Ciro beeshiisa ma aha ee waa Jin Dagaagay aflagaadada uu ku hayo Xisbiga Wadani waa wuxuu ku helay xildhibaan ka tirsan golaha Guurtida. Guurtiyey ku nacay
Wxd doonto ku hadal manta xadhigii wuu dhamaaday. Iyo car juuq dheh. Caruurtii loo dhiibay pistooladah.naagihii rixlayn jirey ee maantana meelah ka oyaaya. Iyo eexdii way dhamatay. Anago ku mashquuli mayno yaa hadlay ee wxn ku mashquuli doona horumar sinaan iyo cadaalad
Garxajisow nucan mad iska dishan kan bila damirka ah ee calooshiisa uu shaqeysta ah waxan wayey nin sacad muse ama habar awal oo muse judane wuxu geystey laa wadagaya saxafad halka habar iyo ina caydid Malin walba ee aflagadeynayaan madaxawe Cabdiraxmaan Maxamed abdillahi Ciro
Qofku inuu wax baraa waxay kaa caawisa jaahilnimada ninkani badow reer miyiya waxna ma qoro waxna ma Akhiriyo muu fahmin siyadada waxa la mooda inuu muuse yahay adigu jindagaagay ayuun baad aheyde maad tanta kiishkii baryada illa tag
@@MahamedAhmed12aad idinku hadaad suldaan kiina ka tashateen anaguna suldaan xasan baan ka tashanaynaa oon aasaynaa markaa labada suldaan aan iswaydaarsano
Suldaan Habaar, u sheega in Mushaharkii dhamaaday.
Mashallah Tabarikall Madxweyne muuse Bixi geesi qaraan weyi ❤️❤️
Linta iso diyari guruje wadi daqrey hadi dacwade furto linta
Iimaanka ilaahay ha kaa qaado waa cado qaato xanuunsaya
QOFKA RUNTA SHEEGAA HUNGUR RAAC MA AHAA QOFKA. RINTA IS YODHAA QARI BAA HUNGUR IYO CUNTO KU BADASHAA. DADNIMADIISA
Waa saladinti la arkijiray madax Wayne muse bixi Allah ha ku daayo guul Somaliland ❤❤❤❤
Madaxwayne muuse biixi cabdi wllhi taariikhda xusi doonta❤❤❤❤
Suldaan ku wanaagsan ayuu hadley 💯
Suldaaan suldaaaan iska hambalyeee aynu karoonaanee inaguye
Run badan suuldaanku muse ayaa mudan in loo duceeyo iyo in la habalyeeyo ninka soo socodana waxan keeyahay wixii aad dhigatay way ku yalaan
Suldaanku waa nin rageed.❤❤❤
Run weeye, hadalkaasi. Laakin kalasaara mucaaridnimada iyo Somalilandernimada.
Waa run sheeg ....
Waa sax suldaan walaahi waa runtaa nooloow ❤
7 sano allah aya ka jaraya
Taariikh dhacday ayuun buu ka hadlay yaan xoriyada waaqici sheega la isku diidin/caayin , xorbuu codkiisa/ra'yigiisa
Habaar waalid ciyaar maaha xaguu ku tijaabiyey dawalada cirro waar xishood
Hashii cunaa ma,hadlayaa.
Waxaad tahay.ba magacaagaa ka turjumaya, wax wnaaga .in lagaa sugaa waa khalad, Allow habaar waalid baanu kaa magan galnay.
Subxanaleh Ileyn wuxu waa eberkeda discasting speech I ever heard yak
Runta weyi suldan
Kani.waa.baasto.xoogsato..lacag .xaarana.ayaa.lasoinjiray.noocasoomidhan.baa.kabuuxa.somlland
Jindagaagay.
ciro waku bilaabantay mucaaradnimadu adakayso
CIRO XATAA WAXUU YADHI DAD DHINTA CODEEYEY XUMATII LALA QAAYBINTOI ISAAQ WADANI IN BADAN WUU QOOMAMEYN
Ciro beeshiisa ma aha ee waa Jin Dagaagay aflagaadada uu ku hayo Xisbiga Wadani waa wuxuu ku helay xildhibaan ka tirsan golaha Guurtida. Guurtiyey ku nacay
Madaxdii tartameysey aya hambalyeysey ee adiga yaa hambalyo yaaga baahan horta😅😅😅
Geesi!
Wxd doonto ku hadal manta xadhigii wuu dhamaaday. Iyo car juuq dheh. Caruurtii loo dhiibay pistooladah.naagihii rixlayn jirey ee maantana meelah ka oyaaya. Iyo eexdii way dhamatay. Anago ku mashquuli mayno yaa hadlay ee wxn ku mashquuli doona horumar sinaan iyo cadaalad
Garxajisow nucan mad iska dishan kan bila damirka ah ee calooshiisa uu shaqeysta ah waxan wayey nin sacad muse ama habar awal oo muse judane wuxu geystey laa wadagaya saxafad halka habar iyo ina caydid Malin walba ee aflagadeynayaan madaxawe Cabdiraxmaan Maxamed abdillahi Ciro
Haa wa sax suldaanku wa geesi❤❤
Waxan qabyaalad way dhaaftay horta somalidu nin xun maba laha sababtoo ah qabyaalad ayaa looyar u ah
Warkaa.ayaa.igala
Halaag weeyaan suldaan kani waddani dhilaadhashay
Oo miyaad fileysaa inuu tebeyo haddaad hambalyeyso iyo haddii kale toona.
Raggii laga guuleystey wey hambalyeeyeen.
Adigu ceyda iyo naceybka tolkaa ku noolow.
Suldaan habaar .
Kkkk.
Habaar waa habaar!
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Ilaahay ka boqo Dadka xanafta iyo xumaanta kadaa balaayo ha aloosnie ilaahay wax dhaama waydiiso adeero cayda dadka waxba laguma cuno adeero 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Oo dee runbuu shegey
@@choukriali1710 runtuu sheegay waxay
Nin qayrkii ah ayuu u niikinayaaye
Intaad sacabka tumi layd
Adba noqo ka loo tumo
WADANI WAXAA KA SOO HOREEYA DHAXALKII AYAA DHIGATEENA JAWAABTEE WAA INAA U DIYAARA GARAWADANI
Kkkkk durbaba wa mucaarad alaah ba mahadleh Gartay inay manta mucarad yihiin
Tuug tuug tuug habaar.
7 sano oo isku dir ah iyo xoolaha umadda oo la boobo aya kaso dhamaaday doqontaa
Shalay waxaad samaaynaysay ee kula wacna hadeey maanta kula fool xumaatay bal markeed saxan tahay????
😂😂😂😂 habaar weeeye mxba laga wareysanba
Qofku inuu wax baraa waxay kaa caawisa jaahilnimada ninkani badow reer miyiya waxna ma qoro waxna ma Akhiriyo muu fahmin siyadada waxa la mooda inuu muuse yahay adigu jindagaagay ayuun baad aheyde maad tanta kiishkii baryada illa tag
Dameer iska hadle wuxu ku khalkhalay xaaraantii uu muuse u boobay
geesi baad tahayb
Magac bilaash uma baxo habaarba lagu yidhi
Maxaad habaar kawadiinaysa hambaly suldaan beeledmaha omaycaleemosaarin clmi maadi iyo mid diimeedna male waageeljire ilaa dayday waabilaa caqli
Kani quluubtiisa ayaaa xun waaaa xoolo weyaaaan kani
Huuno huuno dhashay jilicsan waxba masamaayn kartaan 3 xisbi h.jecla leh
Reer gabal dhacay gabalkiinii dhecye samra
Habar maxbuus hanbo dhulbahante 😂😂
KANI WAA NOOCA U BAAHAN IN GOD DHULKA HOOSTIISA AH LAGU XIDHO
Kani runbuu shegaya ee waxa godka u baahan gudcur gude iyo ragii uu buurta saaray EE cidanka laayey
@MuxuyadiinCawaale weligaa qabyaalad iska ilaali ninyar baad tahay kani waa suldaan habaar adiguna habaarane ha noqon
Idinku malaha wixiine qabyaalad mu ahayn iyo ku xumayn markaasaad dadka la yaabaysaan@@abdikhaliqbuuni5141
Ducaanu kugu daraynaa mar hadaanad hambalyayn madaxwaynaha cusub
WALIGAY ISAXAAQ CARE NACAS AH MA ARAG MANA MAQAL LAAKIN WAX WALBA WAA LA ARKAA ⁉️⁉️⁉️⁉️⁉️⁉️⁉️
Kan Waanu ka tashaneyna dhawaan insha'Allah.....
Kulmiye ayaanu la asayna
@@MahamedAhmed12aad idinku hadaad suldaan kiina ka tashateen anaguna suldaan xasan baan ka tashanaynaa oon aasaynaa markaa labada suldaan aan iswaydaarsano
Waan kula qiray reer waddani makala yaqaaanin mucaaridnimo iyo qaranimo
Reer wadanni tuuq maha
Nabad no dhibaato wax waliba wanaagaa ku wacan dee
Suldan nacas ws kan e arka
Ciyaalka calanka Somalia 🇸🇴 qaatat maxad ugu hadliwaayday😅😅😅😅
Cjyaalka waa lala hadlay ciyaal wax culaysa malaha
@@AhmedHashi-x8v illaa morgan ayaa isasiidayey🤣🤣🤣
Oo daami ku aroostey😘
Geesi ❤❤❤
Kkkkkkkkk😂😂😂😂😂
Kkkk geesi baad tahayb
Ninkaa ciro haw yeedho hadii kale wax dadka nacsiiya oo hoose ayuu umada lawadaagi nin kaa inaga qabta toloow
Sacsac hal adeeg maaha taad sheegeyso ninka wax kataga ee wax xeeriya ayaa wacan
Waaryaa midgaan sacad muuse afka ka dhig baastar ninkan waa reer kiina laakiin idin caqli dhaama sacad muuse haku xoqan sida gidaarka
Nacas
Kani suldaan maaha lkn waxn layaabay dadka kan suldaan ka dhigtay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Oo wax dhaama may waayeen tolow kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Adeer sandalada wax ha Ka sheegin Sharaf ayay agtayada Ka leeyihiin mida kale anigu suldaanadiina wax kama sheegno
Yaaa habalyo ka raba dadkan xanuusan
Kkkk gag waaye kan
Faqash waaye kan meesha ka circle.
Tuug baad ahaan jirtay habaaraw
Oow habaar iyo cuqubo oo qof ah
Wali muuse ayuu ka hadlaya waar ninka ma muuqaal aya laga hayay waxani jacayl muuse ka wayne
Kana. Xanunba haya
Caadi maaaha wlhi
Tuug baad ahaan jirtay habaaraw