Deg Deg Jabuuti Iyo Ethiopia Dagaal Culus Aqoonsigi Somaliland Falnqayn Podcast HN..

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 40

  • @w410921
    @w410921 27 วันที่ผ่านมา +1

    Ma Ciraa Siyaasi ah

  • @axmedyusuf8192
    @axmedyusuf8192 27 วันที่ผ่านมา +6

    Ibraahin caydiid halaga xishoodo waa muwaaddin sharaf badane

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 26 วันที่ผ่านมา +1

    Reer Somaliland Faqashta Qabyaaladeeda iska Ilaaliya. Reer Somalikand Midnimo, Midnimo. Reer Somaliland Midnimo, Midnimo. Somaliland ha Sarayso.

  • @cumarbaaruud101
    @cumarbaaruud101 27 วันที่ผ่านมา +1

    Wariyaa

  • @maxamedcabdo3565
    @maxamedcabdo3565 24 วันที่ผ่านมา

    Tashtay waa qadaad wayn

  • @user-po3nl5jj5y
    @user-po3nl5jj5y 26 วันที่ผ่านมา +2

    Sax usheegmuhiimadu waa dalka somland no qabiil

  • @KoosQamaan
    @KoosQamaan 9 วันที่ผ่านมา

    Dagalkii ka dhacay xalxalis

  • @cumarbaaruud101
    @cumarbaaruud101 27 วันที่ผ่านมา

    Dadaka waxaa kadaaya

  • @cumarbaaruud101
    @cumarbaaruud101 27 วันที่ผ่านมา +1

    Kuhay

  • @cabdikareemmusa8910
    @cabdikareemmusa8910 27 วันที่ผ่านมา +1

    War. Xume yaasha. Lama. Waraysto

  • @myway3801
    @myway3801 27 วันที่ผ่านมา +2

    Ninkan hadalya ma la huba ino yahay hawanta gudhaha wuxu u hadalya sida hawanta kale

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 26 วันที่ผ่านมา

    Waaxa ado adoon darood kaa ahoow waryaa

  • @myway3801
    @myway3801 27 วันที่ผ่านมา +2

    Ninki ma mawalada carurta yu ka sheehaynya 😅😅😅😅😅

  • @Shoeexpert123
    @Shoeexpert123 27 วันที่ผ่านมา

    Asc

  • @user-nu2pe1go3s
    @user-nu2pe1go3s 27 วันที่ผ่านมา

    Ganacsadshagii qaaliga ahaa ee qasaal iyo hantidiisii baad juuq ka odhan wayday oo lagugu tiiqtiiqsanayay cadownimada aad qabto😂

  • @cumarbaaruud101
    @cumarbaaruud101 27 วันที่ผ่านมา

    Xukuumadaa lacagsiisaa

  • @amina34436
    @amina34436 26 วันที่ผ่านมา

    Gele lacagta fasax😂😂😂😂

  • @aminaboon1290
    @aminaboon1290 27 วันที่ผ่านมา

    Aaduun WAAR MUSE. MINSIDA LAGUSIRO MAHAA JABUUTI IYAADA BISAFAHA QSLANEYSE MAMEEL LAA AAMINO OO XOOLOLAFJIGTA

  • @mustafehussein6983
    @mustafehussein6983 23 วันที่ผ่านมา +1

    Arag weerar waa ciyaala xaafa marka dooda lagu qabto laguna jebiyo ama looga adkaado reer buu dabada geliyaa😂😂😂😂😂😂

  • @Halgame334
    @Halgame334 26 วันที่ผ่านมา

    KAN HADLAYA MA FAQASH CARBISANBA WUXU UMUQDA CANBUULO

  • @user-nu2pe1go3s
    @user-nu2pe1go3s 27 วันที่ผ่านมา

    Ciro idinka iibsami maayo garxajisoe ee xal kale keena

  • @rashiidfaarax7256
    @rashiidfaarax7256 27 วันที่ผ่านมา

    S cw.walayaal qabiil waxba tari maayo midnimaa waxtarayso dadka kala dagaalamqabiil oo usheega diinta iyo walaal nimada

  • @ahmedfarah5928
    @ahmedfarah5928 26 วันที่ผ่านมา

    REPUBLIC OF SOMALILAND LAND OF DEMOCRACY AND STABILITY IN THE HORN OF AFRICA.
    MOU MEANS TO US THE FIRST AFRICAN COUNTRY THAT CONNECTS WORLD TO AFRICA AND THE RECOGNITION MEANS BEYOND ETHIOPIAN BORDER.

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 26 วันที่ผ่านมา

    Faqash waashe 😂😂😂😂 waaye washeen guule somalilan adu waxa darood kaa ahoow muse waa libaax somaliland muse kuu dorabayna

  • @ahmedyusufgoolcadeabdi2641
    @ahmedyusufgoolcadeabdi2641 27 วันที่ผ่านมา

    Waar Awal iyo Garxajis midna garanmaaysaan jooji cantrabaqashka
    Waar malaha waa la idin dhex fadhiya?????

  • @user-nu2pe1go3s
    @user-nu2pe1go3s 27 วันที่ผ่านมา

    Maydkaagii waraabaha loo dhigay baad ka diiri wayday oo aad darod ban racsanahay😂

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 26 วันที่ผ่านมา

    Waar. Wadankani dumi maayo alle ayaa ka taliya faqash walaa huwan eyda aynu dooranay ee basaasinta ah

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 26 วันที่ผ่านมา

    Habar yonis badhacis looma bahno deed bilaa qadiyada ah oo dabacedahi darood kaa faqash kaa Lee ninkan habar yonis maa ciyale buu uu shekeynaya soowta loo jeedo 😂😂😂 ilaayne af aden lahayne maa xishodo is adke baadena kaan yusra harti 😂😂😂

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j 27 วันที่ผ่านมา

    waxaasi uma muuqdaan reer wadani ee waxa u muuqda gursiga sidaanu u gaadhna oo keliya xumaantayi geesanyaan ee reer somaalilaan iyo madxda somaalilaan

  • @user-nu2pe1go3s
    @user-nu2pe1go3s 27 วันที่ผ่านมา

    Garxajisow idinka keenay kii ugu liitay ragii la dooran lahana u diiday ee maxaa xala noo sheega

  • @user-tz5qr8mv7r
    @user-tz5qr8mv7r 14 วันที่ผ่านมา

    Asc. Abti why you hide your number to contact you. I have more information more than ever!!!!

  • @user-ng9sb8hz1n
    @user-ng9sb8hz1n 27 วันที่ผ่านมา +1

    Sharcigigii dalka waxa xisbiga wadani iyo qayb magac gar xajis huwan somaliland guul ❤❤❤❤muuse biixi guul ❤❤❤xisbiga wadani guul daro

  • @khadarhassan8723
    @khadarhassan8723 27 วันที่ผ่านมา

    Waa beenaale
    Labada dumara ee uusheegay
    Inanta indha kacabaneyasay
    Reer gabilay bay ahayd hadda
    Way caafimad qabta alx
    Gabadha gaadhiga dawladda
    Hoose la jiidhsiisayna sacad muusey ahayd sixaq darra
    ahna waa lagu dilay
    Mayir mooge iyo dawlada
    Lagala xusaabramaya
    Lakin hakadhagin
    In garxajis iyo habar awal
    Isdilayaam

  • @74somer
    @74somer 26 วันที่ผ่านมา

    Waar niiclahan afka Qadaadwaynta ku hadlaya maxa ka siya‼️
    Calaacal badana waa ciilqabe, Uskagyow Ibrahim caydiid magaadhaane magiciisa noo dhiga waad ka xuntihiin geesinimadiisa iyo runtiise
    waar waxaso kale waqtiga ha iskaga lumina iiish

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez 27 วันที่ผ่านมา

    Cirro waa kharan dumis jabuti waxay u carrareysa danteedaa somaliland naa danteedaa

    • @istaahilismail5117
      @istaahilismail5117 26 วันที่ผ่านมา

      @zahraibrahim horta aad Cirro u tiriside afsoomaaliga aad qoreyso ee khaldan iska soo sax oo sida wax loogu qoro luuqadaada hooyo soo baro. Markaa ka dib DR Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro u soo gudub. Adigoo jaahilada madaxda qaranka afkaaga xun ka jeedi. Islaan wal oo jaahiladiba inay siyaasad.ka hadasho waa dhibaato Soomaali oo dhan haysata. Tarbiyadii caruurtooda iyo guurkoodiiba dumar ku fashilmay ayaa.intaa Siyaasad ka hadlaaya oo madaxda qabyaalad ku aflagaadeeynaaya naa isla yaaba oo caruurtiina iyo Faaraxyadiina ka adkaada. Soomaaliland ha guuleysato Cirro na madaxweynenimada Soomaaliland illaahay ha ku guuleeyo. Aamiin