GURI BARWAAQO SHEEKO XARAABO BADAN ILA DAWO QAYBTA 2AAD 01

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 144

  • @cabdiqaniboss
    @cabdiqaniboss 7 ปีที่แล้ว +5

    ninkii hadlayaaba ha iska hadlee
    guray waa nin hibo u leh ka qoslinta dadka.....waanan u qiray runtiii.....halkaa kaga hay nio we are ur fans

  • @mujaahidlibaax7185
    @mujaahidlibaax7185 7 ปีที่แล้ว +1

    KKKKK VERY TALENTED ...mid calool istaaga oo kostibeeshina kkkk gurey barwaaqo
    he is story teller

  • @Am3n26
    @Am3n26 7 ปีที่แล้ว +7

    Ninka burco hadan tago wan la kulmi inshaa allaah nin adag weeye guri

    • @21apdi96
      @21apdi96 7 ปีที่แล้ว

      in ka badan,20 goor ayaan arkay guri barwaqo hhhhhh

  • @siciidallaale8575
    @siciidallaale8575 7 ปีที่แล้ว +1

    soo dhameeya khayr hlee sheekada

  • @ahmedtayib2633
    @ahmedtayib2633 7 ปีที่แล้ว +1

    yaa ilaahal calamiin

  • @xamsehdm875
    @xamsehdm875 7 ปีที่แล้ว +6

    kaasi waa isaga waa guri barwaaqo sidaa uu sheegayo isagaa dabeecad u leh

  • @asmahayaan6512
    @asmahayaan6512 7 ปีที่แล้ว

    hmmmmmmm JaaZ MakuH HayaH Guri BarwaaQo

  • @suhaybhusssien4634
    @suhaybhusssien4634 7 ปีที่แล้ว +2

    GureY parwaaqo

  • @xyssinkeydiid6555
    @xyssinkeydiid6555 7 ปีที่แล้ว +1

    gurey barwaaqo """sheekooyinka noocan oo kale ah kuma fiicna duubida waxay ku fiican yihiin xaafada marka la joogo...inaga ilaali sxb

  • @abwanxamaro9081
    @abwanxamaro9081 5 ปีที่แล้ว

    nin WalaN WaaYeH Guray barwaaqo AlLbaNKa Ayuu DhameyaY wacdaleH

  • @Heersare24
    @Heersare24 7 ปีที่แล้ว +3

    wreeeee now wlhi guray soraan halkaa fadhiiso ayuu ku yidhi

  • @daudmanh6797
    @daudmanh6797 7 ปีที่แล้ว +1

    Ninkiiin waa garac

  • @garnayljamaac8951
    @garnayljamaac8951 7 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhhhhh kulahaa yiiiin yuuun yaaaa wallah wuu iga qosliyeyq

  • @ciiltirechanel2479
    @ciiltirechanel2479 7 ปีที่แล้ว +2

    *kkkkkkkkkkkkk guri barwaaqo maantana ma odaygii ina aaranee wadacadbuu keenay golaha wallee waa sheeko qosola*

  • @HIDDAHAOFFICIAL4220
    @HIDDAHAOFFICIAL4220 7 ปีที่แล้ว +4

    hhhhhhhhhhhh sheeko funy ah walahi wan qoslay
    marka uu askarigu ku qabanayo sagaal haddalo kala duwan odhanaya hhhhhh

  • @zaynabheehuunomacaaan1850
    @zaynabheehuunomacaaan1850 7 ปีที่แล้ว +1

    ninkaygii masha allah

  • @mustafecabdi5749
    @mustafecabdi5749 7 ปีที่แล้ว

    naqas aniga illegbaa kasoo baxay kulahaa 😅😅😅😅😅😅 ninkani waaba cajiib walle guribarwaqo

  • @ataashchannel71
    @ataashchannel71 7 ปีที่แล้ว +5

    guray nin funny ah wllahi

  • @samsamsaleh5222
    @samsamsaleh5222 7 ปีที่แล้ว +2

    yuu yaa yuu yaa kulahaa

  • @ridwaanibraahim7175
    @ridwaanibraahim7175 7 ปีที่แล้ว +8

    kkkkkkkkk jaas ma ku hayaa kkkkkkkkk jaasku ma xaarbaa

  • @samiircaydiid6940
    @samiircaydiid6940 7 ปีที่แล้ว

    jaas maku hayaa reer burco .... naqaz aniga ileeeeg

  • @mahadyare3292
    @mahadyare3292 6 ปีที่แล้ว

    hadaan bilad siinayo ta garacnimadaan uxidhi lahaa guri barwaaqo kutaageera zhp

  • @munaabdirahman305
    @munaabdirahman305 7 ปีที่แล้ว +19

    kkkkkkkk reer burco wax waalwaalan

  • @shuaybmgobyarey7879
    @shuaybmgobyarey7879 7 ปีที่แล้ว +1

    madhmadhka qaraxyada laydhka hhhhhh
    walee reer burco waa qosol socda

  • @زوجةعبدالعزيز
    @زوجةعبدالعزيز 7 ปีที่แล้ว

    hhhhh aniga maad I aragtay anoo meelahaa maalaayacni uuga dhacaya hhhhhhhhh guri barwaaqo khatar weeye 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @lixleboy2217
    @lixleboy2217 7 ปีที่แล้ว +4

    😂😂😂 sheeko macquul ah

  • @mahadcawad7091
    @mahadcawad7091 4 ปีที่แล้ว

    Zxb waan kusalaamay waxaan kaarabaa lanbarkaaga wax baankuwaydiin lahaa

  • @ciiseducaysane4417
    @ciiseducaysane4417 7 ปีที่แล้ว +1

    Hhhh guri barwaaqo Waa Qosol soconaya hhh kulahaa askaro calooshu istaagtay hhh

  • @mahadyare3292
    @mahadyare3292 6 ปีที่แล้ว

    xaraami number 1

  • @subeerbigeysiniesta1257
    @subeerbigeysiniesta1257 7 ปีที่แล้ว

    hmmmm kula laha mid yar ban Iska cidhiidhsaday guri barwaaqo

  • @ahmedshaani5604
    @ahmedshaani5604 7 ปีที่แล้ว

    wadacad ben buu isheegoo wan haystaaa

  • @zmartboy4921
    @zmartboy4921 7 ปีที่แล้ว

    gurayayoow sxb sheekoyinka mjaajilda kuma fiicnid

  • @ahmedtayib2633
    @ahmedtayib2633 7 ปีที่แล้ว

    guray bar waaaqo

  • @ricardoben5404
    @ricardoben5404 7 ปีที่แล้ว +1

    Jaas maku hayaa 😂😂😂😂fatal

  • @jamamahamad2773
    @jamamahamad2773 7 ปีที่แล้ว

    kolay in badani waxay moodayn inaaad hada sameesay sheekada waloo aad wax yar ku dartay lkn ahayd dhacdo dhacday 2014 xaadirna aan ahaaa

    • @naasirismaciil2480
      @naasirismaciil2480 7 ปีที่แล้ว

      jama mohamed
      Ooo adaa ka daray oo MadHmadHka zaaraY peee

  • @MohamedAbdi-fx3zz
    @MohamedAbdi-fx3zz 6 ปีที่แล้ว +1

    7 hablood iyo 100 nin

  • @gaashaanmedia4520
    @gaashaanmedia4520 7 ปีที่แล้ว +3

    hhhhh

  • @cabdiraxiim3577
    @cabdiraxiim3577 6 ปีที่แล้ว

    Guri barwaaqo

  • @ahmeddaakirhussein2720
    @ahmeddaakirhussein2720 7 ปีที่แล้ว +3

    Hhhh Naqas AniGa iLe eg

  • @mubaibra4033
    @mubaibra4033 7 ปีที่แล้ว

    Kkkkk Xaraabo wlhi guri barwaaqo

  • @rooblediiriye2345
    @rooblediiriye2345 7 ปีที่แล้ว

    jaaas maku hayaaaaakkkkkkkkk

  • @zayidalstayl5846
    @zayidalstayl5846 7 ปีที่แล้ว

    Ahmed biif barni hanaga ilaawin kkkkkkkk guri

  • @abdimohamed4544
    @abdimohamed4544 4 ปีที่แล้ว +1

    Zida haafYnka ayaan.daaqada kaa dhiipayaa🤣😂

  • @hajimuhamed2717
    @hajimuhamed2717 7 ปีที่แล้ว +3

    hhhh z😂😂😂 Xaflad layab leh ayey ahayd Xabad yaro Jaaska meel ku Tirisy

  • @shucaybhazard8798
    @shucaybhazard8798 7 ปีที่แล้ว

    kkkk wada cad geesi reer burcaa

  • @daudmanh6797
    @daudmanh6797 7 ปีที่แล้ว

    7 hablood iyo boqol inaamood

  • @cismanjunior1086
    @cismanjunior1086 7 ปีที่แล้ว +4

    jaas ma ku haya

  • @naimaabdi9651
    @naimaabdi9651 7 ปีที่แล้ว +3

    heheheheheheh

  • @saamcade396
    @saamcade396 7 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkkkhhhhhh hhhh hyaaay guru why beerka ixnnny

  • @Tafo775
    @Tafo775 7 ปีที่แล้ว +4

    Hhhhhhh

  • @alfaalfa3165
    @alfaalfa3165 7 ปีที่แล้ว +5

    😂😃😂😂😃😂waa xalfadii iigu yabka badnayd waxajoogay 7 hablood iyo 100 nin 😂😂 jaaska laadka caadi ma ahan dee nagade haaye wif nagadade haye 😂😂😂😂😂😂

  • @jamamahamad2773
    @jamamahamad2773 7 ปีที่แล้ว

    wadcad si wacanbaad u tilmaantay astaamahiisa lkn sxpkeen sacad dhagaystee maad tilmaamin waxaan aad u jecelaysan lahaa inaad soo qaato tii aynu ciyaarta wada dawananaya sacad aadka kula kaftamayay

  • @abdiazizhussein6382
    @abdiazizhussein6382 7 ปีที่แล้ว

    sxp riwaayadaha leedahay sheekoyinka iska dhaaf karaamadu yaanay inag k=lumine

  • @mursalmohammed9599
    @mursalmohammed9599 7 ปีที่แล้ว +4

    Madh madhku saaray kulahaa 😂 😂

    • @ibnomar7595
      @ibnomar7595 6 ปีที่แล้ว

      Khadar Casood 😂😂😂madhmadhpuu tufaY

  • @maxamedguray6403
    @maxamedguray6403 6 ปีที่แล้ว

    Nio zxp waxaN kazo Hor maraya marka la DaawaNaya uuN ka Jar zxp intasaN la suGi karaYNe

  • @ninbanaandegay7132
    @ninbanaandegay7132 7 ปีที่แล้ว +12

    kkkk waaaar ninkaan Gurey caadi maaha kulahaa
    mid Askariyoo cadaab ah oo mid aanu sxb nahay hada kohor
    Bud kadaba tuuray oo Haghago u yeelay kkkkk Yacnii Budhkii ayuu
    Margiyada kala helay than Hadalkii ayaa ka xumaaday ama is bedelay
    kkkkkkkkkkkkk

    • @hassonkhalieji6236
      @hassonkhalieji6236 7 ปีที่แล้ว

      hayaay waa mid yaroo cadaaba tayar ee jaasaysay

  • @mustafecabdi5749
    @mustafecabdi5749 7 ปีที่แล้ว

    guri barwaaqo billahy funny

  • @Heersare24
    @Heersare24 7 ปีที่แล้ว +2

    hhhhhh naqas aniga il leegaa

  • @ahmedsaleban3629
    @ahmedsaleban3629 7 ปีที่แล้ว +1

    hhhhhhh ala beerkay

  • @apdijogos2080
    @apdijogos2080 3 ปีที่แล้ว

    Ahmed bifii

  • @shambalalabencho4945
    @shambalalabencho4945 7 ปีที่แล้ว +4

    Jaas makuhaaa

  • @hamseabdi6873
    @hamseabdi6873 7 ปีที่แล้ว

    Why waa qosol jaas MakuhayaaaH 😁😁😁😁😁😁

  • @nasraali4489
    @nasraali4489 7 ปีที่แล้ว

    waa Malayani muxuu hada ka hadalay

  • @fadumofadumo7687
    @fadumofadumo7687 7 ปีที่แล้ว +1

    kkkkkkkkkk guri barwaaqo

  • @zamzamumumahamed1123
    @zamzamumumahamed1123 7 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkkkk

  • @rooblediiriye2345
    @rooblediiriye2345 7 ปีที่แล้ว +2

    guribarwaaqo mushmamkun hhhhh

  • @zirsaedabdilahi7395
    @zirsaedabdilahi7395 7 ปีที่แล้ว

    kkkkkk cadi maha

  • @hibaqmohamud7416
    @hibaqmohamud7416 7 ปีที่แล้ว +1

    Waarya guray barwaaqo nagada madhmadhka kkkkkk

  • @HIDDAHAOFFICIAL4220
    @HIDDAHAOFFICIAL4220 7 ปีที่แล้ว +8

    ilaahaa isamaystaan ku dhaartay iyo nabiyadayda maxamed csw horta maxad madhmadhka ila timada hadanu doono wanu ka dhacayna hhhhhhhh
    wu khalkhalay hh

    • @nimojama3626
      @nimojama3626 7 ปีที่แล้ว +3

      Hahahahhaha walahi wan qoslay

  • @---7573
    @---7573 7 ปีที่แล้ว +2

    kkkkkkkkkkkkkkkkkk qaraxyada ala beerka

  • @abdiladiifhassan4515
    @abdiladiifhassan4515 7 ปีที่แล้ว +4

    *-jaas makuhayaa kulahaa-* 😂😂😂

  • @Suhaybkaofficial
    @Suhaybkaofficial 7 ปีที่แล้ว

    Jaas ma ku hayaa kulahaa hhh

  • @mahamudit7470
    @mahamudit7470 7 ปีที่แล้ว +2

    marka ugu dambeysa kulahaa yuunyaa yuunya yuunyii yuunyii

  • @rooblediiriye2345
    @rooblediiriye2345 7 ปีที่แล้ว

    kkkkkk naqas aniga ileeg buuuuuuuuh hhhhhhhhhhhh

  • @abdulfattah2090
    @abdulfattah2090 7 ปีที่แล้ว

    jaas maku hayaa kkkkk

  • @ahmedshaani5604
    @ahmedshaani5604 7 ปีที่แล้ว

    hadaanu doono wanu ka dhacaynaa wada cad hhhh

  • @suldanmohamed8482
    @suldanmohamed8482 7 ปีที่แล้ว +1

    kkkkkkkkkkkkkkkk wlhy daacad baan uqosley kkkkkk

  • @sagalburco1847
    @sagalburco1847 7 ปีที่แล้ว +2

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @mursalmohammed9599
    @mursalmohammed9599 7 ปีที่แล้ว +4

    Hhhhhhhhhhhhhh

  • @fadumofadumo7687
    @fadumofadumo7687 7 ปีที่แล้ว

    ma fayooba

  • @gooleyare1006
    @gooleyare1006 7 ปีที่แล้ว

    JAAS MAKU HAYAA SOO GAL HHHHHHHH

  • @xamdamaxamedaxmed5874
    @xamdamaxamedaxmed5874 7 ปีที่แล้ว

    kkkkk walaahi qosil taygu ceejiyay

  • @x-tttabdi50cent62
    @x-tttabdi50cent62 7 ปีที่แล้ว +3

    Hhhh

  • @rooblemontolivo289
    @rooblemontolivo289 6 ปีที่แล้ว +1

    Jaasmakuhayaa jaasku maxaarbaa😂😂😂

  • @abdikariimmohammedahmed3883
    @abdikariimmohammedahmed3883 7 ปีที่แล้ว +3

    hhhh isku darkii qaska ahaa ma yaalaan kunshilin nooga miiis hhhhhh

  • @ramzimoh8892
    @ramzimoh8892 7 ปีที่แล้ว

    Madhmadhka

  • @kevsolmedia5716
    @kevsolmedia5716 6 ปีที่แล้ว

    Hhhh tirada tiro ka dhin awoowo nagamaad nagayne

  • @ladannimco8324
    @ladannimco8324 7 ปีที่แล้ว +3

    sheeko madhax guray ruwaayada uun jiil
    dabeedna baad dhaafi ladee nacasyow

    • @zakiabdi8617
      @zakiabdi8617 7 ปีที่แล้ว +3

      cayda jooji hno
      oo xishoo inan baad taheee

    • @HIDDAHAOFFICIAL4220
      @HIDDAHAOFFICIAL4220 7 ปีที่แล้ว +3

      Ladan Nimco walal isku xishood guray barwaqo wa nin haybad leh hh

    • @hamzehirzi5375
      @hamzehirzi5375 7 ปีที่แล้ว

      Doqon baa tahay wlhi ninkaa beerka nacaseyay baad cayaysa aafayay

  • @amiinshyusuf
    @amiinshyusuf 7 ปีที่แล้ว

    Hhhhhh waa axmed biife 😂😂😂😂

  • @زوجةعبدالعزيز
    @زوجةعبدالعزيز 7 ปีที่แล้ว

    100 hablood iyo 7 nin hhhhhh xaflad khatara ayay ahayd 😂😂😂😂😂

  • @ataashchannel71
    @ataashchannel71 7 ปีที่แล้ว +3

    hhhhhh

  • @cabdiraxiim3577
    @cabdiraxiim3577 6 ปีที่แล้ว

    Rijaal

  • @21apdi96
    @21apdi96 7 ปีที่แล้ว

    nagada Laadka 😂😂😂😂kuLaha

  • @koocaninkeedihore4903
    @koocaninkeedihore4903 7 ปีที่แล้ว +1

    Kaasi waa adiga Gurey.Caloosha salaxa Ee Qaraxyada nala saa ir macamiisha ayaanu Nahaye hhhhhh

  • @abdisamedmire2955
    @abdisamedmire2955 7 ปีที่แล้ว

    ciyar ma ku hysa kkkkkkk

  • @ALi-wn1qg
    @ALi-wn1qg 7 ปีที่แล้ว

    ileen qosol looma dhinto

  • @ciiseduraan3197
    @ciiseduraan3197 6 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk

  • @abdisalamgolden-boy3485
    @abdisalamgolden-boy3485 4 ปีที่แล้ว

    Ciyaari Maku haysaa

  • @mustafaabiib1916
    @mustafaabiib1916 7 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkkk

  • @amiiranuur7237
    @amiiranuur7237 3 ปีที่แล้ว

    BBC