MUNIIRA WEEY KU WAALATAY MOHEMED BUSKUT, SIDAAN NORMAAL MIYAA??

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • #dhaqaaqaaddhaxashidee

ความคิดเห็น • 57

  • @dhaqaaqaaddhaxashidee
    @dhaqaaqaaddhaxashidee  2 หลายเดือนก่อน +3

    th-cam.com/video/CFcXh7zKv-c/w-d-xo.html
    KAFAAIDEEYSO MUUQAALKAAN!
    SUBSCRIBE SHARE IYO LIKE-TA HAIGA HILMAAMINA, MAHADSANID!

  • @lilys886
    @lilys886 2 หลายเดือนก่อน +2

    Subhanallah! Naagtan dad ayaa ka waalay oo god dheer Ayay ku dhacday.Allaha u kaalmeeyo.Naag ninkii ay sheeg sheegto wali dan ayay ka leedahay.

  • @aminaahmedmohammed1056
    @aminaahmedmohammed1056 2 หลายเดือนก่อน +3

    Wcs shukran ajir Allah ha kaa siiyo waad waanisey hadii ay wax maqaleyso, maniiro fursad khaaliya ayaa soo martey kama faaiidey- sanin dada aan ka naxeynin ayey u gacan gashey, mahadsanid !

  • @ShamsoMaxamed-q3v
    @ShamsoMaxamed-q3v 2 หลายเดือนก่อน

    Sharafey naciimo احبك في الله

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 2 หลายเดือนก่อน +4

    Asc niciimo walal sidaa qeer ugu shaqeeso allaah ajir ha kusiiyo waanaga syaa dadka fartaa xumaanta eaa ka reebtaa maashaa allaah allaah ha kuxifdiyo❤❤❤❤❤❤

  • @ummurayaan4167
    @ummurayaan4167 2 หลายเดือนก่อน +6

    اللهم وفقنا لما تحب وترضى ❤

  • @FaadumoFaadumo-gi8kr
    @FaadumoFaadumo-gi8kr 2 หลายเดือนก่อน +4

    Allaahuma salicalaa sayidinaa muxamad wacalaa ahlihii wasacbihii wasalim tasliima mubaaraka fiih

  • @ashahassanrobleh7711
    @ashahassanrobleh7711 2 หลายเดือนก่อน

    AAAMMMIIINNN YAA ALLAAH🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 หลายเดือนก่อน +7

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Umo580
    @Umo580 2 หลายเดือนก่อน

    SUBXAANLAA MUNIIRA AKHLAAQ MALE DAD XUNA WALASAAXIIB

  • @faadumolifestyle2697
    @faadumolifestyle2697 2 หลายเดือนก่อน +3

    Masha alaah walaasheeye Naciimo🥰

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 2 หลายเดือนก่อน +3

    Subxanalah allahu akbar alle kabaqa

  • @hanefa283
    @hanefa283 2 หลายเดือนก่อน

    اللهم استرنا بسترك الجميل الذي سترت به نفسك فلا عين تراك، ولا يد تمسك، ولا تفضحنا بين خلقك ولا تخزنا يوم القيامة اللهم أعلِ بفضلك كلمة الحق

  • @sosomax5931
    @sosomax5931 2 หลายเดือนก่อน +1

    Naciimo laayiv oo yutubka nooso gaal saan anaga dhaan aan uugu wada hadalnoo meshan waxa kasocdo hadat janis haysit❤

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar9620 2 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanalaah gabadhaan macafimadqabto

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 หลายเดือนก่อน +3

    Wcs walshey naima Masha allhhh allxmduliilh allxmduliilh yaab umadan allh haso hanuniyo acdubilh subxanllh acdubilh acdubilh ceeb xishod maaleh acdubilh

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allha abayo naga walbo fashilimto waxaye dhahda waa letagaye Subxanalhi

  • @-zahraabdalla969
    @-zahraabdalla969 2 หลายเดือนก่อน +3

    سبحان الله العظيم حسبنا الله ونعم الوكيل اخر الزمن حرام عليكم يا ناس اتقوا الله خافوا ربكم

  • @niimaneur4842
    @niimaneur4842 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allahu akbar Allahu akbar inalilahi wa ina ileyhi raajicuun illaahay ana astuuro

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 หลายเดือนก่อน +1

    Manshaallah nacimo Asc ❤❤

  • @AdaanAbshiro
    @AdaanAbshiro 2 หลายเดือนก่อน +3

    Wax la taagay ma jiraan hadii ay jirtana dadka gurigeeda ka dunshay ayaa iyada taagay marba hadad noqoto qof dadku hagaan ilaa xijaabki lagaa dhigo weliba dad nolosha ka dhacay wax aad tahay majiraan maskaxdaada haba kuu yaraatee intaada ku meel martaa roon hada waxaa halis ah in ilmaha laga qaato allaha ka baqa ilmaha buuqa ka daaya

  • @user-bh6ez5ln4t
    @user-bh6ez5ln4t 2 หลายเดือนก่อน +4

    Waxaan aamin sanahay hadda in ee Muniiro aheyd bila aqlaaq iyo duli oo dhar iyo xijaab noo soo xiratay. Laakinse qofkaa tahay ma qarin kartit.

  • @KadanAliIsa
    @KadanAliIsa 2 หลายเดือนก่อน +2

    Asc walaashay naciima naagtani waa cabtooy ban filayaa wayo qof normal ahi waxaas meel lama soo fadhiisto.
    Lakiin maxamed buskut ayaa illaahay tusayay dadkii dulmiyayay ee gaajuu ku dilay wakadaa lahaa.
    Marka alle hasoo hanuuniyo.

  • @ubahabdisaid2222
    @ubahabdisaid2222 2 หลายเดือนก่อน +3

    Habo.naciima gabadhan muniira ah hadalkeda ma aha wax halku ool ah oo wax ka jiro malaha iska dayaa ha ìska ha iska qaaq leyse koley wacdi iyo waano ma maqleyse kkkkkkkteeda kale qof walbo waxey dhahe wa ley taagey miir ma laheen marki ley nikaxsahaayi cajiib waaye

  • @MadinaMahmoud-gt5hg
    @MadinaMahmoud-gt5hg 2 หลายเดือนก่อน

    Asc mama runta waxytahay ni horee marhore ayeye klategen

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar9620 2 หลายเดือนก่อน +2

    Eyadaa iscebeysay gabadhan dadkii dhalay aawey

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 2 หลายเดือนก่อน +1

    3 way dhamaatay abaayo muniiro

  • @umuabdirahman961
    @umuabdirahman961 2 หลายเดือนก่อน +1

    Illah haso hanuniyo gabadhan waxey moda iney ninkeda cebeneso lkn wax walbo ayadey ku so noqoneysa sida lo hadlo xita ma taqan

  • @samirajama1180
    @samirajama1180 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dagaal mawatee ninkee jeceshahay talana mahayso ninkee rabtaa

  • @IsmahanOmar-t9b
    @IsmahanOmar-t9b 2 หลายเดือนก่อน +1

    Way kusoo caanbaxday😂😂😂!. Maahmaah reer Koofur aa tiraahdo: Xaan cunaa aa inja jid martay aa yaankucunin ka hortimid😂!. Maxamed buskut taasa ku dhacday!.

  • @MunaJama-z6e
    @MunaJama-z6e 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waaaron dadka halaga qaabto naagtan muunira waa kalaxad uraysa iyaada siixirole ah

  • @Lana-1-0B
    @Lana-1-0B 2 หลายเดือนก่อน +3

    Waxaaba kaaga sii daran oo aan ka yaabay xalay waxay leedahay bulshada hortoodo xijaabka qalbigeyga kama soo go in ee wuxuu ahaa mid laygu qasbay imaga soo go in kute illaahay.cabsidiisa aaway ?
    Hada.waxay leedahay buruko ma ahayn iitimihiisa ayuu labada dhinaca ka.dheereeyey ayuu.bidaartiisa ku daboolaa waar tan yaa bulshada ka.qabto illaahay ha qabtee

  • @maryanosman4076
    @maryanosman4076 2 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢

  • @hanefa283
    @hanefa283 2 หลายเดือนก่อน

    Aadam iyo Amiira muniira iyo maxamad waa MUSAL SAL 😢

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi6071 2 หลายเดือนก่อน +1

    Shame munira 😢

  • @حمودهحسين-ق3ج
    @حمودهحسين-ق3ج 2 หลายเดือนก่อน

    👍👍☝️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @samirajama1180
    @samirajama1180 2 หลายเดือนก่อน +1

    Aad ayan u qosley caawa hal ilig uma harin

  • @farxiyadaahirmaxamed4883
    @farxiyadaahirmaxamed4883 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs

  • @Gmaaad
    @Gmaaad 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waala itaagay somalida dhahaan markee fiski sameeyan wax lataagay majirta marki hore aheed dhilo ayadoo laqabo ninkale u imaatay waliba xaaran kula nooleed

  • @samirajama1180
    @samirajama1180 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dumarkeenii sidaas baa u danbeysay waa aduun rogmadey

  • @Lana-1-0B
    @Lana-1-0B 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asaga waaba usoo cadeeyey waxuu yiri wax walbood iga.tabanayso usoo mar shrciga sharcigaan kukala bexeynaa xal biyada.laah

  • @sucdimoha2157
    @sucdimoha2157 2 หลายเดือนก่อน

    Xasbunallah...wax foolxun baasocda wallhi ... lkn iney sida waxkasta ugahadasho mayna ahyn ..issagana narcissist aya muqata inu yahay 🙄🙄🙄 laa xawla wala quwata illa billah

  • @hiboawciise5433
    @hiboawciise5433 2 หลายเดือนก่อน +1

    Gabadhani way isku buuqsan tahay dadna way kasii waalayaan waxay ubaahantahay in qololkan ay sooqabsanayso kafadhiiso layidhaahdo ninka buskud laleeyahayna wuu aamusan yahay laakiis hoostuu ka qanjiidhinayaa wuxuuna kuducay sanayaa inaanu dagaalku dhamaan wuurabaa inuu hadalku socdo

  • @sosomax5931
    @sosomax5931 2 หลายเดือนก่อน +1

    Taan diin iyo iiman malahan naak xuun waaye taan hadi nin soomali danbo guursado woo walan yahay wlhi maxamed buskut waxo uu amusi meeshede taala naktan iiyado fiilenin ayu furi iiney fiicneni ayu aarkii saso isaga fogeyii waxano dhan waxey usameney ciil dartisa iin lafuuro marawin kkkkkk weey kuu yartahayeeyda

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 2 หลายเดือนก่อน +1

    Keliga us caay dheh waa la itaagay bay tiri lakiin hada yaa fadhiisiyey hh maxamsd way u fcn ilmihiisa isaga la siinaa hadad is waasho si fcn ayey u korayaan qasaro waxay tiri caruurtayda anaa aadi jiray lacagta ya ku siyey Ana haysaytay markad argtay inu folxun yahay maxa uga tagi wayday wax ma haysan kulahaa bidaar ceeb ma aha abaayo wax kale uma arke ilmahaas buskut ayaa la siin donaa saxiib gabadhan maama malyuun way isku dayday inay ka hadal siiso way iska amustay shib buskudow shib

  • @fabu2526
    @fabu2526 2 หลายเดือนก่อน +1

    balaayo ku taagtey.

  • @hawomohamedmohamud800
    @hawomohamedmohamud800 2 หลายเดือนก่อน

    Wax kasto od.aragtan ha u mäley nina dahab

  • @fadumoabdullahi8514
    @fadumoabdullahi8514 2 หลายเดือนก่อน

    Asc waa beenaleey kuwiii awalba qadaka ka
    tuuray ayaa hada ku qosqoslay yaa ku gaaray naagtan waa mid an aqlaq lheeyn naciima cadeey Ilahey hana wada hifdiyo. Tan waa aaqirusamaan wax kale ma dhihi karo

  • @halimamukhtar8791
    @halimamukhtar8791 2 หลายเดือนก่อน

    كذابه كل واحده عذرها أنها كانت مسحوره

  • @SadiqYare-l8f
    @SadiqYare-l8f 2 หลายเดือนก่อน

    Asc.
    War tan oo kale ayaa arkay oo maqlay Muniira dadku way is furaan marka waa xal oo weligeed ayaa lakala tagi jiray
    Maxay tahay aflagaadada socota habeen iyo maalin???
    Walaalo wuu ku furay Mahamed Buskud calafkii ayaa dhamaaday. Qadarta Alle qaado.Umada Somaaliyeed waxyaabo ay aqoon in lagaa dhaxlo ayaa rabtaa .😂😂😂 viewskii Ex kaagi miyuu kaa galay.

  • @marshalitalia
    @marshalitalia 2 หลายเดือนก่อน

    mohamed buskut wa jaahil lakin amira wa doqon marka jaahil iyo doqon isma dhaaman ee adna jaahilaad kaale ba tahay nacimo jarer in aad bila nolol tahay maxaad jaahilintan waqti u galinaysa waayo bila nolol ba tahay oo jaahilaad la mid ah ba tahay