VLOG YAR SO LABASHO AH SOMALI VLOG

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 56

  • @missfosiya1427
    @missfosiya1427  11 หลายเดือนก่อน +13

    wa san ugu soo noqday hadda youtube videoga ina like sartan haka ilabina❤️

    • @aminoakaadir5426
      @aminoakaadir5426 11 หลายเดือนก่อน

      Welcome back quen 🥰❤️‍🔥

    • @najmaali17
      @najmaali17 11 หลายเดือนก่อน

      Abayo see lagu iman karaa Finland 🇫🇮 kasoo hadal

    • @amranmohamud7863
      @amranmohamud7863 11 หลายเดือนก่อน

      Gawarta kaliya aan jeclahay inaa fiirsado❤

    • @ashaahmed8799
      @ashaahmed8799 11 หลายเดือนก่อน

      ABayo dhumalaysiga naga daa

    • @ilhaanmohamed5054
      @ilhaanmohamed5054 11 หลายเดือนก่อน

      Ayy miss fasiyo

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 11 หลายเดือนก่อน +2

    Markaad rabtid maqnaaw marka rabtidna imaw walahi like kuma sarayo 😂

  • @ismahanmbeauty7366
    @ismahanmbeauty7366 11 หลายเดือนก่อน

    Welcome back

  • @ManaalAbdiMahamuud66
    @ManaalAbdiMahamuud66 11 หลายเดือนก่อน +2

    Alla markaan arkay vlog soo dhigtay saaan ufarxay lee in leydhahay janada lagugu bishareyy cml
    Foosiya miss you wllhi noso noqo qof looxiiiso tahay
    Mcney video shaaada sidii musalsal cml igu socdaa mcney welcome ❤❤❤

    • @missfosiya1427
      @missfosiya1427  11 หลายเดือนก่อน +1

      Mahadsanid Xbbti❤️🥰👸

    • @FaisaCadeey25
      @FaisaCadeey25 11 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤

  • @SalmaSiman-lz9wc
    @SalmaSiman-lz9wc 11 หลายเดือนก่อน +1

    Welcome back sister fosiya❤

  • @farahibarhim2750
    @farahibarhim2750 11 หลายเดือนก่อน +1

    Abo naso gali waxa isku cayilisid Ama xulbada qaabka u isticmasha inta igu racaasan team caato isaso muujiya

  • @FaisaCadeey25
    @FaisaCadeey25 11 หลายเดือนก่อน

    Welcome back abayo mcn❤❤Long time we didn’t see u good too see u back my sister ani iso booqo

  • @Farxadiyoguul
    @Farxadiyoguul 11 หลายเดือนก่อน

    Sxb cayil uma baahnid lkn xulbada waa caafimaad socda.

  • @ilhaanmohamed5054
    @ilhaanmohamed5054 11 หลายเดือนก่อน

    Foosiya xbbti nooga faaidey muringaha wax aad ka faaiday❤😊

  • @sadiyasadiya5503
    @sadiyasadiya5503 11 หลายเดือนก่อน +1

    Naa waaku xiisnay inte ady😢❤❤

    • @missfosiya1427
      @missfosiya1427  11 หลายเดือนก่อน

      😢❤️wey kana hada

  • @caashomaxamed1560
    @caashomaxamed1560 11 หลายเดือนก่อน

    Welcome back quruxeey❤❤

  • @saciidoahmed4727
    @saciidoahmed4727 11 หลายเดือนก่อน

    Ayyy Naa fooseey Xagee ka dhacday Qofyehay😂

  • @salmancabdixirsi2902
    @salmancabdixirsi2902 11 หลายเดือนก่อน

    Asc hanakatKin abaayo ❤❤❤ xidaa shaqata inoosodoba🎉🎉

  • @afnaanahmed2705
    @afnaanahmed2705 11 หลายเดือนก่อน

    Waakaa khaadnay fosiya so noqod wanaagsan ❤

  • @__siuuu
    @__siuuu 11 หลายเดือนก่อน +1

    Ku xisnay fowsia gang😂

  • @mariyafarax901
    @mariyafarax901 11 หลายเดือนก่อน +1

    Wn kuu xiisy wlhi❤❤

  • @Natur_289
    @Natur_289 11 หลายเดือนก่อน

    Mar kle ha laaban wlley isa aheeen finland kugu imanaaa camerada ku qabanaa saa wax u duubtit😅😢😢😢

    • @missfosiya1427
      @missfosiya1427  11 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid👸 😔waba u bahanahay wax camirada i qabto iga so gaar🥰

  • @ayaandagan4170
    @ayaandagan4170 11 หลายเดือนก่อน

    Nosoo laaawo abaayo waan kuu xiisnay❤❤

  • @ifraaxaxmed8019
    @ifraaxaxmed8019 11 หลายเดือนก่อน

    Asxaabtad in aad barto aheed ayaan goobdoon abayo waxaa laga yabaa dad àqooni in aay kugu jiraay

  • @itssabiriina9056
    @itssabiriina9056 11 หลายเดือนก่อน +1

    So lbsho wcn mcny ❤sas online ngu ahow❤

    • @missfosiya1427
      @missfosiya1427  11 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid adi markasta wa ila joogta ❤️👸

  • @4ALone4ever
    @4ALone4ever 11 หลายเดือนก่อน

    Walaley markasta waa soo lawane naku siir siirta 😢😢

    • @missfosiya1427
      @missfosiya1427  11 หลายเดือนก่อน +1

      Markan been mahan 😢🙈

  • @sahra-yb4on
    @sahra-yb4on 11 หลายเดือนก่อน

    Abayo mcnto wa.gabadhi kudha hesay mobelka igad kudha hesay abayo mcnto isnaabka iga qabo saa kusoo wacayay wadalay

    • @shandhowyare222
      @shandhowyare222 11 หลายเดือนก่อน

      iyada baahan ee waxa awoodo u dir 😂

  • @najmaahmed318
    @najmaahmed318 11 หลายเดือนก่อน

    Col kaa nhay waa nanacde 😢😂
    Anyway welcome back ❤

    • @missfosiya1427
      @missfosiya1427  11 หลายเดือนก่อน

      Oh mahadsanid ❤️👸

  • @kalsonpea
    @kalsonpea 11 หลายเดือนก่อน

    Maxa kugu dhacay Malinkaste waan kus7geeynay😅😅😅

  • @Ruweydasead2471
    @Ruweydasead2471 11 หลายเดือนก่อน +1

    Fosiyoy abayo adi soo naqashadaadu bdanaa

    • @missfosiya1427
      @missfosiya1427  11 หลายเดือนก่อน

      🤭😂 hai kashifin🙈

    • @Ruweydasead2471
      @Ruweydasead2471 11 หลายเดือนก่อน

      @@missfosiya1427 hye hye 😂😂

  • @zamirahasan2167
    @zamirahasan2167 11 หลายเดือนก่อน

    Adi yaa kaka dacwoona marka rabta iska baxee muda muqnane😢💔✋😂😂

    • @missfosiya1427
      @missfosiya1427  11 หลายเดือนก่อน

      Baas hee canaanta hada waa so labtay ma baxayo mar kale🙈 mahadsanid Xbbti❤️👸

  • @ayaandagan4170
    @ayaandagan4170 11 หลายเดือนก่อน

    Sanadkii Mar miyaa noso lawanesa waxaan Naga daa

    • @missfosiya1427
      @missfosiya1427  11 หลายเดือนก่อน

      Haye hada wan dayaay❤️🙈

  • @ANaasirsoomali2
    @ANaasirsoomali2 11 หลายเดือนก่อน

    wlhi xaar ku saaran wax iga see nooh 🤣🤣🤣

  • @mohamedhasan6891
    @mohamedhasan6891 11 หลายเดือนก่อน

    Make up laantaad ku quruxbadan tahay foosiya

    • @missfosiya1427
      @missfosiya1427  11 หลายเดือนก่อน

      Ooh mahadsanid wll mohamed🥰

  • @axmedmaxamuud2890
    @axmedmaxamuud2890 11 หลายเดือนก่อน

    Bilow waxaad cabeyso ay calooshu kugu xanuuntaayo aad shuban ku waalataa. walaaley bal dibada ha u bixin ado waxa cagaaran cabay. hadii aad baxdna musqul ka ag dhowow.

  • @shankaronahmedshankaroon
    @shankaronahmedshankaroon 11 หลายเดือนก่อน

    Hanaga takin fazuuu plz😢

  • @Amuuna40
    @Amuuna40 11 หลายเดือนก่อน

    Wooow team ayaan gobdoon wanii salamey naya mesha hasoo indho weynani like saar videoga😅😅😅

  • @FaraxsanGirl-ny3hy
    @FaraxsanGirl-ny3hy 11 หลายเดือนก่อน

    Welcome back