Somali VLOG MALIN ISKA Cadiya banaanka kaso qadenena

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 43

  • @yasminhussen268
    @yasminhussen268 7 หลายเดือนก่อน +2

    Mashan allha fowsiya noh so badi ramadanka cuntada ❤

  • @SalmaSiman-lz9wc
    @SalmaSiman-lz9wc 7 หลายเดือนก่อน +2

    Welcome back❤

  • @issaal-hashemi4581
    @issaal-hashemi4581 5 หลายเดือนก่อน

    ربنا يحفظك ۔ Stick with your Islamic values.

  • @user-td2jf4bs1f
    @user-td2jf4bs1f 7 หลายเดือนก่อน +1

    Away safarkii dalxiisa aasoorabtay ina soo dhigtid😂

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 7 หลายเดือนก่อน

    Manshaallah caadi mahan cilanka qurux badan yahay 😍 macalinka calanka dhihi kara❤

  • @XamdaXasan-jo9qj
    @XamdaXasan-jo9qj 4 วันที่ผ่านมา

    Miss qurux 😊😊😊

  • @salmancabdixirsi2902
    @salmancabdixirsi2902 7 หลายเดือนก่อน +3

    Asc abaayo soka nosotob rotiin ❤

  • @itssabiriina9056
    @itssabiriina9056 7 หลายเดือนก่อน

    Mnshalh wa taqn cilanka dadaal mcny ❤

  • @sahranor8622
    @sahranor8622 7 หลายเดือนก่อน +1

    Jah naag dheer saas wyh

  • @Natur_289
    @Natur_289 7 หลายเดือนก่อน

    Fosiya aa way dalxiiskiii waa ku sugeyneee ❤❤❤

  • @afnaanahmed2705
    @afnaanahmed2705 7 หลายเดือนก่อน

    Wcs waraxma wlaaleey ramadan wa iskeenay nabad allaha nagu gaarsiye se rabtaa 😊

  • @ladanmuhumed1367
    @ladanmuhumed1367 7 หลายเดือนก่อน

    Fosiyay wll make up sideee u marsatay vedio soo geli...iyo Magacyada make up aad marsato waaa 10.1100😊😊😊

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 7 หลายเดือนก่อน

    Miss fosiya ilaa 2020kii waan kugu xirna welcome back 🎉

  • @diyeey
    @diyeey 7 หลายเดือนก่อน +1

    fowsiya ❤ i miss you queen😢

  • @kiinhajji6899
    @kiinhajji6899 7 หลายเดือนก่อน

    vlogii dalxiiska away fowziiyo love you🥰

    • @missfosiya1427
      @missfosiya1427  7 หลายเดือนก่อน

      Wan so galinaya wan hagajinaya uba i dhibay videogas

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 7 หลายเดือนก่อน +1

    Fowsiyay weligey wax maka codsan ee waxa ka codsana inad pin 📌 igu qabato asxabtana waxan ka codsana in ay isoboqdan 🥺

  • @NasraAhmedey
    @NasraAhmedey 7 หลายเดือนก่อน

    Ani u horeeyo

  • @CayuuniQurux-iz5hf
    @CayuuniQurux-iz5hf 7 หลายเดือนก่อน

    Abaayo vloga nosoo badi please 🙏🥺

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mar maqnaw mar soo laabo anaga cabtoy mano malaysa 😂

    • @farhia23
      @farhia23 7 หลายเดือนก่อน

      Sssseøz❤😂t😢😮yødøsø👿👹😡🪱🪿🪿🐣🐤🐥☄️🍾🍴🧂🏈🍭🏈🍭🍭🏈🍭🍼🍺🍾🍯🏈🥜🏈🍭🎾

    • @farhia23
      @farhia23 7 หลายเดือนก่อน

      Prosodiskøøeprp

    • @mustafa5516
      @mustafa5516 7 หลายเดือนก่อน

      Ok

  • @mohamudabdi4573
    @mohamudabdi4573 7 หลายเดือนก่อน

    Fozia dhaaya uroon❤

  • @mustafa5516
    @mustafa5516 7 หลายเดือนก่อน

    Miss wankugu hesta xagee jogtaa

  • @nasramahamed8205
    @nasramahamed8205 7 หลายเดือนก่อน

    Hno mxd kashaqaysaaa ❤

  • @surayamahamed8343
    @surayamahamed8343 7 หลายเดือนก่อน

    Inte jogta abaayo ❤😊

  • @shukriabd6552
    @shukriabd6552 7 หลายเดือนก่อน

    Naa fawsia waji malihid marna imow mar maqnaaw bilaa waji baa tahy😂😂

  • @ManaalAbdiMahamuud66
    @ManaalAbdiMahamuud66 7 หลายเดือนก่อน

    Foosiya dhubtan aan lasoo noqoneynin maxaa aqwaan
    Dib nooogu soo noqo ramadana soo dhaw Rootinadiina waan kasugaynaa i.a

    • @missfosiya1427
      @missfosiya1427  7 หลายเดือนก่อน

      Ramadanka wan so socda maqnasho ma jiirto insha allah

  • @mushtinahppe
    @mushtinahppe 7 หลายเดือนก่อน

    We miss you mcntoo❤

  • @nastehoali6695
    @nastehoali6695 7 หลายเดือนก่อน

    I miss you xppti ❤❤

  • @Amuuunali
    @Amuuunali 7 หลายเดือนก่อน

    Naa foosiyo saa noogu fican thy waa iska mirqi mxaa qalbiga nooga ciyaareso ina adeer gacaliso😢😅😅❤❤❤

    • @missfosiya1427
      @missfosiya1427  7 หลายเดือนก่อน +1

      Hada waxas wey dhamaden toos baan uso noqday🤦🏽‍♀️🙈🙈 Thanks 👸❣️

  • @NasraAhmedey
    @NasraAhmedey 7 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @xikmaaxmed9232
      @xikmaaxmed9232 7 หลายเดือนก่อน

      foosiya wll waanku jeclahay nala joog

  • @siamabdiris99
    @siamabdiris99 7 หลายเดือนก่อน

    Sodigi laha video dalxiska idin so galinaya benta mxa nogu shegty😒

    • @missfosiya1427
      @missfosiya1427  7 หลายเดือนก่อน +1

      Wan so galinaya aad ayu u dheryahay waa haal week video aan dubayay wan so gabinaya wan so galinaya markan hagajiyo 🥴insha allah

    • @MiLgo_m
      @MiLgo_m 7 หลายเดือนก่อน

      @@missfosiya1427 isagoo full nosoo gali Qali

  • @sabriinaibrahimmoha9131
    @sabriinaibrahimmoha9131 7 หลายเดือนก่อน +1

    Naa horta isku soo noqod hkuu dambeeye ma inaa ku ilawnay isku Malaysia away video kan ka horeyey vlog yadii Safarka unsubscribe soco