الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر
Asc soomaaliyeey, culimada hilibkooda waa sun ee kawaantooba, in aad culumada sharaftooda igo cirdigooda aad qabil dartiis ugu gaftaan qaasatan sh mustafe x ismascil haaruun, afkiina kareebta, dhirta kuwaan la daaqin ayaa kujira.
Sheekhunaa dagaalada Waqooyi miyaadan ka hadleyn baarakallahu fiika Maanta wadankeenii dhiiga daadanayo wax kala dheh Sheekhunaa haday Ku maqlayaan Adigana Xujo ha kuu noqoto adiga iyo Sheekh Dirir Allaha idin xafido sheekhunaa xumaanaeha ii arkin.
Asc soomaaliyeey, culimada hilibkooda waa sun ee kawaantooba, in aad culumada sharaftooda igo cirdigooda aad qabil dartiis ugu gaftaan qaasatan sh mustafe x ismascil haaruun, afkiina kareebta, dhirta kuwaan la daaqin ayaa kujira.
@@ahmedaadanweli4731 walaal Kheyr Allaha Ku Siiyo Nasteexadaada Qaaliga ah Sheekh Mustafe waa Sheekh Qaaliya Aan Alle darttii u Jeclahay xaashaalillah in Aan wax Ka sheego igama Suurtoowdo ee waxaan u Ka waday Nasteexadiisa Quruxda badan in Alle Ku kala Qaboojiyo maadaama uu M/ Muuse yiri wuu I Qaban karaa oo wax Waan Ka maqlayaa. Ilaahay Xaqa ha Tuso Bisha Ramadaan Qofka maato Qaxonaya Iyo bilaha Xurmada Leh dhaanteena Allaha noo dambi dhaafo.
Allow barakeey sh mustafe xaaji ismacil haarun ❤
الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر
Jazaakal laahu khayran
Sheikh mustafa haji ismail.
Allah ku xafido. Intelligent man 👨
Allah cimriga haku dhereeyo.shekh mustfe
Luuliyo 1999 buu ahaa jeedinta qudbadaan Allah Ha Xafido Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil 🤲
24 years ago Maansha allaaha illaey icmorga iyo cafimaadka ha u sii barkaayo
Walaal dambigaa Alle hadhaafo hadee saxtahay sheekha haku been abuuran waxaan Maqley inuu yiri facebook iyo youtube midne malihi sida uusheegay sheekh dulmi diid.
Marka Alle ooga baq sheekha sikale risqi xalaal kuraadi.
Masha Allah ❤❤❤ Adeer mustafa
Asc soomaaliyeey,
culimada hilibkooda waa sun ee kawaantooba, in aad culumada sharaftooda igo cirdigooda aad qabil dartiis ugu gaftaan qaasatan sh mustafe x ismascil haaruun, afkiina kareebta, dhirta kuwaan la daaqin ayaa kujira.
صل الله عليه وسلم
ALLAH ha ku xafido sheekh mustafe ❤️❤️❤️
Masha'allah
اللهم صلي على سيدنا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه وسلم
Su.aashaan fiiriya 1:29
Hee mxaa ku daarey adi jwbta ma rabtey
Ilahay ha ku xafido
Masha allah❤
ماشا الله
Ilahay haku xafido
🤍🤍🤍❤🥰❤
ALLAH XAido shiikh 🤲🤲💟
🤲❤
Sheekhunaa dagaalada Waqooyi miyaadan ka hadleyn baarakallahu fiika
Maanta wadankeenii dhiiga daadanayo wax kala dheh Sheekhunaa haday Ku maqlayaan Adigana Xujo ha kuu noqoto adiga iyo Sheekh Dirir Allaha idin xafido sheekhunaa xumaanaeha ii arkin.
Wey ogyihiin amay xanuunsaneyaan ama wax kale hayaa lkn wey ogyihiin
Asc soomaaliyeey,
culimada hilibkooda waa sun ee kawaantooba, in aad culumada sharaftooda igo cirdigooda aad qabil dartiis ugu gaftaan qaasatan sh mustafe x ismascil haaruun, afkiina kareebta, dhirta kuwaan la daaqin ayaa kujira.
@@ahmedaadanweli4731 walaal Kheyr Allaha Ku Siiyo Nasteexadaada Qaaliga ah Sheekh Mustafe waa Sheekh Qaaliya Aan Alle darttii u Jeclahay xaashaalillah in Aan wax Ka sheego igama Suurtoowdo ee waxaan u Ka waday Nasteexadiisa Quruxda badan in Alle Ku kala Qaboojiyo maadaama uu M/ Muuse yiri wuu I Qaban karaa oo wax Waan Ka maqlayaa.
Ilaahay Xaqa ha Tuso Bisha Ramadaan Qofka maato Qaxonaya Iyo bilaha Xurmada Leh dhaanteena Allaha noo dambi dhaafo.
1.25
bal eega naxariista islaam ka iskugu kaa dari amy no inaanu ku legedno iyo xoolohaagoo aan kaxaysanno SCW NEBIGEENIISUBANAA
Sheekh maxad laascaanood uga aamusantahay?
Sheekha qabyalada qudhunka kala tag
Qofka aan soomin Karin aan rajo laga qabin inuu soomo fidyada am a xoolaha laga bixinyo waa intee