Muhiimadda Qorista Hadafkaaga Nolosha

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • Qoraalka qeyb weyn ayuu ka yahay gaarista guusha nolosha, qof walibana waa in uu meel ku qoraa ahdaafta noloshiisa si uu ula socdo in uu hayo jidkii saxda ahaa iyo in kale.
    Madaxa looguma talo galin in wax waliba lagu hayo, waa in aan ku qorataa meel aad arki kartid si isugu ilaalisid.

ความคิดเห็น • 12