Odeyga DHULBAHANTE ee dad'aas ah, in la waydiiyey ahayd war inta Somaliland isku hayso ee qabiilo, maxaad u sii kala tuureysaa oo Dhulbhante tarax ah u dooneysaa.....oo dib la isaga guursan...? DHULBAHANTE 100jirkood iyo 10 jirkooda waa wada sidaaa....caqlixumo iyo waali
Meel Somali qabiilo kala duwan isku yara haysa, oo muujisey waliba biseyl, Somaliland baa ka jirta wa runta hadii la sheegayo. Iyada ha loo daayo sidaa inta inta kale la isaga keenayo. War Carabiba wataas deris wanaag ku kala nabad gashey Tuulo-wadameedyadaas. Maxaa intaa idiin garansiin waayay?
Neefka reer AWDAL sheeganaya, bal hadii STATE laguu aqoonsado, ma isaaq baad ka talaabsan.....xageed u mari Muqdisho? Nacas-fooqal-nacas. Waxaa u dhaantey isagoo yidhaaa, anagu Jabouti baan deris la nahoo, aanu ku darsan....haduu Soamliland diiday.
Waa Nin waalan Xasan dameer oo waliba ganacsi mooday dowladnimada😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂!!!!!!!!!
Darod tv no thanks Somaliland guul ♥♥♥ Muuse Bixii♥♥♥
Xagaa iyo jubbaland kulahaa... Adigaaba fogaynta bilaabay
Raga soomaaliyeed inta samaha jecel ee wax garadka ah ee
Doonayso jiritaanka Soomaaliyeed inay Fadhiga ka ka caan ooguna baaqaan umada Soomaaliyeed inay badbaadisadaan jiritaankooda.
Ragbaa is helay 😊
Dooraad garanayo qaxooti ayaan kadhignay somaroon maxaa hayaa
Hadii aan laga hadlin dhabta iyo wixii dhacay
Xal la gaari maayo
Darood media for darood audience 😆 🤣 😂 😹
Naagahisana haa ogu daro hadu rabo .anaagu dumarka soomaaliyed hadan nahay rag malihin.mida kale maxad sheegayan nimanka soomaalidaw inaad hadashan maa idin banana uf.
Odeyga DHULBAHANTE ee dad'aas ah, in la waydiiyey ahayd war inta Somaliland isku hayso ee qabiilo, maxaad u sii kala tuureysaa oo Dhulbhante tarax ah u dooneysaa.....oo dib la isaga guursan...? DHULBAHANTE 100jirkood iyo 10 jirkooda waa wada sidaaa....caqlixumo iyo waali
Meel Somali qabiilo kala duwan isku yara haysa, oo muujisey waliba biseyl, Somaliland baa ka jirta wa runta hadii la sheegayo. Iyada ha loo daayo sidaa inta inta kale la isaga keenayo. War Carabiba wataas deris wanaag ku kala nabad gashey Tuulo-wadameedyadaas. Maxaa intaa idiin garansiin waayay?
Neefka reer AWDAL sheeganaya, bal hadii STATE laguu aqoonsado, ma isaaq baad ka talaabsan.....xageed u mari Muqdisho? Nacas-fooqal-nacas. Waxaa u dhaantey isagoo yidhaaa, anagu Jabouti baan deris la nahoo, aanu ku darsan....haduu Soamliland diiday.
Caqliga DAROOD = Waa Cadoow ku cunay ama ku ciideeyey. Waa inaan taliyaa.
Caqliga HAWIYE = Waa GOOF-Mentality. Maxaan cunaa? Maxaan dhacaa?
Caqliga D-Mirifle = Waa Hanyari iyo hebel ma arki karo.
Caqliga Samroon = Waa aqoon PhD, INPUT ah oon OUTPUT lahayn. Isaaq ma arki karo
Kan AWDAL ka yimi waaba neef. Nacaalaa kugu yaaal iyo cuqdadaad ISAAQ u qabtoba.