Inaadeer waa marti edeb daran iskarogooyin baynu saaraynaayoo tuulooyinkoodi baa lagu celinayaa Mass deportation ayaa lagu samaynayaa iyaga iyo wixii reer bariyaba caasimadii way la qabsan la'a yihiin
Walaahi teenaa soconaysa Arab hadii sharciga la ixtiraami waayey xabadayada la ixtiraamayaa oo wlhi car oo car halagu dhawaaqo Horseed baa dhacay waxaa la ogaan doonaa in tan lawada leeyahoo so sharciya loogu wada noolaado ama lagu kala xoog bato
Anaguna hadaanu habar awal nahay mayeelayno sedexdii xisbi qaran golihii guurtida iyo madaxweynihii sedexda gobol ee barigu ha qaataan, sedexda galbeedku ma daawadayaalbaa
sacad muuse maxaad adeeroow ku cayday ee kugu sameyeen Qofka aad fuushantahay kaliya laga hadlaaye ma ummad dhan ayaad wada cayaysaa adeerow allah ka xishood
Akhas caleeg H/A doorashidii dadku u samreen ii sharafta ka raaceen baa hadeer ay dhamaatay dhooqaynasaan! Somaliland si walba waa ceebayseen ee maruun dhaafa dadka!
HJ ARAB WAY CAADAYSATAY.. KOMISHANKA XOGTIIISU SUUUQAY SOCOTAA. SERVARKA KOMITION KU WADANI SUQUU KU SII DAYAYAY.. KOMITION DACIIFA HJ QASS DALKAY CADAYSATAY HJ MA XISHOOTO
Beesha arab ha odhaninee beesha kulmiye dhaha sharafta arab haku gafinee
HJ GALBEED HALAGA SIFEEYO WAAA SANAHAABO DAD XISHOOD DARAN WEYAN..
Inaadeer waa marti edeb daran iskarogooyin baynu saaraynaayoo tuulooyinkoodi baa lagu celinayaa Mass deportation ayaa lagu samaynayaa iyaga iyo wixii reer bariyaba caasimadii way la qabsan la'a yihiin
@AyanAbdirahman-ez8qc WA NACALA ABOHOD KU YAL WADA DULDAN SIYASI FUDAYD WAXANO WALIYI MAXAY TAHAY. GALBEED AYNU KADIFAYNO
Habar dhaliwayday aleelo kuwalatay
Oohinta lafteeda lama fasaxin yaa idiin fasaxay inaad oydaan😂😂😂
Wixii baroora waxa la ogolyahay marka natiijada dhicista hesho😢😢😢
Arab Wayne. 💚🤍❤️waa dhaabarka Somaliland
Walaahi teenaa soconaysa Arab hadii sharciga la ixtiraami waayey xabadayada la ixtiraamayaa oo wlhi car oo car halagu dhawaaqo Horseed baa dhacay waxaa la ogaan doonaa in tan lawada leeyahoo so sharciya loogu wada noolaado ama lagu kala xoog bato
Wll shaydaanka iska naar si khayr ah ayuu ku dhamaan InshaAllah 🤲🏼
Anaguna hadaanu habar awal nahay mayeelayno sedexdii xisbi qaran golihii guurtida iyo madaxweynihii sedexda gobol ee barigu ha qaataan, sedexda galbeedku ma daawadayaalbaa
Arab waxaan allaba u qorin baay ku waasheen
Arab wuu saxsanyahay maxa ceel afwayn laga dhurayaa ma kamishanbaa fadhiya ceel afwayn waa yaabe
Waa runtii!! Meeshan waxbaa qaldan. Waxaan Hargaysa lagu ogaan sidee xuduuda Puntland (Ceel afwayn) looga ogaaday
arabow awoowayaal dadka dunida ku nool dhulbahante ayaa idiinku jeclaa waxaana noqoteen kuwii noogu adkaa ilaahay ha idin hanuuniyo
Vodka Arab yaa utirinaayay muraaqibkiini mee
Adkaysta
Waxaad danmoodaan Ku dhaqaaqa markay idiinku dhawaaqayeen ina cigaal muuse biixi maydaan diidin
Somalilanderow si xaq ah hadii aan u’eego dhan walba Arab wuu saxsan yahay walahi xaq maaha 3da xisbi inay noqdaan Hj waana xaaraan taasi Arabna Isaaqa cid la’isku taabto maaha walahi Hargaysa ayaynu kawada qaxaynaa 😂 Taariikhda ha dhayalsan horaa loo’yidhi “Arab ka dheeray qoriga inuu qaato haduu qaatana waxwalba wuu baa’bi’iyaa noloshoodana maynan guul daraysan waana culumadii Ahmed Guray ka’tafiirmay ee Amxaaria uraya hilibka caydhiin baray” walaalayaal aniguna Arab ma’ihi oo Muuse cidiisaan ahay waliba waxaa fiican in xisbiga KULMIYE la’tuuro oo iyaga lagu badalo walahi xaqqa markaan eego InshaAllah ilaahay khayr haka dhigo InshaAllah Arab waa gaashaanka Isaaq walahi oo Oromoda uraysa naga hortaagan inaynan dhul Isaaq boobin Alla ha’bakeeyo Arab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼 CADOWGEENA Ethiopiyana 🇪🇹 ilaahay Arab hatuso si ay buurahoodii Oromada iyo Amxaarada dib ugu celiyaan ilaahow Arab hanaga qaadin 🤲🏼Aamiin Yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
Sanduuqa waxadkuridatay uun torso circle codkeeda hatirsanine
Talaabo ayaa laidinka qaadaya waayo waxay kukacdeen qob ah oogin soo degdegtay😂😂😂
Ma huunadii sacadmuuse ayaa hadalkan idiin soo dhiibey
sacad muuse maxaad adeeroow ku cayday ee kugu sameyeen Qofka aad fuushantahay kaliya laga hadlaaye ma ummad dhan ayaad wada cayaysaa adeerow allah ka xishood
Sacad muuse waad ku waalateen midgaan yaho uraya maxaa ku sudhay sacad muuse wasakh yaho
Hada ogada siilanyana hj ayuu ahaa 😂😂😂
Gudoomiyaha xag xaga shada ka daa?
Qaranka💚🤍❤
Caac taaha yareysta h.jeclo wey is raacdey miyaad is raacdaan oo aad xisbigiina lasoo baxdaan umada ka xishooda xisbiga kaah waad u codeyseen oohinta jooji
Dadkii waxa kudhacay xanuun hj tolaw dawadii xagee laga helayaa
Wll si xaq ah hadii aan eego dhan walba Arab wuu saxsan yahay walahi xaq maaha 3da xisbi inay noqdaan Hj waana xaaraan taasi Arabna Isaaqa cid la’isku taabto maaha walahi Hargaysa ayaay naga saarayaan Taariikhda ha dhayalsan aniguna Arab ma’ihi oo Muuse cidiisaan ahay waliba waxaa fiican in Kulmiye latuuro oo iyaga lagu badalo walahi xaqqa markaan eego InshaAllah ilaahay khayr haka dhigo InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼
Hj cidna waxku fali maysee lakiin ma iyagu ma komishanbaa ma shaqada u daayaan dadkii loo igmaday
sawdinkii idinku ka codeeyay cabdillaahi darawal maxaad dad kale u eedayn wadani baad u cadayseen hadana waad cabanaysaan
Araboow.islayaaba.masidaasaa.caqligiinu.waar.xishooda.
Qiyaamo wllaahi
Aaar umada ka xishoooood
Ilmada yaaan kayska dhamayn oohini way hadhee😂😂😂
Way saxan yihiin
Nio siyaasiyiinta garaxajisyo iyo haberjeclo way kibreen wlhi nio 😂ciyaal xaafad iga dhe
KKKK. KKKKKK. WAAR ISKA AAMUS
Akhas caleeg H/A doorashidii dadku u samreen ii sharafta ka raaceen baa hadeer ay dhamaatay dhooqaynasaan! Somaliland si walba waa ceebayseen ee maruun dhaafa dadka!
Uuuuuf nimankan hadlayaa waa arabee maxaad HA idin sudhay akhas afka naga dhiga yalaalugo ayaan idin ka qaadnay akhas xataa hadaad heshaan ilaa aad HA soo hadal qaadaan idiinma noqonayso
@ akhas iyo uf baa laydin yidhi. Dalka waa ceebayseen ee xerooda oo iimaanka isku jalisa. Huuno cidina H/ A masoo qaadee khaati baa laydinka joogaa! Intii laydin dulqaadan karayey laydiin dulqaadaye ka hoyda dadka!
Waa Arab bay tidhi! 😂😂🤣. Huuno ma carruur baad la hadlaysaa.? Yaa kaa caqli liita? Arab bay sheeganayaan laakiin waxa ka sanqadhaya cid waliba way ogtahay. Saxane ayaa u qadhiidhay oo faraqa ugu shubay hambo yar oo uu kasoo jaray wixii uu umadda ka xaday! Maca salaama na dhaafa!
Cac
HJ ARAB WAY CAADAYSATAY.. KOMISHANKA XOGTIIISU SUUUQAY SOCOTAA. SERVARKA KOMITION KU WADANI SUQUU KU SII DAYAYAY.. KOMITION DACIIFA HJ QASS DALKAY CADAYSATAY HJ MA XISHOOTO
Ceeb wali oohintii lama fasaxin marka lagudhawaqo lasuga bahasha jalayaal
@IkraanIbrahim-p3h WASAX MALINTASAN KUL RAXSYSAN XABIBI QUMANEY.
Dee dagalama cidaad laysaan ha la idin arkee
Gar xejiska dabaal degaaya maad sheegtaan mise colaadii abaal laawayaasha huunada ayaad noosoo raacdeen arabaw waxan aad ku sheekaynaysaan ciyaalkuna kuma hadleen hays qiima ridina arabaw hadalkaad ku hadlaysaan walaahay waa hadalkii muuse biixi hooyadeed ha wasto s.laand wax daacad ka ah h.jayaa jirta s.lan
Saxib arab maaha ee waa kulmiye wax fahma arab wadani iyo kaahbuu codka ubadan siiyee kuwani waa gudi baastadii kulmiye ka dhacay hayska ooyaan
Waar muuse afka ka dhig kii hadlaba waa kulmiye ama waa HABAR AWAL ayay idinkaga dhagtay war naga daga huunadii buu kuleeyahay midgaan foqol midgaan
Kan wuu waalanyahay ku ashahaado garaxajis😂 lagugu aaasye