Hodan Cali Cilmi 2 labo waa hees cusub

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 58

  • @aaminaabdi9088
    @aaminaabdi9088 3 ปีที่แล้ว +8

    Heestaan waxaan maqlay 2009 wagii danbe waan. Wayay caawa ayaa waxa isoo tilmamay wiil soomaliyeed mahad sanid wlll

  • @abdifatahgalbayte539
    @abdifatahgalbayte539 ปีที่แล้ว

    Caadi ma ahan...eesh calaa cod iyo style...viva Hodan Cilmi ❤❤

  • @kingdarmaan5092
    @kingdarmaan5092 ปีที่แล้ว

    Heestan waxan kuso xasuustay Waayahaygii 2010❤️

  • @daahiraxmed6923
    @daahiraxmed6923 5 ปีที่แล้ว +1

    Markii iigu horeysay waxey aheyd 2011 digmada dhatkeynley anoo caruir ah baa kuqancay hodan mashallah waagashaantimo

  • @hodan_bana
    @hodan_bana หลายเดือนก่อน

    2009 Baan sxbky isku dhacnay Waliba Magaladii aan deganaa iiga tagay markaan bil waayey ayaan heestaan u qoray Wan xasuustaa hameen ma maneyn Maanta o 13 /11/2024 waxan qorayaa qoraalkan heestan waa qaaskyga gaarka ah Mana dhageysto lkn maskaxda kama baxdo wiilkaasna 2011 ban kala harnay aduunow xaalka ba,😅

  • @hamseibrahim4302
    @hamseibrahim4302 3 ปีที่แล้ว +2

    Heestan iyo heesta kale ee gayaan labadaba waxaa sameeyey Abwaan Liibaan Cabdi Warsame, waana labada heesood ee uugu macaan heesaha ay qaaddo Hodan Cali Cilmi

  • @Fahanali564
    @Fahanali564 5 ปีที่แล้ว +5

    heesta markii iigu horeysay ee aan dhageysta magaalada cadaado ayaa joogay waan filaa in ay 2007 ahay aniga oo cunug yar ah adduunyo allah maxaa kaa xasuus ah😱

  • @ahmedabukar6082
    @ahmedabukar6082 ปีที่แล้ว

    12 year ago Long time
    Marki Ugu horeesay ee aan dhageesto Aroos baan ahaa

  • @siciidcawil710
    @siciidcawil710 ปีที่แล้ว

    2010kii ban dhegaysan jiray form 3 ayaan markaa galay gabadhna waan isjeclaanay markaa

  • @Nadiir2024
    @Nadiir2024 5 ปีที่แล้ว +6

    Quruxley hodan cadey cod macaan ayaa kugu dhamaaday gabadhaan waxaan ku dhageysan jiray columbus ohio USA xasuus

  • @MohamudNoor-z3w
    @MohamudNoor-z3w 9 หลายเดือนก่อน

    Heestan xsuus igu ledahy wlhi wayo wayo😢

  • @axmedcabdijaabir8282
    @axmedcabdijaabir8282 ปีที่แล้ว

    Heestan waxan dhegaysan jiray anigoo yar iyo zxb kay cabdi casiis saxiibo qaliya iyo waqti xasuus leh iyo deegaan kii qurxoonaa waqtii iyo zxbaday waqtigaa nakala foogeeyay

  • @mohammedadem5570
    @mohammedadem5570 8 ปีที่แล้ว

    Woooow waxasa hees ah Allah ha ku xiftiyo

  • @sulekholove1646
    @sulekholove1646 7 ปีที่แล้ว

    Maamsha allh qoftaan qurux baa ku dhamaaty

  • @hindaqueen922
    @hindaqueen922 2 ปีที่แล้ว

    Cawa waxan raadinayey hees hodan xasan ledahay lkn waxan xasusteyy 8 jirkygii 😰🥺

  • @mohiadina.mohamed7045
    @mohiadina.mohamed7045 2 ปีที่แล้ว +2

    2011 ayaa iigu dambeysay heestaan.
    Cajiib, tolow gabdhaan fanka may isga baxdey??🤔

  • @hasandaud7718
    @hasandaud7718 3 ปีที่แล้ว +1

    i personlly felt abit decent and passionate love when i listened her music

  • @umumumtazchannel1853
    @umumumtazchannel1853 2 ปีที่แล้ว +2

    Gabadhan iyo gabadha cabdi shugri ruwayadaha lajishaa ma isku hal gabdh baa wey isku eegyihiine

  • @Muran25
    @Muran25 ปีที่แล้ว

    Alaa fogeeda marka dhagaysan jiray heestan
    😢

  • @xaajibalad5463
    @xaajibalad5463 3 ปีที่แล้ว

    gabadhan fanka way baxday baan u malayiinayaa

  • @hassanhaaji5389
    @hassanhaaji5389 5 ปีที่แล้ว +1

    Hodan cali cimi nice song

  • @Hanadmataan
    @Hanadmataan 5 ปีที่แล้ว +1

    She is so beautiful wlh hodan ali😘

  • @adanmaxamed5667
    @adanmaxamed5667 8 ปีที่แล้ว

    hestani intii hore bey kajadheen de madhamestirno

  • @keyfmacalin1537
    @keyfmacalin1537 7 ปีที่แล้ว

    Hodan Ali cilmo waayo😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @gumesidiid841
    @gumesidiid841 ปีที่แล้ว

    Gabdhan Nairobi bey dagan tahay waa hooyo caruur haysata nin sheeq ah baa qaba iyaduna waa sheqad hada

    • @engmustafahassan3945
      @engmustafahassan3945 10 หลายเดือนก่อน

      Ma innagaa hubtaa warkaas. Kolley reer Nairobi waa aheydee.

  • @liibaanalcadala8033
    @liibaanalcadala8033 8 ปีที่แล้ว +2

    heestan waagii iigu horeysay tell phone ka gacanta dhageysan jiray xasuus wlhi

    • @gantlove1110
      @gantlove1110 5 ปีที่แล้ว

      Liibaan al cadala geel jire ayaan ahaa markan dhegaysan jiray waxay ahayd 10 Sano ka hor Subxana allah Wakhtigu Muxu Cararayaa. Wlhi Xusuus ayeey i tahay heestani 🤦‍♂️🤦‍♂️🤦‍♂️🤦‍♂️🤦‍♂️🤦‍♂️

  • @daauudjaamac5024
    @daauudjaamac5024 4 ปีที่แล้ว

    Tariikhda 2020 10 1 khamiis

  • @engmustafahassan3945
    @engmustafahassan3945 ปีที่แล้ว

    Laalaab adoon gilin
    Inaan libinta gaarniyo
    Inaan laabta kaa jaro
    Labadaa mid dooryee?

  • @dahirbibaye6981
    @dahirbibaye6981 7 ปีที่แล้ว

    waaa cajiiib hestan

  • @abdifatahdaud6164
    @abdifatahdaud6164 6 ปีที่แล้ว +2

    My.name.is.khadar.hassen.aadbaan.ugahelay.heestan

    • @لولعلي-ج1ط
      @لولعلي-ج1ط 4 ปีที่แล้ว

      Allaa xasuus gar ayey ileedahay somaliya waliwa bosaso ayan ku dhageysan jiiray walaahi

  • @zayroqabdi4927
    @zayroqabdi4927 7 ปีที่แล้ว

    Woww hodan nolow

  • @sunaydashekh7765
    @sunaydashekh7765 5 ปีที่แล้ว

    Hodan cali dayax films na so xasuusiyay

  • @MrRodhile
    @MrRodhile 13 ปีที่แล้ว

    hodan mnsha ala waaaaaaaaad kabaxsetey

    • @hodonsulub2807
      @hodonsulub2807 7 ปีที่แล้ว

      Xasuuus wlhy wasmidii igu horaysay sooxsuztaa

    • @ashaabdullahi4853
      @ashaabdullahi4853 4 ปีที่แล้ว

      Hodan waxay ku noshay kenya markan oga fanka way ka baxaday

  • @hamseibrahim4302
    @hamseibrahim4302 3 ปีที่แล้ว

    Hal Abuur kuxeeldheer arimaha jacayl ayaa sameeyey heestan

  • @keyfmacalin1537
    @keyfmacalin1537 7 ปีที่แล้ว

    Jacaylkii lamanaha

  • @cabdiciisecajuun2317
    @cabdiciisecajuun2317 7 ปีที่แล้ว +1

    asxaabeey fanaanadan xagay Ku nooshahay malaygu caawin karaaa#sxbyaal

    • @abyaninanuur8253
      @abyaninanuur8253 7 ปีที่แล้ว +1

      Abdi Ciise hhhh canada ila jogtaa waa single mother

    • @bagalxaranbaa1187
      @bagalxaranbaa1187 6 ปีที่แล้ว

      Hahah nairobi in eey joogto ayaan maqlay

    • @walaalqaaliah8871
      @walaalqaaliah8871 6 ปีที่แล้ว

      Ani ayaaba raadinayay waxaan rabay inaan wac ka waydiiyo hees ay la qaaday abdi tahiil mitaas oo ahayd midii ugu dan baysay ee uu qaaday abdi tahliil.alaha caafiye

    • @gumesidiid841
      @gumesidiid841 ปีที่แล้ว

      Kenya ayey jogta waa hooyo carur haysata nin sheeq,ah baa guursafay iyaduna sheqad bey noqotay

  • @marwamohamed6107
    @marwamohamed6107 7 ปีที่แล้ว

    Naagtani marwo guri bay ku wanaag santahay waana guur san lahaa haday madax banaan tahay
    Oo ay i ogolaato

    • @abahajaceylka3686
      @abahajaceylka3686 6 ปีที่แล้ว +1

      Marwa Mohamed hhhhhhhhh nag nag gursaneysa se wax u wadaaa kkkkkk

    • @Hamzaabdimohammed
      @Hamzaabdimohammed 6 ปีที่แล้ว

      Marwa Mohamed wall wala qaba waana hooyo

  • @osmanjeen2893
    @osmanjeen2893 5 ปีที่แล้ว

    Yaa og meel ay ku nooshahay faanada hodon cilmi fankii miyay ka baxday

    • @Hamzaabdimohammed
      @Hamzaabdimohammed 4 ปีที่แล้ว

      Haaa wayka baxdey heesaha Kenya ayay ku noshahay

    • @Hamzaabdimohammed
      @Hamzaabdimohammed 4 ปีที่แล้ว

      Haaa wayka baxdey heesaha Kenya ayay ku noshahay