

  • @aaminoom
    @aaminoom 5 หลายเดือนก่อน +1

    Shaqo wacan eng ilyas

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431 4 หลายเดือนก่อน +2

    Sheega qeymaha maxa lo qariyay? Aniga intasu igu Kacey dheh, cadee markasan lenahay wa run intaas wa qeymo jaban, Somali wax qaris loga taagwa good for you anyway 👏

    • @midnimoconstructions141
      @midnimoconstructions141  4 หลายเดือนก่อน +1

      walal soo dhawoow wan kusoo dhaweyneynaa tankale qiima kurikasta iskuqiimo maha taas tarted ayyaa loqariyaa wallaal hadad ubahan tahay in laguu dhiso guri soo dhawoow waxaan kugu dhisi donnaa qiimo kuraali galiya inshaa allaah

  • @FowsiyoIbrahim-pb6wi
    @FowsiyoIbrahim-pb6wi 4 หลายเดือนก่อน +1

    Maa qiimaha laguugu dhiisay sheegtid hadaa run sheegeysid beentaada

    • @midnimoconstructions141
      @midnimoconstructions141  4 หลายเดือนก่อน

      wll hadad ubahanthy numbarka whatsappka naga lasoo xiriir

  • @shukrijamaahmed2837
    @shukrijamaahmed2837 5 หลายเดือนก่อน +1

    Qaymaha sheg xage jòga