Maxaad Ka Taqaanaa Bilicda Iyo Taariikhda Buurta Gacan-libaax?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 50

  • @thebittertruth5381
    @thebittertruth5381 4 ปีที่แล้ว +9

    Gacan libaax markaan
    Maqlo wxn xasuusta mandheera
    mission uu fuliyey alle mujaahid maxamed xaashi diiriye lixle

  • @adaruzmohamed2207
    @adaruzmohamed2207 4 ปีที่แล้ว +6

    DHULKAYGOW ⛰⛰ADAA🌄🌄ANFAC IYO DHARAG NOOGU FILAN DHAQANKAGANA KU FANAYNAA DADKAGAN TACAB IYO WAXSOOSAR LAGU BAAHI BEELO
    U ISTAAGINE ADIGU HODANBAAD TAHAY XAQIIQATAN VIVA❤ SOOMALILAND

  • @SanaagSomaliland
    @SanaagSomaliland 4 ปีที่แล้ว +10

    Dhaxal awoowo. Beesha Garxajis dhulkeedu waa qurux badanyay from Daallo to GacanLibaax, ilaa dhulka hawdka ah ee geelu daaqo.

    • @abdihakimmohamud9373
      @abdihakimmohamud9373 4 ปีที่แล้ว +2

      Waar dadka ka aamu oo Illaahay Swt ugu mahadnaq.

    • @abdifatahelmi3092
      @abdifatahelmi3092 4 ปีที่แล้ว +2

      Waligaa wax mow qabatay intaadqabyaalad la soo boodayso

    • @axmedmaxamed628
      @axmedmaxamed628 4 ปีที่แล้ว

      waa faan aan macno lahayn oo laga ilbaxay aniga waa la dhaafay

    • @maizaquruxxox9145
      @maizaquruxxox9145 4 ปีที่แล้ว

      Hawd Arab baa leh laxyhy!!!faan bila meel ah!!

    • @singular123er
      @singular123er 3 ปีที่แล้ว

      @@maizaquruxxox9145 hawd maaha baligubadle wll

  • @usaaameaxmed8355
    @usaaameaxmed8355 4 ปีที่แล้ว +3

    Wariyaha aan taageero , axmad yare hore usoco

  • @shaficihassanismail5669
    @shaficihassanismail5669 4 ปีที่แล้ว +2

    Wariye axmed codkarnimadu waakaa muuqata hore u soco music gana meesha ka saar codka shinbirahaa inagu filane

  • @abdiraxmanfartaag2293
    @abdiraxmanfartaag2293 4 ปีที่แล้ว +1

    mansh alaah waan booqan doonaa intaanay geeduhu qalalin

  • @Ss-kl1hz
    @Ss-kl1hz 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahey Jamuuriyada Somaliland ha xafido.

  • @riyo_kunoole3189
    @riyo_kunoole3189 4 ปีที่แล้ว +1

    Hore usoco wariye Ahmed

  • @khalidcawil9432
    @khalidcawil9432 4 ปีที่แล้ว

    Mansha Allaha ilaahay ha ino barakeeyo amiin

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allaah mashaa Allah 🥰🥰

  • @aadanecabdi4486
    @aadanecabdi4486 4 ปีที่แล้ว +8

    Hees uu saalax qaasim qaado ayaa odhan jirtay
    JARKA GACAN LIBAAX IYO
    JEEXJEEXA DAALIYO
    JIIDALI DUSHEEDIYO
    UBAXII JIDBAALOO
    JIR HABEENKII MARAYOO
    JAAD JAAD INTUU YAHAY
    DHIRTA WADA JANJEEDHSHIYO
    JAAHAAGA QURUXDABA
    INDHAHAA JECLAYSTOO
    KAA JEEDSAN WAAYEE
    JAWHARAD LA MOODYEEY
    SIDEEN KAAGA JOOGAA
    JARAAD IGU KAXAYSEE

  • @abdiwahapmohamed6076
    @abdiwahapmohamed6076 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah dhulkeena nimcaa fadhida mansha allah

  • @siciidxaajimaxamed831
    @siciidxaajimaxamed831 4 ปีที่แล้ว +1

    Insha allah hargaysa wan ka soo dagi doona si ugu dalxiiso dhulka oodhane💚🤍❤️

  • @ayaanbintuxuseen4576
    @ayaanbintuxuseen4576 4 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah

  • @ashamohamed1993
    @ashamohamed1993 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah

  • @hindaahmed8412
    @hindaahmed8412 4 ปีที่แล้ว

    masha alllah

  • @hamsecabi4145
    @hamsecabi4145 4 ปีที่แล้ว

    Wariye Axmed maxamed hore usoco walal

  • @israismaaciil3279
    @israismaaciil3279 4 ปีที่แล้ว

    Mnsha Allah alleh nicmadiisa haynoosiyaado

  • @najmamubarik3015
    @najmamubarik3015 4 ปีที่แล้ว +1

    Yessssssss!❤️😍

  • @umumohamedhajjiabdirahmaan5741
    @umumohamedhajjiabdirahmaan5741 4 ปีที่แล้ว

    Incha Allah Bilaha Soo socda Tagayaa 2020

  • @amiinxirsi811
    @amiinxirsi811 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allah waa meel qurxbadan waa nimcoyinka rabi swt inoogu deeqay alahmdulih lkn bar namijka sifcn aya uduubteen lkn aad ayuu uyaryahay barnamijku

  • @yahyeharey6798
    @yahyeharey6798 4 ปีที่แล้ว

    Mnsh alH

  • @mohamudcade2030
    @mohamudcade2030 4 ปีที่แล้ว +5

    Waxaan rajaynayaa In Aan argo Khadar Haybe walipa Live

  • @maxamedoday9625
    @maxamedoday9625 4 ปีที่แล้ว

    manshalah dhulkayga hooyo

  • @abdirisakibrahim2305
    @abdirisakibrahim2305 4 ปีที่แล้ว +1

    M.A waa bilcda

  • @nintegayootalaabsaday4589
    @nintegayootalaabsaday4589 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaaw war meeshan 2019 Ayaan dalxiis u tagnay WA meel cajaaib ah ku darsoo waxaana ku yaalla godkii SNM gabbaad ka u aha ee ay weerarada kaso qaadi jireen

  • @aopiht25
    @aopiht25 4 ปีที่แล้ว +1

    Ani wali maan arag buur aad uqurux badan ee Gacan libaax
    Dayibka
    Bardaha
    Xamarta waa geedahay ka bxa buurta Gacan libaax.

  • @abdihakimmohamud9373
    @abdihakimmohamud9373 4 ปีที่แล้ว

    Barnaamijka si fiican umaad duubin ninyahaw.

  • @ciidciisemaxamed7222
    @ciidciisemaxamed7222 4 ปีที่แล้ว +3

    Waar somaliland show gobalada cagaarini way ku badan yihiin gabiley uunba la in tusaaye

  • @banadirproductio
    @banadirproductio 4 ปีที่แล้ว +2

    *Wll qaali hal **#subscribe** igu caawi*

  • @faraxkader9810
    @faraxkader9810 4 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤

  • @khalidhassanelmi926
    @khalidhassanelmi926 4 ปีที่แล้ว

    Nio tvga wax horana waa laga sheegayee, maxaad uga jarteen waraysigii aad anaga naga qaadeen ee buurta.. xitaa waad balan qaadeen.

    • @omerabdirahman3130
      @omerabdirahman3130 4 ปีที่แล้ว

      qabyaaladda miyaa kkkkkkkk

    • @abdihakimmohamud9373
      @abdihakimmohamud9373 4 ปีที่แล้ว

      Wuxuu duubay waa wax yar oo gaaban oo aan dhamaystirnayn.Mida kale Tv yada soomaalida arki maysid mid siwanaagsan kaaga haqabtira waxa uu marka hore kuu hunguri geliyo.Bilawga waxaan islahaa barnaamij fiican ayuu soo duubayaa laakin wax yar oo aan macno lahayn ayuu noqday.

  • @justforidea1282
    @justforidea1282 4 ปีที่แล้ว

    Mesha daalo isku yar eegyihiin

  • @warsamejamal9828
    @warsamejamal9828 4 ปีที่แล้ว +1

    Anigu gacan libaax qurux kuma aqaano ee waxaan u aqaana meel lagu qabto shirarka cuqdada iyo duminta qaranka somaliland

    • @banuhaashim9539
      @banuhaashim9539 4 ปีที่แล้ว +3

      Waa adiga taasi ,
      Beesha gacanlibaax ku shirtay waa hormoodkii gobanimada somaliland ,80%

    • @cadnaanahmed5269
      @cadnaanahmed5269 4 ปีที่แล้ว +2

      Anigu waxaan ahay reer hargaysa garaan ahaan 26jun hadalkaaga waxa iga muuqda cuqdad aan caqligaaga lakaashan 1 meeshan Waa meel quruxbadan ood ugu faanikarto dunida inteeda kale takale Waa meel aad leedahay adii adigu aad u aragto adadka deegaan ahaan ka soojeda Ku cadow aha somaliland iyo beesha dhaxaba aad iyo aad ayaad uqaldantahay waayo waa dadkii dalkan dhimashada raga taarikh du maamuusto ugu badan takale wixii siyaasada anagu shacab baan kanahay ee kursi isku eryanaya kaliya waxa kaga filin in maalinka codka fartaada ugu codayso cidaad taageerto takale aniga umahaysto meel reer leeyihiin Waa run dad baa ilahay Ku beeray lkn dad ilahay ayaa naga wada dhugay Ku wa magac iyo dhaqan iyo dhalasho wadaag aniga sacad muuse ah ma qaba meel nin isaaq leeyahay in aan marti Ku ahay waxaan qabaa in deegankii wllkay oo an leeyahay joogo Ku raaxaysanayo umada ilahay xinif iyo waxa yaalo kale way kala dhex maraan iyo daagaal ba lakiin way dhamaadan wixii inta ba sobabyay wakhti buu leeyahay lkn wadad dhalashadu wakhti iyo waayo dhamankara majiro Waa sax rabi kuu dooray dhamaad lahayn xitaa hadii aad dhimato magacaagu agtooda Waa ka sii jirayaa dadkan Waa dad sharf iyo karaamo dhulkooda dalkooda iyo dalkooda kule dhamaantayo sidaa Ayaan kasimanahay wllo hadii aad meel dheer eegin qalbigaagu madaxtooyada kursi dhaasiisnay waadhib iyo waayo arag nimo la aan juridik Waa 5 sano haduu ubatana 8 sano waxaan isku nahay wakhti amale wlltino iyo wanaag dhaqan wakhti taageero ma ubaahan maanta haday gabiley hargaysa dhib iga qabsto ale makeen meeshan cararayo abaar baa ugu yaroo Waa dhulkan kaan guul iyo in dhulkiisa laftiisa i Waa ka halkan dagan waayo walinkay halkaa gaadho somalidu Waa kaa yaacayaan kan nin dhalashada wadaagtaan matagayo naftu Ku dumshiday wixii inaga dhexeeyay xumaan ahan sax bayahay buu ka soo qaad ayaa abti ale waxa badan ha Ku fahansiiyo

    • @xasanxaashi7915
      @xasanxaashi7915 4 ปีที่แล้ว

      @@banuhaashim9539 xasid bate hakudhiman

  • @siraad8026
    @siraad8026 4 ปีที่แล้ว

    MaashaAllah