shikh mustafa xafida hullaah rabbe ha kaa abaal mariyo waqtigaaga qaaliga ah ad ku bixisy inad nagu baraa rujiso in micnaha quraanka la fahmo rabi hakuu gargaaro maalinta adag ee qiyaamaha anagana rabi hanaga dhigo kuwii ku camal fala insha,allaah
acwr mashaakilku waa quraanka tafsiirkiisa oo aan la aqoon mida kale maba aaminsana in uu lahadlaayo qofka aqrinaayo iyo inuu ku dhaqmikaro midna waxaan orankaraa dadkeena fahamkii quraanka ayaa kamaqan ee way ka yalamyalmsiinkaraan
Maasha Allah. Allow noo xifdi Sheekh Mustafa. Ilaahay ayaa hadyad u siiyay maskax iyo gudbinta aqoonta. Jaza'akaLah
Cajiib allah ayaa bixiya Balaqad igo cilmiga
Allah hakugu abal mariiyo Janadisa Fardowsa
waxad Tahay qof sii caad usharax Allha qurankisa❤❤❤❤❤❤
M.a muxadaradan waxan dawanaaya 30/9/2024/3:10am jazakamullah allaha ka abal Mario shaikh mustafa 🤲
Jazaakallahu khairan sh Mustafe iyo dhammaanba inta geysatey in muxaadarodan nasoo gaadho.
illahay subxanana watacaala ha ka abaal mariyo janadana ha inagu kulmiyo amiin
Allahu akbar
Best muxaadaro an maqlo ❤❤
50k le dawatay wale wa adunyo gadoon 😢😢
Masha allah shiikh mustafa allaha ku xafido jazaakalaah kheyr allaha kusiiyo
Masha Allah sheikh mustafa kuwa quraan fahama Allah inaga yeelo Amiin
Masha allah ❤ allah haku barakeeyo shiikhunaa
ماشاء الله شيخنا اطال الله عمرك واسقاك من نهره الفردوس مازالت محاضراك السابقة فريدات بنوعهم برأي..
masha,allah alle ha xifdiyo sheekha
Mashalah sheekh ilaah kheer hasiyo ilaah akuw awaal mariyo janadisa firdowsa. Walalaha kheerka noo so gudbiyay ilaah aka awal mariyo . I.m watching 23/1/2025
Eebe hakaa Abaal mariyo
wanaaga aad ufashay ummada soomaaliyeed
thank you
abdihakiim ahmed y
abdihakiim ahmed 6
maasha alalh sh mustafa xikmad ilhay wakusiye allow kuxifdi
2004 igu horeyse an daawado muxaadaran ilaa hadda oo 2024 wan daawanaya😊
may Allah bless your soul
Mansha Alhah . Alana ha kubarakeeyo anagana Alaha ha nagu anfaco Aamiin
ilahow nafahan si Quran ka ameen alahuma
Mashalah ilahay ha barkeyo shiikha
Yaa dawanayo 2024
جزاك الله خيرا
shikh mustafa xafida hullaah
rabbe ha kaa abaal mariyo
waqtigaaga qaaliga ah
ad ku bixisy
inad nagu baraa rujiso
in micnaha quraanka la fahmo
rabi hakuu gargaaro
maalinta adag ee qiyaamaha
anagana rabi hanaga dhigo kuwii ku camal fala insha,allaah
Msha allaah wll sh.mustafe
Alla khayr iyo wnaaag haku siiyo
Wlo sh mustafe
masha allaah sheekh mustafe allaha barekeeyo
maansha allah ka faa iidaysi wacan
Masha Allaah
masha Allah
Masha'allah
M.a
2024 Yaa Daawanaya
sheeq mustafa xafidahu lah
Msha allaah
Maxaadiro ka fiican waligeed ima soo marayso tanoo kale illahy baa i waa fajiyey inan jaanis u helo inan muxaadiradan daawado
Maasha allah
yes
maasha alaaah
Allaahyaxfadka sheikh Alle jannadiisa Hakugu Arsaaqo haiskuna keen kulmiyo
Waxan bilabay barashada luuqada carbeed si aan ufahmo aayadaha Alle ee ilahow iiga yeel mid fudud. Fadlan adiguna baro.
manshl h ilaahaw
Gaalo badan waxay u islaamaan quraanka way dhuuxeey oo wa baa dheen si ay u fahmaan
quranka ilaahaw nafahansii
mansha allah
nadiifo siciid ilaahy haka abalamariyo jisakumulah qeran
Ala ha ka a jaaza siiyo
laahiy haka abaal mariyo
Waxan rajo ka qabaa muxaadiradan inuu alle i fahansiiyo quraan
Spain iyo portugal iyo koo furta faransiiska waxaa Ka telin jiray dawladii islaamka
acwr mashaakilku waa quraanka tafsiirkiisa oo aan la aqoon mida kale maba aaminsana in uu lahadlaayo qofka aqrinaayo iyo inuu ku dhaqmikaro midna waxaan orankaraa dadkeena fahamkii quraanka ayaa kamaqan ee way ka yalamyalmsiinkaraan
CILMI DHXAL GAL AH 2025
Mash Allah
masha Allah
Masha allah