ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Muxuu u ga dhex galay sheekadii Muse bixi iyo 10 ka nin ee DHULBAHANTE dhex martay ? Akh.
Can someone please make English subtitles for this interview ????
Illahay cimriga how barakeeyo waa shakhsi caafimaad qaba oo qabyaalada somalida dulaysatay hayn
Waa runtis dadkaas ana ku jiray ku lugaynaya wadada Afgooye
Anigu maalintaas ilaa Amuume oo aheyd tuulo yar xadka gudaha Kenya ku taal waanu wada soconay Odey Faarax Ciise Cabdi laakiin xilliga aanu Kismaanyo ka baxnay ee Habar-waalid maray waan waa bilowgii Feb 1991 ( march buu isagu yidhi oo iska da’da balse anigu 20jir baan ahaa markaa Kulliyaddii Sharciga ee JUS dhiganayey).Sidoo kale meesha aanu ku hakaney Kismaanyo kadib waa Tuuladda Hoosingo,Jubadda Hoose,waana meesha dadkii Laascaanood aadayey nagaga hadheen sida Fu,aad Aadan Cade,Cismaan Garaad Maxamuud ( AUN tee) iyo Cabdullaahi Gacamey oo Garoowe hada degan.
Ciise Faarah maansha Allah. Suaasha arrinta Dhulbahnte iyo Somaliland si fiican oo degan cilmiyeysan oo aan caadifad laheyn ayuu uga jawaabay. Isaaq iyo dhulbahante waxay ahaYeen dad is dhaldhalay laakii. Masuibo la dhex dhigay. Waana runtii sida uu uga jawaabay qadiyada dhulbante
Asc waa qof wanagsan oo qalbi fiican alle ha dhowro somali arin qiimo leh buu u sheegay siiba madaxda waxan ahay somali rer burco ah ma nebcin walalahayaha yaga somalid alle hadhro waa kuwa aanu waxku nahay waan ogahay la aantod inaan jiri lahayn xininyo kuwa kugu jira maahee waakuwa lagula dhinac taagan yahay isweydii maxan u xanaqa marka layidhaa kenya ayaa bada somaliya rabto muxuu dhiigu iigu karaa marka qandhufo iyo cadyti baa canfari soo weerartay maxay sonkortu iigu kacdaa marka mooyaale layidhaa oromaa soo weerartay hanoo qabanina nin kursigiisa haduu doono diinta uga baxaya waxanu aheyn somli waxanu ahan dona somali sinjiga yagu waa soomali calooshii lacayaar yeelkii ilaahay madax fiican baan inooga baryayaa oo danta umada soomalid sifiican uga talisa dhulka inaga maqana soo dhicisa aamiin
Ninka dhulbahante wuxuu ku so dhex maray gobolada dhexe heybta isaaqa. Maanta isaaq iyo dhulbahante dab ayaa la dhex dhigay.
Mashlh waayo arag lakin somali wax ma maqasho
Waxaan u malaynayaa in aynu ku heshiinay in aynaan talo kala qaadan.
Oo aden cadena ku dayda madaxdaay