Isbuuc gudahisa ay suniyahaga kugu badanayan indhakul dabici suniyaha madobeyneyso o badineyso

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 46

  • @hiboclqaadir346
    @hiboclqaadir346 2 ปีที่แล้ว +6

    Way ii shaqaysay mr hore ayd so galisay oon sameyy jazakalaa khyr adby ii anfacday abayo

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  2 ปีที่แล้ว

      MashaAllah xbbti jazakallah kheer 😍♥️

    • @hafsoupdi670
      @hafsoupdi670 2 ปีที่แล้ว

      Wllo meqa malin ayad marsatay teda kle hawen miya marsan jirty mise malin

  • @ayuush14
    @ayuush14 2 ปีที่แล้ว +2

    Walal allaah dambigaaga
    aduun iyo aakhiro ha dhaafo
    Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔🌙🤙❤❣

  • @asiaahmednour4133
    @asiaahmednour4133 2 ปีที่แล้ว +1

    Waan samyn insha Allah natiijadana waan kuusoo sheegi ilaahay haku barakeeyo aadbaad noola dadaashaa mr walba

  • @iqrasaxane
    @iqrasaxane หลายเดือนก่อน

    Tnx wan tijabin wlshy

  • @farhiafariida923
    @farhiafariida923 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid xbbtih wan ubahnaa wan so tijaabinaa insha Allah ❤

  • @iqra11rok43
    @iqra11rok43 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allh waye lkn dadka hada weyba iska xiiraan ayagamaaba rabo aniga alxamdullih suniyaha wuu iibadan yahy adigane xabiibti dadaalka aa umada uwadid ajar allaha kaasiiyo

  • @fatumaabdullahi1861
    @fatumaabdullahi1861 2 ปีที่แล้ว

    W sallam .Thanks so much.

  • @umubayaan6097
    @umubayaan6097 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah abayo wlhi waxbadan anka faiday shukran xayatii

  • @roodaabas497
    @roodaabas497 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Abayo mcn 👌❤️❤️

  • @ubaxabdullahi5314
    @ubaxabdullahi5314 2 ปีที่แล้ว

    jisa kumu llaah kheern qaliyey ♥️🌹♥️❤️

  • @user-cj7nv8sz1z
    @user-cj7nv8sz1z ปีที่แล้ว

    Shukran xabibti

  • @mulkehussein4183
    @mulkehussein4183 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah walaashen mcnto🙏🏾❤️🙏🏾🥰🥰

  • @maryanmaxamud2758
    @maryanmaxamud2758 2 ปีที่แล้ว

    Shukran wallshey 🥰

  • @hafsaabdirahman9316
    @hafsaabdirahman9316 2 ปีที่แล้ว

    Wcs qaali ilaahay hakubarakeyo

  • @mulkicabdi113
    @mulkicabdi113 2 ปีที่แล้ว

    MashaAllah abayo mahadsanid 😍🥰😘♥️

  • @fatouadan6232
    @fatouadan6232 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcs m.a binki igu qabo qaali 😍😘🤩🤩💗💕

  • @SamiiromaxamadMaxamuud
    @SamiiromaxamadMaxamuud 5 หลายเดือนก่อน

    Abyo baalshana ma marsankaraana😂❤

  • @ubahmohamed2746
    @ubahmohamed2746 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abayo mahadsanid

  • @juweyriyamaxamed3824
    @juweyriyamaxamed3824 2 ปีที่แล้ว

    Xppti qeer ilaahee haku siiyo faiza

  • @yasminjamac5495
    @yasminjamac5495 2 ปีที่แล้ว

    MashaAllah tabarakallah

  • @inamohamed5768
    @inamohamed5768 2 ปีที่แล้ว

    Shukran Habo

  • @munaomar1095
    @munaomar1095 2 ปีที่แล้ว

    Thank you 🥰

  • @hanihassan1766
    @hanihassan1766 2 ปีที่แล้ว

    Ilaah nacaladiisa ka baqa wajiga ha Iska xiirin

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @amalmohamed8620
    @amalmohamed8620 2 ปีที่แล้ว

    Waaw inaba caadi maahin shugran xabiibti qaali

  • @nasrakiin4187
    @nasrakiin4187 2 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله❤❤

  • @fartuunabdi1508
    @fartuunabdi1508 2 ปีที่แล้ว

    M.a 🥰🥀🌹

  • @aminaadahir1021
    @aminaadahir1021 2 ปีที่แล้ว

    Abayo mcn ilahay haku xiftiyo abayo bidarta maxa lagag hortaga

  • @sucdimaxamid4193
    @sucdimaxamid4193 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @asiaahmednour4133
    @asiaahmednour4133 2 ปีที่แล้ว

    Aadbaan ugu baahnaa wax sunayaasha ii bixiya

  • @abdullahzacj1772
    @abdullahzacj1772 2 ปีที่แล้ว

    Asc habo sethy wan ku xisay malmahan wan mashqulsana kuma so boqan aad ayad u mhd santhy baho

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  2 ปีที่แล้ว

      Sido kale hbo so dhowow Allaha ku xafido 💖💖

  • @aragsanabdi8105
    @aragsanabdi8105 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah mahadsanid abaayo waxaan ku weytiinaa wax timaha badiyo gabar yar ii joogto sanad jirto inta ebar ka ah masoo baxeyso maxaa u mariyaa oo I saacidaayo iiso jawab mahadsanid

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  2 ปีที่แล้ว +1

      Biyaha bariiska u mari abyo video a mar dhawka sosameyay channelka ku jira

  • @farahfaaraharab3269
    @farahfaaraharab3269 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo faiza noogasoo hadal timaha deli routine ka timaha 🥰

    • @farahfaaraharab3269
      @farahfaaraharab3269 2 ปีที่แล้ว

      Saliida parachute maloo isticmali karaa daryeelka maalinkasta oo ma lagu dhaafi karaa timaha

  • @farahfaaraharab3269
    @farahfaaraharab3269 2 ปีที่แล้ว

    🥰🥰🥰

  • @amaalmakhtal8588
    @amaalmakhtal8588 2 ปีที่แล้ว +1

    ayadoo diyaarsan mala helaa wll

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  2 ปีที่แล้ว

      Tan dabiciga guryaha lagu sameysta ad u fududahay

  • @najmaaskar5239
    @najmaaskar5239 2 ปีที่แล้ว

    Malo isticmali kara xiribaha ama rumushka

  • @yasminjamac5495
    @yasminjamac5495 2 ปีที่แล้ว

    MashaAllah tabarakallah