"Waxaan noqday loogada ama calaamada xisbiga Waddani" Waa Kuma Fanaanka Qaaday Heesta Waddani

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 พ.ย. 2021
  • Kala Soco ERYAL TV , Wararka Ugu Waaweyn Soomaalida iyo Dunidda Inteed Kale Daawo Wareysiyo Xasaasi Ah & Barnaamijyo Tayo Leh. Ku Xidhinow Mar kasta Eryal Tv
    Subscribe & Share
    TH-cam- / @eryaltv
    Facebook Page- / eryal-tv-1400709033350194
    Email - Eryaltv@gmail.com

ความคิดเห็น • 9

  • @sabahmohamed9289
    @sabahmohamed9289 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah afkaaga malab lagu qabay guul guul somaliland

  • @moseskaahin8631
    @moseskaahin8631 2 ปีที่แล้ว +1

    Sharaf buu dheer yahay fanaaniinta ee maanta, waa fariid waddani, caqli badan, waana nin u dhashay gobolka Ragga kaalin weyn buu ugu jiraa xisbiga rajada shacabka iyo badbaadada qaranka waddani wuxuna hersta ugu muhiimsan ee qarniga
    Illaahay ha xafido

  • @moseskaahin8631
    @moseskaahin8631 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa runtii wax weyn ayuu u qabtey xisbiga rajada waddani

  • @nimofarah1913
    @nimofarah1913 2 ปีที่แล้ว

    ❤🌹❤🏆❤🌹💯💯

  • @khadaribrahim6418
    @khadaribrahim6418 2 ปีที่แล้ว

    Woow. Wuu. Ku. Foorariyey. Walee. Jawaabi. Qadhaadh. Buu. Kaaga. Baxay

  • @anabmohamed344
    @anabmohamed344 2 ปีที่แล้ว

    Wariyihii meel baad dhigtey su'aalo dhanaana ooney ka jawaabeyn ayey ku weydiinayaan

  • @cabdikariimcali3046
    @cabdikariimcali3046 2 ปีที่แล้ว

    Alfanaan cabdifataax burcaawi nin adag

  • @zamzamzamsam6108
    @zamzamzamsam6108 2 ปีที่แล้ว +1

    Bulshaawi noolow wll❤❤❤❤